40 Doolar halkii kali ah...25 Doolar
halkii il ah!!!.
Jariiradda Alwadan ayaa waxay Maanta 18.12.2004 ogaatay warar sir ah oo ku
saabsan falalka Ciidamada Maraykanku ay ka wadaan dalka Ciraaq ina ka mid
tahay Koox Dhakhaatiir ah oo la socoto Ciidamada Marayka oo Xubnaha
Bani-aadanka ka Baayac mushtarta.
Dhakhaariirtaas oo Qaliin deg-deg ah ku samaysa qofkii Ciraaqi ah ee Dhaawac
ah inta uusan weli dhimanin ee naftu ay ku jirto ka dibna lagu rido
Talaagado Baraf ah loona Suuq gaynayo Isbitaalada ku yaala Maraykanka,
arintaasuna ay hadda noqotay Tijaara Raabixa ( Taajirnimo Deg-deg ah).
Wararka Sirta ahi waxay sheegayaa in Kooxdaas dhakhaatiirta ahi ay daba
socdaan marka Ciidamada Maraykanku ay Weerer ku Qaadayaan Ciraaqiyiinta ka
dibna Qaliin deh-deg ah ay ku sameeyan dadka Dhaawaca ah iyo kuwa hadda ay
Naftu ka baxdayba.
Warbixintu waxay intaas ku daraysaa in lahelay Maydad faro badan oo Xubnihii
ay ka maqan yihii iyo kuwo wadaxyo go'an oo Qalfoof oo kaliya ah.
Mar Mas'uuliyiinta Ciidamada Ciraaq wax laga weydiiyay waxay sheegeen
inaynan wax Jawaab ka bixin karin. Waxaa kale oo ay warbixintu sheegtay in
Gubidii dadka Ciraaqiyiinta lagubayey ay ahyd mid lagu Raad gadayo
Dhacdadan. Dhakhaatiistaasu waxaa la sheegay inay qorteen Canaasir
Ciraaqiyiin ah oo usoo uruurisa amaba u'sheegta meelaha dad Dhaawac liita
ah.
Sicirka halkii Kali ah ayaa la sheegay inuu hadda marayo 40 Doolar , halkii
il ah ee caafimaadqabtana 25 Doolar.. Waxaa lagu arkay meelaha Dagaaladu ka
dhacaan Niman Dhar mad-madow qaba oo Gacmahana ay Galoofyo ugu jiraan oo
Rog-rogaya Maydyada daadsan Goobta Dagaalku ka dhacay meelkasta oo Dagaal ka
dhaco Maydadkaas qaarkood ay Gawaadhi khaas kula tagaan.
DHakhaatiirta Yurubiyaanka ah ee iyagu hadaba Ciraaq ka shaqeeya ayaa
sheegay inay heleen Maydad Xubnaha qarkood ay maqan yihiin ayna ka heleen
Aagaggii CIidamada Maraykanku ay ka Dagaalgaleen taas oon sinaba mac-qull ku
ahyn in Maydadkaasu ay sidaas ahaayeeyn intii ayna dhimanin markii ay
weydiiyeen Saraakiil Maraykan ahna waxaa loo sheegay inay Aamuska ku
dadaalaan!!!.Taas oo ku kaliftay Dhakhaatiirtaas Yurubiyaanka ah inay Qoraan
Qoraalo sir ah oo ay usooo gudbinayaan Wasaaradahooda Gaashaan dhigga si
loola socda Xaaladahaas.
Ali Faluja
Alifaluj@hotmail.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku
saxiixan
Faafin: SomaliTalk.com | Dec 19, 2004
LINK:
http://www.somalitalk.com/samsam/
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
|