SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
PUNTLAND - QAFAAL

Bayaan: waxgaradka Puntland ee ku nool magalada århus ee dalka Denmark oo Cambaareeyey Dadkii Loo Dhiibey Itoobiya...

Anagoo ku hadlayno magaca gobolada puntland oodhan waxaan cambareyn usoo jedinaynaa maamulka puntland iyo dadkii ka dambeeyey in la ugaarsado ama la dhiibo dadka muslimiinta ah ee asalkooda ka soo jeedaan beesha Absame ee ku hoos nool maamulka puntland ayaga oo laga iibinanaayo dowlada gumaysi doonka ah ee ITOPIA sidaa darteed maamulka puntland wuxuu arintaas kaga radinayaa dowlada itopia xiriir wanaagsan oo ay ku rabaan in ay ku difaacdaan maamulkooda sii diciifaaya ee ku dhow in uu burburo amaan daro awgeed ka jirta gobolada puntland oodhan,

Hadaba hadaan nahay culumo udiinka waxagaradka cuqaasha nabadonada garaadyada suladaamada iyo isimada puntland waxaan ka digaynaa caaqiboxumo ka imaan karta arintaas hadaan la joojin dadka la iib geynaayo.

Waxaan ugu baaqaynaa guud ahaan waxgaradka reer puntland in ay ka hortagaan arintaas foosha xun ee ka bilabatay deganada puntland lagana fogaado dhib weyn oo ka dhashta dad walaalaha ah ee wada dhashtay (ee loo dhiibay Itoobiya,.

Waxaana bayaan soo wada jeeeday waxgaradka ku nool magalada århus ee dalka denmark.

1 garaad ciise soofe
2 waxgarad cabdulaahi ciise oog
3 waxgarad axmed gaarshe
4 waxgarad xasan nuur shakuur
5 waxagarad yasiin ahmed nuur
6 waxgarad maxamuud galaydh
7 waxgarad axmed bakistaan
8 waxgarad maxamaed sooyaan
9 waxgarad maxamed haydhtuulo
10 waxgarad cabdi omar
11 shekkh xasan barre
12 sheekh abdiqani qorane
13 sheekh abdi sahal
14 sheekh cadiraxmaan omar
15 sheekh maxamed soomaali
16 dr. ahmed jibriil
17 ing. abdifitaax janogale
18 ing mustafa ahmed
19 ing abdimalik farax
20 saadiq aden suujino
21 ali foor abdi
22 abdixaaq maxamed
23 abdiwhaab tahliil
24 asad qalinle
25 abdi nur farah
26 abdifitaax hmed deeq
27 cali dheel
28 abdirisaaq sanweyne
29 maxamed aar
30 ali madoobe
31 xasan garweyne
32 haji gadaara
33 cismaan haji
34 cabdisalaan shiine
35 cabdiqaadir jamac baruur

La xiriir: suujino5@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | May 7, 2008

baaqOdayaasha Gobolka Nugaal oo Bayaan ka soo saaray Dadkii Loo Gacan Geliyey Itoobiya.. Akhris/Dhegeysi

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS