SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - AUSTRALIA
Daabaco Boggan | Print

»Digniin ku socota madaxda PL oo ka soobaxday Agaasimaha Tamarta


Silsiladdii Taariikhda Islaamka:
TAARIIKH
Casharadii Taariikhda Islaamka oo markale dib u bilowday,
Guji..

Qore:  Sh. C/risaq Macallim [12aad]

Fuustooyinka Sunta ee ku Duugan Jidka Garoowe-Bosaso
TV-ga Rai ee Talyaaniga ayaa soo bandhigay baaritan cadayn u ah sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya, baaritaankaas oo afar qaybood ah oo af Talyaani ah daawo: Qaybta 1 | Qaybta 2 | Qaybta 3 | Qaybta 4
Video-ga si aad u daawatid soo rogo barnaamijka windows media player
Akhri: Cilmi Baaristii Sunta ku Duugan Soomaaliya | 2000 | Dr. Bashir



 Baaq ay soo Saareen Jaaliyadda Reer Puntland ee Australiya iyo NewZealand

Annaga oo ku hadlayna magaca Jaaliyadda reer Puntland ee Australiya iyo N/Zealand kana kooban qaybaha bulshadaas  ee kala duwan Waxaannu Halkan ka soo jeedinaynaa Baaqeenna ku wajahan Xaaladda Soomaaliya ee Cakiran Iyo Gaar ahaan xaaladda Dawlad Goboleedka Puntland.
 
Anaga oo ah xubnaha hoos ku qoran waxaan guud ahaan umadda soomaaliyeed ugu baaqaynaa in la dhowro midnimada iyo nabad ku wada noolaanshaha umadda Soomaaliyeed, iyo in DFKM ee Soomaaliya lagala shaqeeyo soo-celinta nabaddii iyo kala dambayntii qarankii Soomaaliyeed.

Dadka Reer Puntland waxaanu gaar ahaan ugu baaqaynaa:

1. In la dhowro jiritaanka Dowlad-goboleeddka Puntland iyo midnimada dadkeeda kuwaas oo muqadas ah

2. In si wadajir ah looga wada qaybgalo difaaca iyo horumarinta dadka iyo degaanka Puntland kuwaas oo ayaguna muqadas ah

3. In loo hogaansamo awaamirta maamulka Dowlad-goboleedka Puntland iyo kala danbaynta iyo in hadba wixii jira si daacadnimo iyo walaaltinimo ah looga wada tashado ayadoo la ilaalinayo danta guud iyo kala dambaynta.

Waxaanu baaqeena ku soo koobaynaa in la garowsado in degaanka Puntland uu ka jiro sharci iyo nidaam kala dambayn ah oo mudan in laga ilaaliyo khilaafaadka iyo wax kasta oo lumin kara wadajirka iyo xasiloonida ummaddaas.

Magacyada dadka baaqaan soo saaray waa sida hoos ku qoran:

  • 1. Saciid Cabdiraxmaan Saciid (Shiinle)
  • 2. Ahmed Saciid Shabbiin
  • 3. Boqor Ahmed Ciise Faahiye
  • 4. Mohamed Warsame Cabdulle (Jabhad)
  • 5. Abdirahman Jaamac Osmaan (Raas)
  • 6. Bashiir Shire Cabdulle Ereg
  • 7. Coloneel: Saciid Cabdi Farah (Makhaayad)
  • 8. Dr Hassan Farah Jibriil (Hassan Duwe)
  • 9. Dr Cabdirahmaan Cali Yusuf
  • 10. Dr Abdirahman Mohamed Caanood
  • 11. Omar Mohamud Farah Dhoollawaa
  • 12. Ahmed Mohamed Warsame
  • 13. Abdulaahi Salaad Qoryooley
  • 14. Cabdi/weli Cabdulqaadir Xirsi Carab
  • 15. Ahmed Mohamed Weydow
  • 16. Yaasiin Faarax Mohamuud
  • 17. Cismaan Bulxan Boqor
  • 18. Abdulqaadir Mohamed Ahmed (Diite)
  • 19. Ibraahim Mohamed Aden (Ibraahim Bari)
  • 20. Mursal Cabdirisaaq Faahiye
  • 21. Saciid Adan Ali (Saciid Anteeno)
  • 22. Dr Adan Abdi farah
  • 23. Ali qaalib Saciid
  • 24. Enj. Mohamed Haaji (Shariifka)
  • 25. Omar Shire Mohamed
  • 26. Abdirahmaan Abdi Ali (Baajuun)
  • 27. Farah Qardhab
  • 28. Enj. Mohamed Ahmed Bayaxow
  • 29. Salaad Careey
  • 30. Nuux Mohamed Warsame
  • 31. Khaliif Shire Cali-xagar
  • 32. Cabdirahman Cabdulahi Cali Cagey (Iimaan)
  • 33. Hassan Ali Saciid Dhurwaa
  • 34. Enj. Mahdi Cabdisalaam
  • 35. Gar-yaqaan Abdi/weli Faarah Qambi
  • 36. Cismaan Finiin Yuusuf
  • 37. Hassan Ali-Iniin Egal (Afgaduud)
  • 38. Saciid Jeelle (Saciid Jamaame)
  • 39. Ugaas: Abdifataax Ugaas Xaashi Farah Canbaar
  • 40. Abdisamad Mohamuud Ali (Abdi Joon)
  • 41. Mohamed  Abdullaahi Xaashi (Jaakuun)
  • 42. Abdi Finiin Yuusuf
  • 43. Abdiweli Abdullaahi Caabbi
  • 44. Abdicasiis Saciid Hersi Boqor
  • 45. Mohamed Abdulqaadir Jaama (Fool-Gari)
  • 46. Abdi Saciid Ali Mohamed Kaarshe
  • 47. Abdirisaaq Abbaas Nuur Geesood (American) 
  • 48. Abdi Xabiib Ahmed Sugulle
  • 49. Abdi Daahir Ali Gaas
  • 50. Adan Khaliif Haji yuusuf
  • 51. Daahir Faatax Omar
  • 52. Burhaan Ali Jaqaf
  • 53. Mukhtaar Faarah Ali Cadde
  • 54. Mohamuud Faarah Isku-shuban
  • 55. Abdul-qaadir Faarah Ali Cadde
  • 56. Abdirashiid Qaalin Cadde
  • 57. Abdi Mohamed Hassan Walax
  • 58. Cismaan Muuse Xirsi Boqor
  • 59. Ali Samatar Alio
  • 60. Hashi Hersi Saciid Dakayn
  • 61. Haji Hersi Cilmi Faarah
  • 62. Shiikh Abdullahi Mohamed Cawl 
  • 63. Abdiqafaar Farah Ali Cadde
  • 64. Abdisalaam Nuur Mohamuud (Qoor-tool)
  • 65. Adan Khaliif Haji yuusuf
  • 66. Mohamed Abshir Haji Guhaad
  • 67. Abdihamiid Mohamuud Ali
  • 68. Abdiwaahid Shiikh Hassan Gole
  • 69. Nabadoon Jugaase of Canberra
  • 70. Mohamed Salaad Nuur Calow
  • 71. Abdi Mahad Jaamac Gurac
  • 72. Abdi Cilmi Calas (Cabdi Yare)
  • 73. Mohamuud Nuur Shire (Barkad)
  • 74. Baashi Sayadiin Hersi (SYL)
  • 75. Ahmed Ali Ururshe
  • 76. Ali Baashi Jaamac Gurac
  • 77. Mohamed Ali Samater Alio
  • 78. Pilot: Ibrahim Ali Samater Alio
  • 79. Abdirahmaan Mohamud Macalin Jaabiri
  • 80. Mohamed Hussein Faarah Canbaar (Xiireey)
  • 81. Abdi-nuur Hussein Faarah Canbaar
  • 82. Abdirashiid Ali Iglami
  • 83. Abdullaahi Abdi Ali
  • 84. Abdi-hakiim Hashi Faarah
  • 85. Abdullaahi Ali Hussein - Bigi
  • 86. Mohamed Qaalib Saciid
  • 87. Yasiin Shire Cismaan
  • 88. Ahmed Egal Afgaab (Gaagaale)
  • 89. Dr Yoonis Yaasiin Hashi
  • 90. Ahmed Abdihamiid Islaan Faarah
  • 91. Ahmed Mahdi Nuur Islaan
  • 92. Mahad Faarah Hayir
  • 93. Mohamed Hassan yuusuf Dhuux
  • 94. Abdirashiid Shire Adan
  • 95. Abdullahi Yaasiin Caabi
  • 96. Ali Mohamed yuusuf Dhuuh
  • 97. Abdicasiis Jaamac Cismaan
  • 98. Yuusuf Ali Islaan
  • 99. Abdifataah Mohamed Hersi
  • 100. Ali Ahmed Jaamac (Ali-Aar)
  • 101. Mohamed Ducaale Jaamac
  • 102. Mohamed Ciise Faahiye
  • 103. Abdulahi Mohamed Jaamac (Caafow)
  • 104. Abdi/weli Ali Warsame
Contact Person: Ahmed Osman Shabbiin & Abdirahman Jamac Osman
Email: shibbin@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 26, 2006

»Beesha Ismaaciil Ibraahiim  oo Taageertey ku dhaqanka shareecada Islaamka.
»
Beesha Gumasoor  oo go'aansatay ku dhaqanka shareecada Islaamka
»Sool/Sanaag: Baaq ku saabsan Qaadashada Shareecada Islaamka
»
BAAQ KA SOO BAXAY BEEL WAYNTA CALI SALEEBAN EE W/AMERICA
»Baaq ay soo saareen waxgaradka beesha c/raxman harti (kaskiqabe)
»
Baaq Ay Sanaag ka Soo Saareen Beelaha Warsangeli
»Norway: Bayaan ay soo saareen indheergaradka reer Puntland...
»Beesha Ismaaciil Saleebaan oo ku baaqday ku dhaqanka shareecada
»
Baaq ay soo saareen Beelaha Cali Saleebaan...
»Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda reer PL ee Yurub iyo W/America..
»Baaq ay soo saareen Culimada iyo Waxgaradka beelaha dega Sanaag
»Baaqa Culumada iyo waxgaradka Ahlusunnah Waljamaacah
»Beesha Ugaar-saleeban oo ku Dhawaaqdey Maxkamad Islaami ah..
»Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka Puntland ee Minnesota
»Beesha Leekase oo Bayaano ka soo saaray Galkacyo & Minneapolis
»Beesha Bah-Ararsame oo Maamul Islaami kaga dhawaaqday  Lascano
»Reer Khalaf oo Taageertay Maxkamaddii Laga Furay W/ Gaalkacyo
»Sheikh Jaamac Cabdisalaam  oo Xaqiijiyey Baaqii Culumada..
»Khudbadii Cadde Muuse ka jeediyey Gaalkacyo  
»Digniin ku socota madaxda PL oo ka soobaxday Agaasimaha Tamarta
 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD