Dadkii
ka badbaaday Doonta iyo Dhaawacii iyo Dhimashadii oo la keenay Boosaaso
Tirada dadka ka soo badbaadey doontii ku degtey Badda Cas ee la keenay Boosaaso waa 89 qof..
Warbixin & Sawiro
Labo Nin oo Lagu
Diley Koonfurta Gaalkacyo
iyo Roobaba Lixaad leh oo khasaaro naf
iyo maal leh geystey oo ka da'ay Kismaayo & nawaaxigeeda
Ka akhri halkan..
Apr 30
Nadwadii Lagu Qabtay
Boosaaso | Qaybta 1aad
Hordhaca waxaa ka hadlay:
Sheekh C/Laahi Cali Xaashi, Beeldaaje Cali Faarax, iyo Sheekh C/Qaadir Nuur
Faarax. Qaybta 1aad oo ku saabsan Ahlu-Sunah wal-Jamaaca waxaa soo jeediyey
Sheekh Axmed Daahir ..
Guji...
Waraysi: Wasiirka Deegaanka ee DFKMG
Booqashada R/Wasaaraha
Soomaaliya uu Ku Joogo Xamar
Afhayeenka DFKMG ayaa sheegay in
uu Prof. Geedi Bilaawey Kulamadii wada tashiga uu la yeelanayey...
Guji.. Apr 30
Shan Qof ayaa Ku
Dhintay Doon Ku Degtey Badda Soomaaliya
»89
qof oo doonta laga soo badbaadiyey & 41 la la'yahay
»Ra'iisul
Wasaare Geedi oo tegey caasimada Soomaaliya
»Masjid
weyn oo laga dhisay Magaalada Muqdisho
Wararka oo dhan ka khri halkan.. Guji..
Apr 29
Hanbalyadii ay Jaaliyadaha Ogaadeenya u dirayeen ciidammada Xoreynta
Ka akhri warakii radiyo Xoriyo...
Guji...
Ogeysiis: Dadka Saamiyada Ku leh Shirkada Golis
Xildhibaan Jini Boqor: "waa wax lagu farxo in Prof Geedi
Booqdo Muqdisho.."
»Nairobi:
Xubnaha BFKMG oo soo dhoweeyey safarka Geedi
»Wafti
british ah oo booqday Somaliland...
Warka oo dhan ka
akhri halkan...
Ra'iisul Wasaare Geedi oo Jimcada Tegi doona Muqdisho
»Prof. Geedi oo shaaca ka
qaaday safarkiisa Muqdisho
»Geedi oo la kulmay agaasimaha
waaxda siyaasadda UN-africa
»Wafdi ka socday hayado samafaleed
oo gaaray kismaayo
Warka oo dhan ka akhri halkan... Guji...
Apr 27
Warar Googoos
ah:::
»Eedey
loo soo jeediyey Danjire Cabdulaahi Shiikh Ismaaciil…
»Aqoon
isweydaarsi lagu soo gabagabeeyay Degmada Marka
»Nin u
shaqeynayay Hay’adda OXFAM Jamame lagu afduubay
»Maamulka
somaliland oo magacaabay guddi soo qiimaynta
»Haan
ku soo caarisay Marka oo laga helay Shidaal..
»Horjoogayaasha
maleeshiyada Muqdisho oo la dhaariyay..
»Xubnaha
labada gole ee ka soo jeeda gobolada dhexe oo..
»Golaha
Wasiirada Ee Beesha Hawiye oo Taageeray...
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Guji... Apr 26
Buundadii
ugu Weyney Hargeysa oo Daad Qaaday
Roob aad u lixaad badan oo ka da'ay Hargaysa
iyo agagaarkeeda ayaa qaaday buundadii isku xiri jirtey labada dhinac ee
maagaalada. Sawiro & warbixin
Eeg halkan
Lix gawaarida
dagaalka ah ee shaarguduud oo ku soo biiray kuwa xaabsade
iyo Mas`uuliyiinta g/sh/hoose oo ku faanay
in danbiyada halkaasi ka dhaca ay sababaan ulo iyo dhagxaan...
Guji...
JINNI BOQOR: "C/llaahi Yuusuf weligiis Laaji ayuu ahaa laajinimadaas
buu ku dhameysan.."
»Saddex
Suxufi oo laga Siidaayey Xabsiga Garoowe
»SNA
kama mid ah kooxda Xamar maamul u samayneysa
»Muran
Dhuleed oo ka Dhex Taagan Sufiyada/Qaaddiriyada
»Shirkada
Telesom oo isgaariin casri ah ka furtay Widhwidh
»Xamar:
Shir jaraa’id oo lagu soo bandhigay milkiyad dhuleed
»USA:
keyse Jaamac oo Dib Loogu Soo Celiyey Minnesota
Warka oo dhan
ka akhri halkan... Apr 25
"Waxaa
Lanoodiiday Khayriyada Boorama"
Sidaas waxaa SomaliTalk u sheegay
Faysal Cali Waraabe, gudoomiyaha xisbiga
UCID, oo ka hadlayey...
