SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - IGAD

WARSAXAAFADEED

XAFIISKA QARAMADDA MIDDOBAY U QAABILSAN ARRIMAHA SIYAASADDA SOOMAALIYA

SOOMALIYEED. ERGAYGA GAARKA AH EE XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADDA MIDDOBAY U QAABLISAN ARRIMAHA SOMALI OO HADAL KA KEEDIYAY SHIRKA GAAR AHAANEED EE WADDAMADDA IGAAD- WAXA UU CARABKA KU XOOJIYAY DOWRKA UU WADA HADALKA KA CIYAARI KARO GEEDI SOCODKA NABA KU SOO DABALIDDA

Nayrobi, 1 Agosto, Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middobay u qaablisan arrimaha Somalia, Francois Lonsaney Fal, ayaa maanta u sheegay shirka golaha wasiiradda IGAD, in sii wadidda wadahadalada u dhexeeya Hayaddaha Federaliga ah ee ku meelgaarka ah iyo Golah sare ee Maxaakiimta uu yahay talaabaddi ugu muhiimsaneed uguna horreysay ee lagu xalin karro xaaladaha hadda ka jira Soomalia.

“ Galaha ammanka waxa uu mar baddan ku celceliyay haahidda loo qabo in la hello heshiis xabad joojineed oo loo wadda dhanyahay lana xaqiijinkaro”, ayuu yiri Danjire Faal.” Waxaa loo baahanyahay in la helo hesjiss ay u wadda dhanyihiin dhamaan cidda ay khusayso –heshiiskaas oo ka rebaya dhamman qaybaha oo dhan in ay ku kacaan iyaga iyo ciidamadooda falal dhibaato abuuri karo. Waxaan laga doonayaa in ay ku hayaan ciidamadooda goob la yaqaano islam rkaasna waa in ay ka waantooban fal kasta oo ku abuurikara dhinaca kake shaki amaba falgal.”

Asaga oo ka hadlaya shir gaar ahaaneed oo uu ku baaqay wasiirka arrimaha dibadda Kenya, (Raphael Tuju) loogana Hadlayay dhibka kajira soomalia , Danjire Faal waxa uu u sheegay wasiiradda iyo wufuudda shirka joogtayba in warkii uu dhowaan soo saaray Golaha ammanka ee Qarammda Middobay uu tilmamayay arrimo wax tarleh oo la xariira codsigii Uruka middoga Africka - kuna wajahan siddi qayb kamid ah cunaqabateenta hubka saaran Soomalia loo qaadi lahaa is la markaasna wadadda loo gu xaari lahaa siddi Dalka loo geen lahaa ciidammo nabadda taakuleeya siddo kalena la fududeeyo sidii dib loogu soo noolayn lahaa ciidamadii qaranka Soomaliayeed.”

Danjire Faal waxa kale oo uu yiri Golaha ammanka Qarammdda middobay waxa uu muujiyay rabitaankiisa ku aadan in uu tixgeliyo codsigga kor ku sheegan haddi ay ulla muuqato in samanta ciidammo nabadda illaaliya ay door ka ciyaari karran nabad ku soocelinta Soomalia. Waxa kale oo uu danjiruhu xasuusiya wasiiradda IGAD, in golaha ammnku uu oo ga baahanyahay urunka middowga Afrika Amaba IGAD in ay la yimaadaan qarshe tafatiran si markaas loo tixgeliyo qadista cunaqabateenta hubka qaadista soomaaliaya.

“Golaha Ammanka waxa kale oo uu ku celceliyay baahidda loo qabo in la helo heshiis dhamastiran ee xababd joojin oo la kormeeri karro,”ayuu yiri Danjire Faal. Waaa laga maarmaan ah in la helo heshiis ay wadda gaareen dhammna cidda ay khusayso si ay markaas uga fogaadaan wax kasta oo colaad aburi karro isla markaasna ay ciiddamadooda oo gu hayaan meel layaqaano kana rebaan wax kasta oo dhexdooda ka abuuri kara colaad.”

Danjire Faal wax kale oo uu yiri sii wadiddi wada haddaladdi oogu bilowda Khartoum Dawladda Federaalka ku dhisan ee ku meelgaarka ah iyo Golah Middowga maxkamaddaha waxa uu keeni karaa in ay isla gaaran heshiska xaba joojineed oo ay u wadda dhanyihiin.

“Mar haddi heshiis loo wadadhan yahay la gaaro , waxaa dor ubananayaa in la sameeyo ‘Mission’ -ciidammo dhexdhexaad ah ( peace support Mission) oo u hawl galo sidii nabaddaas loo taakuleen lahaa. Kuwaas oo noqankara ciidan yar oo ann hubaysneen oo ilaaliya nabadda lagu heshiiyay. ‘ Arrintana waxa ay noqonkartaa talabaddi ugu horaysay oo dalka lagu geen lahaa ciiddamaddi nabadda taageeri lahaa taas oo haddi ay arrintu hagaagto la kordhin karro tiraddodda “ ayuu yiri Danjire Faal.

Danjire Faal waxa kale oo uu yiri Xafiiska siyaasada Qarammada midoobay iyo Waaxdda Qarammadda Middobay u qaabilsan Nabad ilalinta waxa ay doonayaa in tallo farsamo ka dhiibtaan marka la qorshaynayo Missinka amba ciidamada, iyo arrihamala xarrira abaabul kasaaridda maleshiyooyinka, hubkadhigista, dibuheshiisiinta, tababarka booliska iyo wxii la mid ah, Lalakin waxaa shardi ah in codsi arrintan la xarrirta la soo maryo ururka midowgga Afrika.

Waxaa la joogaa xaalad khatar ah oo la xiriirta arrimaha siyaasaddda ee Soomalia,’ ayuu yiri Danjiraha. ‘Haddi aan nahay bulshadda caalamka talaabo kasta oo aan qaadno waxa ay xumeen kartaa amaba wanaajinkartaa xaaladda haadda guddaha soomalia ka jirta. Si doo kale go’aan kasta oo aan qaado waxa uu xumeenkaraa ama xoogin karaa Nabadda. Si daas darteed waa muhim in talaabo kasta aan u qaadno si taxadir leh, ugana sii daraynin arrinta murugsan ee soomaalia.”

Waddamadda IGAAD ka tirsani waa: Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, Sudan, iyo Uganda.

............................................................
Wixii faaf faahin ah ka la soo xirrir, ian steele, xafiiska siyaasadda Qaramadda Middobay u qaabilsan arrimaha soomalia. ( Nayroobi, Kenya) email ian.steele@UNON.ORG
 

Faafin: SomaliTalk.com | July 2, 2006

Fikradda Dowladda Maraykanka ee ku Aaddan Soomaaliya.....

Dowladda Maraykanku waxa ay DFKMG iyo Maxkamadaha Islaamiga ugu baaqday in ay dib u bilaabaan wada hadalkii Khartuum.

Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibadda Maraykanka, Tom Casey, oo ka hadlayey arrimaha Soomaaliya ayaa yiri: "Dowladda Maraykanku waxa ay taageereysaa hirgelinta dowlad shaqayneysa oo ay ka mid yihiin dhammaan qaybaha Soomaaliya." Waxana uu intaas ku daray "Sidaas waxaa lagu gaari karaa oo keliya in la yeesho wadahadal guud oo ay ka qayb qaataan dhamman qaybaha Soomaalida sida bulshada rayidka ah, haweenka, ganacsatada, hoggaamiye dhaqameedka, iyo Maxaakiimta Islaamiga & Hay'adaha Federaalka ee Kumeelgaarka ah".

Fikradda guud ee USA ee ku aaddan Soomaaliya ka dhegeyso: Halkan..... (Real Player) | ama Halkan...... (MP3).

Kulan Cilmiyeed Dhowaan ka Furmi Doona Magaalada Qardho
Degmada Qardho iyo qaar kale oo kamid ah magaalooyinka gobollada w/bari  waxaa diyaar garow loogu jiraa.. AKhri Aug 2

IGAD oo ka shiraysa Arrimaha Soomaaliya
»Fikradda Dowladda USA ee ku aaddan Soomaaliya
»
Dagaallo ciidammada Itoobiya lagu jabiyay....
»USA oo Itoobiya ka dalbay inay faraha kala baxdo Somalia..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... GUJI Agoosto1

 

 


Fuustooyinka Sunta ee ku Duugan Jidka Garoowe-Bosaso
TV-ga Rai ee Talyaaniga ayaa soo bandhigay baaritan cusub oo cadayn u ah sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya, baaritaankaas oo afar qaybood ah oo af Talyaani ah ka daawo halkan: Qaybta 1 | Qaybta 2 | Qaybta 3 | Qaybta 4
Video-ga si aad u daawatid soo rogo barnaamijka windows media player
Akhri: Cilmi Baaristii Sunta ku Duugan Soomaaliya | 2000 | Dr. Bashir


MINNEAPOLIS::: ARDAY QALIN JEBISEY:::::::: GUJI [WARAR HORE]


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com




HTML CD