SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - NAIROBI
 
Daabaco Boggan | Print

Doorashadii Madaxweyne kuxigeen DGPL oo maanta la Qabtay

Waxaa Maanta oo ay Taarikhdu tahay 18 October 2004 lagu qabtay Xarunta Golaha wakiilda DGPL ee Garoowe Doorashadii Madaxweyne kuxigeenka DGPL ayadoo ay isku soo sharaxeen Jagadaas Todoba xubnood, waxaa kaloo kasoo qayb galay doorashadaa Madaxweynaha DGPL Maxamed Cabdi Xaashi, Wasiirada DGPL iyo Shacabka Reer Garoowe, waxaa kaloo doorashadaa kaqeyb galay Aqoonyahano Goobjooge ahaa oo u kuurgalaayey sida doorashda u socoto, waxaa intii ay bilaaban doorashadaa ka hadlay Goobtaa Musharaxiinta oo soo bandhigayay Qudbadiisa musharaxnimo iyadoo Musharax walbaa la siiyay 10 Daqiiiqo, Qudbadahaa markii ay dhamaadeen ayaa waxaa la gudo galay Doorashadii ayadoo ay Tirada xildhibaanada Fadhiyay ay dhamaayeen 55 Kontan iyo Shan Xubnood ayadoo ay tirade Xildhibaanada ee DGPL ay tahay 65 Lixdan iyo Shan Xubnood,

Waxaa halkaa ka bilowday doorashadii Madaxweyne kuxigeenka waxaana wareegii ugu horeeyey ku guuleestay Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo helay cod dhan 37 xubnood halka Cabdirasaaq Cali Saciid (Shaahdood) uu helay 15 cod, Maxamed Saciid Shabeele uu helay 2 cod. Halka Musharax Xuseen Ceegaag Abuubakar uu ka helay 1 cod. Waxaa halakaa guushii ay ku raacday Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo halakaa kasoo jeediyay qudbad uu kaga hadlaayo xilka loo doortay oo ay ugu mihiimsaneed in uu la shaqeyn doono Dhamaan xubnaha sare iyo shacabka guuud ahaan ayna ugu mihiimsantahay Nabadgalyada, Madaxweyne kuxigeenka ayaan halkaa lagu dhaarin ayadoo aan la garanay xiliga dhaarta tasoo uu gudoomye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka DGPL uu ku dhawaaqey in uu yahay Gaagaab Madaxweyne Kuxigeenka DGPL ee Mudada Labada Biloaada.

Tababar socday Mudo oo lagu soo gabagabeeyey Hoteelka Ponarama Bosaso:::


kaqayb ga,ayaashi oo fadhiya hoollka

Kaqeyb galayaashii oo Taagan Hoteelka Gudihiisa Shahaadadiina haysta


Gudomiye kuxigeenkii oo ka hadlaaya Xiritaanka Shirka

Gudoomiyaha oo uu gudoonsiinaya Shahaadada Nin ka mida Ka qeyb galayaashii

Iskuxiraha Hay,ada iyo Dowlada Hoose Maxamuud Camoo

Kaqeybgalayaashi oo Fadhiya

xisriiriyaha Ururka haweenaka WAWA

Waxaa sibinaar ka socday mudo tobon iyo labo casho hoolka Dowlada Hoose Boosaaso lagu soo gabagabeeyey Hotelka weyn ee Ponarama sibinaarkaas ayaa waxaa looga hadlaayay sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen xildhibaanada Golaha Degaanka horumarka iyo kor u qaadidda aqoonta bulshada sibinaarkaa ayaa waxaa ka qeyb qaatay mas,uuliyiin ka kala socday Dowladaha hoose, Ganacsatada, Hogaanka dhaqanka iyo Dhalinyarada, waxaa sibinaarkaa soo qabanqaabiyay Hay,ada UN-HABITAT ayadoo u soo tababartay 7 Qof oo kakala bixinaaya Tababaro Magaalooyinka Garoowe, Gaalkacyo iyo Boosaaso waxaa hay,ada la shaqeynayay Ururka u heelanayaasha Danaha Haweenka WAWA iyo Jaamacada Bariga Afrika EAU.

Waxaa ugu horeentii halakaa ka hadlay iskuxiraha Arimaha Bulshada ee Dowlada Hoose Maxamuud Camoo oo isgu mudadii sibinaarku socday la shaqeynayay iskuxirka Dadkii halkaa kasoo qaybgalay iyo hay,ada fududeeynayay waxaa uu kusoo Dhaweeyay Xaawo Cali Jaamac oo ah Xiriiriyaha Ururka WAWA oo in badan ka warbixisay sidii uu Tababaraan kuyimi iyo hadba heerka uu soo maray waxa ay ku soo dhaweysay Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Bari Yuusuf Muumin Bide oo ka warbixiyay Degaanka iyo sida uu u baaba,ay iyo in loo baahan yahay in la helo Xildhibaan Degaanka oo Bulshada ka badbaadiyaya barakaca ku dhacay iyo Burburka Gudoomiye Kuxigeenka ayaa ugu tahniyadeeyey Bisha Rabadaan kasoo qeyb galayaashii in ay ka Faa,iideestaan Xag Cibaado siduu Illaahay faray oo ay masaakiinta Quudiyaan Gudoomiye Kuxigeenka ayaa halkaa ku gudoonsiiyay Shahaadooyin intii ka qayb gashay Tababarkaa.

c/fatax Jaamac
Somalitalkpl@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 18, 2004


Xildhibaan Gen.Maxamad Xaashi Gaani oo Galabta Maydiisa Laga Helay Qolka uu ka Daganaa Embagathi
Marxuumka waxaa la sheegay in uusan.. Guji...

QARAX KA DHACAY GAROONKA WILSON AIRPORT EE NAIROBI
Qaraxan oo ay kenya sheegtay in uusan ahayn bomb waxa uu dhacay 4:30pm galabnimo ee shalay ayadoo... Guji.. Oct 18

MINNEAPOLIS: Xafladii Soo Dhoweynta Dawlada Cusub

WAR SAXAAFADEED: Somali Concern Group
waxaan soo dhoweyneynaa dhameystirka shirka iyo doorashadii lagu doortay madaxweynaha.. Guji...

Free Awdal Forum oo Dhambaal u Diray Madaxweynaha
"Hadaan nahay reer Awdal waan ogsoonahay in koox yari afduubtay waqooyi iyagoo ku majaro habaabiyay"... Guji...

Warar Goos Goos ah::: Oct 17
»Wada hadal laga dhex wado Yalaxow, C. Caato iyo Madwayne C/laahi
»Madaxwayne C/laahi oo sheegay inay Muqdisho tahay Caasimadda
»Dowlada cusub oo loo soo jeediyey inay ka degto Magaallda Muqdisho
»Dr,C/qaasim  iyo Wafdi uu horkacayo oo maanta soo gaarey Muqdisho
»Xiriir telefon oo dhex maray m/weyne C/lahi iyo m/weyne Qadaafi
»Dalka Swedan oo lagu qabanayo shir looga hadlayo dib u dhiska
Dhammaan ka akhri halkan... Guji

Xaflad Lagu Soo dhawaynayo Dowladda cusub ee Somalia oo Ka Dhacday Pakistan
Waxaa kasoo qayb galay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Islamabad iyo Guji

Caydiid: Somalia umabaahna ciidamo shisheeye
Xuseen Maxamed Caydiid ayaa sheegay in... Guji...

Soomaalida Toronto ee Taageertay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
Xaflad ballaaran oo lagu  lagu qabtay Hotel Ramada oo kuyaal Toronto ayaa... Guji...

»TALO: TALAABOOYINKA UU QAADI DOONO MADAXWEYNE C/LAHI
»FAALLO:
HEERARKII UU SOO MARAY SHIRKA DIB U HESHIISIINTA
»SPORTS:
FAAQIDAADII CIYAARAHA EE MAANTA::::

»DHAMBAAL KA YIMID  BEESHA RAXANWEYN:::
»DHAMBAAL KA YIMID URURKA NABADA EE PUNTLAND

Eedeyn loo jeediyey Safaaradda Soomaalida ee dalka Yaman
iyo
Ugaas Max'ed Weli oo yiri: kama hor-tagayno Madaxweynaha, mana taageereyno, balse waxaan ka.. Guji

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Hordhac | 1aad | 2aad

Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
Free Awdal Forum oo Dhambaal u Diray Madaxweynaha
"Hadaan nahay reer Awdal waan ogsoonahay in koox yari afduubtay waqooyi iyagoo ku majaro habaabiyay"... Guji...
Somali Concern Group (SCG) waxey soo dhoweyneysaa dhameystirka shirka Somalida oo muddo  labo sano ah ka socday waddanka Kenya iyo doorashadii bisha 10 keedii lagu doortay madaxweynaha.. Guji...
AFRIKA OO AQOONSATAY NATIIJADII KASOO BAXDAY SHIRKII SOOMALAIDA
Iyo Madaxweynaha DFKMG oo ka qaybgalay kulankii u horeeyeye ee caalami ah... Guji...
Guddoomiyaha ururka DDP: Taageero madaxweynaha:  Wixii talo ah ee aad u baahatidna diyaar ayaan kuula nahay. Waana kuu ducaynaynaa.. Guji...
MUSTAQBALKA SUGAYA MADAXWEYNE CABDILAAHI YUSUF AXMED Faalladii Yusuf Shabac.. Guji...
101_0172Xaflad Lagu Soo dhawaynayo Dowladda cusub ee Somalia oo Ka Dhacday Pakistan
Waxaa kasoo qayb galay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Islamabad iyo Guji

Soomaalida Toronto ee Taageertay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
Xaflad dabaal Deg iyo Hambalyo ah oo ay dhigeen Soomalida Melbourne
»Waxaana xafladaas ka soo qayb galay Jaaliyadda Som..
»Xaflad lagu soo dhoweynayo Dawlada oo lagu qabtay MPLS
»Soomaaliyeed Sweden oo soo dhaweeyay dawladda cusub.
 Dhammaan ka akhri halkan... Guji..

bosasoSidii Boosaaso Looga Soo Dhoweeyey Doorashadii Madaxweynaha DFKMG
Iyo madaxweyne Kuxigeenkii oo PL oo lagu wareejiyey Xilka MDGPL...
Guji...

Codka Muslimiinta US ayaa u Batay Dhanka Kerry
Qormadii Xasan Jaamici...
Guji...
USA: Maroodiga (R) oo la filayo inuu dameerka (D) si xun ugu durduriyo: Wardheere
Ma Hungowday Himiladii Hargaysa?
Faalladii Asad Cadaani Ibraahim... Guji..
Somaliland Dal Dhisan iyo Dad Jihaysan
Faalladii
(diridhaba)... Guji..

 



HTML CD