|
Gen. Cadde Muuse oo Booqday Laascaanood
- BY:Maxamed Cali Cilmi
http://radiolaascaanood.com/
Gen
Cadde muse Boqor oo ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynanimada Puntland
oo maalmahanba socod ku marayay gobolada Puntland si uu uga dhaadhiciyay
dadweynaha barnaamijkiisa siyaasadeed ayaa lsoo gaadhay magaalada
Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Cadde ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay
magaalada laascaanood waxaana ka hor tagay dad aad u fara badan oo
taageersan Jenanka
Gen Cadde oo ak mid ah musharaxiinta Puntland ayaa horay u sheegay in uu
dhaliinsan yahay gudiga doorashada ee Puntland.
Horay ayaa waxaa magaalada Laascaanood u
soo gaadhay Eng Abshir Muuse Siciid oo isna ka mid ahaa musharaxiinta
Puntland waxaan uu shalay ka hor intuusan Garowe ku laaban shir jaraaid ku
qabtay halka dawlada hose ee magaalada Laascaanood halkaas oo uu kula hadlay
dadweynaha Magaalada Laascaanood oo uu u soo bandhigay barnaamijkiisa
siyaasadeed.
.
Wixii warar dheeraad ah ee ku saabsan socdaalka Cadde muse waxaad kala
socon doontaan Radio Laascaanood
BY:Maxamed Cali Cilmi
http://radiolaascaanood.com/
Faafin: SomaliTalk.com | Dec 20, 2004
Eng. Abshir Muuse
oo Booqday Laascaanood
Laascaano: Musharaxa madaxweynaah DGPL, ayaa
booqasho ku tegey magaalaad Laascaano, halkaas oo..
Guji.. Dec 20
Baaq Kuwajahan
Doorshada Puntland
Kenya:
Musharax hore ee madaxweynaha TFSR ayaa bqaa u diray dadka wax dooranaya iyo
kuwa la dooranayo..
Guji Dec 20
MDGPL oo ka
Warbixiyey Safaradiisii
Galkacyo: Madaxwaynaha DGPL,
Maxamed Cabdi Xaashi, ayaa la shiray maamulka G/Mudug waxana uu.. Guji
Dec 20
Shil Gaari oo ka
Dhacay Kanada
Edmonton: Waxaa shil gaari ku dhintay labo Soomaali ah, waxaana ku dhaawacmay labo
kale...
Guji... Dec 20
Halista HIV/AIDS & Dhallinta soo Koreysa
London: Ururka SIIC oo soo qaban
qaabiyay Barnaamij looga hadlay ka hortagga xanuunsidaha HIV/AIDS-ka
Guji Dec 20
Isbahaysiga
Caddaaladda iyo Nabadda SL
Hargeysa: baaq ku wajahan Xuquuqda
Iinsaanka oo naqdiyey hab-dhaqanka Hay’addaha Garsoorka dalka..
Guji
Dec 20
Wareysi Hay'ad NGO
Soomaaliyeed
Nairobi: Warasysigii Gudoomiyaha Hay'adda
Somlink, Mudane C/qaadir Xuseen Maalin (marshaale)...
Guji..
Dec 20
Wareysi
Somalitalk la yeelatay Wardheere
Minneapolis: “Samsam in cafis la weydiisto ayadaa mudan iyo
in xaal la siiyo”..
Guji... Dec
20
Abaabul Mudaharaad
oo Ka Socda Kismaayo
Kismaayo: Afduub magaalada Kismaayo...
Guji... Dec 19
BOOQO BOGGA:
www.somalitalk.com/samsam/
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
|