- Kooxda Tigers oo Ku Guulasatay Koobkii Ramadaanka ee Minnesota
- Hambalyo ‘’Ururka cayaaraha heerka 1aad Sweden’’
Hambalyo ‘’Ururka cayaaraha heerka 1aad Sweden’’

Waxaa sharaf weyn noo ah inaan walaalayaal idin kugu hambalyayno go’aanka
sharafta leh isla markaana taariikhiga ah ee aad dhawaan war-saxaafadeed ku
sheegteen inaa ka tanaasusheen qabashada tartanka kubadda cagta ee tobanka
sanadood soo maamulayseen.
Waxaan si wadajir ah Hambalyo u dhahaynaa dhamaan maamulka Ururka Cayaaraha
heerka 1aad Sweden & taageerayaashooda, isla markaana waxaan ugu baaqaynaa
dhamaan bahda Isboortiga Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan inay ka shaqeeyaan
sidii loo horumarin lahaa isboortiga Soomaaliya gudaha iyo dibada, isla markaana
khilaafka ku dhisan is kooxaysiga laga gudbo si deg deg ah..
1. Mudane Aadame Hirsi Jango’an ( Ex Horseed Basketbal team Coach).
2. Mudane Abdulqadir Isoomareey ( Oday Sport).
3. Mudane Abdulqadir Mohamed Farah ‘’ Biriq’’.( Ex Hiiraan & Petrolka)
4. Mudane Mohamed Buuwe ( Ex Horseed).
5. Mudane Duran Farah ( GOS).
6. Mudane Abdullahi Ahmed Tarabi ( GOS).
7. Mudane Ahmed Nur Abdulle ( Elman & XSKC)
8. Mudane Bashir Abdi Dahir ( Ex ENC)
9. Mudane Yusuf Yusuf ( Sports Media)
Mahadsanidiin
Yusuf Yusuf
Editor Sport Press, London
Kooxda Tigers oo Ku Guulasatay Koobkii Ramadaanka ee Minnesota
Sawirada Halkan ka daawo...
 waxaa garoonka kubadda cagta (indoor)ee ENGLISH ROAD lugu soo gabagabeeyay
cayaartii ugu danbeesay koobkii loogu magacdaray koobka ramadaanka. Cayaartii
ugu danbeesay ayaa waxay dhexmartay kooxaha TIGERS iyo E.P cayaartaas ayaa waxay
ku bilaabatay si xamasdaysan oo durbaddiiba weerar iyo weerar calis ah waxayna
labadda kooxoodba ay haleen fursado ay ku dhalinkareen goolal balse kooxda
TIGERS ayay u suurtagashay in ay hasho goolkii ugu horeeyay waxaana u dhaliyay
cayaaryahay Fasal yare qaybtii hore waxaa lugu kaladhastay 1-0 ka dib markii ay
koox walba lasootashadeen macalinmintooda waxayna u sheegeen meelaha ay
kooxdooda ka xunyahiin macalinka kooxdda E.P CARAB ayaa waxuu wax ka badalay
dhinaca weererka oo uu rabay in uu mar uun iska soo gudo goolka lugu leeyahay
balse macalinka kooxdda TIGERS JABRIIL waxuu sii labajibaaray weerarkii ay ku
qaadeen goolka E.P waxaana u suurtagashay goolkii labaad waxaa u dhaliyay
goolkii hore cayaartoodii dhaliyay FASAL
YARE oo ahaa xidigii habeenkaas waxaa durbaddii kubadda la wareegay kooxdda
TIGERS oo halkaa ku soo bandhigtay cayaar dhamaan dadkii daawanayay ay aada ugu
riyaaqeen haddaba daqiiqaddii 25naad ayaa waxaa kubad si fiican u soo laaday
kanu ka dibna waxaa durbadiiba qabsaday laacibka khadka dhexe ugu cayaara TIGERS
waxuu si cajiibah ugu laaday fasal oo dhanka bidixda taagnaa, fasal
waxuu si cajiib ah intuu samadaa aaday si fiican goolka ugu dhuftay shabaqa
kooxdda E.P EDEN PRAIRIE waana cayaartoodii ugu horeeyay ee cayaar final ah
dhaliya Hattrick cayaartii waxay noqotay 3-0 macalinka kooxdda E.P EDAN PRAIRA
iyo kooxdiisa ma raja dhagin waxaan maqli jiray cayaar waa galin danbe waxaa u
suurtagashay kooxda E.P EDEN PRAIRIE in ay halaan laba gool oo deg deg ah
cayaartuna waxay noqotay 3-2 ggaroonkii sawaxan iyo buuq isgudaray waxaana
dhacday in labadda koox ay is weeraraan kooxdda E.P waxay hashay fursado ay gool
ku dhalinkareen balse ka
faaiidaysan halkaa waxaa guushii ku raacday kooxdda TIGERS waxayna cayaartii ku
dhamaatay 3-2
hadaba gudiga qabaqaabadda ayaa waxuu gudoonsiiyay sidii ay kooxaha ugu lahaleen
abaalmarintoodda waana sidatan
- 1) LEAGUE MVP ANIS IMAN KOOXDDA EDEN PRAIRIE WAXAA SIIYAY A/HAKIIN MUSA
- 2)FINAL MVP FASAL YARE KOOXDDA TIGERS WAXAA SIIYAY MOHAMUD ISSE EX LLPP
- 3)THE BEST GOOLKEPER HASSAN ARAB TIGERS WAXAA SIIYAY ABDIFATAAX
- 4)THE BEST DEFENDER ABDIRISAAQ YARE TIGERS WAXAA SIIYAY IDIRIS CALUKO
- 5)THE BEST COACH ARAB MACALINKA KOOXDDA T.C WAXAA SIIYAY ABDIRAHMAN MUKHTAAR
- 6)TOP SCORER XAAYOOW YARE T.C WAXAA SIIYAY ODAY CABDULLE
- 7) 2nd PLACE WAXAA GALAY KOOXDDA EDEN PRAIRIE WAXAA SIIYAY AAMAAN IYO MARSHAAL
OO AHAA NAADIKII BATROOLKA
- 8) 1st PLACE WAXAA GALAY KOOXDDA SOMALI TIGERS WAXAA SIIYAY ABDULQAADIR MADAXEY
EX JEENYO IYO XULKA QARANKA SOMALIYA
- 9)WEBSIDEKA KUBADDA OO LA SIIYAY BILAD QAALI AH WAXAAN U QAADAY ZAKARIA ADEN
SOMALI MEDIA
ZAKARIA ADEN
zakihaji@yahoo.com
:::Kulanka
Ciyaaraha ee u Bilowday Gobolada Puntland | Jooje
Faafin: SomaliTalk.com | Oct 6, 2008
|