URURKA U.I.P soo oo Canbaareeyey Dilkii Culumda....Anaga oo ah
dhammaan xubnaha urur ka U.I.P ee ku sugan Dalka Gudihiisa iyo dibadiisa
sal dhigeenuna yahay waqooyiga america ee Gobal ka Minnesota ee Magalada
minneapolis waxaan Canbaaraynaynaa dil kii iyo xasuuqii loo gaystay
dhammaan shacab ka somaliyeed gaar ahaan culuma awdiin kii uu ka mid
ahaa Sh Abdullahi Mohamud Isse mar labaad anaga oo ah dhalin yarada soo
Koraysa ee qurba jooga ah waxaan allah oga bar yeynaa in uu Dhibka ka
saaro dad keena iyo dalkeena waxaan kaloo soo
Dhaweynaynaa tilaabooyinka ay qaadayaan Culumada awdiinka Somaliyeed ee
ku sugan Gobalada looyaqaan Puntland tilaabooyin kaas oo ah kuwo wakhti
hore loo baahnaa waana kaalintii culumada iyo wax garad ka oo banaaneed
waa yahan danbe waxaana ku Dhiira galinaynaa in ay halkaas ka wadaan
waxaan dhammaan ugu baaqaynaa aqoon yahanada iyo wax garad ka in ay la
shaqeeyaan Culuma awdiinka wakhtigooda qaaligaa u huray shacab ka una
istagaay in ay bad baadinta shacabka
URUR KA IFTIINKA PUNTLAND
MINNESOTA
cdalboon@hotmail.com