SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - DR. IBRAHIM
Daabaco Boggan | Print

Caafimaad: Su'aalo & Jawaabo

Su'aalihii caafimaadka ee sannadkii 2001 uu ka jawaabey Dr. Ibrahim.


Qarmada 1aad:
> Viral Hepatitis
> Caadada Dumarka
> Miisaanka  sidee loo yareeyaa

> Depressionka  [Qulubka ama Buufiska]

> Cadayga

> Flu Talaalka ah
> xabad xanuun
> Maxaa keeni kara AIDS

Qormada 2aad:
> Sanboorka
> Cudurka Kawasaki
> Xawada Ragga
> Kabuubyada Lugaha ah
> Caadada Cudur La'aanata
> Dhiig Karka
> CellPhoneka & Cancerka
> Maxaa keena dhabar xanuunka?
> Baabasiirka

Qormada 3aad:
> Xinjir Gaduudan
> Hoos Cuncun
> Nabaro Waji
> Toxobta madaxa/dandruff
> Cudurka Carrabka
> Cudurka Sinusitis
> Caado Dhamaad
> Timo dhaca
> dhiig ciridka
> Lug Xanuun
> Dhuun Cuncun

Qormada 4aad:
> Cagaarshow
> Baabasiir iyo shahwo habeenaad
> Menstrual irregularities
> Aaryo
> Jilib xanuun
> jir cun cun
> Indho dhaciif
> isku kaadin habeenkii
> ilko dhiig
> Cuncun
> calool xanuun
> dhuun xanuun
> dhabar xanuun

Qormada 5aad:
> Riyood
> Stroke
> cabsi AIDS afar sano ka bacdi
> Lawga Xanuun
> dry skin
> hawo
> kaadimacaan
> garbaha iyo naasaha
> madax xanuun
> Af ur
> Dheecaan
> Caanada
> kaadi xanuun

Qormada 6aad:
> sonkorow iyo caano geel
> Hilmaanka
> Cimilada qabow
> migraine headache
> Cabasho Gogogosha ah
> koronto gacan
> caado dhiig badan
> koranto wax u eg gariir
> menopause symptoms
> Hepatitis B
> xaniin barar
> xanuun xusulada ah

Qormada 7aad:
> tallaal iyo kelli tabruc ah
> sanka oo dhiif laheen
> Cayil iska yaraynta
> luga xanuun
> xanuun ku saabsan caadada
> dhidid badan
> soo daawin badan idili maayaan?
> symptoms of depression
> hepetitis B ama C
> Menopause
> ILKO DHIIG
> Ilmo dilmay
> Wadnaha oo barbarka midig

Qormaad 8aad:
> Dhalmo la'aan
> xaniinyo xanuun
> constipation
> siliyow iyo jiriirico
> gacmo qaboob
> talo weydiin
> cunug caano diiday
> Gallbladder removed/qalliin
> dhabar xanuun
> QAWAD

Qormaad 9aad:
> TB-da laf dhabarka
> Shig-Shig
> Sanboor
> walwal
> xiniino yar
> macaanka


Dr. Ibrahim
EMail: sai@po.cwru.edu

Dr. Ibrahim:

Af-Soomaali

1979- Dr. Ibrahim waxuu ka baxay dugsi sare (Somalia).

1984- Waxuu ka baxay Lafoole College of Education (Somalia).

1987- Waxuu ka qaatay BA Oberlin College (USA).

1993- Waxuu ka qaatay MD CWRU School of Medicine (USA).

1993-4. waxuu "internship" ka sameeyey Brigham & Women's Hospital (Harvard Medical School)

1994-96. Waxuu "residency " ka sameeyey Brigham & Women's Hospital (Harvard Medical School)

1999. Waxuu "Master of Public Health" ka qaatay Harvard School of Public Health (USA).

1996- hadda: Dr. Ibrahim waxuu ka yahay Assistant Professor of Medicine CWRU School of Medicine.

=======

English

1979- Dr. Ibrahim graduated from high school in Somalia.

1984- He earned a B.Sc. from Lafole College of education, Somalia.

1987- He earned a BA from Oberlin College, Oberlin, Ohio.

1993- He earned an MD from CWRU school of Medicine, Cleveland, Ohio.

1993-94- He completed internship in medicine at the Brigham  Women's hospital of Harvard Medical School, Boston, MA.

1994-96- He completed residency in internal medicine at the Brigham Women's Hospital of Harvard Medical School, Boston, MA.

1999- He earned an MPH from Harvard School of Public Health, Boston, MA.

1996-current-At CWRU school of medicine where he is currently Assistant professor of medicine.

MAHADNAQ
Dear Dr.Ibrahim ,suŽaal ma qabo, balse waxaan jeclaan lahaa in aan ku iraahdo aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay (Alle keliya ayaa mahad oo dhan iska leh), howsh adag ee aad dhabarka u ridatay,oo runtii ah mid shacabkeenna aqoontooda caafimaad hoosayso ay u baahan yihiin.Anigu waxaan ahay Takhtar soomaliyeed oo ka shaqeeya Denmark .
Guul baan kuu rajaynayaa.
A A W
Dr.A F Ali
taano1@hotmail.com
J: Dr. Ali adiga ayaa mudan.
Dr. Ibrahim
HAMBALYO
Dr.Ibrahim , aniga oo ah dhakhtar Soomaaliyeed oo ka shaqeeya waddanka Imaaraadka carabta waxaan kuugu hambalyeeynayaa boggaan wanaagsan oo aad u abuurtay sidii aad dadka Soomaaliyeed wacyigooda caafimaad kor loogu qaadi lahaa . runtii waa hawl culus oo u baahan adkeysi iyo u hurid waqti , waxaanna ku leeyahay waxaad muujisay doorkii dhakhtarka Soomaaliyeed ee kaga aadanaa kobcinta wacyiga shacabka soomaaliyeed sidaa daraadeed Alle ha kula garab galo hana kaa abaal mariyo.
Mar labaad CIID WANNAAGSAN & HABALYO.
Dr.A.H.Jumale
jumale55@hotmail.com
J: Dear Dr. Jumale, aad iyo aad baad ugu mahadsantahay erayada wanaagsan. Sidoo kale ciid wanaagsan.
Dr. Ibrahim.
sai@po.cwru.edu
MAHADNAQ
Dr. Ibrahim aad iyo baad u mahadsantahey (mahad Alle ayaa leh), sida wanaagsan aad iigu soo sharaxdey cudurka aan muddada doonayey inaan wax ka ogaado, waana ku dadaalayaa haddii Allah idmo inaan ku dhaqaaqo talooyonkaaga.

Other Health Resoucres:
> NetWellness.org

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

 



HTML CD