Wasiirka Koowaad ee Soomaliya
Ayaa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Soomaliya
Axmed Muuse Cabdulle
axmeddheere65@hotmail.com
Nairobi, Dec 1, 2004
Kulankan waxaa goob joog ka ahaa Madaxwaynaha Soomaliya Mudane Cabdulaahi
Yuusuf Axmed, Wasiirka koowaad ee Soomaliya Prof Cali Maxamed Geedi,
Madaxwayne ku Xigeenka wadanka Kenya ahna wasiirka Arimaha dibada Mudi Awori,
Ambasator Kiblag oo ahaa Wakiilkii wadanka Kenya ee Shirka Soomaalida iyo
IPF ,
Wasiirka waxa u wasiiradiisa ukla qaybiyay Sidan
1-Wasiirka Arimaha Dibada C/laahi Sh Ismaaciil
2-Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta Cumar Maxamuud Cumar Finish ]
3-Wasaarada Batroolka iyo Tamarta Yusuf Axmed Maxamed
4-Wasaarada Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud
5-Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Axmed Jaamac Jingali
6-Wasaarada Dalxiiska iyo Ilaalinta DeegaankaAxmed Maxamed
7-Wasaarada Tastuurka iyo Arimaha Federaalka C/la Deeroow Isaaq
8-Wasaarada Dhalinyarada iyo Isbooritiga Maxamed Warsame Cali
9-Wasaarada Dib u dhiska iyo Dib udajinta Bare Jaamac Shire
10-Wasaarada Gaashaandhiga Cabdirixmaan Maxamuud
11-Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir
12-Wasaarada Ganacsiga Al Xaaj Muuse Suudi Yalaxow
13-Wasaarada Garsoorka sh Adan Madoobe
14-Wasaarada Hoowlaha Guud iyo Guryanta Cusmaan Xasan Cali Cato
15Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh Xuseen
16-Wasiirka Horumarinta iyo Daryeelka Qoska Foowsiyo Maxamed Shiikh
17-Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye
18-Wasaarada Dhaqan Celinta maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan
19-Wasaarada Iskashiga Gobolka Ismaaciil Maxamed Hure Buubaa
20Wasarada Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax
21-Wasaarada Maaliyada Saalim Cali Yabaroow
22-Qorsheenta iyo Iskaashiga Caalamiga C/risaaq Cusmaan Xasan
23-wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahin Adam Xasan
24-Wasaarada Warfaafinta Cali Fiqi
25-Wasaarada Warshadaha Cabdi Maxamed Tarax
26Wasaarada Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble
27-Wasaarada Caafimaadka C/Casiis Sh Yuusuf
Afar wasiir oo ka mida wasiirrada doowlada Federaalka Kumeelgaarka ah ayaa
ku jira wada tashi waxaa manta Xilkooda loo dhaariya Wasiiro ka mida Xubnaha
kolaha Wasiirada Soomaliya
Faafin: SomaliTalk.com |
December 1, 2004
QAYLO
DHAAN.... CAAWINAAD U RAADIN DADKII KUTABAALOOBEY ROOBABKA SOOMAALIYA...
GUJI
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
|