TACSI:::: BEELDAAJE XAAJI C/LAAHI
BEELDAAJE
Qoyska iyo qaraabada uu ka geeriyoodey
marxuum Beeldaaje Xaaji C/laahi, Allah ha u naxariistee,waxaa tacsida loogu
hagaajin karaa Email
mahamudhagi@yahoo.com
oo laga helo Maxamuud Beeldaaje (oo ah wiil uu dhalay Xaaji C/laahi
Beeldaaje)
Anagoo kala ah:
Dahabo Yusuf jamac Garwayne iyo
ciyaalkeeda oo kala ah : Maryan Abshir, Muno Abshir, Mohamoud Abshir, Iyo
fatima abshir
Maryan Yusuf Mire (Maryan Run)
Fadumo Mahad Xaaji Siciid
Muriyo Cumar Jamac (Garwayne)
oo ku nool dalka isu taga imaaraadka carabta (UAE), waxay tacsi tiiiraanyo
leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii iyo dhamaan umad soomaliyeed ee uu ka
geeriyoodey allaha u naxariistee Marxuum Beeldaaje Xaaaji Cabudlaahi
Beeldaaje Maxmed Ismacil oo 19 bishan October ku geeriyoodey magalaada
londen ee dalka ingiriiska, waxay ilaahay uga baryayaan marxuumka inuu
janadii fardwosa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii iyo umada soomaliyeed
ee uu ka geeriyoodeyna uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamin Aamin
Allaha aqbal.
Ahmed Shiino
axmedshiino@hotmail.com | Oct
23
Tacsi: Marxuum Beeldaaje X.
Cabdulaahi Beeldaje Maxmed Ismacil.
Anagoo kala ah:
Dr.Abdulah Abdirahman Mohmd(Libax)
Dr.Ahamed Osman Hagi Farah
Dr.Ahmed Bashir Ali (Faaqo)
Mohammed Baashi Abdulahi Salah Deer
Eng.Mohamoud Said Jebiye
Dr.Ahmed Said Qaloonbi
Dr.Mukhtaar Aadan Hassan
M.Rahmo Said Abdulahi Beeldaaje
Drs.Khadra Hassan Mahd
Drs.Samsam Said Mohamed
M.Asho Ali shire
M.Shurki Abshir Hirsi
Eng.Mohamed A/kadir Mohamoud
Dr.AbdulaFatah Abdulahi Artan
Abwan.Jama Mohamoud Mohammed
Abdullahi Hassan Abshir Cadami
Ali Yusuf Abshir Cadami
Dr.Omer Ibrahim Hagi Farah
Abdu Azis Abdulahi Ali
Jama Isse Moahamoud
Dr.Abdulakadir Jama Isse
Eng.Mohammed Mohamoud Hassa
Mustafe Rage Ali
Omer Ali Farah
Abdi Mohammed Khuurshe
Abdi hakim Mohammed Saleban
Dr.Mohammed Said Yasin
Mohammed Jibril (Catoosh)
Eng.Nasir Said Nasir
Cali Hayir
Burhan Mire Qahiye
Yasin Qahiye Isse
Mohamoud Mohammed Qahiye
Mohammed Said Assair
Mohammed Ali Ahmed Artan Beeldaaje
Mohammed Mohamoud Said (Caana Nuug)
Amal Mohaoud Said (Cano Nuug)
Hooyo Khadro
Ali Ahmed Abees
Mohammed Abdurahman Shahbal
Iyo dhamaan jaaliyad somaliyeed ee dalka Pk tacsi tiiraanyo leh uga
diraynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo guud ahaan umada
somaliyeed meel kastay joogto uu ka geeriyoodey Marxuum Beeldaaje
Xaaji Cabdulaahi Beeldaaje Maxmed Ismacil oo ku geeriyoodey magalada
londen oo dalka ingiriiska taariikhdu markay ahayd 19 October, 2004,
waxaan leenahay ilaahay marxuumka naxariis ha siiyo janadii
fiardoowsana haka waraabiyo dadka soomaliyeedna samir iyo iimaan
haka siiyo. Aamiin Amiin Allaha aqbalo
abdale abdirahman
abdale77@hotmail.com | Oct
22
INAA LILAAHI WA INAA
ILEYHI RAAJICUUN
WAXAANU TACSI U DIRAYNAA EHELADII, QARAABADII,
ASXAABTII IYO DHAMMAAN DADWEYNAHA SOOMAALIYEED EE UU
KA GEERIYOODAY MARXUUM BEELDAAJE XAAJI C/LAAHI
BEELDAAJE MAXAMED BEELDAAJE ISMAACIIL OO KU
GEERIYOODAY MAGAALADA LONDON, 19-KII BISHATAN.
WAXAANU ILLAAHAY UGA BARYAYNAA MARXUUMKA INUU
JANADII KA WARAABIYO, INTII UU KA TEGAYNA SAMIR IYO
IIMAAN KA SIIYO.
waxaa tacsida diraya
dadkan:-
-
Dr Siciid Cali
Faarax ( Jamaludin)
-
Eng. Faysal Cali
Faarax
-
Dr. Maxamuud Cali
Faarax
-
Dr. Axmed cali
faarax
-
Mustafe cali
faarax
-
Maxamed cali
faarax
-
C/majiid cali
faarax
-
c/tawba cali
faarax
-
c/raxmaan cali
faarax
-
xasan cali faarax
-
anwar cali faarax
-
deeq cali faarax
-
c/risaq cali
faarax
-
salebaan cali
faarax
-
c/qaadir cali
faarax
-
C/laahi cali
faarax
-
fowsiyo cali
faarax
-
fa'iza cali faarax
-
suzana cali farax
-
juweriya cali
faarax
-
xaliimo cali
faarax
-
axmed maxamuud
yusuf
-
siciid maxamuud
yusuf
-
sharmaake cali
faarax
-
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
HINDIA::: Annagoo Ah Ardayda Reer Puntland ee wax ka barta Dalka
India waxaanu halkaan tacsi uga diraynaa Beeldaaje
Soo saarayaasha Tacsidaan:
1.Ludfi Mohamed Ismacil
2.iidle Mohamed Shire(Alkha)
3.Cumar Shire yusuf
4.C/risaq Casayr Siciid
5.Jamac Cumar Maxamuud(Xanaano)
6.Nuur C/laahi Jamac
7.C/kaafi Mire Adan
8.Isse Farah Osman
9.Yusuf Mahmoud siciid(Xanaf)
10.C/risaaq Mohamed Siciid
11.Xaaji Mohamed Xaaji
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
WAXAANU TACSI U DIRAYNAA EHELADII, QARAABADII, ASXAABTII IYO
DHAMMAAN DADWEYNAHA SOOMAALIYEED EE UU KA GEERIYOODAY MARXUUM
BEELDAAJE XAAJI C/LAAHI BEELDAAJE MAXAMED BEELDAAJE ISMAACIIL OO KU
GEERIYOODAY MAGAALADA LONDON, 19-KII BISHATAN. WAXAANU ILLAAHAY UGA
BARYAYNAA MARXUUMKA INUU JANADII KA WARAABIYO, INTII UU KA TEGAYNA
SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.
C/Razzak Casayr
assayr@hotmail.com | Oct 22
TACSI::: KA TIMID SOOMAALIDA
MALAYSIA:::
Anniga
oo ah: Engr. Moxamed Ciisa Jaamac oo deggan Johor Malaysia iyo
dhammaan reer Puntland oo kala jooga Malasiya waxaan tacsi u
direynaa Eheladdii iyo Beshii uu ka geeriyoodey Beeldaaje Xaaji
Cabdullahi Beeldaaje Maxamed oo ku geeriyooday London Dalka
Ingiriiska. Waxaan tacsi taas lamid ah u direynaa dhammaan Maamulka,
Isimada, Salaadiinta iyo shicibka reer Puntland. Waxaanu leehanay
Samir iyo iimaan Ilaahay ha idinka siiyo, isagana Jannadii Fardowsa
ilaahay ha geeyo, kuwa bisha barakaysan ee Ramadaan fadligeeda
janada ku gala oo loogu danbi dhaafona Ilaahay haka mid dhigo.
