SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - KISMAAYO

  • Sagaal Doonyood iyo Labo markab oo Kismaayo Dhuxul ka Qaadi lahaa oo Ay Maleeshiyo ka Xanibeen in Dhuxusha lagu raro..

Kismaayo oo ay Kusoo Badanayaan dhigashada isbaarooyinka ay maleeshiyooyinka caraysan dhiganayaan laamiyada waaweyen ee magaalada kismaayo

Waxaa baryahan si xowli ah u sii kordhaya dhigashada isbaarooyinka ay dhiganayaan maleeshiyada caraysan ee ku abtirsata isbahaysiga dooxada jubba ku waas oo aan cidina ka amar qaadan.
Xaalufin lagu hayo Dhirtii Gobalada Jubada dhexe Iyo J/Hoose... Nov 12, 2003

Waxaa wali loo maaro la'yahay qaadida isbaarooyinka ay dhigteen maleeshiyooyinka hubaysan ayadoo iminka dhibka ugu wayen ay geesteen isbaarooyinkan ay tahay xanibaad ku timid ilaa sagaal doomood iyo labo markab oo xamuul ah oo ku xiran dakada caalamiga ah ee magaalada kismaayo, kuwaas oo waday badeecooyin kaladuwan ayna tahay sidii ay oga soo shiraacdeen wadamadaasi khaliijka, kuwaasoo doonaya inay dhuxul ka qaadaan baqaarada waaweyn ee lagu kaydiyo dhuxusha ee ku yaala nawaaxiga magaalada kismaayo, waxaana adag rajada laga qabo in maleeshiyooyinkan ay fasaxaan gaadiidka xamuulka ah ee dhuxusha u daad gureeya dakada, waxayna maleeshiyada amuurtaan kaga gol leeyihiin si aysan wax canshuur ah ama daqli ah aysan u soo galin qasnada isbahaysiga dooxada jubba.

Si kastooy ahaataba abaanduulaha ciidamada isbahaysiga dooxada jubba co. cabdi laahi sh/ ismaaciil farataag ayaa waxa uu sheegay in ay ciidamada siiyeen mushaarkii ay lahaayeen balse ay jiraan shaqsiyaad dhif ah oo aan la siin mushaarka.

Hadaba gudoomiyaha isbahaysiga dooxada jubba ayaa waxa uu wadaa wada xaajoodo uu la leeyahay raga hogaamiya maleeshiyo beeleedyada ayadoo maalinba maalinta ka danbaysa ay sii kordhayaan jidgooyooyinka.

Dhinaca kale wareegtadii dhawaantan kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha isbahaysiga oo shaqada looga joojinayay 34 mas'uul oo kala waday howlaha kastomerka ee dakada ayaa haatan waxaa si rasmi ah loogu magacaabay cawil cali barre ayadoo ay muuqato in ay fowdo wadaan ragii horay u waday howlahaasi ayadoo uu xilkaasi uu horay u hayay xuseen dhicis, waa sida la weriyeye.

Faysal xaaji siaad muumin
kismaayo somaliya
faysalsiyaad@hotmail.com 

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 28, 2004

. Muqdisho iyo Maridda Waddooyinka
. Nolosha Dhabta ah ee Muqdisho


Wararkii Maanta:: Nov 27
»Adan Yuusuf Culumo: musharaxnimada Gobolka Banaadir.. 
»Farqiga u dhaxeeya magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa...
»Sheekh Aweys "Wanaagga dadka Soomaaliyeed ayaa..."
»Xidhibaan Muunye: Anigu waxaan qabtay shacabku way..
... Wararka oo Dhammaystiran ka akhri halkan... Guji...

Sam-Sam Waxay i xasuusisay 25 cisho oo ayaanu ku jiray Xabsiga dhexe ee Hargeysa
Waqtigaas oo uu na xukumay wasiir... Maxamed Diridhaba

Dhibaatada Gaartay Samsam Dadweynaha Caadigaa ah Shuqul kuma laha
waxaase dhabarka u ridanaya xukuumadda SL C/Waaxid Khalif

Shirweynihii Koowaad ee Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Dhacay | Warbixintii Amiin


Janaayo 23, 2002: Hay'ad Samaafal Soomaaliyeed oo Qalab Mucaawino ah u Qaybisay Naafo iyo Waayeel Soomaaliyeed oo kusugan Cadaado iyo Banaadir  

QISADII MADHOODHOW: Wuxuu ku Qadeeyaa Qaadka, Wuxuuna ku Casheeyaa Ciidda, Oolyadana wuu ku Qubeystaa: Waxa uu ku nool yahay magaalada Muqdisho, magaciisuna waa... Guji...

<><><>

SOMALITALK.COM KA AKHRI:

Sawirada: Google & Yahoo search

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
MADHOODHOW
Wuxuu ku Qadeeyaa Qaadka, Wuxuuna ku Casheeyaa Ciidda, Oolyadana wuu ku Qubeystaa: Waxa uu ku nool yahay magaalada Muqdisho, magaciisuna waa... Guji...
 
FILIMADA ANSHAXA XUN
Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...
 
GALCAARKA
Fulinta Dhaqantoosinta iyo La dagaallanka HIV/AIDS-ka:
Ka digtoonaansho qorshaha shisheeye oo ah mindi laba-afle ah...
Guji
 
CAAFIMAADKA
AIDS | CHOLERA | SOKOROW | JABTADA | SHIFO
Faarax Axmed Muuse | Karachi
 
QISO NAXDIN LEH
Fadeexada Paltalkga: iyo Dulmiga Walaasha Muslimada ah....... GUJI....
 
SAWIRRO XAMAR
XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO
 
XIJAABKA
»Maxamed DHeere oo Indh shareerka mamnuucay

»
Faransiiska oo iskuulada ka mamnuucay Xijaabka...

»Yusuf Shabac II oo Raali Geliyay Jaaliyadda Guji...
 
DAROOGADA QAADKA
KHASAARAHA DHAQAN-DHAQAALE EE QAADKU KU HAYO SOOMAALIYA:
Waxaa lagu qiyaasay in garoonka Deyniile oo keliya laga dejiyo qaadka nooca Miirowga loo yaqaan oo qiimihiisu dhan yahay $170,000/bishiiba, taas oo sannadkii ka dhigeysa $2,040,000. Eeg halkan... Qiyaas akhristow inta ardayga Soomaaliyeed uu ku dhigan karo Jaamacad kutaal Soomaaliya..
Guji.. 

BOSASO: Kasoo horjeedka Cisbitaalka Boosaaso waxaa kuyaal suuqa daroogada Qaadka oo ay  kasoo baxdo miisaaniyad lagu qiyaasay $US50,000 maalintiiba, laakiin lacagta halkaas ka soo baxda iyo cashuurteedu toona ma gaaraan cisbitaalka, sidaas waxaa qoray...
 ABC Australia...
 
MUSLIMIINTA CUSUB
Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..

Dhakhtar Ajnabi ah oo ka tirsan dhakhaatiirta Isbitaalka SOMRUS oo Islaamay: Dr. Maxamed Cali oo horeyna loo oron jiray Dr. Nikiforov Pavel ayaa islaamay Muqdisho Guji

Singapore: 500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka.. Guji
 
QISO XIISA LEH
“Sawirkan Lama Ogala. Waxan Rabna Sawir Midab ah oo wajiga, timaha iyo qoorta wada muuqato”, Guji.. ..

Sheekadii Kiishka... Guji/
 
BARO QAARADA AFRIKA

AFRIKA: DUNI DAHAB AH IYO MALAB DAMEER SAARAN!! aKHRI: Wax ka baro Qaaraddaada