DFKMG oo Ku
Biirtay Dalalka Dagaalka ku la jira Hargabka Shimbaraha (Bird Flu)
»Dowladda
Talyaaniga oo baaritaan ku sameyn doona hub..
»Isku soo dhawaansho:doodii
maamul u sameeynta G/Hiiraan
»Haweenay
ninkeeda ku dishay deegaanka Towfiiq..
»C/laahi
Sh. Ismaaciil oo AdisAbaba kaga qayb galaya shir
»Wafdi
ka socda Qaramada Midoobey oo booqanayo Bosaso
»Maxamed
Dheere oo Xiray Taliye kuxigeenkii Ciidamadiisa...
»300
Boqol oo Maleeshiyoyin Oo lagu tababarayo Waajid
»DFKG
oo Beenisey in Lacag Been Abuur ah Lakeenay Jowhar
Wararka oo
dhan ka akhri halkan... GUJI...
Wafdigii uu
hor kacayey Wasiirka Hormarinta Reer Miyiga oo ku sugan London
»Muqdisho:
Ganacsatada Qaadka oo Walaac Muujiyey...
»Beledweyne:
Banaanbax Lagu taAgeray iscasilaadii wasiirada
»Kismaayo:
1 qof oo ku dhintay & 9 ku dhaawacmay shil gaari
»Wasiirada
DFKGS Oo loogu Baaqay In Ay Yimadaan Jowhar
»Xildhiban
Cumar Xaashi: Kenya Yeysan dhinac la safan...
Wararka oo
dhan ka akhri halkan.... Oct 30
Indho-indheyashii doorashadii Baarlamaanka ee Somaliland
oo Seminar kuqabtey Pretoria..
Warbixintii Siciid Fuuraa
Masar iyo
Eretria oo Doonaya In ay Door Muhiim ah Kuyeeshaan Soomaaliya
»Indha-Cadde
oo Isagoo Makka jooga ku hanjabey Weerar
»Madaxweynaha DFKMG oo
Booqanaya Kismaayo
»Cismaan
Caato oo Beeniyey in Lagu Xiray Nairobi, Kenya
»Sidee
Shacabka Muqdisho u arkeen Xirida Garoomada
»Garoomada Dayniile iyo Marka oo laga mamnuucay diyaaradaha
»Safaarado
midawga yurub ka socda oo laga furayo jowhar
»Bangiga
dhexe ee Qaranka oo laga furayo jowhar...
»Yalaxow:
Diyaaradii weecato dhulkeey iska fiirihee...
»Kulan
Dhex maray Muuse Suudi iyo Dr. C/qaasim...
Wararka oo dhan
ka akhri halkan.... Oct 29
Wafdigii uu
hogaaminaayay Shariif Xasan oo la hadlay Soomaalida ku nool Finland
Xaflad gabogabo
oo aad loo soo agaasimayay ayaa ka dhigtay caasimada Finland ayaa waxaa
ka soo qeeyb galay
Guji
Oct 28
Kofi Annan oo
ka digay xaaladda Itoobiya iyo Eritereya
.Dad
Eritrean ah oo Midowga Yurub ku bannaabaxay
Guji
Oct 28
Muqdisho: Dadka
Shaneemooyinka Ka Shaqaysta oo Loo Sheegay in ay Meherado kale
Raadsadaan
Kulan ay isugu yimaadeen qaar
ka tirsan Maxaakimta Islaamiga iyo Imaamyada Masaajiddada Qaarkood ayaa
Guji...
Terry oo
Soomaalida Melbourne Ugu Ololaynaya Wixii uga Qabsoomi Waayey Puntland
Waxaa magaalada Melbourne ee dalka
Australia booqashu ku yimid Terry si uu...
Guji...
Oct 27
Diyaaradaha
tegaya Soomaaliya oo Lagu Soo Rogey in ogolaansho ka Keensadaan DFKMG
»Buug muran xooggan ka dhaliyey dalka Soomaaliya
»DFKMG Cameroon kaga qayb geleysa kulan caalami ah
»Khilaafka Geedi iyo Danjire C/lahi Shiikh
oo sii xoogeystey
»Xuseen Caydiid oo la kulmay dalada Culimada Soomaaliya
»Bangiga adduunka oo dhaqaale kobcin ka wadada Puntland
»Kenya oo digniin u dirtay shirkada leh maraakiibta...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji..
Oct 26
Waraysi: Xajka
Sannadkan iyo SHIRKADA SALAMA
Wakiilka QM ee
Arrimaha Soomaaliya oo Jawhar kula kulmay Madaxweyne C/llaahi
»Wafti
uu Hoggaaminayo Shariif Xasan oo Booqday Finland
»Geedi: Waa In burCad badeedka Lala
dagaalamo..
»Xildhibaan Caraale: Labada Gole ha yimaadeen Jawhar
Wararka maanta ka akhri halkan... GUJI
Oct 26
Dagaallo dhex
maray gumaysiga iyo ciidammada xoreynta Ogaadeenya
Iyo
Dad uu gumaysigu ku xidhxidhay meelo kala duwan
Guji
Tacsida La Gaarsiiyey Qoyskii uu Ka Geeriyoodey Wasiirkii Patroolka
DFKMG
KUMMUU AHAA
ABWAAN YAMYAM? | Stanza
"Gudbaaye" oo
Isu Sharaxay Maamulka Gobolka Banaadir
»C/wahaab
Cali oo galay kaalinta 1aad ee Quraan Akhriska
»Wasiir
ka tirsan Dowlada Federalka oo geeryooday..
»Xuseen
Caydiid oo shalay Saddex Kun oo Miino ah..
»Kismaayo
Xiisad ka dhalatay dhakhtar lagu dilay..
»Qanyare:
Ma taageerayo heshiiska ay wadaan xubnaha..
ka akhri bogga
wararka Maanta... GUJI... Oct 24
Telefishan
Swedish ah oo Barnaamij Ka Diyaariyey Xarigii & Siideyntii Qaybdiid, iyo
Jawhar & Guud ahaan Soomaaliya iyo dagaalkii Maraykanka iyo..... GUJI
Shariif
Xasan oo Xalay la hadlay Soomaalida London, UK
UK: Gudoomiyaha Baarlamanka
Soomaaliya ayaa xalay khudbad dheer ka jeediyay Hall weyn oo ku yaala
Bariga magaalada London oo...
Guji...
Oct 24
Cambaarayn Dilkii Dr. Cabdi Maxamed Aaden
Warsaxaafadeed kaso baxay Afhayeenka
Golaha Badbaadinta Shacabka J/Hoose ayaa cambaareeyey dilkii...
Guji...
Oct 24
LAFIHII
QUBUURAHA TALYAANIGA OO MAANTA LAGA DHOOFIYEY B/DOOGLE
Waxaa Axad xiligii
duhur-nimadii laga duuliyey garoonka B/Doogle lafihii dadkii laga soo...
Guji...
Oct 23
Abwaan
Yam-Yam oo ku Geeriyoodey Shil Gaari
Waxaa dalka Mareykanka gaar ahaan
Gobalka Ohio shil baabuur ku geeryooday Allaha u naxariistee C/qaadir
xirsi (Yam yam) oo...
Guji...
Oct 22

Sh. Cabdul Raxmaan
Al-Sudais oo Helay Abaalmarinta Shaqsiyadda Islaamka ee Sanadkan....
Imaamka Masjidka Weyn ee Makka AL-Mukarama
ayaa lagu gudoonsiiyay Dubai...
Guji...
Oct 22
Jariidad
Deenish ah oo Aflagaadeysay Nabiga s.c.w
Tajikistan oo Xijaabka Ka Mamnuucday
Iskuulada iyo Jaamacadaha
iyo Muslimiinta Adduunka oo Caro Weyn ka
Muujiyey Joornaal Aflagadeeyey Nebi Muxamed (Scw)...
Guji... Oct 21
Cabdi
Qaybdiid oo Xabsiga Laga siidaayey
Wararka ka imanaya Sweden ayaa shaaca ka qaaday in..
Guji..
Shiikh
Indha-Cadde “Warbixintii Qaramada Midoobey waxay ahayd mid xaqiiqda ka
fog
haddii aan nahay Maamulkana waxaan
dagaal kula jirnaa Beerisa Xashiishka ”, sidaas waxa uu ka sheegay shir
jaraa'id oo uu...
Guji...
Oct 20
VIDEO:
Maxkamadii la soo taagey Saddam Xuseen|
CBC
Canada
oo Xabsiga u Taxaabtay nin Reer Rwanda ah
oo Lagu eedeeyey Fal-Dembiyeedyo Dagaal (Xasuq)
uu Ka Geystey Rwanda Sannadkii 1994...
Guji... Oct
20
Muqdisho: Banaanbax looga soo horjeedey
Xarigga Cabdi Qaybdiid
»Muuse
Suudi “Xariga Qaybdiid waa afduub laga maleegay..
»Qanyare
“Cabdulahi Yuusuf maa la xiro isagaa qirtey..
»Cabdi
Qeybdiid oo qareen cusub loo qabtay...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... GUJI...
Oct 19
Wararka iyo
Maqaallada Laga Qoray Xariga Qaybdiid
»Imaamka
C/llaalhi Rooble “xariga Cabdi Qaybdiid..
»Shaqsiyaad
Soomaali-yeed oo u ololeenaya sidii loo..
»imaan
Xasan Jiirow “xariga Cabdi Qaybdiid Wuxuu..
»Cabdi
Qaybdiid oo gaashaanka ku dhiftay Eedeymihii
»Banaanbax
looga soo horjeedo Xariga Qaybdiid
»Dowladda
Federaalka oo ka hadashey Xariga Qaybdiid..
»Safaarada
Sweden ay ku leedahay Nairobi oo laga dalbadey.
»Video
ay soo bandhigtay shabakada aftonbladet..
»Warbixin
kusaabsan xarigga Cabdi Qaybdiid...
»Haku
waana qaateen ragii ku xadgudbey bulshada
»Qoraal:
Golaha Badbaadinta Shacabka J/Hoose..
»Qaybdiid
oo Jeegada la Qabtay iyo Koneylka oo..
iyo qoraalo
kale ka oo la xiriira ... akhri halkan. GUJI Oct 19
Mas'uuliyiin
Ka Tirsan DFKMG oo Kulamo La Yeeshay Dawlada Masar
Tan iyo Markii lagu Dhawaaqay
Xukuumada Federaalka Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya ayaa waxay...
Guji...
Oct 17
Col. Cabdi
Qeybdiid oo ay Gacanta ku Dhigeen Ciidamada Booliiska Sweden
Xalay
habeenimadii waqti-dambe ayaa Booliiska Dalka Sweden waxay qabteen
Cabdi-Qeybdiid iyagoo amar ka helay Xeer-ilaaliyaasha Caalamiga ee
Magaalada Gothenberg. Qeybdiid ayaa booqasho ku joogay Sweden...
Guji...
Oct 17
WAXAAN
SOO ARKAY!!!
Wax indhahaygu ku farxeen,
balse aan rumaysan waayay sida looga dhabeeyay loona sii wado, una
baahan in gacan wadajir ah loo gaysto!...
Warbixintii
C/llahi Black....
Terry oo Xusuusan Waayey Heshiiskii Shiidaalka ee "Consort" iyo
Puntland
Ra'iisul
wasaaraha DFKMG oo warqad u diray suuqa Ganacsiga Australiya ayaa si
weyn uga digey cawaaqibka ka dhalan kara heshiiska Puntland iyo
shirkadaha Shisheeye, waxaana arrintaas qoraal dher ka qortay jariidada
'The AGE'
Guji... Oct
17
Cali Ugaas
Cabdule oo loo magacaabay Safiirka Talyaniga u fadhiya Soomaaliya...
Siyaasiga u ololeeyo sidii nabad looga
dhigi lahaa Gobolka Benadir ayaa...
Guji...
Oct 16
Sanad
Guuradii Koowaad ee dhaarintii Madaxweynaha Soomaaliya oo la xusay
Sanad buuxa ayaa ka soo wareegay
markii C/llaahi yuusuf Axmad loo dhaariyay Xilka Madaxweynenimo haddaba...
Guji...
Wakiilka
Tigreega ee Ogaadeenya oo dafiray muwaadiniinta ku xidhan Hargaysa
Xubnaha mucaaradka Itoobiya oo laga qaaday
dhawrsanaantii xildhibaanimo...
Guji... Oct 15
C/llaahi
Sheikh Ismail: Hubka lagama mamnuucin dowladda
ee dagaal ooge ayaa loo diiday
waxaana sugeynaa hub kale oo kan Yeman ka badan...
Waraysi wasiirka arrimaha dibada..
Saraakiisha Ciidanka Booliiska oo ku
wajahan Jowhar
Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya oo
caawa shahaadooyin gudoonsiiyay in ka badan lixdan Saraakiisha ciidanka
booliiska Soomaaliyeed ka mid ah oo...
Guji... Oct 14
Warqad furan
oo ku socota Golaha Midnimada iyo Badbaadada Soomaaliyeed
| Saciid Samatar
CIR-MAAXIYAAL SHIINEES AH OO SAHAN HAWADA SARE UGU BAXAY
Saynis: Warbixintii
C/fataax M. Cabdulle
Guji... Oct
13
Saraakiisha
Booliiska oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kampala
Uganda: Saraakiisha ciidanka
Booliiska Soomaaliyeed ayaa xalay kulan la yeeshay jaaliyadda...
Warbixintii Mumtaz
Oct 13
U.N. oo
Warbixin Kasoo saartay Maamulka Col. Barre Hiiraale iyo ka Ganacsiga
Dhuxusha...
Muddo Afar bilood ah magaalada Kismaayo
waxaa laga dhoofiyey 29,283.7 Metric Tons oo dhuxul ah, dakhliga lacagta
ah ee ka soo baxdayna waxay ahayd $5.8 million taas oo
Guji Oct 13
“Marka uu
meesha ka baxo Qoriga ayaa Reer Xamar heli doonaan xaquuqdooda..”
Sidaas waxaa yiri
guddoomiye ku xigeenka dhaqaalaha iyo maaliyadda ee
Gobalka Banaadir oo...
Guji...
Oct 12
Hogaamiyaha
Ururka SLM oo beeniyay eedaymaha uga yimid ururka midnimada Afrika
Hogaamiyaha Ururka SLM Abdel
wahed Mohamed ayaa si weyn uga soo horjeestay in...
Guji....
Oct 12
Ciidammada
gumaysiga Itoobiya oo darsi lama-illaawaan ah la siiyay.
&
Mucaaradka Itoobiya oo
qaaddacay Baarlamaanka cusub
Guji
Qaramada
Midoobey oo Shaaca Ka Qaaday Tirada Beeraha Daroogada Sheikh Indhacadde
Beeraha daroogada ee gobolka Shabeelada Hoose ee
uu leeyahay Sheikh Yuusuf Indhacadde, dakhliga ka soo baxana lagu
qiyaasay $600,000, waxaa
Guji...
Wasiirka
Isboortiga, Shaqada iyo Shaqaalaha DGPL oo la shiray Reer Minnesota, USA
Kulankaas oo lagu qabtay Augsburg College ee Minneapolis, waxaa Wasiirka
iyo Wafitgiisu ay...
Gujii...
Oct 11
Ururka
S.C.I.C. oo xaflad ku qabtay London
Xafladas oo ujeedadeedu ahayd aheyd
soo dhaweynta xubnaha labada Gole ee Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada
ee ku sugan magaalada London...
Guji
Oct 11
Yemen oo
Qiratay in ay Hub u Dirtay Soomaaliya iyadoo Jebisey Cunaqabatayntii
Sarkaal ka tirsan Yemen ayaa qiray in dawlada Yemen
ay hub gaarsiisey Soomaaliya intii u dhexeysey...
Guji... Oct 10
Ra’isul wasaare
Geedi oo si dhaqsi leh ugu Ambabaxay wadanka Kenya ..
»Kulan
lagu wado in uu dhexmaro Geedi iyo Shariif Xasan
»Faahfaahin:warbixintii
cunqabateynta hubka Soomaaliya
»Xildhibaan
Sh. Nuur “Habeenkii la doortay Cabdulaahi Yuusuf..
Wararka oo dhan ka akhri halkan....
Guji...
Oct 9
Shirkadda
Dahabshiil oo gargaar lacageed guddoonsiiyay halgamaa Abwaan Axmed Nuur
Xafladda Guddoonsiinta oo ka dhacday
xarunta dhexe ee Dahabshiil ee Magaalada Muqdisho ayaa...
Guji...
Oct 9
Tiro kabadan 20,000 oo Qof ayaa Ku Dhintay Dhulgariirkii Pakistan
Dhulgariirkii baaxada weynaa ka dhacay Pakistan ee saamaynta ku yeeshay
India iyo Afghanistan ayaa wararku tibaaxeen in dhimashadii gaartey..
Guji....
Oct 9
Booqashadii Guddomiyaha Baarlamaank ee Ingiriiska UK
Faalladii
Cabdullahi Nuur |
Guji...
Oct 9
DILKA WAXASHNIMADA EE LOO GEYSTEY G/SARE MAXAMED MAXAMUUD RAAGE
| Dr. Black
Marxuum Shiikh
Maxamed Cabdille Horeeye oo Ku Geeriyoodey Dubai.. Akhri
Tacsida..
Bahda
Isboortiga ee Minnesota oo Soo Dhaweeyey Wasiirka Isboortiga DGPL
Siciid Qorsheel oo booqasho ku maraya
woqooyiga America ayaa...
Guji...
Oct 8
Puntland oo
Markale Lagu kala Baayacayo Suuqyada Australia
Shirkada cusub ayaa iibsatey badanaa khayraadka
Puntland ee ku jira dhulka hoostiisa, taas oo xuquuq u yeelaneysa in ay
gebi ahaanba...
Guji... Oct 7
Golaha Ammaanka
oo canbaareeyay sargaal lagu dilay Kismaayo
iyo Kofi
Annan oo Erireteya ugu baaqay inay xayiraada ka qaado diyaaradaha
Qaramada Midoobey...
Xorriyo
Oct 7
Guddoomiyaha
Baarlamaanka Md. Shariif Xasan Sh. Aden iyo wafdigii la socday oo soo
gaaray Dubai.
Waxa maanta subaxnimadii hore soo gaararay
Dalka Imaaraatka Carabta gaar ahaan....
Guji Oct 6
Deeqa
Maxamed Muuse oo Caafimaad ahaan loogu qaaday wadanka Austria
Waxaa dhawaan dalka Austaria
loo qaaday gabar Soomaaliyeed oo da'deedu tahay 18-jir kaddib markii
Guji
Oct 6
Nimco: "Waxaan
Codsanayaa Caawino Soomaalinimo"
walaaladayda Soomaaliyeed
meelkasta ay joogaan waxa aan idinka codsanayaa in laycaawiyo sidii...
Guji...
C/llaahi Yuusuf
oo u kala dab qaadaya Ra’isul wasaare Geedi iyo...
xubnihii wasiirada ahaa ee ka socday
maamul gobaleedka Puntland kaddib markii ay...
Guji...
Oct 5
WAFDIGII DKMG
OO LA KULMAY JAALIYADDA SOOMALIYEED EE LONDON.
Magaalada London ee dalka Britain waxaa lagu qabtey shir ujeedadiisu
ahayd wacyi gelinta dadweynaha Soomaaliyeed iyo qiimaha qarannimo oo uu
soo.............Guji
oct 5
Shariif Xasan:
Dastuurka ayaan anigu ilaalinayaa..
Ridwaan Xaaji oo waraysi la yeeshay Shariif Xasan
Akhri
oct 4
Zenawi oo
Mucaaradka Amxaarada La Hadlaya
iyo
Xildhibaanbo Kenyati
oo ah la sii daayay...
Guji..
Oct 4
RAMADAAN WANAAGSAN:
Talaado - Ramadaan Maalintiisii koowaad
1426H | Oct 4, 2005
Somalitalk.com Waxay leedahay dhamaan umada Islaamka gaar ahaana umada
Soomaaliyeed meelay joogaanba Ramadaan Wanaagsan......Guji
Qorax Madoobaad
La Sheegay in uu Maanta ka dhici doono Wadamo ay Soomaliya ka mid Tahay..
Akhri
Bakool: 12 Qof
oo Sabtidii Ku Dhintay Iska Hor Imaad Ka Bilowday Dhirta Dhuxusha Laga
Shito
iyo 6 Qof oo Axadii ku Dhintay Muqdisho
Iskahor imaad Laba Maleysiyo...
Guji...
Muqdisho:
Qof Sooman
afuri ajarkiisa oo kale aad heshide
Gudoomiyaha
Baarlamaanka oo Booqday Birmingham UK
Shariif Xasan: Hadii Dalku uu ka Jiro
Xukun kali talis ah waa ay adkaanaysaa in Soomaalida
qurbaha ay dib ugu laabtaan dalkii Hooyo....
Akhri
Oct 2
Soomaalida Minnesota oo DFKMG u Ballan aaday In ay u
Iibinayaan Idaacad
ay Dawladu kaga Hor tageyso "Beenta
BBC-da"...
Guji...
Oct 2
Kulankii
Seddaxaad ee Middowga Imaamyadda Waqooyiga Ameerika
Waxaa isugu yimid Hotelka Amery Suite
ee Gobolka Minnesota 150 imaam ka tirsan ururka loo soo gaabiyo NAIF oo.....Guji
Oct 1
Warbixin ku saabsan dagaalka Soomaalida Ethiopia
Dagaalo Beeleedyo ay ku
dhinteen in ka badan 120...
C/llaahi Yuusuf oo xilkii ka qaaday guddoomiyihii Bankiga..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji...
Oct 1
WARARKA KALE EE
SEPTEMBER..
MAANDSADA DHAKAFAAR !: | Ing.
M.C. Cibaar
|