Aamiin, Aamiin , Aamiin .
mjcom76@hotmail.com
Anagoo kala ah
Muuse C/raxmaan Xaajisiciid
Axmed Muuse C/raxmaan Xaaji Siciid
C/laahi Axmed Jeenicade
Jamaal C/laahi Axmed Jeenicade
Claahi saalax Jeenicade
C/laahi Maxmuud Jeenicade
Mahdi Muuse C/raxmaan Xaaji Siciid
Maxmed MUuse C/raxmaan Xaaji Siciid
Kiin Muuse C/raxmaan Xaaji Saciid
Jaamac C/raxmaan Xaaji Siciid
Waxaan Halakan tacsi uga direynaa Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday
Marxuum Beeldaaje Xaaji C/laahi Beeldaaje Maxm,ed Oo Dhawaan ku Geeriyooday
dalka Boqortooyada Ingriiska magaaladeeda london.
axmed muuse <taraafiko11@hotmail.com>
| 22 oct 2004
Tacsi: Marxuum Beeldaaje X. Cabdulaahi
Beeldaje Maxmed Ismacil.
Anagoo
kala ah:
- Dr.Ahmed Osman Hagi Farah
- Dr.Abdulahi Abdurahman Mohammed
- Dr.Ahmed Bashir Ali (Faaqo)
- Mohammed Baashi Abdulahi Salah Deer
- Eng.Mohamoud Said Jebiye
- Dr.Ahmed Said Qaloonbi
- Dr.Mukhtaar Aadan Hassan
- M.Rahmo Said Abdulahi Beeldaaje
- Drs.Khadra Hassan Mahd
- Drs.Samsam Said Mohamed
- M.Asho Ali shire
- M.Shurki Abshir Hirsi
- Eng.Mohamed A/kadir Moahmoud
- Dr.AbdulaFatah Abdulahi Artan
- Abwan.Jama Mohamoud Mohammed
- Abdullahi Hassan Abshir Cadami
- Ali Yusuf Abshir Cadami
- Dr.Omer Ibrahim Hagi Farah
- Abdu Azis Abdulahi Ali
- Jama Isse Moahamoud
- Dr.Abdulakadir Jama Isse
- Eng.Mohammed Mohamoud Hassa
- Mustafe Rage Ali
- Omer Ali Farah
- Abdi Mohammed Khuurshe
- Abdi hakim Mohammed Saleban
- Dr.Mohammed Said Yasin
- Mohammed Jibril (Catoosh)
- Eng.Nasir Said Nasir
- Cali Hayir
- Burhan Mire Qahiye
- Yasin Qahiye Isse
- Mohamoud Mohammed Qahiye
- Mohammed Said Assair
- Mohammed Ali Ahmed Artan Beeldaaje
- Mohammed Mohamoud Said (Caana Nuug)
- Amal Mohaoud Said (Cano Nuug)
- Hooyo Khadro
- Ali Ahmed Abees
- Mohammed Abdurahman Shahbal
Iyo dhamaan jaaliyad somaliyeed ee dalka
Pakistan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii
iyo guud ahaan umada somaliyeed meel kastay joogto uu ka geeriyoodey Marxuum
Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi Beeldaaje Maxmed Ismacil oo ku geeriyoodey
magalada londen oo dalka ingiriiska taariikhdu markay ahayd 19 October,
2004, waxaan leenahay ilaahay marxuumka naxariis ha siiyo janadii
fiardoowsana haka waraabiyo dadka soomaliyeedna samir iyo iimaan haka siiyo.
Aamiin Amiin Allaha aqbalo.
Ahmed Shiino <axmedshiino@hotmail.com>
JAALIAYADA PL EE KU SUGAN ISLAMABAD
Dhamaan jaliyada reer puntland ee ku sugan
islamabad waxay tacsi u diraysaa marxuum beeldaaji xaaji c/laahi maxamed
beeldaaji ismaaciil oo ku geeriyooday dalka ingiriiska waxayna ilaah uga
baryaan in ilaah janadii kawaraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka
geeriyooday samir iyo iimaan ka siiyo aamiin ...aamiin ..aamiin, waxaana
tacsida diraya:
- 1:Axmed cismaan shiino
- 2:yaasiin qaxiye ciise
- 3:Axmed siciid qaloonbi
- 4:c/raxmaan diiriye
- 5:c/xakiin maxamed saleeban
- 6:Eng:Naasir siciid naasir
- 7:maxamed siciid maxamed
- 8: maxamoud jebiye
- 9:cumar ibraahin xaaji faarax
- 10:c/risaaq maxamed khuurshe
- 11:c/casiis c/laahi cali
- 12:cali xayir maxamuud
- 13:jamac jiir
- 14:maxamed c/risaq cagay
- 15:xidig maxamed caananuug
- 16:burhaan mire qaxiye
- 17: maxamuud maxamed qaxiye
- 18:Barkhad cartan qurxan
- 19:maxamed cabdi risaaq dayib
- 20:mukhtaar aadan xasan ( zaki)
- 22:c/fataax jay jay
- 23; cumar cali raqam
- 24:c/nuur cali gooni
- 25:c/fataax mire waaberi
- 26:Raxmo siciid c/laahi
- 27:shugri abshir cismaan
- 28:samsam siciid dheere
- 29 amaal maxamed caananuug
- 30:Idil mustafe
yaasiin qaxiye ciise <qaxiye98@hotmail.com>
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Waxaa halkan tacsi diraya dadkan hoos ku qoran
1. Eng. Abdi Shiikh Axmed C/lle Habarwaa
2. Drs.Mahado Shiikh Axmed C/lle Habarwaa
3. C/laahi Sh. axmed c/lle habarwaa
4. C/qani sh. axmed c/lle habarwaa
5. Xaliimo Sh axmed c/lle habarwaa
6. C/raxmaan Sh. axmed c/lle habarwaa
7. C/weli sh. axmed c/lle habarwaa
8. C/naasir sh. axmed c/lle habarwaa
9. C/kariim sh axmed c/lle habarwaa
10. Maxamuud sh axmed c/lle habarwaa
11. Maxamed sh axmed c/lle habarwaa
12. burhaan sh axmed c/lle habarwaa
13. caasho weged habarwaa
WAXAANU TACSI U DIRAYNAA EHELADII& QARAABADII, UU KA GEERIYOODAY MARXUUM
BEELDAAJE XAAJI C/LAAHI BEELDAAJE MAXAMED BEELDAAJE ISMAACIIL OO KU
GEERIYOODAY MAGAALADA LONDON, 19-KII BISHATAN. WAXAANU ILLAAHAY UGA
BARYAYNAA MARXUUMKA INUU JANADII KA WARAABIYO, INTII UU KA TEGAYNA SAMIR IYO
IIMAAN KA SIIYO.
Aamiin, Aaamiin, Aaamiin
degan cali <degan2006@hotmail.com>
Inaa Lilaahi Wa
inaa ileyhi Raajicuun.
-
1. C/kaafi Mire Adan.
-
2. Yusuf Maxamuud Saciid (Xanaf).
-
3. Omar Shire Yusuf.
-
4. Jamac Cumar Maxamuud(Xanaano).
-
5. Ciise Cusmaan Faarax.
-
6. Maxamuud Mire Jaamac.
-
7. C/risaaq Mohamed C/laahi.
-
8. Ludfi Maxamed Ismaciil.
-
9. A/risaq Casayr Saciid.
-
10. Maxamad Jaamac Maxamed.
-
11. Iidle Maxamed Shire (Alkha).
Iyo dhaman
ardayda soomaliyeed ee wax ka barata wadanka Hindiya waxay tacsi
tiiraanyo leh u dirayan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey
Marxuum Beeldaaje Xaaji C/lahi Beeldaaje Maxamed Ismaacil oo ku
geeriyodey magaalada London ee wadanka English-ka 19/10/2004.
Waxayna
ilaah uga baryayaan in uu janadii Firdowsa ka waraabiyo inagana
Samir iyo iimaan inaga siiyo.
Aamiin
Aamiin Aamiin
yuusuf Mohamoud <xanaf3@yahoo.com>
TACSI
Anigoo ku hadlaya magaca jaaliyadda Beesha Reer-Cumar meelkastoo ay
ku sugan yihiinba waxaanu tacsi walaaltinimo ku dheehan tahay u
diraynaa guud ahaan beesha Cali Saleebaan Gudo iyo Dibadba, gaar
ahaana Qoyskii
iyo Eheladii uu ka geeriyooday Beeldaaje Xaaji Cabdullahi Beeldaaje
Maxamed oo ku geeriyooday Dalka Ingiriiska. Waxaanu leehanay
Samir iyo iimaan Ilaahay ha idinka siiyo, isagana Jannadii Fardowsa
ilaahay ha geeyo, kuwa bisha barakaysan ee Ramadaan fadligeeda
janada ku gala oo loogu danbi dhaafona Ilaahay haka mid dhigo.
Aamiin.
Faarax Maxamuud Aw-Cismaan
farahawosman@yahoo.com
Tacsi
1.Mohammed Ali Farah (shiino)
2.Mahamud hayir Ibrahim ( Caaqil)
3.Mohamud said yaasiin( kashakiyay)
4. Abdisalan farah hasan ( cadoosh)
5.Eng.Adbukadir asair said
6.Abdirahman farah Ali
7.Mohamed Abdulahi Jama
8.Ismail farah yusuf (xaji dacam)
9.Mohamud mahamed Halani
10.Mohamed Abdinur
11.prof Ismail Ali Artan
12.Mohamed Farah dalmar
13.Mohamd Farah yaasin
14.Mohamed said Hasan
15.Sheekh Ali Nuur Ahmed
16.Mohamed Abdukadir Osman (shariif)
17.Dr.Ahmed yusuf Galan
18.Haaruun bowladle
19.Abdifatah Mohamed (Qow)
20.Abdirizak bootan
21.Mohamed Isse
Anaga oo ah dhamaan Dadkan kor ku
xusan waxaanu TACSI U DIRAYNAA EHELADII, QARAABADII, ASXAABTII IYO
DHAMMAAN DADWEYNAHA SOOMAALIYEED EE UU KA GEERIYOODAY MARXUUM BEELDAAJE
XAAJI C/LAAHI BEELDAAJE MAXAMED BEELDAAJE ISMAACIIL OO KU GEERIYOODAY
MAGAALADA LONDON, 19-KII BISHATAN. WAXAANU ILLAAHAY UGA BARYAYNAA
MARXUUMKA INUU JANADII KA WARAABIYO, INTII UU KA TEGAYNA SAMIR IYO
IIMAAN KA SIIYO.
Aamin Aamin Aamin
October 20, 2004
TACSI
Anagoo ah:
-
XAAJI IBRAAHIM UNLAAYE
-
XAAJI CALI UNLAAYE
-
XAAJI CALI DALMAR
-
DR. YAASIIN FAARAX CARTAN
BEELDAAJE
-
DR. MAXAMED CALI XASAN
-
MAXAMED AXMED CARTAN BEELDAAJE
-
CABDISAMAD YUUSUF BEELDAAJE
-
XAAJI SICIID SH. MAXAMED XASAN
-
XILDHIBAAN MIRE XAAJI FAARAX
-
SULDAAN CIISE XASAN CUMAR
-
MUSE XAAJI MAXAMED (MUSE HALAC)
-
MAXAMED MAXAMUD AXMED (GURUNGUR)
-
ABYAN MAXAMED SAALAX (LADANE)
-
FAARAX MAXAMUD (FAARAX KUWEYT)
-
ENJ. MAXAMED SAALAX SHIRWA
-
C/RAXMAAN AXMED NUUX
-
MAXAMED YUSUF AW CALI
-
MAXAMED CISMAAN CABDI (TAAGANE)
-
KULMIYE C/LLAAHI MAXAMED
-
SICIID AADAN ROORE
-
LADANE MAXAMED BOOS
-
CALI FAARAX XAAJI SICIID
-
ANIIS AXMED IDIRIS
-
C/CASIIS CUMAR DALMAR
-
MAXAMUD CISMAAN X. FAARAX
-
YUUSUF GUURE YUUSUF
WAXAANU TACSI U DIRAYNAA EHELADII,
QARAABADII, ASXAABTII IYO DHAMMAAN DADWEYNAHA SOOMAALIYEED EE UU KA
GEERIYOODAY MARXUUM BEELDAAJE XAAJI C/LAAHI BEELDAAJE MAXAMED
BEELDAAJE ISMAACIIL OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA LONDON, 19-KII
BISHATAN. WAXAANU ILLAAHAY UGA BARYAYNAA MARXUUMKA INUU JANADII KA
WARAABIYO, INTII UU KA TEGAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.
