SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - KEN MARKHAUS

Kudegdegida Soomaaliya Waa Khatar, Khabiir ayaa kadigey  

Tuesday, November 27, 2001 8:20 PM EST

menkhaus.jpg (26533 bytes) Menkhaus
Washington, DC, Eedeyanta Soomaaliya in ay tahay wadan argagixiso waa mid ku salaysan daliilsi iyo male ee ma ahan xaqiiqo lacadeeyey, sidaas waxa yiri Ken Menkhaus, oo professor sare ka ah Davidson College kaas oo ku takhasusay Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaq yadeeda Islaamiga ah.

Menkhaus, oo lataliye xagga siyaasadda uga ahaa hawlgalkii Qaramada midoobey ee Soomaaliya, waxa uu Shalay (talaadadii November 27) ka hadlayey kulanka Carnegie Endowment for International Peace symposium oo looga hadlay Afrika, Islaamka iyo argagixisada "Africa, Islam, and Terrorism".

Warbixintaas wuxuu prof. Ken Menkhaus ku falanqeeyey Soomaaliya oo uu ku eegan dhinacyo badan, wuxuuna Soomaalida ku tilmaamay dad aan lagu dhexdhuumankarin oo aad u galgalbadan taas oo kadhigeysa meel aysan ku gabankarin argagixsada-isku-xiran.

Wuxuu yiri ma ahan meel ay al-Quaeda kudhuumankaro.

Wuxuu ku taliyey in lala shaqeeyo Soomaalida kuwaas oo ah dad waaqici ah oo fahmi kara dareenkena xagga ammaanka ah.

"Waa in aynaan kuxiraan in aan akhbaarta keliya ka qaadano Itoobiya kuwaas oo inkasta oo ay saaxibadeen yihiin haddana waxay wataan qorshe iyaga u gaara oo aan caddayn, waxayna kabadbadiyaan khatarta." ayuu yiri Dr. Menkhaus.

Warbixintaan oo aad u dheeray, waxaa kale oo ka qayb qaatay khubaro ku xeeldheer Afrikada Bari.

Khubaradaas waxaa kamida DAVID SHINN, oo agaasime kanoqday xafiiska arimah Afrikada bari, safiirna ka noqday Itoobiya, dhowaana bare kanoqday jaamacada George Washington University. JOHN PADEN, oo profosoor arimaha caalamiga ah kadhiga jaamacadda George Mason University iyo MARINA OTTAWAY oo bare ka ah jaamacadda Johns Hopkins University oo kulanka hagaysey.

Waxaa warbixintaas kadambeeyey su'aalo laweydiiyey khubarada . English Version Hoos ka akhri...


Hasty Judgement On Somalia Dangerous, Warn Experts

Story Filed: Tuesday, November 27, 2001 8:20 PM EST

Washington, DC, Nov 27, 2001 (allAfrica.com/All Africa Global Media via COMTEX) -- The accusation that Somalia is a terrorist state is based on deduction and supposition not proven fact, according to Ken Menkhaus, an associate professor at Davidson College who is a specialist on Somalia and its Islamic movements.

Menkhaus, a former special political advisor in United Nations Somalia operations, was speaking at a Carnegie Endowment for International Peace symposium on "Africa, Islam, and Terrorism" on Tuesday.

There is little direct information on terrorist networks in Africa, he said. Media and government "depend on deductive reasoning" to conclude that Islamic states, failed states, poor states or inaccessible states are likely havens of terrorist groups. "By these criteria, Somalia makes the short list."

The United States "should avoid direct intervention in Somalia at all costs, short of some clear and present danger," Menkhaus warned.

Bush Administration officials have accused the group Al-Itihaad al-Islamiya or "Unity of Islam" of being a terrorist organization, but according to Menkhaus, that characterization ignores a more complex reality. Al-Itihaad was formed in the late 1980s, a half-dozen years before Al-Quaeda, has traditionally been more of a social movement than a political movement, but it wears several different faces in Somalia.

The group is not considered a highly organized or structured organization by most knowledgeable analysts. "You can't say, 'Aha, we know who the leader is,'" says Ted Dagne of the Congressional Research Service and a careful observer of the region. "You can't say: 'These are what their plans are.' Al-Itihaad operates differently in different parts of Somalia. We should be navigating this very carefully."

The press exaggerates, says Dagne. "They're looking to break a story on the second phase of the war [against terrorism]. Somalia is easy speculation."

And he warns: "By lumping everyone together, we may wind up creating an organization that is truly anti-American and evil."

Most of Al-Itihaad's energy is concentrated on their vision - fundamentalist but not necessarily terrorist - for fixing a shattered Somalia, says Menkhaus. They "are most concerned with a domestic, not an international agenda," says Menkhaus. That requires care in a clan-conscious Somalia. "They have attempted to integrate into local communities and while many have shaved their beards, people know who they are. They are not being secretive, they are being discreet."

