SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNESOTA
Taageero go'aankii xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee ay ku ansixiyeen labada qodob ee taariikhiga noqday. 

Anagoo ah jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, waxaan tahniyad iyo taageeraba udiraynaa shirkii taariikhiga ahaa ee ay ku badbaadiyeen shacabka Soomaaliyeed xubnaha baarlamaanka Soomaaliyeed May,11-2005 Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. 

Shirkaas oo ahaa mid ummada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ay ku diirsadeen soona dhaweeyeen, maadaama uu ahaa mid lagu badbaadinayey shacabka Soomaaliyeed ee dawladanimada uhamuun qaba. 

Labadii qodob ee ay ansixiyeen baarlamaanka Soomaaliyeed ayaanu ku ayidaynaa sacab iyo farxad anagoo xubnahaasna usheegayna inay taariikhdu qori doonto badbaadintii ay dawlada ka badbaadiyeen kuwa ku riyoonaya inay dumiyaan mirihii ka dhashay shirkii labada sanno loo fadhiyey dalkaasi Kenya. 

Waxaad na tusteen  hadaanu nahay shacabka  dawladnimada jecel wax aanu ku faraxno oo ah in aad rabtaan in aad dalka uguurtaan dhakhso iyo inaad shacabka hubaysan aad usaro kacdeen sidii hubkaas aad uga dhigi lahaydeen.

Waxaan idinku taageeraynaa maskax fayow oo ka fog nin jeclaysi, iyo dano gaaraba.

Waxaan idiin la taaganahay taageero dhan walba ah hadaanu nahay  jaaliyada Soomaaliyeed ee ku  sugan dibada gaar ahaan kuwa jooga Minnesota, USA. 

Waxaan hubnaa  eebana ka rajaynaynaa in inta rabta nabada, kala danbaynta, horumarka iyo nidaamkii dawladnimo inay soo noqoto inay ku diirsatay go’aamadii golaha baarlamaanka iyo kuwa golaha wasiiradaba ee ah in dawladu hore usocoto oo dalka uguurto, dalkana la keeno ciidamo dawlada garab gala oo hubka la gura nabadana la suga dawlda sidii ay usal dhigan lahaydna kala shaeeya. 

Waxaan hambalyo gaara udiraynaa gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka oo muujiyey wadaniyad iyo geesinimo kadib markuu ka dulqaaday shacabka Soomaaliyeed isbaardii ay shacabka udhigteen kuwa qaran dumiska ah. 

Waxaan leenahay Prof: Maxamed Cumar Dalxa, waxaa ku xusi doonta taariikhda shacabkana waxaad ku leedahay abaal aan duugoobayn insha allaah waadna heli doontaa aduun iyo aakharaba. 

Waxaan salaan iyo bogaadin markale usoo diraynaa dhamaan xubnaha baarlamaanka ee geeray go’aankaas wax ku oolka ah allahana idin la garab galo. 

Waxaa halkan ku lifaaqan magacyada taageerayaasha go’aanka baarlamaanka ee maalintii taariikhiga noqotay  May 11,2005:

