SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - NORWAY
Daabaco Boggan | Print
Baaq ay soo saareen Beelaha Cali Saleebaan ka soo saareen Bosaso, Puntland Somalia
Beeluhu waxay go,aansadeen in ay ku dhaqmaan shareecada Islaamka si buuxda, kana dhigtaan Manhaj iyo Dastuur... GUJI...

Beesha Ugaar-saleeban oo ku Dhawaaqdey Maxkamad Islaami ah
waxayna ugu baaqeen ummadda ku dhaqan gobolada Puntland in ay sidaas oo kale qaataan shareecadda Islaamka... Guji...

Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka reer Puntland ee Minnesota
Baaqan waxa uu DGPL ugu yeeray in ay hirgeliso kudhaqanka shareecada Islaamka iyo in ay... Guji...

Beesha Leekase oo Bayaano ka soo saaray Galkacyo & Minneapolis
culuma’awdiin, aqoonyahano, waxgarad, Nabadoono, Ganacsato iyo Dhalinyaro reer Leelkase ah oo ku sugan.. Guji...

Digniin ku socota madaxda PL oo ka soobaxday Agaasimaha Mashaariicda Tamarta Bosaso..
Muxamed Axmed Xaashi (Al-Qaadiri) ayaa ka digey in.. Guji...

Sheikh Jaamac Cabdisalaam  oo Xaqiijiyey Baaqii Culumada, Waxgaradka iyo Ganacsatada G/Mudug
Baaqaas oo shacabka & maamul Goboleedka Puntland ugu yeeray in ay ku xukuntamaan kitaabka Alle... Guji

Baaq ay soo saareen Culumaa'udiinka, Waxgaradka iyo Ganacsatada  G/Mudug...
ayaa tibaaxay taageero siinaya in...
Guji...

Beesha Bah-Ararsame oo Maamul Islaami kaga dhawaaqday magaalada Laascaanood

Beesha Reer Khalaf oo Taageertay Maxkamaddii Laga Furay W/ Gaalkacyo

Khudbadii Cadde Muuse ka jeediyey Gaalkacyo  Nov 5, 2006



Bismillaahi Raxmaani Raxiim 

BAYAAN AY SOO SAAREEN INDHEERGARADKA REER PUNTLAND EE  DAGAN DALKA NORWAY 
 

  • Ku: Culumaa’udiinka iyo Waxgaradka Puntland
  • Ku: Maamulka Puntland
  • Ku: Isimada Puntland
  • Ku: Shacabka Puntland 

UJEEDO: BAYAAN 

Anagoo ah jaaliyada Puntiland ee dagan dalka Norway taageersana maxaakiimta shareecada Islaamka , waxaan soo jeedinaynaa talooyinka hoos ku qoran. 
 

    1. Waxaan kula talinaynaa shacabwaynaha reer Puntland inay taageeraan isku xukunka shareecada Islaamka kaasoo looga dhawaaqay meelo ka mida dagaanka Puntland. Waxaanan uga digaynaa in markale la galiyo dagaal sokeeye oo aan sharci ahayn, kaas oo uu ka faa’iidaysanyo cadoga islaamka .
       
    2. Maamulka puntland waxaan ugu baaqaynaa ku dhaqanka shareecada Islaamka ayna u hogaansamaan rabitaanka shacabka Puntland. Waxaan ku dhaliilaynaa maamulka Puntland isticmaalka erayada aan laga fiirsan loona adeegsanyo iska horkeenka shacabka walaalaha ah ee  Soomaaliyeed, iyo soo galinta gobolada Puntland cadawga dalka iyo diinta. Waxaanan xusuusinaynaa inaysan hilmaamin ujeedooyinkii loo doortay oo ay ka mid ahaayeen ka shaqaynta midnimada shacabka Soomaaliyeed, iyo ilaalinta karaamadooda.
       
    1. Waxaanu taageeraynaa bayaankii culumaa’udiinka iyo waxgaradka mudug ay ku taageerayeen maxaakiimta, dadkana ugu baaqayeen ku dhaqanka shareecada islaamka. Sidoo kale waxaanu taageeraynaa maxaakiimta looga dhawaaaqay qaar kamida gobolada Puntland, isla markana waxaanu kula talinaynaa culimaauudiinka in ay dar-dar galiyaan towjiihinta iyo baraarunjinta bulshada si sida ugu dhaqsaha badan shacabka Puntland u qaataan ku dhaqanka shareecada islaamka.
       
    1. Isimada reer Puntland waxaanu kuleenahay ilaahay uga baqa musuuliyada aad dadka u haysaan, hana hilmamina inaad tihiin kuwii soo dhisay maamulka Puntland masuuliyadna idinka saaran tahay in aad toosisaan maamulka hadii ay diidaan ku dhaqanka shareecada islaamka.
       
    1. Waxaana ugu danbayntii u sheegaynaa maamulka iyo isimada puntland in shacabka Soomaaliyed maanta kala gartay cida danahooda wada iyo cida baabi’inaysa, cadawgoodana u adeegaysa.

Magacyada bayankan saxiixay: 

  1. Aaden Xassan Jaamac Madoobe
  2. Abshir Axmed Faras
  3. Alxaaji Jaamac Yuusuf Dhawdhawle
  4. Axmed Bashiir Dhagaweyne
  5. Axmed Cabdi Cali
  6. Axmed Cabdi Dhikil
  7. Axmed Cabdulqaadir Warsame (Qodax)
  8. Axmed Cismaan Carab
  9. Axmed Salaad Cilmi (Birjeeb)
  10. Ayaanle Xirsi Carab
  11. Cabdicasiis Yusuf Birjeeb
  12. Cabdifataax Maxamud Xaaji Xassan
  13. Cabdinaasir Cilmi Xassan
  14. Cabdinaasir X. Ciise Cumar
  15. Cabdinaasir Xuseyn Maxamuud (Afey)
  16. Cabdiqaadir Axmed Samatar (Sursur)
  17. Cabdiqani Axmed Gadhle
  18. Cabdiqani Cali Jaamac (Bari-adag)
  19. Cabdirashiid Cismaan Waraabedheere
  20. Cabdirashiid Shaxbal
  21. Cabdirashiid Sugulle Diiriye (Abaar)
  22. Cabdirashiid Yuusuf Xassan (Gurey)
  23. Cabdira'uf Xaaji Cabdullaahi Cali
  24. Cabdiraxmaan Axmed Daad
  25. Cabdiraxmaan Cabdalle X. Jaamac
  26. Cabdiraxmaan Cali Xassan
  27. Cabdiraxman Aaden Balow Balow
  28. Cabdiraxman Cabdikarim Diiriye
  29. Cabdiraxman Cumar Daad
  30. Cabdiraxman Maxamed Maxamud
  31. Cabdirisaaq Gelle Xirsi Xaarte
  32. Cabdirisaaq Maxamed Haariye
  33. Cabdirisaaq Mire Jibriil
  34. Cabdirisaaq Nuur Cabdulle (ina Nuur Caluula)
  35. Cabdisalaan Jikre
  36. Cabdisalaan Shiikh Cali
  37. Cabdisamad Gelle Shire
  38. Cabdiwahaab Maxamed Muumin (Cabdi Khaliij)
  39. Cabdiwali Sh. Yusuf Aadan Looyaan
  40. Cabdiwali Yusuf Tahliil
  41. Cabdiwaxiid Cilmi Faruur
  42. Cabdixakiim Maxamed Cali Bare
  43. Cabdixamiid Bashiir Axmed
  44. Cabdulaahi Bile Guure
  45. Cabdulaahi Shiikh Xuseyn
  46. Cabdullahi Cawil Bislow-magan
  47. Cabdulqaadir Saciid Daahir
  48. Cabdulqaadir Xasan Abshir (Dhoore)
  49. Cali Aadan Warsame (Daad)
  50. Cali Ciise Weged (Cali Sahal)
  51. Cali Cismaan Biligsey
  52. Cali Cumar Maxamud Samatar
  53. Cawil Cabdiraxman Sh. Cali Gardaad
  54. Ceynaanshe Camale Xuseyn
  55. Cismaan Jaamac Nugaal
  56. Cismaan Maxamed Ismaaciil (Xajiin)
  57. Faarax Xassan Cumar (Heeraab)
  58. Feysal Jikre
  59. Ibraahim Cali Xassan (ina Cali Dheere)
  60. Jaamac Maxamud Cadde
  61. Jaamac Yuusuf Barre
  62. Jamaal Cabdi Xuseyn
  63. Khadar Cabdiqani Mixille Camey
  64. Mahad Maxamed Cabdiraxman
  65. Maxamed Axmed Bile
  66. Maxamed Cabdi Faarax (Maxamed Saambiya)
  67. Maxamed Cabdi Faarax (Shaati cadde)
  68. Maxamed Cabdinaasir Ducaale
  69. Maxamed Cabdiraxman Xirisi (Gaafaa)
  70. Maxamed Cabdirisaaq Cali (Indha yare)
  71. Maxamed Cabdulaahi X. Jaamac
  72. Maxamed Cabdullahi Aden
  73. Maxamed Cabdullahi Cali (Daqare)
  74. Maxamed Cadood Cabdulaahi
  75. Maxamed Cali Maxamed (Isbariije)
  76. Maxamed Khalaf Shirwac (Oday Somaliyed)
  77. Maxamed Xasan Cali Khalid
  78. Maxamed Xassan Jaamac Madoobe
  79. Maxamed Cabdi Baydor
  80. Maxamed Xassan Tiriye
  81. Maxamed Xassan Xirsi (Dhegasayn)
  82. Maxamed Xirsi Maxamuud (Shoodhe)
  83. Maxamud Aaden Buraale (Gamuure)
  84. Maxamud Cali Mire
  85. Maxamud Shiikh Khaliif Weyrax
  86. Maxamuud Faarax Cadde
  87. Maxamuud Jaamac Cilmi (Gurey)
  88. Mowliid Cabdullahi Xoosh
  89. Mukhtaar  Cabdikarim Diiriye
  90. Mukhtaar Axmed Muumin
  91. Mukhtar Xuseen Qoraansey
  92. Muuse Maxamed Xassan Cawl
  93. Mursal salad Werdi
  94. Muxiyadiin Faarax Xasan
  95. Rashiid Xuseyn Maxamed
  96. Saadiq Axmed Diiriye (Dhug dhugle)
  97. Salaal Camale Xuseyn
  98. Saleebaan Baaruud Axmed
  99. Saleebaan Sabarey
  100. Shakiib Maxamed Cabdi
  101. Siciid Maxamud Siciid (Saciid barakan)
  102. Xasan Yusuf Axmed Hilaac
  103.  Xassan Cabdulaahi Cubeyd
  104. Xuseen Camalle Xusseen
  105. Yuusuf Axmed Jaamac
  106. Shuxle Caydaruus
  107. Cabdiraxman Cismaan Faarax (Ilka case) 

Wixii faahfahin ah kala soo xiriira:
Mukhtar Axmed Muumin.
Mobile: +4796651857
Maxamed Cabdullahi Aaden
Maxamed Axmed Bile
Email:
adensed@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 16, 2006

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD