SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - YEMEN

T A C S I   N A X D I N   LE H : MADHINTE WAA ALLAAH

Xaaji C/laahi Saalax Deer oo Habeenkii Jimcada, Agoosto 03, 2007 ku Geeriyoodey Yemen

inaga oo kala ah:

  1.  Muuse Xaaji Saciid (Abee) Xaaskiisa iyo caruurtooda,

  2. ilmo shiikh Maxamed Xaaji Saciid (Abees) iyo hooyadood Xaawa Maxmed Saciid,

  3. ilmo Cismaan Xaaji Saciid (Abees) iyo caruurtooda,

  4. Maxamed Muumin Xaaji (Abees)iyo xaaskiisa, iyo dhamaan Qoyska reer Xaaji (Abees),

  5. Mahad C/laahi Faarax (Ajuuraan) iyo xaaskiisa,

  6. C/qani Axmed Muumin iyo xaaskiisa,

  7. Dr: Cumar Cartan Saalax iyo xaaskiisa,

  8. hooyo Jimco C/salaan iyo caruurteeda,

  9. Maryan Cismaan Saciid, odaygeeda Khaawi iyo caruurtooda,

  10. Sahra Maxamuud Ciise (Shamuuro) iyo caruurteeda

  11. Maxamed Bare Maxamed iyo xaaskiisa,

  12. Cabdi C/raxmaan Xasan (Hka)iyo Xaaskiisa,

  13. Faysal Cismaan Xaaji Maxamuud iyo Xaaskiisa Farxiya xirsi cali,

  14. Ciid Shibiin iyo xaaskiisa Maryan C/raxmaan,

  15. Saciid Maxamuud Samantar(Garabyare) iyo xaaskiisa,

  16. Axmad Macalin Maxamed iyo xaaskiisa,

  17. Guure Ibraahim Cismaan (Uunlaaye) iyo xaaskiisa,

  18. Maxamed Faarax Saalax (Bedzo) iyo xaaskiisa,

  19. Maxamed Ismaaciil Maxamed Bilcil (Siibad)iyo Xaaskiisa,

  20. Ilma Eng Ciisa Maxamed Muuse iyo hooyadood Salaado Cabdi (Gacanyare),

  21. C/laahi Ciid Cismaan iyo xaaskiisa

  22. iyo dad aad u badan oo kala jooga Somalia, America, Canada Europe, Australia,Asia, waxay iyagoo aad uga tiiraanyeysan tacsi u dirayaan,

Maxamed Saalax Deer (Ladane) xaaskiisa Maryan Dhoore iyo caruurtooda, Xaawa Saalax Deer iyo  Caruurteeda ,Saciid Maxamed Muuse (Saciid Dheere) iyo dhamaan qoyska reer Saalax Deer oo walaalkood Xaaji C/laahi Saalax Deer oo ku geeriyooday dalka Yeman, Sidoo kale waxaa dadkaasi tacsi taas la mid ah u dirayaan dhamaan xaasaskii iyo caruurtii uu ka geeriyooday Xaaji C/laahi Saalax Deer, oo ku kala nool dalka gudahiisa iyo dibadadiisa, waxayna ale uga baryayaan marxuumkaas in uu alle u naxariisto, qabrigiisa u waasiciyo, janadii Firdowsana hoygiisa ka dhigo, samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan ehaladii uu ka geeriyooday Xaaji C/laahi Saalax Deer AAMIIN AAMIIN AAMIIN

wabilaahi towfiiq
Muuse xaaji (Abees)
abees11@yahoo.com


TACSI  :-   INAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN 

Ku     :-  Dhamaan Eheladii & Qaraabadii uu ka Geeriyooday Xaaji C/llaahi Saalax Deer oo ku nool Dalka Gudihiisa iyo Debediisa

Ka :- Dhamaan Shaqaalaha & Maamulka Shirkada Red Sea oo ku Sugan Dalka Gudihiisa iyo Debediisa 

Ujeedo :-     Tacsi       Date :  Bosaaso  05-07-2007 

INAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Waxaan Tacsi u diraynaa Dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyooday Alle ha u naxariistee Xaaji C/llaahi Saalax Deer , oo ku Geeriyooday Dalka Yeman Magaalada Ticis , Habeenkii Jimcada 03-07-2007 . Waxaana leenahay Samir iyo Imaaan Allaah ha inaga Siiyo Dhamaanteen , gaar ahaana Ehelada iyo Qaraabada uu ka Geeriyooday Samir iyo Iimaan Allaah ha ka siiyo . Waxaana  Allaah uga baryaynaa Naxariis iyo Janatul Firdowsa in uu ku waariyo Aamiim Aamiin Aamiin .

Allaah wuxuu leeyahay wuxuu qaado iyo wuxuu bixiyoba, Dhamaan wax kastaana Alle agtii waxay leeyihiin waqti go,an , Allaah u Sabra oo Ajar Gurubsada  

  1.  Mustafe Cali Saciid
  2.  Jaamac Siciid Xusseen
  3. C/rashiid Wacays Saciid
  4. C/rizaaq Saciid faarax
  5. C/raxmaan Salaad Cismaan
  6. Maxamuud C/llaahi Ciise
  7. Dhahar Wacays Saciid
  8. Cumar Muuse Maxamed
  9. C/salaam Cismaan Maxamed
  10. Xayir Yuusuf Xaaji Xassan
  11. Faarax Maxamed Saciid
  12. C/qaadir Maxamed Maxamuud
  13. Captan Faarax Saciid cali

Sidoo kale waxaa Tacsidaan oo kale diraya Dhamaan Shaqaalaha iyo Maamulka Shirkada Red Sea ee dalka Dibadiisa iyo Gudihiisaba ku sugan 

abdirisaaq siciid
asfaarax@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Aug 6, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com