SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Wafuud kala gooni gooni ah oo boqosho ku yimid dalka Kuwait

Wafdigaas oo siyaabo kala gooni goni ah ku yimid Kuwait oo ka koobnaa 3 oo xubnood ka mid aha ( intellectuals Diaspora ) oo ka kala yimid UK.ITALIYA ,EMARATS (AJMAN )
Waxgaradkaas jaaliyadaha dibadaha oo intii aaysan ka anbabixin magaalada KuWAIT kulan casho sharafeed ah la qaateen guriga u ka daganyahay KUWAIT mudane Dr. Cabdulkadir Suufi maxamed (Muriidigolf) oo ah Political Counsellor ka ah safaaradda Soomaaliya ee Dalka KUWAIT ayaa waxaay kala sheekeysteen waxa uu ku saabsanaa safarkooda todobada cisho qaatay ee magaalada KUWAIT ay ku yimaadeyn wuxuu sheegay in safarkooda oo qeybo badan iskugu jiray ay ugu muhiimsaneyd sida lo horu marin laha arr. Bulshadda guud ahaan kulamo uu la yeeshay qaar ka mid aha oday yaasha,waxgaradka , ku nool kuwait .iyo madaxda safaaradda soomaliya qaarkii oo u ka mid yahay Cabdulqaadir Suufi Maxamed (muriidigolf) political counellor ka . safaardda Soomalidda ee ay ku leedahay dalka KUWAIT ..

Wafdigaas waxay ka'kala yimaadeyn dallalka

(1) Dr.Cabdulqaadir Maxamud Jaamac (dhego cas ) Dhakhtarka Cudarada haweenka (privet Gynecologist) ku leh Degan Italy .

(2) Dr. Aweis Amin Sheikh Abubakar oo horay u ahaan jiray Diwaan hayaha guud jaamacaddi umadda Soomaaliyed hadana ka mid ah macalimiinta waxka dhiga dalka Engariiska . degana London .

(3) Dr. Cabdullahi Xusein Samater oo madax ka ah Shirkadda Juba General Trading FZE. ee fadhigeedu yahay AJMAN ee Emaradka Carabta .

(4) Enj : Cabduraxmaan Ceel jaalle oo wax ka dhiga jaamacadda KUWAIT qeybta Engineering .. degana Kuwait..

Cabdulqaadir Suufi Maxamed (muriidigolf) ugu danbeentii waxaa hadalo dar daaran ah u usoo jeediyay wuxuu kala hadalay sidii loo dardar galin lahaa loona xoojin lahaa wada tashiyada iyo xiriirada u dhaxeeyay jaaliyadda dalalka ay ka'kala yimaadeyn iyo sidii lo taageeri laha Dib u hishiisinta ummadda Soomaaliyeed iyo wax u qabashadda dadka iyo dalka hooyo

sidoo kale wafuudasi Wuxuu aad u amaanay sida ay isuga wada xiranyahin wada- jirka ay yahiin jaaliyadda Soomaaliyeed ee KUWAIT iyo madaxdooda ee Safaaradda Soomaaliyeed ee Kuwait wafuuda wuxuu hanbalyo iyo bogaadin u diray sidii diirneyd ee loogu soo dhaweeyay Dalka Kuwait dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed iyo Madaxdii ku soo dhaweyday Dalka Kuwait Dhamaantood .

 

Faafin: SomaliTalk.com | April 7, 2008


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com