AAMIIN!! AAMIIN!! AAMIIN!!
mohamed yusuf <darwiishka2@hotmail.com>
ALLAH HA U NAXARIISTO BEELDAAJE XAAJI C/LAAHI
BEELDAAJE
Waxaa maalintii talaadada ee bishan
October, 2004 ku geeriyooday London allaha u naxariistee Beeldaaje Xaaji
Cabdullahi Mohamed. Xaajiga oo da’diisa lagu qiyaasey 90 sano waxuu soo hogaamyey muddo
kor u dhaaftey 60 sano Beesha Ali Saleebaan iyo kuwa ku dhafan oo ka mida
ah beelaha waaweyn ee degan gobolka bari iyo kismaayo.
Xaajigu waxuu horomar guud kasoo qaatey
horumarinta iyo u shaqeynata dhamaan beelaha ku nool gobolka bari. Xaajigu
waxuu ahaa nin nabada aad u jecel hase
yeeshee xaga siyaasadana ku horeeya, meel
dheerna arimaha ka fiiriya. Waxuu ku jirey barlamaankii Somalia ilaa markii
xoriyada la qaatey oo u metelayey shacabka bari. Xaajigu waxuu guulo badan
oo nabadeed kasoo hoyey marar badan oo colaad ay dhex martey beeshiisa iyo
beelaha la degan bari. Markastana asogoo eegaya danta guud ee dhamaan
ehelada wada degta Gobolka bari. Marar badan oo dhalinyaradiisu ay la
baxday seefta colaadeed ayuu is hortaagey asagoo eegaya nabada beelaha guud
oo dhan oo u arkay dad walaalo ah.
Waxaanu uga mahad celinaynaa dhamaantaya
jaaliyada ku nool North America sidii sharfta laheyd ee Xaaji Abdullahi uu
soo hogaamiyey, isuguna duubey beeshiisa Cali Saleebaan mudadan kor u
dhaaftey 60kii sano ee lasoo dhaafey. Waxaan kale oo uga mahad celinaynaa
sidii qiimaha lahayd ee uu walwaaley magaca beeshiisa mudadan dheer oo kor
ku sheegay.
Inskastoo ay adagtahey in la helo maantey
nin buuxiya booskaas xaajigu baneeyey, hadana waxaan u rajeyneynaa
hogaamiyaha (ama hogaamiyaasha) qaada magaca tolkooda iney maraan tubtii uu
horey u marey marxuum Xaaji Abdullaahi, howshiina meeshii iyo in ka dheer
kasii wadaan. Magacana tolkooda iyo xilka la saareyna ay ilaaliyaan.
Xaajigiina Jannaddi fardawsa allaha ka
waraabiyo.
Mohamoud Mire X. Saciid,
Somali Community Representative
NJ, USA
For comments email:
mohamoudsaid@yahoo.com
20/10/2004
BEELDAAJE XAAJI C/LAAHI BEELDAAJE OO
19/10/2004 AFURKII KUGEERIYOODEY LONDON, UK
inaa lilaahi wa inaa
ilaahi raajicuun tacsi
Anigoo
ah abdisamad yuusuf mohamed (abwaan) waxaan halakan
tacsi uga dirayaa ilma beeldaaje xaaji c/laahi beeldaaje
maxamed iyo umada gobolada puntland iyo guud ahaan
umadda soomaliyeed, waxaanan uga tacsiyadaynayaa geerida
naxdinta leh ee ku timid isinki ugu dada weynaa gobolda puntland
BEELDAAJE XAAJI C/LAAHI BEELDAAJE MAXAMED BEELDAAJE
ISMAACIIL BEELDAAJE oo ku geeriyooday caawa
magaalada london 19-10-2004 oo ku aadan bisha barakaysan
ee ramadaan 4-ramadaan.
Beeldaajuhu wuxuu
geeriyooday xiliga afurka magaalada london, wuxuuna ahaa
shaqsi cibaado badan laguna xasuusan doono, hogaankiisii
toosnaa iyo qayb ka qaadashadii nabada, beeldaajuhu da
ahaan wuxuu madaxa la galay sagaashameeyo, waxaan
ilaahay uga baryaayaa in ilaahay naxariistii jano ka
waraabiyo, intuuu ka tegeyna samir iyo imaan ka siiyo
aamiin
aamin
abdisamad yusuf <xsangaale@hotmail.com>
Faafin: SomaliTalk.com | Oct 19,
2004
|