SOMALITALK.COM DALSAN
Home | SIIRO | SALAT | ZAKAT | RAMADAN | Feedback

|Allah Is Great

w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SAMSAM
Daabaco Boggan | Print


Waraysi Samsam iyo Codsasho Caawinaad Soomaalino...
iyo Shirkadda Dahabshiil oo Sanduuq Mucaawino u Furtay Samsam...
Samsam waxa ay shaaca ka qaaday in ay dacwadeeda u gudbineyso Maxkamadaha Aduunka ee Caalamiga ah, waxana ay...
Guji... Maarso 9,2005


"Garasho Waayeel" Jawaab ku Socota Abshir Bacadle
Gabayga waxaa tiriyey
Cabdillaahi Cawed Cige oo jooga UK...  Guji...

»"Gob cunsuri ahoo waxaa tihiin ficil gumeed yeeshay"| Abshir Bacadle
»Jawaabihii Abwaanada iyo Abshir Bacadle...
»Jawaabtii Abshir bacadle ka bixiyey "Diin Takoor"...
»Saalax Badbaado "Abshir Bacadle Xaal iyo raaligelin..  
»"Diin Takoor" waa Qormo lagu weerarayo Bacadle..  

GABAYADA SILSILADDA SAMSAM

»GABAY: Sow gar adag maaha [WT. Sugulle]
»GABAY: “GEF-DIID” [WT. Shiine]
»
GABAYGA GOGOL: AKHRIS | DHEGEYSI [WT: Fagare]
»GABAY: GALAD EEBBE [WT. Cali Xiirane]
»
GABAY: GALIILYO: Gabay Daba Socda Arinta Samsam | Kawtame
»QISADII QARNIGU WELI WAA QABYO ILAA SAMSAM HESHO CADAALAD
»
GABAY: GAASHAANDHIG [WT. M. Cibaar]
» GABAY: GACANQAAD [WT. Stanza]
» GABAY: GOCASHO [WT. Abwaan Qays]
»Dardaaran Oday & Daryeel Haween: Gabay: Cali Dhawaaq
»GABAY: GUDUUDANE [WT. Nabadoon]
» GABAY: MAANSADA DIB U DOOD [C/Nuur]
» GABAY: SIINLEY KU SAABSAN SALAADDA [Xasan Bulsan]
»GABAY: GABDHA SIIDAAYA [WT. axmednaasir ]
»ABSHIROW BEELYAHAY  IYO CALANKAWAHAABIYA ISMA GEYAAN
»GABAY: GEES ISUGU BAYRA [WT. Daahir Daylaaf]
»GABAY: GARDARADA HARGEYSAAD [WT. kawtame]
»GABAY: Gorgor [WT. Yacquub] 
»GABAY: Haddaad Guluf Abaabuli Lahayd [WT. M.Xirsi]
»GABAY: GARNAQ [WT. Dhagaafe]
»GABAY: Yaa u Garnaqi doona [WT. Geele]
»GABAY: Godlan [WT. M.Cali]
» GABAY: Gacan Saar  [WT.  M.M. Aw Yuusuf]
» GABAY: GARSOOR [WT. Nabaddoon]
» GABAY: Godankaa Hargaysaad Dhibkii Lagugu Gaadhsiiyey | Shiine
» GOBANNIMO: JAWAAB KU SOCOTA ABSHIR BACADLE | c/lahi
» GABAY: Gabaygii Abshir Bacadle ee Samsam
» GABAY: Lixdan kii Ummad Gees aheyd  | Jawaab bacadle
» GABAY:Ka garnaqa qabiil ma aan rabo in aan qaladka saaraaye
» Dhegeyso Gabaygii Abshir Bacadle Samsam
Shuruudaha Gabayada Silsiladda Samsam
 

GABAYADA::::

BACADLE

GOBANNIMO

GARSOOR

LIXDANKII

GODANKAA

GARNAQ

GARDARADA

GEES

GOCASHO

GACANQAAD

GAASHAANDHIG

GOGOL

DEBIN

GALAD EEBBE

GAR ADAG
     
QORAALADA SAMSAM

samsamSomaliTalk oo Waraysatay Samsam Axmed Ducaale
SomaliTalk waxaa u suurta gashay in ay khadka telefoonka toos ugula xariirto Samsam Axmed Ducaale ayadoo joogta gobolada Puntland... Guji... Feb 7

Samsam oo Soo Gaartey Garoowe
» Samsam oo soo gaartey Woqooyi Bari...
» Samsam oo shuruud la'aan lagu siidaayey...
...
Warka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Feb 3, 2005

samsam

Axmed Yaasiin oo Is-hor-taagey Maxkamada Rafcaanka oo la Saari lahaa Samsam
Axmey Yuusuf Yaasiin oo sababtiisa xabsiga loogu taxaabay Samsam Axmed Ducaale ayaa dalbaday in...
Guji...

ABSHIROW BEELYAHAY  IYO CALANKAWAHAABIYA ISMA GEYAAN [Nuradin xirsi ]


Samsam oo Sugeysa in Maamulka Riyaale Cafis ka Dalbado
 iyo Riyaale oo Sugaya in Samsam Cafis Ka Dalbato. Daahir Riyaale oo markii ugu horeysey ka hadlay da'da Samsam ayaa sheegay in....
Guji...

Marwadii  Cigaal oo Cafis u Dalabtay Samsam
Hargeysa:
Kaltuun X. Daahir oo ah marwadii marxuum Cigaal ayaa ka dalbatay Daahir Riyale in Samsam cafis loo.. Guji Dec 26


»Abshir Bacadle waa Halyey kan U jawaabayna uma Bisla Murtida
»SAMSAM DUCAALE ''QISADII QARNIGA'' | Mataan
»Abshir Bacadle waa Halyey kan U jawaabayna uma Bisla Murtida
»SAMSAM DUCAALE ''QISADII QARNIGA'' | Mataan

» DIFAACA SOOMAALILAND | Qawdhan

»
Fadeexaddii 2004 & Qarniga (Samsam Yarey) | Cabdi | 23/12/04
»
"Digniin ku Jeeda Samsam Axmed Ducaalle" | C/rashid
»Riyadii Xalay baan Rumeeysto, waan Riyaaqay | Eelay | 23/12/04
»
Arrinta Samsam iyo Halka ay Somalitalk iska taagtay | Ibrahim | 23/12/204
»
Ma ogtahay in madaxwayne ku xigeenkii hadlay ka hadlay arinta samsam  | Daahir | 22/12/04
»Hay'adda Sultan Hurre Human Rights Focus oo Warsaxaafadeed kasoo saaray Xariga Samsam

Amiin Caamir oo Sawir-Gacmeed ka Sameeyey Arinta Samsam & Maxkamada
Sawir-gacmeedka Amiin caamir oo lagu tilmaamay in uu u dhigmo 50 qoraal.. Guji Dec 22

Axmed Siciid Cige oo Raaqiya Cabdillaahi Oomaar ka waraystay Arimaha Samsam
"mar walbana waxaanu nidhi inantu sidaasay sheegtay xitaa raggii kufsaday qaarkood fartay ku fiiqday iyagoo Maxkamada ka hadlaya.".. Guji.. Dec 21

Samsam oo Madax Furasho Loogu Haysto Danbiga Laga Galay
Waxaa aad isu burinaya Hadalka Madaxwayne ku xigeeka, Xukunka Maxkamada iyo waraaqaha waxa ku qoran.. Guji.. Dec 21

Warsaxaafadeedkii Axmed Yuusuf Yaasiin ee Arinta Samsam Axmed Ducaale
Waxaa markii ugu horeysey ka hadlay arinta samsam madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo... Guji.. Dec 20

Isbahaysiga Caddaaladda iyo Nabadda SL
Hargeysa: baaq ku wajahan Xuquuqda Iinsaanka oo naqdiyey hab-dhaqanka Hay’addaha Garsoorka dalka.. Guji Dec 20

Wardheere oo Ka Hadlay Arinta Samsam
Warqad kusocota Samsam Axmed Ducaale

Axmed Siciid Cige oo La Degay Sumcaddii BBC-da
Qoraalkii Amnesty International ee Xaalada Samsam

samsamSamsam Axmed Ducaale:
Taariikhda Dhalashada:
14 August, 1988
Meesha Dhalashada:
Dhahar, Soomaaliya
Magaca Hooyadeed:
Nadiifo Jibriil Axmed
Shaqada:
Ardayad, dhigan jirtey Dugsiga Sare ee Imaamu Nawawi, Boosaaso, waaan goon..
Laxiray:
15 August 2004, lagana xiray Guriga Fooxle Axmed Yuusuf Yaasiin, madaxweyne ku xigeenka "somaliland", oo ay ku khaldantay. 15kii December 2004 ayaa maxkamada hargeysa waxay cadaysay in Samsam aysan ahayn qof da'weyn, hadalkaas oo maxkamadu ku burisey hadalkii taliyaha ciidanak booliska Hargeysa. Waxase maxkamadaasi sheegtay in ay Samsam ku xukuntay shan (5) sano oo xabsi ah.
Lagu eedeeyey:
Basaasnimo iyo shirqool madaxweyne kuxigeenka
Falalka lagula kacay:
Kufsi, jir-dil, ciqaab maskaxeed, khasab ku haysasho, kujirid xabsi dad-waaweyn, weydiin su'aalo ka tan-weyn, daryeel la'aan, iwm....
lala xiray:
Dareewalkii guriga keenay [Cumar Jaamac Warsame], waxaana dareewalka xabsiga laga sii daayey 15kii December 2004, kaddib markii ay maxkamada Hargeysa sheegtay in aan wax 'dembi' ah lagu haysan.
Qareemadii u doodayey:
laxiray 24 November, 2004, lana soo daayey 11 Decemeber 2004.
Faalladii SomaliTalk ee November 2004
Samsam oo Shan Sano Lagu Xukumay | Dec 15

»GOCASHO!!!: Qaaliga Qalbiga Qalafsan [Abdulaahi yare]
»Caddaalad Darrada Lagu Sameeyey Samsam [Suldaan]
»Maxkamada Hargeysa oo Burisey Hadalkii Taliyaha Booliska
»Xukunka Shanto Sanno ee  Maxkamadda  Hargeisa  [Diridhaba]

»Boqor Buur Madow Meeyey !!! | Dalboon
»Samsam waa la soo dayn rabaa !! | Ducaale
»SAMSAM LOO GAFYEE MAXAA LOOGU AAR GUDAA? | Caynab
»SAMSAM " AQALKA M. KU-XIKEENKA I GEE" | Samatar
»Armaa Samsam la xabaal nololyey, war bal xabsiga eega!!  | J.B.
»
Dhibaatada Gaartay Samsam Dadweynahu Shuqul kuma laha
»
Sam-Sam Waxay i xasuusisay 25 cisho oo aan ku xirnaa Hargeysa
»Waraysigii VOA: Samsam Waxay Sheegtay in 6-nin kufsadeen Raaqiyo
»Afar Looyar oo Arinta Samsam Loo Xirayray  [Hargeysa]
»Hargaysa ma aha guwantinamo! [Dahir]

»Maxaa ka jira Kufisga iyo Jidh dilka loo gaystay Samsam |c.xasan]
»Maaha Dhacdo indhaha Laga Daboolan karo... [Mataan]
»Talo ku Socota Sasam Axmed Ducaale Abtigeed... [C/wahaab]
»Dhibka SamSam Lagula kacay waa Tijaabo bilow ah.. [Mumtaz]
»Samsam Ducaale Xabsiga ayaan ku ilaalin jirey.. [Askari]
»Warbixin Dhab ah oo ka Timi Hargeysa [Hargaysa]
»Xagee ayey ku Danbeysay Samsam [warbixin]
»Samsam Axmed Ducaale iyo Hargaysa [Faallo]
»Dhegeyso Taliyaha Booliska SL oo ka hadlaay Samsam [Cige]
»GABAY::: Zamzam (abtiyoow) [Joobane]


samsam
AGOON CAAWINAAD U BAAHAN:::

