SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SOMALIA
Daabaco Boggan | Print


 

Dr. Cali Caydiid Oo Cadeeyey In Uu Isu Soo Taagayo Tartanka Madaxtinnimada Puntland.

Laascaanood(Radiolascaanod.com)Sat 25/12/04:-Dr. Cali Caydiid Xasan ayaa shaaca ka qaaday in uu isu soo taagayo tartanka xilka madaxtinimada Dawlad Goboleedka Puntland , ee haatan ka socda Dawlad Goboleedka Puntland.Dr Cali oo u waramayey saxaafada Gobolka ayaa sheegay in la soo gaadhay xilligii Puntland Isbadel balaadhan laga samayn lahaa, iyada oo firfir coonaani la muujinayo.

 

Dr.Cali caydiid waxa uu sheegay in uu isu soo taago musharaxnimada ay ku kaliiftay markii uu dareemay in maanta aqoon yahano looga baahan yahay dalka , si loo horumariyo, bulshada si isbadel ugu yimaado, wuxuuna Dr Cali Caydiid Sheegay in uu doonayo in uu arrimo badan wax ka qabato Hadii uu ku Guulaysto Madaxtinimada Puntland.

Kuwaas oo ay ugu horeeyaan dhaqaalaha nabad galyada , iyo difaaca dalka, isaga oo ka waramaya waxqabadka uu doonayana waxa uu sheegay in uu dajiyey qorshayaal kuwaas oo ah

 

1. Adkaynta nabadda iyo wada Noolaashaha bulshada reer Puntland anigo kala tashanaya isimada iyo waxgaraadka kale ee Puntland.

 

2. Waxaan soo dhisaya dawlad tayo leh oo mid dhaqan iyo aqoonba leh. Waxaanan si isleg uga soo xulaya dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada sida haweenka, culimada, dhallinyarada (gabdho/wiilaal), aqoonyahanka, waxgaradka....iwm.

3. Waxaa ugu ee aan wax ka qabanayo waxa ugu horreeya arrimaha aassaasiga, sida caafimaadka, waxbarashada, biyaha.....iwm.

4. Dibu -dhiska dhaqaalaha, anigoo jecel inaan ka shaqeeyo kor u qaadista dhaqaalaha dawladda Puntland. Waxaana u bilaabaya sidatan soo socota:

 

A) Xoojinta tayada shaqaalaha. Dadwaynaha Puntland oo ah xoogga ugu wayn ee dalku leeyahay ayaan ku wacyi galinayna inay wax qabsadaan.

B) Aniga xukunkaygu waa wada tashi iyo istixgalin. Waxaan la tashanaya ragga/dumarka aqoonta u leh arrimaha dhaqaalaha, ganacsiga, maamulka iyo cilmiga kale.

C) Dhiirri gelinta jaaliyadaha dibadda inay ka soo qayb galaan dibu- dhiska dhaqaalaha dalka.

D) Waxaan dedejinaya qorshihii soo saarista khayraadka dhulkeenna hoostiisa ku jira.

E) Waxaan kale oo aan hagaajinaya ilaha kale ee dhaqaalaha sida, khayraadka badda, xoolaha, beeraha, warshadaha yaryar....iwm.

F) Dibu-dhiska waddooyinka oo aan la'aantood waxba qabsoomayn.

4. Waxaan nabad kula dhaqmayna dadyowga aynnu deriska nahay.

 

5.Waxaan deris wanaag iyo walaaltinimo la wadaagaynna Ethiopia iyo dalalka geeska Africa oo idil.

 

6. Waxaan si buuxda u taageeraya dawladda ku meel gaadhka Federaalka Somaaliya ee uu madaxwaynaha ka yahay md. Abdillahi Yusuf Ahmed.

 

7. Difaaca dawladda Puntland waa lagama maarmaan: sidaas darteed waxaan dhisaya ciidan tababar sare iyo awood badan leh.

 

Dr. Cali Cyadiid waa Aqoon yahan, in badan ku soo jiray arrimaha Soomaaliya, waxa uuna wax ku soo bartay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.

 

Curriculum Vitae (CV)

 

Personal details

 

Full Name: Ali Aidid Hassan

 

Date of Birth:11-05-1952 in Burao, Somalia

 

Marital Status: Married with four children

 

Profession:Graduate in agriculture (Msc)

 

Permanent address: City of Las Anod, Puntland State of Somalia Tel:25222 71458

 

 

Education

 

1963-1967: Enrolled in Ma'alla elementary school, Aden, Yemen

 

1967-1969: Intermediate School, Saint Anthony's High School, Steamer Point, Republic of Yemen.

 

1969-1972: It's the period of high school study and thereafter graduated from Saint Anthony's high school steamer point, Republic of Yemen.

 

1972-1974: When I graduated from high school I was sent to Halane national service, Mogadishu Somalia.

 

1974-1979: National Somali University; Faculty of agriculture; Afgoye Somalia. In 1979 I graduated from the faculty of agriculture, and soon after joined the Ministry of Agriculture.

 

1996-1997: I have graduated from the Graduate School of Development Studies in Rural Policy and Project Planning at the Institute of Social Studies (ISS) in the Hague, the Netherlands.

 

Work Experience

 

1979-1981: Worked in an Oil and Beans Project, as a deputy-manager. The Oil and Beans project is a rainfed project located at Warmahan, Afgoye.

 

1981-1985: Worked as a regional coordinator in the Sanag region, Erigavo

 

1985-1986: Worked at the Land and Water Department, Ministry of Agriculture

 

1986-1989: Participated in a team of experts in the Feasibility study of Farahane Irrigation & Rehabilitation project in the region of lower Shabeelle (Shabeelaha Hoose). This project was located at Shalanbood. The major fields of study were encompassed of soil analysis, socio-economical issues, calculation of production in yield per hector (y/h) and also to uncover the main diseases of the area and finally to carry out the rehabilitation of old barrages and the canalization system and construction of new ones. This project was divided in two stages.Both stages were carried out successfully.

 

1989-1991: I was appointed as a field manager of farahane Irrigation & Rehabilitation Project in Shalanbood; Lower Shabeelle region, Somalia.

 

Radiolascaanod.com

Laascaanood Puntland J.F.Soomaaliya

Radiolascaanod@yahoo.com


Gen. Cadde Muuse oo Booqday Laascaanood
Laascaanood:
Gen Cadde muse Boqor oo ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynanimada PL ayaa..Guji Dec 20

Eng. Abshir Muuse oo Booqday Laascaanood
Laascaano: Musharaxa madaxweynaah DGPL, ayaa booqasho ku tegey magaalaad Laascaano, halkaas oo..  Guji.. Dec 20

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaq
GEN. CADDE MUUSE
Gen. Cadde Muuse Musharax Madax-weyne DGPL Guji
ING. ABSHIR MUUSE
Ing. Abshir Muuse
Musharax Madax-weyne DGPL
Guji...
C/RAXMAN FAROOLE

C/raxman Maxamed Maxamud "Faroole" musharax madax-weyene DGPL | PDF | .DOC |

CALI MAGAN
Cali Magan Nuur Waxa uu dhashay sannadkii 1914, waxana uu hadda ka shaqeeyaa shaqadii uu bilaabay sannadkii 1948...Guji..
SAMSAM

Samsam Axmed Ducaale
YAMYAM

Abwaan Yamyam oo Barnaamij Dhaqameed Kusoo Bandhigay Jaamacada Bariga Afrika
TADAAMUN

Gudoomihaya Hay,ada Tadaamun Cabdulaahi Sheekh... Guji...
C/RISAAQ
Aniga Oo Ah Xildhibaan G/Wakiilada Somaliland Waa Sidee Arinta Sool, Bariga Sanaag iyo Buuhoodle: Qoraal dheer oo uu soo saaray C/risaaq Warsame Xayir ayaa tibaaxay in Guji
C/FATAAX
Taariikhda War-Isgaarsiinta: Waa barnaamij taxane ah Guji



HTML CD