Ardayda reer Puntland oo si wayn usoo dhaweyey
Dorshada
Madax
waynaha
Somaliya
Allah aya
mahad iska
leh
naxariisna
nabi Muxamed
scw Allah
kor kiisa ha
yeelo…
Sidaan wada
ogsoonahay
waxaa ka
dhacday
dalka Kenya
doorashada
madax
waynaha
dawlada
federalka ah
ee Soomaliya
shanta sano
ee soo
socota, in
mudo ah ayaa
hadaba dadka
somalidi ahi
ku mashquul
sanayeen
natiijada
kasoo bixi
karta shirka
ka socday
mudada dheer
dalka Kenya
kaas oo lagu
dhisayey
dowlada
dhexe ee u
dhalatay
dalka
somaliya.
Qaban
qabiyaasha
shirka
somalida ee
kasocday
dalka Kenya
ayaa waxaa
ka mid ahaa
mudane C/llahi
Yusuf Axmed
oo isagu
ilaa
bilowgii
shirka ka
mid ahaa
goob
jogayasha
shirka
nabadaynta
somalida.
Kadib
doorashada
madax
waynaha
dawlada
federaalka
ah ee
somaliya
mudane C/llahi
Yusuf Ahmed
ayaa waxaa
ka dhacday
dalka
Pakistan
damashaad
balaaran oo
lagu soo
dhawaynayo
madax
waynaha
dawlada
dhexe ee
Somaliya.
Damashaad
kaan ka
dhacay dalka
pakistan
ayaa si wada
jira waxaa
usoo qaban
qaabiyey
ururka
ardayda reer
Puntland ee
ku dhaqan
dalka
pakistan ee
Puntland
Education
Development
Organization
(P.E.D.O).
Munaasabadaan
wayn ee
loogu hanbal
yaynayo
madax
waynaha
dalka
Somaliya
ayaa waxaa
kasoo qayb
galay aqoon
yahano
Somaliyeed,
Ganacsato,
arday iyo
wiliba marti
sharaf aad u
badan oo ay
ka muuqatay
shucuur
wadani nimo.
Ugu horeynti
waxaa
munasabad
furay
afhayeenka
ururka
ardada
P.E.D.O
Mudane
Maxamed
Abdinur
Axmed
(zeki)
waxaana
halkaas lagu
soo dhaweey
xubno ka
mida ururka
ardayda,
waxaana
halkaas
ereyo wanaag
san ka
jeediyey
gudoomiyaha
ururka
ardayda
Mudane C/raxmaan
Farax Cali (Sudeysi)
iyo wiliba
qaar kale oo
kamida
xubnaha
ururka iyo
marti sharaf
kale oo
badan.
Ugu
danbaynti
ayaa ururka
ardayda reer
Puntland ee
P.E.D.O
iyo wiliba
dadka
somaliyeed
ee kudhaqan
dalka
Pakistan ay
baaq rasmi
ah usoo
jediyeen
madax
waynaha
dawlada
dhexe ee
Somaliya
mudane C/llahi
Yusuf Axmed
iyaga oo
allah uga
rajaynaya in
madax
waynuhu
noqon doono
mid
xasiloonida
iyo kala
danbaynta
kusoo Celiya
dalka
Somaliya…
Mohamed
Abdinur
Ahmed (zeki)
Information
Director
Puntlnad
Education
Development
Organization
(P.E.D.O)
Mob:
+923003567173
Karachi,
Pakistan
<mohamed_zeki@hotmail.com>
Afeef: Aragtida
qoraalkan waxaa leh qoraaga ku
saxiixan
Faafin: SomaliTalk.com | Oct 11, 2004
Culimada Boosaaso oo Lagu Been Abuurtay
» Weriye Cawaale oo Sheegay in aan
warkaa laga soo xigan
» Cali-Koor oo si kulul ugu Jawaabey
Websitekii warka qoray
» Axmed Sahid oo faahfaahiyey meeesha
lagacta lagu bixiyey
Dhammaan ka akhri halkan
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
|