SomaliTalk
ALLAH IS GREAT

 ELDORET TIMELINE

Bogga Chat-ka 

ELDORET: TAXANAHA WARARKA

WARKII 2002: DECEMBER |  NOVEMBER | OCTOBERSEPTEMBER  AUGUST | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRUARY | JANUARY | 1999-2001 

ELDORET: WARARKII 2002 | DECEMBER  | NOVEMBER | OCTOBER
2 0 0 3


JANUARY 2003 

31 January 

WAR BIXIN KU SAABSAN SHIRKA ELDORET
Mr. Peter N. Nyagah ayaa maanta si cad u beeniyey warar ay jariidadaha Kenya qoreen oo ay ku sheegeen inuu shirka Eldoret qarka u saaran yahay in lagu kala huleelo...  GUJI...

 

22 January 

WASIIRKA ARIMAHA DIBEDDA EE KENYA OO ERGOOYINKA SOOMAALIDA LA SHIRAY
Hon. Kolonzo Musyoka ayaa booqasho ku yimid xarunta uu shirka dib u heshiisiinta Soomaalidu ka socdo ee magaalada Eldoret. Mr. Kolonzo oo ay socdaalkiisa ku weheliyeen GUJI...

 

19 January 

“Shirku waa inuu socdaa, waa in guul la gaadhaa, ninkii diidana waa in laga takhalusaa”
Sidaas waxaa yiri Col. C/llaahi Yuusuf Axmed. Warbixin iyo waraysi uu bixiyey ka akhri  GUJI.....  

 

17 January 

MADAXDA HAYADAHA UN OO ELDORET BOOQASHO KU YIMID
Waxayna Soomaalida u sheegeen in haddii ay dhab ka tahay nabad raadinta Soomaaliya ay shirka Eldoret taageero iyo shaqo ka wanaagsan kaalintii ay hore ugu lahaayeen ku yeeshaan.GUJI...

Musyoka oo la kulamay Ergadda Eldoret
wasiirka arimaha dibadda kenya ayaa shalay la kulmay ergooyinka soomaalida ee ka qaybgalaya shirka eldoret... GUJI...  

 

15 January 

AYAAMAHAN IYO SHIRKA ELDORET
Shirka Eldoret ayaa ayaamahan ku jira khilaaf ka dhexeeya golaha hogaamiyaasha iyo gudiga farsamada IGAD. Kaas oo ku saabsan ka qayb galayaasha wejiga 2aad ee shirka, laakiin is qab-qabsigan ayaan wax macno ah ku fadhiyin marka la eego habsami u socodka hawsha wejiga 2aad ee shirkaGUJI....

 

14 January 

Shirkii Jaraa’id ee Mwangale 
ELDORET: waxana uu heegay in uu diyaar uyahay isbadal lagu sameeyo hadii uu faa;iido ukeeni karo shirka Eldoret.. GUJI 

 

13 January 

Muusa Suudi oo Muqdisha Aaday 
Kenya: hogaamiya kooxeedka muuse suudi yalaxoow ayaa saaka ka anbabaxay magalaadda Eldoret .. GUJI 

 

05 January 

WARARKII UGU DAMBEEYEY EE SHIRKA ELDORET
Warqad caawa fiidkii ka soo baxday xafiiska Gudoomiyaha gudiga farsamada IGAD ayaa  faahfaahisay sida ay u baxayaan ergooyinka ka tegaya Eldoret iyo kuwa loo ogol yahay inay sii joogaan. ka.akhri Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq..

 

DECEMBER 2002 

WARARKII DECEMBER 2002 EE ELDORET
 “Taxanaha wararkii bishii december 2002 ee shirka Eldoret Ka akhri halkan -- GUJI .

 

NOVEMBER 2002 

WARARKII NOVEMBER 2002 EE ELDORET
Dhammaadkii bishii November ayaa la bilaabay qaybta labaad ee shirka Eldoret, taas oo ku saabsan "... qorista iyo habaynta tiirarkii ay dawladda Soomaaliyeed isku taagi lahayd"  Ka akhri halkan -- GUJI

 

OCTOBER 2002 

WARARKII OCTOBER 2002 EE ELDORET
 “Taxanaha wararkii bishii October ee shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee kasocda magaalada Eldoret ee dalka Kenya Ka akhri halkan -- GUJI .

 

 

Rajo Qaranimo oo Shirka Eldoret ka Dhex Hilaacaysa -Faalo

Shirka ELdoret Marba Waji

 

HABARTII XAABADEEDA QAADI KARI WAYDAY EE TIRI XAABO KALE KU SOO DARA !!!
Allahayow nin Daacada ah, Allahayow nin daalin ah deeqdaada hawsimin
 

Qaabka & Habsami u socodka Shirka
 
ELDORET
»» QOLKA CHAT-KA ELDORET
»» ELDORET WAA MAGAALO SIDEE AH
MAQAALLO
GUJI HALKAN
 
DOOD
. Bogga Dood Furan
 
NEWS
. SOMALIS LATEST NEWS
. SOMALIA DAILY NEWS
. Som.NewsIndex | 2 | 3  
 
Sarifka
. Sarifka Lacagaha Adduunka  


Sponsored by: AMAL EXPRESS

 .
Siirada
. Siirada Rasuulka Muxamed (scw)
Casharro taxane ah. Wq. Cusmaan Bilaad, Ohio, USA.
Saxaabada
. HabNololeedkii Saxaabada
Casharro taxane ah. Wq. Ibraahim Saalax, Odense Denmark.
Qur'aan
. 114 Suuradood ee Quraan
. Tafsiir Afsoomaali -Qorahay
. Tafsiir Quraan - hnur
. Tafsiir Quraan -100soon
Salaadda
. Ahmiyadda Cibaadada Salaada
Maqal, muuqaal, sawir iyo qoraal ku bar carruurtaada Salaadda.
Islam
. Macluumaadka Islaamka
. Waajibaadka Xajka
. Waajibaadka Zakada

Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved.