DFKMG & Heshiis
Itoobiya u Ogolaanaya in ay istimcaali karto Dekedaha Boosaaso, Muqdisho iyo
Kismaayo
»Jawhar:
Kulankii
Wasiirada arrimaha dibadda ee IGAD
»Muqdisho:
Kulankii Labada Gole ee ku sugan Xamar..
»Xilkii
uu ka geeryooday Max’ed Xaashi Gaani oo loo dhaariyey
»Dufcaddii
ugu horeysay ee Machadka Caafimaadka..
»Heshiis
Kismaayo ku dhex maray laba beelood...
»Suudan: Jaamacadda
Caalamiga ah ee Afrika iyo Maanta
»Toronto
iyo Musawac: Shirar - Xasuuqii Qabridahare..
»Xulka
Qaranka Soomaali-ya oo lagu dharbaaxay 4-1
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji...
Nov 30
Banaanbaxyo
Lagu horqabanayo safaaradaha Itoobiya
Ingiriiska, Denmark, Norway, Sweden, Finland
iyo...
Guji
C/Risaaq
Xaaji Xuseen oo ka Jawaabey Hadalkii Geeddi..
Waxaa la rajaynayaa in ra'iisul wasaaruhu (Geeddi)
uu u geesinimo yeesho oo yiraahdo 'Gef bey ahayd' ... ereygaas ahaa 'waxba
kama qabno' carrabkaa iga boobay... sidaas waxaa yiri ra'iisul wasaarihii
hore ee Soomaaliya oo ka jawaabayey hadalkii Prof. Geedi..
Halkan ka Dhegeyso
waraysiga SomaliTalk
Jowhar oo uu
ka Furmayo kulan...
iyo Wufuud ka socota
wadamada Kenya & Itoobiya oo soo gaarey Jowhar iyo
Warar kale oo Googoos ah... Guji..
Nov 29
Shirweyne ku
saabsan Soomaaliya oo ka Dhacaya Minnesota, USA
Shirkaas oo ay ka hadli doonaan...Guji...
C/llaahi
Yuusuf oo ka qaybgalaya kulan lagu dhex dhexaadinayo Geelle iyo Zenawi
Xulka Qaranka som. oo guul ka soo hooyay
kulankii Jabuuti
C/risaaq Jurile “Xubnaha Muqdisho waan ku martiqaadney..
Shariif Xasan oo Booqdey dadkii waxyeeladu soo gaartey..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji..
Nov 28
Reer Ohio
oo Horumarinta waxbarashada Gedo & Galguduud ugu deeqay $64,000
Kulan aad u xiiso badan oo lagu qabtay
magaalada Columbus gobal Ohio, USA ayaa waxaa....
Guji....
Nov 27
Jawhar:
Baarlamaanka oo ogolaadey shirka Kismanyo
»Yemen:
Cunto joojin ay bilaabeen maxaabiista qaxootiga
»Shirkadda
xawaaladda Global oo bixisay deeq wax ku ool ah
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji...
Nov 27
Coll. Abaas:
Barre Hiiraale Waa in uu Xasuuqa Ka Daayaa Beelaha Dega Kismaayo
Col. Cabaas Maxamuud Caddow oo soo saaray
qoraal ayaa sheegay in...
Guji....
Nov 26
Xildhibaan
Axmed Diiriye oo ka hadlay maamul u samaynta G/Banaadir
»C/lhi
Yusuf oo dalbadan in DFKM ku biirto isbahaysiga SANCA
»Muranka
xerada Sh. Aadan Dheere ee Degamada Wardhiigley
»Nin
gowracey laba wiil oo walaalo ah oo la qabtey...
Wararka oo
dhan halkan ka akhri.... GUJI... Nov 26
»Maxamuud
Saalax Jaamac oo Magdhaw Waydiisanaya Dowladda Britain
Xaflad
sagootin ah oo loo sameeyay xulka Qaranka Soomaaliya
ciyaaryahanada xulka Qaranka K/cagta ee Soomaaliya ee ka qaybgalaya
Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee 26-ka bishan ka furmaya Magaalada
Kigali, Rwanda...
Guji...
Bannaanbax
lagu ayidayo fikirka dib u heshisiineed ee Barre hiraale oo ka dhacay
Jilib
iyo degmada dhoobleey oo aan fikrkaas
barre laga soo dhaweyn...
Guji...
Dawladda Sucuudiga oo
laga dalbaday in ay Joojiyso Xajka sannadkan
»Mwai
Kibaki oo xilka ka xayuubiyay golahiisa wasiirada
»Sweden:
Soomaali Lagu soo Eedeeyey kufsi
»Ardayda
Jaamacadda Malaysia oo doortay maamul cusub
»Geedi “Muqdisho waxaa lagu
burburiyay Dowladii C/Qaasim
»Zanawi:
wada shaqayn ayaa noo dhexaysa anaga iyo DFKMG
»Suudaan oo ka jawaabtay kaalamadii Soomaaliya
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji...
Nov 24
Yemen: Rasaas
Lagu Furay Qaxootiga Soomaaliyeed
Waxaa ku dhaawacantay
Gabar Soomaaliyeed...
Guji
23
Cumar Xaashi
Aadan oo ka Hadlay Heshiiska Labada garab ee DFKMG
»Xidhibaan
Seeraar oo beeniyey in la weerarayo Kismaanyo
»Max’ed
Dheere oo qabtay Gaari sidey waxyaabaha Qarxa
»Xildhibaanada
Digil & Mirifle oo Nabadayn u aadaya Bay/Bakol
Wararka oo
dhan ka akhri halkan.... Guji...
Nov 23
Dastuurka "wako
draft" ee Kenya oo la diiday
Waxaan shaki ku jirin si weyn
looga guulaystay Axsaabta ku bahowday xisbiga NARC ee astaanka ka
dhigtay Muuska
Guji
Dad Siyaabo
kala Duwan Loogu Diley Muqdisho
»Madaxweyne
C/llaahi Yuusuf oo ku sii jeeda Sacuudiga
»C/llaahi
Yuusuf Wareegto ka soo saaray Hubka...
»Ugaas
Max’ed Wali “Dadka wax ka sugaya C/llaahi, Geedi..
Wararka oo
dhan ka akhri halkan... Guji... Nov 22
Faahfaahin la
xidhiidha xasuuqii Qabridaharre
iyo
Dagaallo gumaysiga Itoobiya lagu jabiyay..
Guji...
Kismaayo oo
lagu Qabtay Aqoon isweydaarsi ay hirgalisay Jaamacada Kismaayo
iyo Maamulka Isbahaysiga Dooxda Jubba oo
kulan ka yeeshay marti galinta shirka Kismaayo..
Guji...
Nov 21
UK: Kulan lagu Taageerayay Dhaqdhaqaaqa Nabadda
Soomaaliya
Kulanka oo lagu qabtay magaalada
Birmingham ee dalka Ingiriiska ayaa waxaa kasoo qayb galay...
Guji..
Nov 21
Dastuurka
Cusub ee Kenya oo loo Codeeyey
Dastuurkaas oo ay ka soo hor
jeedaan Muslimiinta kenya iyo xisbiyada mucaaradka ah ayaa..
Guji...
Nov 21
Reer Minnesota oo
Jaamacadda Hiiraan ugu Deeqay $80,000 oo Doolar
Kulan aad u xiiso badnaa ayaa xalay waxaa
lagu qabtay magaalada Minneapolis, waxaana...
Guji... Nov 21
Ergey Ka Socda Barre
Hiiraale oo La Kulmay C/Laahi Yuusuf iyo Shariif Xasan
»Xildhibaan Dhalxa“waa soo dhoweyneynaa xubnaha Muqdisho
»Qoraal ka soo baxay Jabhadda Xoreynta Soomaali.Galbeed
»DFKMG oo beenisey in hub ay leedahay lagu kala iibsanayo
»Golaha guurtida ee Digil iyo Mirifle oo ka soo horjeestey..
Wararka oo dhamaystiran ka akhri halkan...
Guji... Nov 21
Dr.
Max’ud Jaamac Sifir oo si kulul uga Jawaabay Hadalkii Geedi
"Axdi qarameedku wuxuu sheegayaa in midnimada
Soomaaliyeed ay tahay Muqaddas aan meelna looga weecan karayn"..
Guji..
Qaxootiga
Somaliyeed ee dalka Yemen oo weli horseexda Xarunta UNHCR-ka
Kulan dheer oo dhex maray gudi ah ay iska
xuleen qaxootiga meesha isku yimi iyo mas`uuliyiinta UNHCR Yemen...
Guji Nov
20
Sifir oo jooga
London: Dhaqaale la siiyo DFKMG waxa uu ku xiran yahay in ay Marka Hore
la heshiisiiyo
Warkaas iyo Wasaarada Jaaliyada Dibeda ee
Dawlada Soomaaliya oo kulan ku qabatay Dalka Norway...
Guji...
Nov 20
Barre Hiiraale
“Anigu waxaan ka mid ahay Kooxda Muqdisho waxaase diyaar u ahay..
»33-xubnood
oo isku diiwaangeliyay baaarlamaanka Banaadir
»G/Sare
Max’ed C/raxmaan Cismaan oo lagu diley Muqdisho
Wararka oo dhan
ka akhri halkan... Guji... Nov 20
Madaxweynaha
Soomaaliya oo ka dalbaday maamulka Puntland in aysan
Kalsoonida kala laaban Raiisul wasaare Geedi.
maamul Gobaleedka
Puntland waxa uu shaaca ka qaaday in uu burburay heshiiskii shidaalka ee
dhex maray DGPL iyo Ra’isul Wasaare Geedi...
Guji
Nov 19
Xubnaha Labada Gole oo Cambaarayn Kulul u soo Jeediyey Hadalkii Geedi
Kulan ay maanta Hotel Saxafi ku yeesheen xubnaha labada gole ee ku xugan
Muqisho ayaa lagu soo dhisay guddi kaddib markii..
Guji
Radio
Xoriyo oo khadka Telefoonka ku wareystay Nin Joogey Xasuuqii Qabridahare
Max’ed Qanyare
“Waan tageynaa Jowhar laakiin ..."
»Maamulka
Max’ed Dheere oo xirxiray wadaadada Takfiirka..
»Shariif
Xasan oo u safraya wadamada Carabta....
»Afgooye:
Dad u dhintay
Caano Sun ah oo ay cabeen..
Wararka oo dhan ka akhri halkan....
Guji... Nov 19
Cali Maxamed
Geedi oo Maamulka Puntland uga Baxay Eayadii ku Qornaa Warqad Qarsoodi
ahayd oo uu Qoray
Warqadaas oo uu Ra'iisul wasaaraha DFKMG
ku...
Guji...
Nov 18
Shiikh
Ibraahim oo lagu soo Booqday Meesha uu ku xiran
yahay
USA: Shiikh Ibraahim Maxamed oo toddobaadkan laga xiray Airport-ka Seattle
Washington ayaa
Guji..Nov 18
“Dowladdii
Cabdiqaasim haddaan been la sheegeyn waxaa dumiyey Ethiopia"
Sidaas waxaa yiri Cali Maxamed
Geedi oo...
Guji... Nov
18
Xasuuq Ba,an oo
ka dhacay Qabridaharre
iyo
Sababta keentay
gadoodka maxaabiista...
Guji Nov 18
Maamul
Gobaleedka Puntland oo aad u dhaliiley Ra'iisul Wasaare Geedi
»Jawhar:
Heshiisyo dhexmaray DFKMG iyo Itoobiya..
»Barre
Hiiraale oo ku sii jeeda Magaalada Muqdisho..
»Geedi
oo soo dhoweeyey Go'aankii xubnaha jooga Xamar..
Warka oo
dhan ka akhri halkan... Guji.. Nov 17
Cid aan aniga
ahayn kuma hadli karto afka Dowladda
Sidaas waxaa yiri Cali M. Geedi oo
soo gaarey Belgium oo ka jawaabayey su'aal uu Ingiriisi ka weydiiyey
labo hadal oo ay ku kala hadleen isaga iyo Madaxweyne C/Laahi...
Guji... Nov
16
Gen. Morgan oo
loo xukmiyay Beertii Labaad ee ku taal Gobolka Sh/Hoose
»Maamulihii
Madbacadda Daahir-Printing oo lagu diley Gurigiisa
»Dowladda
Imaaraadka oo baaritaan ku sameyneysa lacag..
»Xildhibaan
Dhimbil “Geedi waxaa uu ku xad gudbay...
»Suudi,
Finish iyo Raage oo kulan Albaabadu u xiran yihiin..
»1540
qoys oo gaajo, biyo la’aan iyo macluul ku haysa..
Warka oo dhan ka akhri halkan.... Guji...
Nov 16
Rabshado
Ka Dhacay Kampala, Uganda
kadib markii xabsiga loo taxaabay
Hogaamiyaha FDC
Guji.Nov
15
Shiikh
Shariif: Dagaalka Yaaqshiid waa mid Siyaasadeed
»Xamar:
Warbixin dheeraad ah oo ku saabsan dagaalkii shalay
»Xaaji
Abuukar “waa in maamul loo sameeyo G/Banaadir
»Geedi
oo siimaray Itoobiya, una sii safraya dalka Belgium...
»Cambarayn
loo soo jeediyey dilkii wiilkii uu dhalay Boqore..
Wararka oodhan
ka akhri halkan... Guji... Nov 14
Dagaal La
Xiriira Shineemooyinka Muqdisho oo ay Ku Dhinteen Toddoba Qof
Kaddib markii ay Maxkamadaha Islaamiga ee Muqidsho isku dayeen in ay
xiraan goobaha lagu dhigo..
Guji Nov 13
C/Lahi Yuusuf: Beelaha Soomaaliyeed hasoo
magacaabeen Bedelka Xildhibaanadii Geeriyoodey
»Boqore:
"Wiilkeyga waxaa loo diley arrimo Siyaaasadeed.."
»Xildhibaan
Fanax "Ma ahan xaq ee waa xal"..
»Shariif
Xasan iyo Geedi oo ka Hadley dilkii wiilkii Boqorre..
Wararka oo dhan oo
ka akhri... Guji... Nov 13
Wiil uu Dhalay
Gudoomiye Ku-Xigeenka Baarlamaanka DFKMG oo Lagu Diley Muqdisho
»Khadar
Cismaan Cilmi Boqore oo lagu diley isgoyska No.4
»Wafti
Ka socda Midowga Yurub oo booqday Jawhar...
»Qaabkii
Beeluhu u qaybsadeen maamulka Gobolka Banaadir..
»Dugsi
loogu magac daray Al Qamar oo laga furey Muqdisho..
»Ogeysiis
ku wajahan Soomaalida Minnesota...
»Ururka
PEDO oo hoggaan cusub doortay...
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Guji... Nov 12
Isku dhacyadii
Itoobiya oo wali socda
Warbixin ku saabsan xaaladda Nabadeed ee Itoobiya..
Guji..
Xildhibaan C/qaadir Aadan Jibbaar oo Maanta Ku
Geeriyoodey Jawhar
Marxuumka oo ka tirsanaa Baarlamaanka kumeel
gaarka ah ayaa maanta oo Jimce ah ku geeriyoodey Jawhar...
Guji.. Nov 11
Ma
Degan Tahay USA, ma u socotaa Xajka ...Ha moogaan SALAAMA
SomaliTalk oo
Doorashadii USA ka waraysatay Maxamuud Wardheere
Wardheere oo mar u tartamay duqa Minneapolis, haddana la
shaqeeya Senator laga soo doorta Minnesota ayaa.
Guji...
Geeddi oo Soo
Dhoweeyey Xafiiska ay Jaamacada Carabtu Ka Furaneyso Jawhar
»Itobiya
oo ka xumaatay weerarkii lagu qaaday Geeddi..
»Sweden:
Shaaweeye iyo Firimbi oo ka qaybgalaya Shir..
»Danjiraha
Soomaaliya u fadhiya QM oo sheegay in..
Wararka oo dhan ka akhri halkan....
Nov 10
Dahabshiil Holland oo bishan
khidmadii hoos u dhigtay boqolkiiba 50%
Shirkada Dahabshiil ayaa waxay
dadka deggan Holland ku war gelineysaa in...
Guji...
C/llaahi Yuusuf oo
sheegay in Muqdisho ay ku sugan yihiin Kooxo farabadan oo Argagixiso ah
»DFKMG
oo baaritaan ku samaysneysa qaraxii Muqdisho
»Ra’isul
Wasaare Cali Max’ed Geedi oo dib ugu laabtey Jowhar
»Shariif
Xasan oo shalay dib ugu soo laabtay Muqdisho
Wararka oo dhan oo ka akhri halkan.... Guji...
Nov 9
Gaadiid badan oo
gumaysiga lagaga gubay Ogaadeenya
iyo Qalalaasihii
Itoobiya oo meel xun maraya...
Guji...
Baaq ay soo Saareen
Dhallinyarada Gobolka Bari...
oo ku wajahan Shirkad la sheegay
inay Macdan baarayso oo heshiis la gashay mas’uuliyiin ka tirsan DGPL...
Guji...
Nov 8
Musharaxa
Duqa Magaalada Minneapolis oo Booqday Masjid Shaafici
Peter Mclaughlin oo ah musharaxa
duqa magaaada ayaa lakulmay Sh.
C/Raxmaan, Soomaalidana waxa uu weydiistey in ay u codeeyaan Doorashada
Maanta (Nov 8) waxana uu ballan qaaday in
Guji....
Prof. Geeddi:
"Mucaaradkii Dawlada Waxaa Ku soo haray Laba Xubnood -Yalaxow & Qanyare"
»Hay'adda
UNHCR oo Qaxooti Soomaaliyeed u qaaday USA
»Wasiiro
ku sugan Muqdisho oo ku biirey kulankii Geedi..
»Ilaalada
Ra’isul Wasaare Geedi oo dhaawacay wiil dhalinyaro
»Geedi:qaraxii
la ila beegsaday wuxuu ahaa fuleynimo....
»UN
& hay'ado Soomaali ah oo cambaareeyey qaraxii Xamar...
Iyo warar kale oo Googoos ah ka akhri halkan...
Nov 8
Injineer
Soomaaliyeed oo Lagu Diley Diinsoor
Eng. Max'ed
Ibraahim Dheel oo 15 sano ku maqnaa dalka Mareykanka ayaa waxa uu Degmada
Diinsoor ugu soo laabtay sidii uu gacan u siin lahaa dadkiisa, waana la
diley, warkaas iyo Muqdisho oo uu wiil naftiisa ku waayay Xabad Sigaar ah...
ka akhri..
HALKAN... GUJI... Nov 7
Ra'iisul
Wasaaraha Soomaaliya oo ka Badbaadey isku Day Dil....
Muqdisho: Bombaano lala
beegsaday waftiga Ra'iisul wasaare Geedi oo soo gaarey Muqsisho
Guji..
Nov 6
Dugsiga
Indhoolayaasha Al-Nuur: Dugsi u baahan Gacan qabasho..
Dugsigan oo ku yaala agagaarka km4 ee
Magaalada Muqdisho oo ardayda indhaha la' ee dhigta ay ka mid yihiin saddex
gabdhood oo walaalo ah waxaa..
Guji.... Nov 5
Ogeysiis
Muhiim ah oo ku jeeda Soomaalida Minnesota
Cudurka
Shuban-Biyoodka oo ka dilaacay Muqdisho..
»Digniin
loo jeediyey Urur Goboleedka IGAD..
»Shariif
Xasan oo ku soo
jeeda Kismaanyo..
»Shirkadaha
Maraakiibta joojiyaan tagista Soomaaliya
»Ganacsadata
Soomaaliyeed ee Dubai iyo cashuurta..
Wararka oo dhan ka akhri.... GUJI...
Maxaakiimta Islaamiga ah oo Waraaqo Ku Daadiyey
Muqdisho
»Yalaxow:
3 baa laqdabo nagu wadey, 2 wey nagatagtey..
»Boqqore:
awoodaydii waxaa isticmaaleen Cumar Xaashi
»C/llaahi
Yuusuf:Garoomadda laga dhoofiyo Daroogada..
»Ciidamada
Hiilweyne iyo Laanta-Buuro iyo Xaqu Ciidka..
»Hadal
ka soo baxay Hay'adaha WAHRO KAHRO...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... GUJI...
Wararka
Soomaalida Ku Hoos Nool Gumeysiga Qarnigan
Bayaan JWXO ka soo saartay xasuuqa gumaysigu ku hayo
dadwaynaha...
Guji...
Nin
Soomaaliyeed oo Laga Tarxiilayo New Zealand
Dawlada New Zealand ayaa qorshayneysa in ay
dalkeeda ka tarxiisho nin Soomaaliyeed oo magaciisa la...
Guji.. Nov 4
Minnesota
oo Si weyn Looga Ciidey
Minneapolis: Kumayaal Muslimiin ah
ayaa isugu soo baxay goobihii lagu tukanayey salaada ciida, Waxaay ahayd isu soo
bixi ugu weynaa ee dad Muslimiin ah ay hal-goob isugu yimaadaan.
GUJI Nov 3
Ugu yaraan 33 Qof ayaa
Ku Dhintay iska-Hor-Imaad ka dhacay Caasimada Itoobiya
Ciidanka Booliska Itoobiya ayaa rasaas ooda kaga
qaaday dad shicib ah si ay u aamusiyaan mudaharaad lagaga soo...
Guji...