Guji...
Apr 24
Ciidamo ka
amar qaata Xaabsade oo qaaday jidgooyooyin yiilay wadada Baydhabo iyo
Baardheere
»Muqdisho:
Xubno katirsan DFKMG la kulmay saraakiil
»Beesha
Saransoor ee Jubbooyinka oo Qaadaacday DFKMG
»Gudoomiyaha
G/Banaadir oo ka hadlay amaanka Muqdisho
»Xidhibaan
Jini Boqor & Caasha Axmed oo Faalo Bixiyay
»W/Arimaha
Dibada DFK oo markale ka hadlay shirka Jakarta
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji..
Apr 23
Sweden oo ay
walaac Diimeed ka jirto
kadib markii nin waalani uu
aflagadaayeye Nabi Muxamed
Guji
Haween iyo
Caruur ku Xirnaa Xabsiyada Sucuudiga oo soo gaaray Muqdisho
»Kulan
Albaabadu u xiran yihiin oo ka dhacay Xuddur, Bakool
»Nairobi:
Laba shir oo iska soo horjeeday oo La Baajiyey
»Xubno
ka tirsan baarlamaanka oo isugu yimid Sagret Hotel
»Khadkii
cagaarnaa ee degamada Wadajir oo la qaaday
»Wafti
Soomaaliyeed oo Booqasho Ku Jooga Indonesia
Wararka oo
dhan ka akhri halkan... Guji... Apr 22
Hawlgalkii
Mandad ee Ciidammada Xoreynta Ogaadeenya oo guul ku meel-maray
ka akhri wararkii Radio Xorriyo...
Guji Apr
22
Gabar dhalan
laba bilood oo walaac laga muujiyay nolosheeda
Gabadhan saqiiradda ah oo magaceeda la
yiraahdo Sumaya Jamaal Axmad ayaa ku dhalatay iyadoo aan...
Guji...
Baaq ku wajahan
Jaaliyada Beesha Shiikhaal ee ku nool Caalamka
Guddiga waxbarashada Hayadda Samafalka
Cosob
Guji Apr 21
Madaxweynaha
DFKMG ah oo ka Codsaday Xubanaha ku Sugan Mogadisho in ay Yimaadaan
Nairobi
»W/A/
Dibada DFKMG oo Khudbad ka Jeediyey Shirka Asian
»Muqdisho
oo laga hir gelinayo ciidamo suga Amniga
»Wasaaradda
caafimaadka ee DFK cambaaraysay dilkii xamar
»Wafti
ka socda hay'ad oo tegey magaalada Kismaayo
Warka oo dhan
ka akhri halkan... Guji... Apr 21
DENMARK: Si
maamuusid Leh ayaa Loogu Gurmaday Soomaalidii Lagu Dhibaateeyay
Langeskow
"Dooni mayno cunsuriyad, joojiya
cunsuriyadda,..." hadalladaan waxay ahaayeen kuwii ay..
Guji..
Dagaal Xamar
ku Dhexmaray Labo Sheekh oo ka tirsan Darriiqada Qaaddiriyada/Suufiyada
»Shariif
Xasan soo dhaweeyay Warqadii Madaxweyne C/lahi
»Dhallinyaro
kasoo baxay Xamar oo gaari kula gadoomay Jilib
»Golaha
guurtida Hawiye oo soo saaray baaq nabadeed
»Amaanka
Tuulada SOS ee muqdisho oo la adkeeyay
Wararka oo
dhan ka akhri halkan... Guji... Apr 21
Nin
wacyigeliye isku sheegay oo Rasuulka aflagaadayey
Mid kamid ah xagjirada aan aragtida
dheereyn ee dalkan Sweden ayaa...
Guji...
Warqadii C/Laahi
Yuusuf u Diray Geedi & Shariif Xasan
»Bambo
lala beegasaday Tuulada Caruurta ee SOS Muqdisho
»Beesha
Caalamka: Dadaalka in aysan lumin mirihii shirka
Warka oo
dhan ka akhri halkan... Guji.... Apr 19
Shir ay yeesheen Wasaarada
Diinta iyo Awqaafta DGPL iyo Qaybaha kala Duwan ee Bulshada
Shirkan oo lagu qabtay Jaamacada
Bariga Afrika..
Guji.. Apr 19
Dagaal ka
Dhacay Degaanka Ceelwaaq
»Saddex
Qof oo ku geeriyootay dagaal ka dhacay Kismaayo
»Hay'adda
IMC ee Baydhabo oo la bililiqeystay
»Mudaaharaad
ka dhacay safaaradda Sacuudiga ee London
»Gabar
u shaqaynaysa hay'ad Sweden ah oo lagu diley Xamar
»99
Xildhibaan oo soo jeediyey in laga doodo Khilaafka...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Apr 19
Maalinta Dhirta Adduunka oo laga Xusay Gobolada Puntland
Xaflado lagu qabtay Boosaaso iyo Galkacyo..
Guji Apr 18
"Rayaale
intii uu xilka hayay waxaa cadaatay in uu maamulkii uu dhaxlay diciifay"
Sidaas waxaa shir jaraa'id ka yiri
afhayenka xisbiga UCID
Guji
Shir
Saxaafadeed oo Qarbtay Duqa Gaalkacyo
»Wafdigii labada gole ee gaaray
degdmada Balcad
»Dagaal Ka Dhacay Gelinsoor
Wararka oo
dhan halkan ka Akhri.. Guji... Apr 17
Boqoradda Denmark: " Waa in aynu Islaamka Hor
Istaagnaa!"
Boqoradda ka talisa dalka Denmark ayaa ku dhawaaqday erayo aad u
kul-kulul oo ku wajahan muslimiinta
Guji.. Apr 17
Haamo Waaweyn oo kusoo Caariyey Xeebaha Gobolka Jubbada Hoose
»Barre
Hiiraale oo booqday jasiirado kamid ah G/J/Hoose
»Cudduro
aan la aqoon oo ku dhacay kalluumaysato...
Warka oo
dhan ka akhri halkan... Guji... Apr 16
Xubno
katirsan DFKMG oo Muqdisho kula kulmay Horjoogayaasha
ciidamada Maleeshiyooyinka
»Xubno ka mid ah Labada Gole
oo ka Ambabaxay Nairobi
»G/Baarlamaanka
oo Muqdisho tegi doona aakhirka Bishan
»Galkacyo:
Shirar ay yeesheen DGPL iyo ganacsato..
»G/Bay
& Bakool: Khudbadihii jimce looga hadlay dagaalada
»Dowladda
malaawi oo qaabishay qaxooti Soomaaliyeed
»UK:
Mudaaharaad ka soconaya magaalada London
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Apr 16
Mindi ayaa Lagu
Diley Aqoonyahankii Soomaaliyeed ee reer Kanada
»Canada:
3 qof oo loo xiray dilkii marxuum Xassan M. Yusuf
»Minnesota:
Ismaaciil M.Cali oo
Qirtay Dilkii Yaasmiin Geelle
»USA:
Laba qoys oo Soomaaliyeed oo iskaga hor yimid gabar
»Baaritaan
lagu sameeyey cashuur celinta Soomaalida MN
Wararka oo dhan ka akhri halkan...Guji...
Apr 15
Xubno ka mid
ah DFKMG digniin lagu siiyay in ay ka baxaan Aqalka Chaster house ee
Nairobi
»Kal
fadhigii 3aad ee Board-ka Dalsan oo lagu qabtay Nairobi
»Soomaliya
iyoTantanka ciyaaraha dhalinyarada islaamka
Warka oo dhan
ka akhri halkan... Apr 15
Shacab fara
badan oo ciidamada cadowga itoobiya ay ku xidh-xidheen Ogaadeenya
iyo
Dagaalladii ugu denbeeyay ee dhex maray cwxo iyo kuwa cadowga itoobiya
Guji... Apr
15
Mudaharaad
Looga Soo Horjeedo Dowlada Itoobiya oo ka Dhacay Minnesota USA
Waxaa mudaharaadkaasi ka dhacay Minnesota State
Capital halkaas oo ay isugu yimaadeen dad badan
Guji Apr
14
Madaxweyne C/llaahi
"Waxaa La ii Yaqaanay Kornayl ma Gudbe"
»C/lahi
Yuusuf & hanjabaada golaha wasiirada Geedi
»Munaasabada
Maalinta ciidanka oo lagu qabtay Nairobi
»Geeddi
oo magacaabay guddi ka shaqeeya dastuurka
»Xubnaha
Labada gole ee jooga Xamar oo magacaabey Guddi
»Sanguuni: Hal qof ayaa dhintay,
labona waa dhaawacmeen
Warka oo dhan
ka akhri halkan... Guji... Apr 14
Daahir
Rayaale oo saxeexay xeerka doorashada wakiilada
Daahir rayaale kaahin ayaa saxeexay
dhaqangalka xeerka doorashada wakiilada somaliland ee
Guji..