In Puntland, using a tactic that Menkhaus called a "Turabi strategy" (in reference to the now-jailed Sudanese Islamist leader Hassan al-Turabi), Al-Itihaad has burrowed into the judiciary and mid-levels of government where they exercise influence, "but are not trying to take over."

And while there has been some violence near the Kenyan border, and elsewhere in the region, Menkhaus called Somalia "inhospitable terrain" for al-Quaeda because of "highly unpredictable and unstable alliances," that are typical of the Horn nation. Also, said Menkhaus, there is a traditional "absence of secrecy" in Somalia, and if you are a non-Somali, "it is difficult to have what you are doing, not known."

Press speculation that Somalia, along with Sudan and Yemen will be targeted next in the U.S. global anti-terror campaign has been intense, particularly following the targeting of Somali company Al-Barakaat as a conduit for terrorist funds. Al-Barakaat is the largest company in Somalia, with interests in telecommunications, banking, postal services and refreshment.

The company has had to close services throughout Somalia, after British and American business partners terminated their relationship with the group. The move has greatly limited telephone contact between the country and the outside world and cut off a channel widely used by Somali expatriates to send money back home.

While acknowledging that Somalia could be useful as a transshipment point for the movement of money and men, Menkhaus said there is "much we don't know." He described the freezing of assets of Al-Barakaat by the Bush Administration as taking "a sledgehammer approach."

Another panelist at the symposium was David Shinn, a former ambassador to Ethiopia, and also a past director of the State Department's Office of East African Affairs. He said Al-Barakaat's presence in the United States "is individuals who operate out of 7-11s, little shops. they're not big fish."

Shinn, who served during the Clinton Administration, suggested the United States was paying a price now, for past inattention. "Trying to get any interest in Somalia was like knocking your head against the wall."

The Administration's approach makes little sense for a U.S. government seeking to win friends, allies and understanding, says Ted Dagne. "I am not going to love you if you come into my house and take my food away. I will respect you if you say, 'Here is a drink to go along with your food.'"

According to Bronek Szynalski, UN Humanitarian Coordinator - Horn of Africa, cash remittances from abroad have fallen by 50% in the wake of the freezing of Al-Barakaat's operations. The loss of hard currency inflows, a punishing drought, inflation due to the depreciation of the Somali shilling and the flare-up of Rift Valley fever which is devastating livestock and therefore exports, are all factors causing deep gloom among humanitarian workers.

It isn't clear what form action against a perceived terrorist threat from Somalia might take, but a concerned Szynalski, speaking at a press conference in Washington, DC, to launch the UN's consolidated appeal for humanitarian aid, said that while he and colleagues were hoping there wasn't going to be any political intervention in the country, they were making "contingency plans".

by Charles Cobb Jr.

Copyright allAfrica.com. Distributed by All Africa Global Media(AllAfrica.com)

DISTRIBUTED VIA: northernlight.com

Story Filed: Tuesday, November 27, 2001 8:20 PM EST



menkhaus
Prof. Ken Menkhaus:
U.S. policy-makers should avoid an over-reliance on information from the Ethiopian government, since it has a vested interest in exaggerating al Ittihad activities in order to receive assistance in combating the group. They should also mistrust rumors from Somalis. Excessive reliance on local groups willing to fight al Ittihad must be avoided, because most of these groups are probably more interested in continuously receiving U.S. resources than actually eliminating terrorist threats. ... More... [November 27, 2001]

"Waa in aynaan kuxiraan in aan akhbaarta keliya ka qaadano Itoobiya kuwaas oo inkasta oo ay saaxiibadeen yihiin haddana waxay wataan qorshe iyaga u gaara oo aan caddayn, waxayna kabadbadiyaan khatarta." sidaas waxa yiri Ken Menkhaus, oo professor sare ka ah Davidson College, USA, kaas oo ku takhasusay Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaq yadeeda Islaamiga ah, islamarkaana  lataliye xagga siyaasadda uga ahaa hawlgalkii Qaramada midoobey ee Soomaaliya, marka uu hadalkaas yiri waxay ahayd talaado November 27, 2001 asagoo ka hadlayey kulanka Carnegie Endowment for International Peace symposium (Washington, D.C.) oo looga hadlay Afrika, Islaamka iyo argagixisada "Africa, Islam, and Terrorism". www.ceip.org/files/events/AfricaTerror-summary.asp


Xaggee ku dambaysay eedeyntii ahayd in Shimbiraale ay deggan yihiin urur argagixiso?

  • Weriyayaal isugu Jira Ajnabi iyo kuwo ka yimid Muqdisho oo Booqday Boosaaso iyo Shimbiraale. Kuma arag wax urur argagixiso oo xarun ku leh Shimbiraale.. Xataa kuma arag raad shimbireed....
  • Waxaa caddaatay in wax argagixiso la yiraahdo aysan joogin Shimbiraale, taas oo burisey hadalkii Cabdullaahi Yuusuf ee ahaa in goobtaas joogaan urur Argagixso ah...

Cabdullaahi Yuusuf iyo Maxamed Xaji (Ingiriis)

Maxamed Xaji & weriye Simon Scott | Shimbiraale, Bariga Boosaaso


Shimbiraale (oo ah meel lagu tilmaami jiray inay argagixisadu joogto)

Bishii December ee sannadkii 2001 ayaan cagta soo mariyey gobollada Puntland.

Ugu horreyntii, Col. Jaamac Cali Jaamac ayaan ku waraystay magaalada Boosaaso.

Col. C/llaahi Yuusuf, waxaan isaga kula kulmay hotel Meereysane oo ku yaalla magaalada Garoowe, halkaas oo uu deggenaa intii uu ku sugnaa gobolka Nugaal. Waqti duhur ah oo qorraxdu kulushahay ayaan u tagay, iyadoo ay ahayd maalin Ramadaan ah.

Intaanan soo gaarin Garoowe, waxaan soo booqday meesha la yiraahdo Shimbiraale oo 30km dhinaca bari ka xigta Boosaaso xeebta badda cas. Waa meel lagu tilmaami jiray inay ahayd xarun argagixiso, hase ahaatee waxay ahayd meel dalxiiska ku wanaagsan oo aan strategically ku fiican in ciidamo ay degaan.

Labada nin ayaa is weydaarsanayey cambaareyn siyaasadeed, iyadoo midba midka kale ku eedeynayey inuu argagixisada siiyo gacan iyo gabbaad. Waxay eedeyntaasi ka dhignayd dagaalkii Caydiid iyo Cali Mahdi oo soo gaara waqtigan, labada nin-na waxa ay hadda kala taagan yihiin meeshii ay kala taagnaan jireen Cali iyo Caydiid 1991-92.

Iyadoo maanta la xusayo sannadguuradii 1-aad ee ka soo wareegatay September 11 oo ahayd markii Al-Qaacida ay weerar ku qaaday magaalooyinka New York iyo Washington oo ay qarxisay daarihii mataanaha ahaa (twin towers) iyo xarunta Pentagon, xaggee ku dambaysay eedeyntii ahayd in Shimbiraale ay deggan yihiin urur argagixiso?

Maxamed Xaaji (Ingiriis)
Muqdisho, Soomaaliya
E-mail: Ingiriis@yahoo.com  

Waxaa dunidu ogaatey in iska dhaaf in bini aadam uu xeryo ciidan ka samaystay'e in xataa laga waayey raad shimbireed.....

SOMALITALK | Sept 12, 2002


2001-2003: Warbaahinta Adduunka oo Lagu Casumey inay Booqdaan Soomaaliya

Madaxweynihii hore dawladii kumeel gaarka ahayd, Cabdiqaasim Salaad Xasan, waxa uu si weyn dunida ugu soo bandhigay in gudaha Soomaaliya aysan ka jirin wax loogu yeero "Argagixiso".


Booqashadii C/Qaasim ee Liibiya | Shabakada Dalka

Bishii Octobar 19keedii sannadkii 2003 mar uu C/Qaasim booqday Liibiya oo wax laga waydiiyay argagixisada hadda ka hor lagu tilmaamay meelo ka mid ah Soomaaliya madaxwayne Cabdiqaasim waxa uu sheegay in intii ka dambaysay 1995 tii markii UN-ka iyo Maraykanka ay kasoo baxeen Soomaaliya wararkii laga bixinaayay dalka ay ahaayeen kuwa ay gudbiyaan Itoobiya Iyo niman gacan saar la leh oo ay ku sheegayaan inay saldhigyo argagixisadu ku leeyihiin Shimbiraale, Gedo, Xamar iyo Raaskambooni hase yeeshee DKMG ah markii ay dalka ku casuuntay warbaahinta reer galbeedka iyo wafuud Maraykan ah ay caddeeyeen in aysan Soomaliya ka jirin wax saldhig ah iyadoo hadda ka hor laba sano ciidammada reer galbeedka iyo marakiibtooda dagaalka ay ilaalo ka hayaan xeebaha Soomaliya ilaa iyo haatanna ayna jirin wax raad ah.


Itaxaadka iyo aragtida Siyaasiyiinta Soomaalida.

Madaxda Siyaasadda Soomaalida siyaalo kala duwan ayey uga hadleen Itaxaadka, walow siyaasiyiinta Soomaalida aan la kala garan karin wax ay caqiido ahaan u rumeysan yihiin iyo waxa ay ku dangaara isleeyihiin.
BAARIS: ITAXAADKA SOOMAALIYA.. GUJI...

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH