SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

 WAXGARADA IYO MUTACALIMINTA URURKA USC/SNMC BEESHA MEHERI EE KOONFURTA SOMALIYA CARAB YAXYE SAALAX EE KU NOOL U.S.A / CANADA IYO UK OO KU HOOWLAN SIDII AAY MAXKAMADAHA ISLAAMIGA UGU TAAGEERI LAHAAYEEN DEEQ LACAGEED UGU YARAAN $100.000.   

Waxgaradka iyo mutaliminta beesha carab yaxyesaalax oo ku hoowlan baryahaan sidii aay maxkamadaha islaamiga ugu deeqi lahaayeen lacag gaareeysa $100.000 doolar taas oo aay ugu tala galeen in aay maxkamadaha islaamiga aay ku fushadaan howlahooda kana dhigtaan gargaar deg deg. 

Carab yaxye saalax waxa ka go’an sidii aay u taageeri lahaayeen maxkamadaha  islaamiga walina aay ugu deeqi lahaayeen naf iyo maalba. 

Sidoo kale Qaa’iilada Soomaalida kale waxa aan ugu baaqeynaa sidii aay maxkamadaha islaamiga aay gacan u siin lahaayeen uguna deeqi lahaayeen naf iyo maalba maxaa yeelay waa waajib in la taageero maxkamadaha islaamiga. 

GUDOOMIYAHA URURKA CARAB YAXYE SAALAX. 

DR Saciid Xussen Haashim. 

Walaal waxaad igala soo xiriiri kartaa E-mailkaan  drsaciid_xussen@yahoo.com

 ASC WR WB

 Afeef: Aragtida qoraalkan ka akhri halkan....

Faafin: SomaliTalk.com | Jun 9, 2006

»Isbeddelka aasaasiga ah ee ka dhacay Muqdisho| Abokor
»Talo-siin Maxkamadaha iyo Maanso. | Caliqeyr
»Maxaa sababay isbadka Muqdisho? Sidee buu ku waari karaa? | Caafi
»Ba' Dagaal Oogaha, Barkhada Wadaadada iyo Baraaraha Shacabka
»
Muqdisho: shalay, maanta iyo barri (Q. 1aad/2aad) | Axmad
»Horumarka Maxkamadaha Mogadishu: Guul mise Khatar? | Faysal
»Taladaan la Ruugin, Waa Lagu Rafaadaa | C/xakiim
»
WARQAD FURAN OO KU SOCOTA MIDOWGA MAXAAKIINTA  | Cumar
»
Talo Wax-ku-ool ah oo ku socota Maxkamadaha Islaamka | Yusuf
»Aynu wada dhawrno.... | Jaamac
»MUQDISHO WAA LOO YAABAA | C/laahi


Fuustooyinka Sunta ee ku Duugan Jidka Garoowe-Bosaso
TV-ga Rai ee Talyaaniga ayaa soo bandhigay baaritan cusub oo cadayn u ah sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya, baaritaankaas oo afar qaybood ah oo af Talyaani ah ka daawo halkan: Qaybta 1 | Qaybta 2 | Qaybta 3 | Qaybta 4
Video-ga si aad u daawatid soo rogo barnaamijka windows media player
Akhri: Cilmi Baaristii Sunta ku Duugan Soomaaliya | 2000 | Dr. Bashir


MINNEAPOLIS::: ARDAY QALIN JEBISEY:::::::: GUJI [WARAR HORE]


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com




HTML CD