Daabaco
Boggan | Print
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Stockholm, Sweden...
Akhri...
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Windsor, Canada...
Akhri...
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee San Diego, USA..
Akhri
Banaanbixii
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland
Akhri
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee Helsinki Finland....
Akhri
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida MPLS, Minnesota..
Akhri
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida London, UK...
Akhri...
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida dalka Norway....
Akhri...
Sweden: Xaflad Ciideed si weyn loogu bogay... Akhri.. |
::FAALLADA TODDOBAADKA:: |
Faallo:
Xafladii Qabsashada Soomaaliya
Xafladu waxay u dhacaysaa
sidii in Tigree marti looyahay...
Akhri |
::HADALKII MINGISTE 1978:: |
"dagaalka
ma dhamaan waxaana uu hadda ka dib ka socon doonaa
gudaha Soomaaliya” Mingiste
1978... Guji... |
:::GURBIYE iyo 100 SU'AAL::: |
Cali
Jabiin "Siyaasay: Sayid Cali iyo Sayid Cumar
sabankoodi joogtaye,.. Akhri... |
::MAQAALKII XASAN CARAB:: |
Ma
Safaarad Baa Mise Xarunta Gumeeysigga:
Guri uu Deganaan Jiray
Madaxweyne Ku Xigeenkii Dalka Akhri |
:::TACSI::: |
Waxaa tacsi loo dirayaa,
qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Nabadoon
Maxamuud Seed Nuur oo Ku Geeriyoodey Bosaso.
Tacsi |
::TACSI: |
Tacsi: Marxuum
Cabdi Cismaan Xaaji Rooraaye
oo 20kii
May ku geeriyooday Gothenburg, wadanka
Sweden... Akhri |
::MUSUQMAASUQ LA DIRIR: |
Jawaab
Laga Bixiyey Qoraalkii Dr. Xasan Duwe iyo
Munishiibiyo: Taariikhda Dhabta ah ee Dr.
C/Raxmaan Siciid Dhegaweyne.. Akhri.. |
:::QORMADII: SACIID FURAA::: |
Ardaydii
Jaamacadda Pretoria ee Somaliland Kosoolaabtey
oo Seminaar Kuqabtey Pretoria.. Akhri |
:WARAYSI: RADIO AUSTRALIA:: |
Ciise
Dholawaa oo arrimaha Dhagaxa Waraysi kala Yeeshay
Salaad Faatax oo ku sugan Dubai.. Guji |
:::MAGAALADA BORLANGE::: |
Borlänge
& Somalitalk: Shan sano kadib waa sidee xaaladda
Soomaalida Borlänge Akhri... |
:::DUBAI - BOOSAASO::: |
Ganacsato
Qoraal ka soo saaray
Dhagaxa Laga raray Boosaaso Akhri... |
:::SHIDAALKA PUNTLAND::: |
Puntland iyo Batroolka:
Waxqabad Rasmi ah mise Maaweelo...
Akhri... |
:::LAASCAANOOD::: |
Ka Qayb Qaado dhismaha Masjidka Ramadaan Ee
Laascaanood....
Akhri... |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Maxkamadda
Darajada Koowaad ee Boosaaso ma hal beel baa leh?...
Akhri |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Cadde
Muuse ma Aqbali Doonaa Doorasho,
Hadii la dooran waayo-se maxuu
samayn?... Akhri... |
:::QORMADII WARDHEERE::: |
Xog muhiim u ah Soomaalida
ku nool USA qaarkood: Dadka haysta jinsiyadda maraykanka
ee dalbanaya.. Akhri |
:::RAADKA GUMEYSIGA::: |
Gabdhaha
Soomaaliyeed ee ay Ciidamada Xabashidu kufsadeen. |
:::MAQAALKII HEEBAAN::: |
Qalin-ku-dirirka
Cusub: Dagaal-oogaha Soomaaliga ahi waa nin
damac waalan oo... Akhri |
:::DOODII ALJAZEERA::: |
Doodii Dhexmartay:-
Zakari-yaha Masar iyo Azhari-ga Itoobiya
Akhri |
::KU: MADAXWEYNAHA DGPL:: |
Xaal iyo Raali
galin ku waajib ah Madaxwaynaha Puntland
- Dhacdadii Foosha Xumayd ee Lagula Kacay Dhalinyaro
Soomaaliyeed oo la Tarxiilay.. Akhri... |
::GABAYGII INJ. NABADDOON:: |
NIN WALAALKI DABAY MEEL XILLUU KAGA DANBEEYAAYE
Nin sagaal bilood lagu dhaloo, dhogorna kaa liita.. Akhri... |
::GABAYGII XASAN GARAAD:: |
Gabay
Cusub: Guuley Allahayow:
Gowma dhihin hurdada dhawr habeen ciilna waygubaye
Akhri |
:::BAAQ: C/SHUKRI CALI::: |
Jawaab
celin iyo Baaq ku socda Kooxda Xiriirka Soomaaliya...
Anigoo ku hadlaya magaca SNCP. Akhri.. |
:::CALI MAHDI::: |
Cali Mahdi ma
Shalaybuu Qaldnaa, mise Maanta ayuu Saxan yahay?!..
Akhri |
:::MAQAALKII C. GUULEED::: |
Somalinimadu
maxay la qeyma tahay maanta? ma waxaan ku jirnaa
sannadkii 1990 Akhri |
:::INNAGA iyo XABASHI::: |
Innaga
iyo Xabashi - Qaybta 3aad: Imaam Axmed Guray
(1506– 1542)... Qore: Faisal |
:::ABSHIR BACADLE::: |
Abshir
Bacadle oo Tiriyey Shirib Cusub: Azhariyo Adooga
weyn.. Ayagu ma dhal owliyaa?. Iyagu aarsiyey
rabaan.. Akhri |
:::MAQAALKII XASAN MIRE::: |
Kacdoon sameeysee, Kadinka Ku haboon, halagu kaxeeyo: Saddex waa u guul: -
Akhri... |
:::BATROOLKA (OIL)::: |
Nidaamka
Islaamiga ee Wadaagga Batroolka:
Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta:
1aad
|
2aad |
3aad |
|
Ayidaad & Taageero, Jaaliyadda Ismaaciil
Cali ee ku Nool Yurub
Dhammaan Jaaliyadda Ismaaciil Cali (
Cali Saleebaan ) ee ku kala nool magaalooyinka Yurub ee kala
ah, London, Manchester, Birmingham, Northampton, Melton
Keynes, Amesterdam, Almeera, Denhaag, Burukselis, Kortrijk
iyo Leicester, waxey si buuxda u taageerayaan una ayidayan
Doorashadii iyo Caleemo saarkii Boqor Cumar Ismaaciil
Sanweyne, oo ay dhawaan Beesha Ismaaciil Cali, ay ku
Caleemosaareen magaalada Boosaaso.
Jaaliyaddu waxa ay issinka ku baraarujnayaan
inuu ka qybqaato sidi leysugu keeni lahaa loona soo celin
lahaa midnimadi ummadda Soomaaliyeed, meel walboo ay
joogaanba.
Sidoo kale waxey Jaaliyaddu u mahad
celinyaan dhammaan waxgaradka, aqoonyahanada iyo
nabadadoonada Ismaaciil Cali ee kasoo shaqeeyay sidi ay u
hirgali laheyd Magacaabidda Boqorka, kuwaasoo waayahanba aan
u kala harin, waxaana leenahay Allaha idinka Abaal mariyo
dadaalkiinaas.
Ugu danbeyntii waxey jaaliyaddu ugu
duceynayaan Boqorka inuu Allaah ka dhigo kii dadkiisa,
dalkiisa iyo diintiisaba ugu adeega daacadnimo, Muslimnimo
iyo weliba had iyo jeer u taagnaada Horumarka beesha.
Dadka taageeradaas diraya oo aad u fara
badnaa, waxaan halkan kusoo koobaynaa:-
-
Dr. Cabdulqaadir Maxamuud Cali Yare
-
Dr. Maxamuud Maxamed Cali Dhegoweyne
-
Eng.. Maciin Axmed Cali
-
Dr. Abshir Xirsi Ismaaciil
-
Eng. Maxamed Cabdiraxmaan Gaarcad
-
Dr. Cumar Shire
-
Aqoonyahan Liibaan Xirsi Ismaaciil.
-
Aqoonyahayn Cabdixakiim Jaamac Jooje
-
Aqoonyahan Siyaad Cali Farey
-
Aqoonyahan Cabdikariim Maxamed Cumar
-
Shiikh Axmed Cabdi.
-
Eng. Axmed Ismaaciil.
-
Dr. Abshir Cisse
-
Dr. Siciid Yuusuf Maxamed
-
Saleebaan Maxamed Cumar
-
Nuur Axmed cali
-
Nabadoon Maxamuud Yuusuf Dheere.
-
Nuur Yuusuf Dheere.
-
Mustafe Cali Madoobe.
-
Aqoonyahan Maxamed Mashruuc.
-
Yuusuf Siciid Takar
-
Cabdixakiim Maxamed Ciise qaxye
-
Xaawo Maxamed Ciise Qaxye
-
DRS. Aamino Maxamuud Cali Yare ( Joomo )
-
Drs. Muxubo Yuusuf Maxamed.
-
Drs. Jamiilo Jibriil
-
Mahad Maxamuud Cali Yare
-
Abshir Maxamuud Cali Yare
-
Jamaal Siciid Buuryaqab
-
Maxamed Yaasiin Cali Buur
-
Leylo Jaamac Jooje
-
Shukri Yuusuf Dheere
-
Safiyo Maxamuud cali Yare
-
Idil Maxamuud Cali yare
-
Samsam Maxamuud Cali Yare
-
Caasho Maxamuud Cali Yare
-
Raawaco Yuusuf Maxamed
-
Jamiilo Yuusuf Maxamed
-
Ladan Xirsi Ismaaciil
-
Guuleed Xirsi Ismaaciil
-
Idil Xirsi Ismaaciil
-
Xaawo Cali Madoobe
-
Dhammaan Reer Cabdullaahi Qorsheel
-
Dhammaan Reer Cali Qorsheel
-
Dhammaan Reer Shiikh Nuur Cali Colow
-
Dhamman Reer Axmed Qorsheel
-
Dhammaan Reer Siciid Muuse Salaabood
Dhammaan dadkaasi oo ku kala nool Yurub ayaa
waxa ay mar kale leeyihiin Hambalyo Boqor Cumar Ismaaciil
Sanweyne.
Waxaa soo tebiyey: Cabdi joje
saicentadv@yahoo.com
Aug 18, 2007
Boosaaso: Beesha Ismaciil Cali oo Caleema Saartay Boqor Cumar Ismaciil
Sanweyne..
Boosaaso: Aug 15, 2007:
Xafalad si heer sare ah loo agasaaimay oo lagu caleema saray boqor
ay yeelan doonto beesha ismaciil cali ayaa Arbacadii lagu qabatay
Huteelka karaama ee magaalada Boosaaso.
Xafladani ayaa waxaa ka soo qayb galay dad gaaray in ka badan 1500
oo qof oo isugu jira masuuliyiin dawladda ah ismimo aqoonyahano
beesha, dhalinyaro iyo haween.
Gudaha huteelka lagu qabnaayey xaflada ayaa ahaa mid si weyn loogu
xardhay alaabata hidaha iyo dhanqanka somaaliyeed.
Boqor Cumar Ismaciil Sanweyne oo ah ninka loo duubay
xilkaan aaya ka soo jeeda qoyska iska leh curadnimda Daarood
waxa uuna ka soo jeeda qoys taariikh fac weyn ku leh dhulka
loo yaqaan Maakhir kosti ama deganada hatan loogu magca daray
puntland.
Ugu horyntii xafldaasi ayaa waxaa dadka ku soo dhoweeyey
cabdi Budul oo ka warbixiyey mudada dheer ay beeshu ku
hawlaneed caleema saarka boqorka iyo waxa ama sababta loo dooraty magacaan
ah boqorka in la qaato.
Sidoo kale Xaaji Axmed Cartan Maxamed oo ahaa odaysha
tolweynaha ismaciil cali ayaa aad ugu nuuxnuuxsaday muhiimadda in ay helaan boqor xiligaan kala haga hawlahooda beeleed.
Intaasi ka dib waxaa bilowday in caleem saarka boqorka iyadoo
qoorta loo suray ubaxyo aad u bilicsan waxana goobta caleema saarka
soo galay fardo aad u quraxsan ay dul saraan yihin fardo yaqaanno oo xawaaro gurux badan ku sameeyey gudaha huteelka
Xafladaani ka dhcaday huteelka karaama ayaa ahayd tii uga
balaarneed nooceeda oo kale lagu caleema saaro mudo dheer
isin noocaan oo kale ah.
A/risak Omar Ismail ( Sheekhadun)
Boqor Cusub oo lagu caleema saaray Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka
Bari.
Boosaaso: Aug 15, 2007: Waxaa Maanta Hoteel Karaama 2 ee Magaalada Boosaaso lagu Caleemo Saarey Boqor
Cumar Ismaacil Maxamed (Sanweyne) kaas oo ay beeshiisu u Caleemo saaratey in uu
noqdo Boqorka Beesha.
Beesha Cali Saleebaan oo ka mid ah Beelaha ugu Balaadhan Beesha Majeerteen ayaa
waxaa ay xilli hore ay go’aan ku gaareen in Cumar Ismaacil (Sanweyne) loo doorto
Boqorka Beesha Ismaaciil Cali.
Shirkaasi ka dhacay Magaalada Boosaaso waxaa ka hadlay Mas’uuliyiinta Beesha,
Waxgarad, Aqoonyahano, iyo Sugaanyahano, ayaa waxaa ay guud ahaantoodba ay
xuseen Baahida loo qabo in uu soo kordho mid ka mid ah Odey Dhaqameed looga
baahnaa Saaxada Odey dhaqameedyada Soomaaliyeed.
Waxaa ay xuseen Baahida loo qabo in la helo Cadaalad, is Afgarad iyo Xallin
Khilaaf sidaas darteedna loo baahanyahay in la helo Odey dhaqameed kaalin
baaxadleh ka cayaara dhamaan arimahaas kaa soo ku soo biira Saaxadda Odey
dhaqameedyada Soomaaliyeed.
Waxaa Madashii Maanta lagu Caleemo saarey Tix Gabey ah ku soo koobey waxaa looga
baahanyahay, waxa loo doortey iyo in loo baahanyahay Cadaalad, isaga oo sidoo
kale u duceeyey Boqorka Xasan Cali Boos oo ka mid ah Abwaaniinta Deegaanada
Puntland sida weyn looga yaqaan.
Waxaa sidoo kale halkaas hadalo ka soo jeediyey Ganacsatada iyo Waxgaradka
Beesha waxaana ay guud ahaantood ay u soo jeediyeen taageerada ay u hayaan in
xiligaan la helo Mas’uul ceynkaan oo kale iyaga oo sheegey in looga baahan yahay
dhex dhexaadnimo iyo Cadaalad Sameyn, iyaga oo ilaahey oga baryey in uu u
fududeeyo xilka uu qabtey Maanta.
Boqorka Maanta la caleema saaray ayaa halkaasi ka hadlay Boqor Ismaacul Cumar
Maxamed (Sanweyne) isagoo sheegey in ilaahey ufududeeyo xilka loo dhiibay uu ka
soo baxayo waxa loogu Caleemo saarey , waxaana uu sheegey in xilka ay la
wadaagaan Dadka oo dhan loona baahanyahay in ay ku taageeraan Dhamaan wax
yaabaha loogu doortey.
Guud ahaan Munaasabadii Maanta ka dhacdey Hoteel Karaama Two ayaa u soo
afjarantey sidii loogu talagaley waxaana dhamaan dadkii ka soo qeyb galey
Munaasabadii wajiyadoodii ka muuqatey Farxad.
Dhinaca kalena dadka Deegaanka ayaa si weyn u soo dhaweeyey Calaama Saarka
Boqorka Waxaana ay sheegeen in ay si aad ah ugu faraxsanyihiin in Odey dhaqameed
Ceynkaan oo kale ah uu ku soo biiro Odey Dhaqameedyada Deegaanka.
Dhinaca kalena waxa la rajeynayaa in dhawaan lagu qabto Degmad Carmo ee Gobolka
Bari Munaasabad ka balaadhan tii maanta oo ay ka soo qeyb gallayaan hadii uu
alle Isimo Odey dhaqameedyo Soomaaliya Caan ka ah .
bashiir cumar cali/bosaaso
bashiir137@hotmail.com
Hambalyo ku socota boqorka cumar sanwayne
Waxaa hanbalyo wada jir ah diraya, dhamaan jaaliyada dalka kenya ee Beelaha
Cali saleeban waxayna leeyihiin Boqorka cusub ee Beesha Ismaciil cali
Ilahay ha ku fududeeyo xilkaas lagu doortay waxaana ilahay kaaga baryaynaa,
in aad noqotid mid ku anfaca Dalkiisa , Diintiisa iyo Dadkiisaba , waxana
rajaynayna in uu noqdo mid xilkiisa u guta ...
Amin Amiin Amiin Amiin
waxa hambalyadan iyo bogaadintan wada jir udiraya
1. udub dhexad caduur mahamed muuse
2. mahamed ahmed artan
3. siciid adan roore
4. axmed mahamed ciise (shinbir)
5. prof . c/rashiid wacays
6. farax khuurshe
7. mustafe yusuf sicid
8. sicid tuuwis
9. mahamed hussein ali hogato
10. sharmarke catoosh
11. c/laahi gaani
12. mahad cismaan haruun
13. farax micaad
14. c/laahi idiris cartan
15. mahamed ahmed indha gure
16. mahamud cisman cartan
17. shin ahmed artan
18. sicid c/lahi cali
La xiriir: Mahamed Najib hussein ali |
najiib922@hotmail.com
Habalyo ku socota Boqor Cumar Sanwayne!
Waxaa hanbalyo wada jir ah diraya, dhamaan
ardayada Beelaha Cali saleeban ee wax ka barata Dalka Pakistan & Dhamaan
ardayda rer puntland ee wadanka Pakistan waxayna leeyihiin Boqorka cusub ee
Beesha Ismaciil cali,--- Cali saleebaan , Ilahay ha ku fududeeyo xilkaas lagu
doortay waxaana ilahay kaaga baryaynaa, in aad noqotid mid ku anfaca Dalkiisa ,
Diintiisa iyo Dadkiisaba
Aamiin Aamiin
Aamiin
Waxaa Habalyadaan iyo bogadintaan si wada jir ah u diraya:
-
Ahmed Yousuf Gallan
-
Mahamed Abdulqadir osman( Guray)
-
Shiikh cali nuur Ahmed
-
Ahmed Siciid Qaloonbi
-
Mahamed Maxamoud qaxiye (Kanuu)
-
Maxamed Mahamoud Xassan (Muslin bayee)
-
Mahamed cabdi Artan (Dirham)
-
Omar Cali Raqam (Omarani)
-
Ahmed Osmaan lanmo
-
Yacquub Mahamoud xaaji farah
-
Bile khaliif Bile
-
Ismaciil cali Cartan(Beeldaaje)
-
Cabdi Mahamed khuurshe
-
Mahamed siciid Mahamed( Xaajiga)
-
Cabdulqaadir casayr
-
Mahamed Baashi cabdulaahi deer
-
Yaasiin Qaxiye ciise(Manexe)
-
Mahamed siciid xassan omar
-
Abdirisaaq Abdirahmaan (Surad)
-
Abshir salad ciise
-
Bashiir mahamed ciir(Bashiir dheere)
-
Sheikh Abdirisaaq faandho
Iyo dhamaan ardayada rer puntland ee wadanka Pakistan kuwasoo
aan halkaan lagu soo koobi Karin magacdooda
Wabilaahi Towfiiq.
Xafiiska wararka ee ardayada puntland.
Pakistan , Islamabad
La xiriir: axmed yusuf |
galan134@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Aug
16, 2007
Habalyo ku socota Boqor Cumar Sanwayne
Ardayda Beelaha Cali Saleebaan ee Wax ka barata Wadanka India Waxay
Hambalyo u diyaraan Boqorka cusub ee Beesha Ismacil Cali, Boqor Cumar Ismacil
Sanwayne oo dhowaaan loo doortay in uu noqdo Boqorka Beesah ,Waxayna leeyihiin
Ilaah ha kuu fududeeyo xilka lagu dhiibey oo ha kaa dhigo mid Diintisa,
dalkiisa iyo Dadkiisa Anfaca. Aamin Aamin Aamin.
Waxaa Hambalyada Diraya:
Faafin: SomaliTalk.com | Agoosto 4, 2007
Boqor Cusub oo ay dooratay Beesha Ismaaciil Cali.
Waxaa bishan aynu ku jirno ee July 2007 ka dhacay Magaalada Boosaaso Shir ay
isugu yimaadeen in kabadan 230 ergo oo ka tirsan beesha Ismaaciil Cali
Ergooyinkaas oo Dood iyo falanqayn dheer kadib isku raacay in loo doorto
Isinka beesha inuu noqdo Cumar Ismaaciil Sanwayne.
Waxaa intii shirkaasi socdey la doortay guddi Go'aan ka soo gaara magacii
loo bixin lahaa isinka wadatashi ayaa guddigu la yeesheen , Nabadoonada ,
Samadoonada, Culumaa'udiinka , Aqoonyahanada, Iyo Jaaliyadaha dibada ee
beesha ayaa waxaa la isku raacay inuu noqdo magaca isinka beesha Ismaaciil
Cali BOQOR
Sidaa darteed waxaa Boqor Cumar Ismaaciil Sanwayne loo doortay
Boqorka beesha.. waxaana beeshu goor dhow baahin doontaa xiliga caleema
saarka.
WABILAAHI TOOWFIIQ
Faafin: SomaliTalk.com | July 31, 2007
|