SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAKA & MADIINA

Mashaariicda Guryaha iyo degaanka Makka Iyo Madiina

Mashaariicdaan lagu degayo Makka iyo Madiina waa mashaariic cusub. Waxaadna ka heli kartaa guryo aad ku bixisid si tartiib tartiib ah.

  • Ma Rabtaa in Salaadaadu noqoto 100,000 halkii salaad
  • Ma doonaysaa meel aad diinta ka baranaysid
  • Ma doonaysaa in aad u dawaato dhulka Ilaahay ugu jecel yahay
  • Ma doonaysaa nebigeena suuban (SCW) meelihii uu maray i aad ishaada ku daawato  oo aad ku cibaadaysato meelihii uu rasuulku ku cibaadaystay
  • Ma doonaysaa meeshii uu u duceeyay nabiyulaahi Ibraahiim iin aad degto
  • ma doonaysaa in Samsamkii aad ka agdhawatid
Nimcooyinka meeshaan lama tirin karee haddii ay Jawaabtaadu tahay haa nagala soo xiriir meelshii kuugu dhaw.

Guryuhu waxay ka kooan yihiin:-

  •  3 qol oo jiif ah.
  •  1 fadhi
  •  1 Jiko
  •  3 Xamaam ( Musqulo)
  •  1 qolka cuntada
Qiimuhu waa :  $98500

Ugu horayn waxaad bixinaysaa = US $20,000

Markii aad guriga furihiisa qaadanaysid = US $ 20,900

Bilkastana waxaad bixinaysaa = US $ 1,200

Waxaa ay kugu qaadanaysaa 48 Bilood

US $ 57,600   : 1,200 x 48 Bilood = 57,600 

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xiriiri kartaa:-

Dr.  Hassan Mattaan  00447957147764 / 02088555451/  0208 8550034/ 00966541959202 / 00966505518298

E-mail: info@mattaanltd.com

Address: Room 219B, 2nd Floor Block P, Island Business Centre, Wellington Street, Woolwich, London SE18 6PF.

Address Saudi Arabai: Ground Floor Attkan establishment, Attallah Centre- Beside Albik Restaurant, Alazizia Alshamalia, Mekkah, Arab Saudi Kingdom

Wakiillo/Agencies:- 

  • Kenya:

  • Dubai

  • Somalia

  • Sweden

  • Finland

  • Norway

  • Masar

iyo meelo aad u badan haddii aad xiisaynayso degdeg u gaar.

LINK: http://www.mattaanltd.com/

Dr Hassan Mattaan
Director
Mattaan Ltd
Saudi Arabia & London
00966541959202

E-mail: info@mattaanltd.com

Faafin: SomaliTalk.com | Sept 20, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com