SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - KENYA


Cali Maxamuud (Cali Xareed) 

TAARIIKHDA XILDHIBAAN CALI MAXAMUUD (CALI XAREED)

MAGACA : Cali Maxamuud (Cali Xareed
DEGGAN : Toronto – Canada
DHASHAY : 1951
KU DHASHAY : Bender Beyla, Somalia
DUGSIGA HOOSE : Bender Beyla iyo Qardho
DUGSIGA DHEXE : Dugsiga Gancsiga Xamar
DUGSIGA SARE : 15ka May Xamar
JAMACADDA : Kulliyada CuLuumta Dhaqaalaha, Bukharest, Romania (BA & MA)
- Takhasus Dhaqaalaha Warshadaha.

MASTRATE : Jamacadda “New York” State University at Suny Albany (Master of Public Administration – MPA)

SHAQO :

  • :Agaasime Guud ee Xafiiska Dejinta Beesha, Toronto, Canada Tobankii Sano ee ugu Danbeeyey.
  • : Museyumka (Royal Ontario Museum) Toronto, Canada.
  • : Agaasime Guud Qaybta Arrimaha Bulshada ee Dawladda Hoose ee Muqdisho.
  • : Agaasime Waaxyaha Dawladda Hoose ee Muqdishu oo kala ah Hawlaha Farsamada & Dad-Dhigidda.
  • : Guddoomiyaha Guddiga Baarista Xisaabaadka Gobolka Banaadir.
  • : Xubin Golaha Degaanka Xamar.
  • : Hawlwadeen Xafiiskii Siyaasaddaa (PRO)

QOYS :

  • Lix Caruur ah (Shan Wiil & Gabar)

CALI WUXUU CAAN KU YAHAY:

  • - Shaqo badni, Musuqmaasuq la’aan iyo karti wax qabasho.
  • - Wuxuu ka mid yahay madaxda sida fiican looga qaddariyo Toronto, Canada

YOOLKIISU WAA:

  • - In la dhiso Dawlad Soomaaliyeed oo eex, Musuqmaasuq & Qaabiil wax ku qaybsi ka maran.

Waxaa diyaariyey:
sharmarke yusuf <sharmyusuf@hotmail.com>

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 8, 2004


Culimada Boosaaso oo Lagu Been Abuurtay
» Weriye Cawaale oo Sheegay in aan warkaa laga soo xigan
» Cali-Koor oo si kulul ugu Jawaabey Websitekii warka qoray
» Axmed Sahid oo faahfaahiyey meeesha lagacta lagu bixiyey
Dhammaan ka akhri halkan

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
 
Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Hordhac | 1aad | 2aad

Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
Codka Muslimiinta US ayaa u Batay Dhanka Kerry
Qormadii Xasan Jaamici...
Guji...
USA: Maroodiga (R) oo la filayo inuu dameerka (D) si xun ugu durduriyo: Wardheere
Ma Hungowday Himiladii Hargaysa?
Faalladii Asad Cadaani Ibraahim... Guji..
Somaliland Dal Dhisan iyo Dad Jihaysan
Faalladii
(diridhaba)... Guji..



HTML CD