ARDAY SOOMAALIYEED OO JOOGA ASIA
OO KA DHIIDHIYAY ARINTA SAMSAM
marka hore waxaan leeyahay in
ilahaay u fududeeyo dhibta gabadha yarta ah haysata iyadoo qoom
xun ilahay gacanta u gashey oo aan bili,aadantinimo iyo
islaantinimo toona astaan ay leeyihiin aysan ka muqan
waxaana ka codsanayaa dadka
xasusan dhimashada iyo aakhiro in xaqa loo hiiliyo aan qoomkaan
cilmaaliyiinta ah ee aan xaqdhoowreyn saqiirkaas yarka ee aan
danbiga laheyn ay gar gaar u fidiyan ,xaqana ku dhawaqan kana
hortagaan dulmiga ay wadaan hadii kale waa mid meel u yaala
umada ay matalaan ,mar ay noqotana ay ka shalaayi doonan
dulmiga ay isugu fiirsanayaan ,ama intooda badani ay isu
riyaaqayaan
waxane eeba uga baryayaa inuu ka
saara saqiirkaan aan danbiga laheyn ama aan galabsan dulmiga
lagula kacey ,kana jaasa mariyo cilmaaniyiinta ay gacanata ugu
jirto ciqaab kulul aduun iyo aakhiro labadaba ,aayna ka arkaa
calaamad ,dulmigooda aduunka hortisa ,
waxaan kaloo ka codsanaya
walaalaha soomaliyed meelkasta ay joogan iney canbaareyn kasoo
jeediyaan ficilka xun ee lagula kacey samsam oo ah gabar
soomaliyeed oo ardayad ah oo aan loo quuri karin wax xumaana .
(dadka arintaas gaystay) oo aysan
ka muuqan damiir bili,aadantinimo? miyanse haween joogin
soomaliland? ninka saas u galaya ilmaha yarka ah oo ardayada ah
miyuusan isagu gabdho dhalin ama aysan la dhalan?
sidee buu waxaase aanba
astaanta islaamka laheyni u matalayaa inuu umad dhan masuul
u yahay ? maxaase waa yaabe umada dhan ee sheegata
soomaliland ka qariyey xaqa iney u hiiliyaan oo dulmiga ka
hortagaan waa mucjiso iyo la yaab iyo barasho horleh oo
soomaliland meesha lagu sheego iyo dadkeeda?
axaa kusoo gaba gabeynayaa, war
miyeysan waxu soomli aheyn? oo islaam aheyn?
from= ardey soomaliyeed oo jooga EASIA oo
ka dhiidhiyey gabadha soomaliyeed ee dhibta loo gaystey
cabdi risaaq
timir04@hotmail.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh
qoraaga ku saxiixan
SomaliTalk Nairobi | Nov 6, 2004