1-Axmed Maxamed Warsame
2-C/casiis Cali Warsame
3-Maxamed Cismaan
4-Ciise Cali Barre
5-Siciid Faahiye
6-C/laahi Xaashi
7-Maxamed Warsame
8-Maxamed Xuseen Cismaan
9-Siciid Xuseen Maxamed
10-Maxamed Maxamuud Maye
11-Cabdinaasir Xasan Maxamed
12-Xaawo Muuse Cabdi
13-Maxamed Cabdi Cismaan
14-Siciin Maxamed Warsame
15-Xadiyo Cali Dalmar
16-Cismaan Maxamed Cali (Cismaan halaf)
17-Cismaan Siciid Beeldaaje
18-Maxamuud Ibraahim Cismaan
19-Aadan Ciise (aadan Dhagax)
20-Xaawo Kamaaludiin Xaaji
21-Cabdiqafaar Xaaji Xuseen
22-Diiriye Xuseen Samatar
23-Cabdi Maxamed Warsame
24-Maxamed jaamac Biixi
25-Cabaas Yuusuf Axmed
26-Caabi Faarax
27- Xasan Daarood
28-Jaamac Darbaal
29-saleebaan Cawaale
30-Muuse Xasan (Galac)
31-Maxamuud Xirsi
32- Sheekh C/salaan Cumar
33-Cismaan Cadhood
34-Maxamed Ciise Cali
35-Xaliimo Jaamac Yacquub
35- Luul Xasan Laari
36-Xaawo ayeeyo
37-Asli Sugule
38-Muraayad Ducaale
39-Ayaan Cali Aadan
40-Faadumo Axmed Mire
41-Maxamuud Diiriye Faraweyne
42-Maxamed Diiriye Qoorad
43-Siciid Muuse Axmed Shirdoon
44-Axmed Mursal
45-Cali Shakad
46-C/risaaq Axmed Dirir
47-Maxamed Axmed Nuur
48-Maxamed Cabdulle Ilkadheere
49-Axmed Cabdi Tumay
50- Aadan Qase Jaamac
51-C/qaadir Cadceed
52-C/laahi jabaan
53-Maxamed C/laahi Jabaan
54-Cabdi Xaashi Albaab
55-C/laahi Cagba Cag
56- Xuseen Xaashi Hudhe
57-Daa’uud Xuseen Sugule
58- Gaacir C/laahi Xuseen
59- Canab Cabdi Xade
60-Cismaan Muuse Galac
61- Faadumo Jaamac yuusuf
62-C/rashiid Cali Warsame
63-Cali Muuse
64-Aadan Jaamac
65-Jaamac Muuse Faarax
66-Caasha Muuse Xasan
67-Caafiya Faarax Aadan
68-Sahra Maxamed Shakad
69-Xaawo Xirsi Magan
70-Safiya Muuse Xasan
71-Xaawo faarax Magan
72-Saciido Kilwe
73-Maxamuud Muuse Xasan (Wariye)
74-Faadumo Cabdi Xaashi
75-Mahad C/raxmaan jaamac
76-Maxamed Axmed Jaamac
77-Axmed jaamac Yaaquub
78-C/shakuur Faarax Kilwe
79-Xaawo Xaashi Xanaf
80-Canab Cagabiyood
81-Barni Maxamed Afdheere
82-Miski Axmed Cilmi
83-Ruqiya Maxamed Shakad
84-Cali Yuusuf Weerarood
85-C/laahi Cali Barre
86-Cismaan Ciise Ciro
87-C/risaaq Cali Biixi
88-Maxamed Cabdi Qaac
89-Cabdalle Xaaji Warsame
90- -Maxamed Cabdi Ciise
91-Yaasin Sharmaarke
92-Daahir Abshir Aadan
93-Axmed Yuusuf Aadan
94-Faarax Cigaal Cali
95-Maxamed Aadan Sooldaat
96-Isaaq Xaaji Warsame
97-Mustaf Sharmaarke
98-Maxamed Cali Cabdille
99-Daahir C/raxmaan
100-C/nuur Maxamed Isburaash
101-Maxamuud Jaamac Kite
102-Maxamed Mire Cali
103- Warsame Faarax
104-Cabdi Khaliif Cali (Biligsey)
105-Xaawo C/raxmaan Afey
106-C/qani Shancad
107-Asad Cali Biixi
108- Maxamuud Cigaal (Black)
109-C/risaaq Maxamed Nuur
110-Hureyra C/raxmaan
111-Xabiib Jaamac Kite
112-Jaamac Warsame Cabdi
113-C/qani Jaamac Carab
114-Cismaan Axmed Sheekh Maxamed
115-Xaliimo Faarax Cade
116-Eng-C/maalik Maxamed Askar
117-Saynab Cali Biixi
118-Faadumo Cabdi Xirsi
119-Faarax Xirsi Angar
120-Ruqiya Ashkir Gurac
121-Aba Muunye Mayow
122-Qaasim Xaaji Abow
123-Muumin Macow Cabdi
124- Muqtaar Malaaq
125-Jiijo Aaba Nuur
126-Siciido Maxamed Faarax(saciido Burburshe)
127-Maryan Jaamc Biixi
128-Siciido Ilbir
129-Siciido Cabdi Dhagay
130-Xaliimo Khaliif
131-Caasha yaasiin
132- Caasha Xasan Jabaan
133-Jeylaani abiikar maye
134-Baashe Faarax Xasan
135-Keyse Cigaal
136-Fardowsa Jaamac Yuusuf (Fardowsa Carabeey)
137- Khadiijo Sheekh Cali
138-Maryan Cabdi Salaad
139- Nuure Diidow
140-Xaliimo Xasan Quruf
141-Muxubo yaasiin
142-Faadumo Xaashi Albaab
143- leyla Cali seer
144-Hodan Cabdi Caruus
145-Mowliid Maxed Nuure
146-Cumareey Saqaawe
147-Caasha Aw Maxamed
148-Maryan Xasan Faarax
149-Maryan Khaliif Xaaji
150-Faadumo Axmed Daahir
151-Farxiya Cabdi baadi
152-Maxamuud aw Xasan
153-Cawdiweli Maxamuud Faarax
154-Shukri Warsame Maxamed
155-Shukri Warsame Yuusuf
156-Xaawo Maxamed geeraare
157-Aadan Cadi iidle (qoslaaye)
158-Canab Boqor
159-Sahra Xaaji Khayr
160-Saciya Cabdi Cilmi
161-Abshiro Warmooge
162-Asiili Cabdi Shire
163-Xabiib Abshir
164-Eng-C/laahi Cali Cabdi
165-Sheekh Maxamuud Xasan Afrax
166-C/fataax yuusuf Kilwe
167-Asad dhoodi
168-Asad C/raxmaan Maxamed
169-C/qani Axmed Jaamac
170-Dr: Cali Maxamuud Maxamed
171-C/salaan Cubayd
172-C/raxamaan Cali Shire
173-Sheekh Cabdi Fadal
174-Dr: C/qaadir Muxiyidiin Nuur
175-Salaad Cabdi Abiikar (salaad gaab)
176-Cabdi Aweys Cade
177-Daahir Cabisalaan Axmed
178- Mukhtaar Aadan Cigaal
179-Cabdimahad Xuseen Xassan
180-Eng- Muxumed Xassan Aawe(xaad)
181- Iikar Siid Mukhtaar

Allaa weyn ninkii aaminaa awoodleh.

Waxaa SomaliTalk soo gaarsiiyey Axmed Maxamed Warsame (Gurbe)

Faafin: SomaliTalk.com | May 11, 2005


BFKMG oo ansaxiyay in dowladu dagto Baydhabo & Jowhar

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD