Daawo Masjidka Al-salaama oo ay ku saxaroodeen Ciidamada Itoobiyaanka iyo Kutub Qur'aanka kariimka oo ay kugureen Musqulaha lagu saxaroodo, taas oo ka dhacday Muqdisho oo uu soo duubay TV-ga Universal.. Ka daawo hoos...

Quraan


Muqdisho: Askarta Itoobiyaanka oo Kutubta Quraanka Iskaga Tiray Saxarada, Masaajiddana ku dhex saxarooday...
Ihaanadii ugu darayd ee ay askarta gumeystaha Itoobiyaanku u geystaan Diinta Islaamka.. Akhri