Faallada November 2004 ee SomaliTalk: "Waxaa noo suura gashay in aan helno waraaqihii aqoonsiga iyo sawiro ay leedahay Samsam Axmed Ducaale oo ah Ardayad dhigan jirtay Dugsiga Sare ee Imaamu Nawawi, waxaa noo suuru galiyay waraaqahaa in aan helno walaalkeed Duuje [Axmed Maxamud Ducaale "Duuje"] oo ay samsam yihiin Ilmo adeer waxaana arinataa uu iigu sheegay in Gabadha samsam ay u tagtay Hargaysa Abtigeed ayna aad ula yaabeen arintaan la sheegayo in ay Samsam ku eedeysan tahay, waxaa kaloo aan wax ka weydiiyey Duuje meesha arinta Samsam ay hadda marayso waxa uu ii sheegay in ay wali leeyihiin eedeysane weeye Samsam doonaysay inay shirqoosho madax ka tirsan Maamulaka Somaliland, Waxaa kaloo oo ii sheegay in ay Hooyadeed hadda ku sugan tahay Hargeysa markii halkaa ay Tagtayna lagu Xiray lakiin hadda ay soo daayeen... Guji...


Waxaa la soo ogaadey in Axmed Yassin -waa madexwyne ku xigeenkee- uu yahay dadka lagu tilmaamo FOOXLAYAASHA, oo si wayn u neceb dadka ku dhegan xijaabka, sidaas awgeedna uu ka argagaxay Samsam oo xijaabnayd sidaas darteedna uu ugu dalbaday askar, askartiina ay Samsam fara-xumeeyeen
Oct 20, 2004
WARAAQAHA AQOONSIGA
samsam axmed ducaale

 

CADDAANI
Han-yaraanta Iyo Hibashada Hargeysa Ayaa Haleeshay SamSam Yar.. Guji 
FAHAD
Xaaladda Samsam iyo Damiirka Shacabka Somaliland Guji
DIRIDHABA
diridhabaSam-Sam Waxay i xasuusisay 25 cisho oo ayaanu ku jiray Xabsiga dhexe ee Hargeysa Guji
C/WAAXID
cabdiwaaxidDhibaatada Gaartay Samsam Dadweynaha Caadiga ah Shuqul kuma laha Guji

Maxamed Cige Cilmi, Taliyaha Booliiska Somaliland ayaa yiri: "Horta gabadhu Carruur ma ahan, waa naag xaas ah oo nin leh oo 20-jir iyo siyaado ah, 16-jir ma'ahan shaqona kuma laha...  Dhakhtarka waa la geeyay waxna waa laga soo waayey... Waa la i kufsaday ma ay dhehin.. Wasiirka wasaarada dhallinyada iyo isboortiga ayaa abtigeed ah... Maxkamad sharci ayaanu geyn..." waxana uusidaas sheegay waraysi uu la yeeshay Yuusuf Garaad..
Oct 22, 2004

samsam"Samsam Axmed Ducaale waa ardayad 16-jir ah oo Dugsiga Sare ee Imaamu Nawawi, Boosaaso, hargeysa waxay u aadey Abtigeed" sidas waxaa yiri  Axmed Maxamud Ducaale "Duuje"..  
Nov 5, 2004

samsamGabar-ta yari waxa ay si khalad ah ugu dagtay guriga Madaxweyne ku xigeenka Axmed Yuusuf Yaasiin oo ay hareer joogan boolis tiro badan
Nov 18, 2004


Waxaan kamid ahaa askartii Samsam ku ilaalin jirtey saldhigga Dhexe  magacayguna waa  Xuseen Dalmar Ismaaciil, No. Askarnnimo waa 4483.
Nov 19, 2004

Looyarradii Difaacayey Samsam ayaa Maxkamaddii Ay Uga Doodayeen Iyagii Ku Xukuntay Midkiiba 3 Sanadood Oo Xadhig Ah, Xabsigana Loo Taxaabay...
Nov 24, 2004

Raaqiyo Oomaar ayaa shaaca auu la yeeshay VOA ku cadaysay in "Samsam ay Sheegtay in 6-nin oo ah Ciidanka nabad sugida ay Kufsadeen"
Nov 25, 2004

Amnesty International oo aad uga Walaacsan Dacwada iyo Kufsiga Loo Geystey Gabadha 16-jirka ah...
Nov 30, 2004

Maxkamada Hargeysa oo Burisey Hadalkii Taliyaha Booliska
iyo Samsam oo lagu xukumay 5-sano... Guji....

LINK: http://www.somalitalk.com/samsam/

samsam

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 



© www.SomaliTalk.com

SEARCH

 



HTML CD