SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - DATE
Daabaco Boggan | Print

CASHARKA 15aad
[Taariikhda oo lagu daro bogga]

DATE
Taariikhda oo maanta ah  waxaan baraneynaa qaabka loo qoro taariikhda oo Af Soomaali ah.

Si taariikhda oo Af Soomaali ah looqoro waxaa la adeegsankaraa "javascript" oo kamida ah xeerka la adeegsado si taariikhdu ay uga soobaxdo bog internet ah, waana kan hoos kuqoran xeerka "javascript" ee taariikhda.

Xeer

<SCRIPT LANGUAGE="JavaScript"> 
var magacaBisha = new  Array("Jannaayo","Febraayo", "Maarso", "Abriil", "Maajo", "Juunyo", "Luulyo","Agoosto", "Sibteembar", "Octoober", "Nofeembar", "Disembar"); 
var now = new Date(); 
document.write (magacaBisha[now.getMonth()] + " " + now.getDate() + ", " + 2001); 
</SCRIPT> 

Maxsuul
 

Ufiirso

Si xeerkani uu siwacan ugu shaqeeyo waxaa haboon in sadar cusub lagabilaabo var iyo document.

Dabcan xeerkaan waa loo bedelikaraa bilaha oo Af Ingiriisi ah iyada oo bilaha Af Soomaaliga ah labedelayo, sida kamuuqata xeerka hoos kuqoran.

Xeer
<SCRIPT LANGUAGE="JavaScript"> 
var magacaBisha = new Array("January","February",
"March","April","May","June","July", "Agust","September","October","November","December"); 
var now = new Date(); 
document.write(magacaBisha[now.getMonth()] +
 
" " + now.getDate() + ", " + 2001); 
</SCRIPT> 

Maxsuul


Waxaa dhicikarta in loobaahdo in laqoro taariikhda oo ay lasocoto maalinta sida halkan kamuuqata oo kale

Xeerka tariikhdaas sare samaynayaa wuxuu noqon doonaa sidan:

<SCRIPT LANGUAGE = "JavaScript">
<!--
// Array of day names
var dayNames = new Array("Axad","Isniin","Salaasa","Arbaca","Khamiis","Jimce","Sabti");

var monthNames = new Array("Jannaayo","Febraayo","Maarso","Abriil","Maajo","Juuyo","Luulyo",
"Agoosto","Seteembar","Octoober","Novembar","December");

var dt = new Date();
var y = dt.getYear();

// Y2K compliant
if (y < 1000) y +=1900;

document.write(dayNames[dt.getDay()] + ", " + monthNames[dt.getMonth()] +
" " + dt.getDate() + ", " + y);
// --> </SCRIPT>
 

Waxaa kale oo jira xeerar aan ahayn javascript oo soo saara taariikhda waxaana kamida xeerka hoos kuqoran.

Xeer
<!--#config timefmt="%a, %B %d, %Y" --> <!--#echo var="DATE_LOCAL" -->
 

Maxsuul
Maxsuulkani wuxuu kasoobaxayaa oo keliya qaybkamida "servera-da"
 

Casharka xiga waxaan ku baran doonaa qaabkee ayaa loo samaysan karaa dot.com ama website...


BOGGA HORE

BOGGA XIGA