Tacsi Inaalilaalihi wa Inaa Ilaahi raajicuun:
Marxuum Yuusuf Maxamed Axmed Feero
INJ C/risaaq Omar Sheekhaduun
Maxmed Siuciid Dheere
Cabdweli Salaad Cali Hogato
Cawaale Jaamac salaad
idle Macalain Cumar
Nabdoon Cabdisalaan Cumar Maxmed Xaajai
Dr Maxmuud Sh Ciid
Dhamaan Dadkaasi waxay tacsi u diryaan Marxuun
Yuusuf Maxamed Axmed Feero oo ku geriyooday Dalka
Ethobiya Magaalaad Adis ababa.
waxay eebe uga baryaan inuu jandii ka Waraabiyo qaraabdii iyo dadkii uu ka
geeriyodayna Samir iyo iimaan alle ha k siiyo Amiin amiin
Tacsi: Marxuum Yuusuf Maxamed Axmed (FEERO) oo
ku Geeriyoodey Addis Ababa...
Waxa halka tacsi uga direeyna Qaraabada iyo Ehelka Uu ka
geeriyoodey marxuum Yuusuf Maxamed Axmed (FEERO) oo Jimce April 25, 2008
ku geeiyoodey magaalada Addis Aba ee dalak Itoobiya. Waxana illaah uga baryeynaa
Naxariis.
Waxa tacsidan Diraaya Jalliyada beesha cabdi koombe (Jambeel) ee
addis ababa Ethopia:
1.Cumar Yuusuf Fataax
2. Maxamed Bashiir Maxamed Barre
3. AXmed Nuur Qodax
4. Aden Nuur Qodax
5.Yusuf Cali Adan
6. Khadar Yusuf
7. Jaamac Maxamed Cumar Fataax
8. Maryam Maxamud Maxamed Barre , IYo
Dhamaan Jaliyada beesha ee ku sugan Addis Ababa. Waxan illaah
uga baryeynaa marxuum Yuusuf Feero Inu illaahay ka warabiyo janada fardowsa
ehelkiisana waxan u rajeyn samiir iyo imaan , illaahay ha uu naxariisto amiin
amiin amiin
Waxaa kale oo tacsi taas la mid ah diraya:
- Bootaan Barre Samantar (Holland)
- Cabdiraxmaan maxmuud yusuf iyo qoyskiisa(Danmark)
- Faarax cayr iyo qoyskiisa (Danmark)
- Mursal Cali aadan iyo qoyskiisa(Danmark)
- Cabdullahi cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
- Yasiin cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
- Axmed cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
- Xasan cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
- C/rashid maxamuud Yusuf (UK)
- Canab maxmuud yusuf(Danmark)
- Maxmed bootaan barre (Holland)
- Saharo xasan saciid (Holland)
- Maxmed xasan saciid (Sweden)
- maxamed bashiir maxmed(Sweden)
- Abshir maxmed barre(Sweden)
- Cabdalla xasan saciid(Sweden)
- Saciid xasan saciid(Sweden)
- Camale cumar faatax (UK)
- Cabdirisaaq caynab (UK)
- Maxmuud cabdirisaaq barre(UK)
- Faysal cabdirisaaq barre(UK)
- Cabdiraxmaan xayir(UK)
- Nuur cabdirisaaq barre(UK)
- Cusmaan cabdirisaaq barre(UK)
- Bashiir maxmed barre(UK)
- Nimco maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
- Safiyo maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
- C/risaaq Maxamuud Yuusuf (Dubai)
- Maxamuud Maxamed Barre (Dubai)
- Maxamed Cabdi Barre (Dubai)
- Dharaar Shabeele (Yemen)
- Maxmed cali Aadan(USA)
- Saciid yusuf faatax(USA)
- Cusmaan Barre (Faarax)
- Cabdirashiid xayir(USA)
- Maxmed cabdirisaaq barre(USA)
- Maxmuud axmed maxmuud(USA)
- Saciid cadirisaaq barre(USA)
- Yusuf axmed maxmuud(USA)
- Faadum caynab(USA)
- Hodan nuur qodax(USA)
- Faaduma axmed maxmuud (USA)
- Yaasmiin axmed maxmuud(USA)
- Nasro maxmuud yusuf (Jarmalka)
- Aamina maxmuud yusuf(Jarmalk)
Marxuum Yuusuf Maxamed Axmed (FEERO), Allah ha u naxariistee,
waxa uu ahaa ganacsade aad looga yaqaan Soomaaliya, gaar ahaan Gobolada Woqooyi
Bari ee Soomaaliya.
Allah ha u naxariisto marxuumka, ehelkana samir iyo iimaan.
Faafin: SomaliTalk.com | April 26, 2008
|