Apr 13
USA: Qof
Dumar ah oo Soomaaliyeed oo Loo Xiray Been Abuur ay Ka Samaysay Ninkeeda
»Khadra
Faarax Cali oo Lagu Xiray Columbus, Ohio
»Kismaayo oo Laga Xusay Aasaaskii
Ciidankii Xoogga Dalka
»Muqdisho
oo laga xusay Maalinta Ciidanka Xoogga Dalka
»Sh.
Aweys: Ciidanka Lagu Dhisayo Adis Ababa waa shirqool
Warka oo dhan
ka akhri halkan.... Guji... Apr 12
Ciidammada
Wayaanaha oo Boobay suuqa magaalada Jigjiga
iyo Midowga Yurub oo baaq nabadeed ka soo saaray arrimaha Soomaaliya..
Guji....
Apr 12
Muuse Yalaxow & Cismaan Caato oo
Kasoo Degey Kismaayo, Una Sii Dhaafay Baydhabo
»Barre
Hiiraale, Yalaxow & Caato oo yeeshay Kulan Gaar ah
»Kulan
Albaabadu u xiran Yihiin oo Muqdisho lagu qabtay
»Maamulka
Maxamad Dheere oo sii daayay Odoyaal
Wararka oo dhan ka akhri halkan..
Apr 11
Qoraal kasoo Baxay
Xafiiska Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaliya
Waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in..
Guji Apr 11
Madaxweynaha Dowladda
FKMG ah oo Qado Sharaf u Sameeyay Baarlamaanka...
»Shariif
Xasan oo ka hadlay Qado Sharaftii Madaxweynaha
»Taageero
Heli maysaan Intaad Nairobi Ku Qayileysaan...
Warka oo dhan ka
akhri halkan... Guji.... Apr 10
R/Wasaaraha DFKMG iyo
W/Maalgalinta Dibada ee Libiya oo kala saxiixday Heshiis
»Waftigii
Ra'iisul wasaaraha oo weli Liibiya ku sugan...
»Wafdi
isugu Jira Wasiiro iyo Xildhibaano oo Gaaray Muqdisho
»Qanyare:
Waxaa la gaaray Xaaladii ficilka...
»Cusmaan
Boqore: Waxaa la fulin doonaa 29kii qodob...
Warka oo dhan... Guji...
Apr 10
Waftigii Ra'iisul
Wasaare Geedi oo Tripoli Kula Kulamay Jaaliyadda Soomaaliyeed
»Ra'iisul
Wasaare Geedi oo Xamar u Magcaabay Guddoomiye
»Ciidamo
Ethiopian ah oo soo galay xudduuda soomaliya
»Baydhabo:
Wafdi xildhibaano ah oo lagu sameeyay jidgooyo
»Madaxweynaha
DFKMG oo ku soo Laabtay Nairobi...
»Ra'iisul wasaare Geedi oo aan la socon
Madaxweynaha
»Xildhibaano
ku sugnaa Muqdisho oo u safray G/Bay & Bakool
»Hogaamiyaha
UNAFRIK oo soo gaaray Nairobi
»Howl-wadeenada
SSUP oo soo gaaray magaalada Nairobi
»Xisbiga
SSUP oo looga dhawaaqay magaalada Muqdisho
Wararka oo dhan...
Guji... Apr 9
Majmaca
Culimada Soomaliyeed oo ka qeyb Qaadanaya Nabad ka aslaaxinta Muqdisho
iyo Safarka madaxweynaha DFKMG ee Kenya
Guji...
Apr 8
Xisbiga
Kulmiye oo Kubaaqay in Xilka Laga Qaado Madaxweyne Riyaale
Shir jaraa'id oo uu xafiiskiisa
kuqabtay afhayeenka xisbiga kulmiye maxamed kaahin axmed ayuu...
Guji...
Apr 7
Soomaaliya &
Liibiya oo Isku Afgartay in Dib Loo Soo Celiyo Mashruucii LIBSOMA
»W/Maaliyada
DFKMG oo la kulmay W/Maalgalinta Liibiya
»DFKMG
oo ka Qayb Qaadanaysa Aaska Pope-ka Kaatoliga
»Yuusuf
Indhacadde oo soo Dhoweeyay Xildhinaano
»Qaar
ka mida xildhibaanadii la filayay oo soo gaaray Xamar
»Muqdisho:
Shir Jaraa`id oo ku saabsan cudurka Kaduudiyaha
Warka oo dhan ka akhri halkan...
Guji...
Apr 6
DFKMG oo Laga
Codsaday in ay Sucuudiga Kula Xisaabtanto Dilkii 6dii Soomaalida ahaa
»Magacyada
Lixda Soomaalida ee lagu diley Sucuudiga
»Guddomiyaha G/Banaadir oo ka
codsi u diray DFKMG
»90 xildhibaan oo lagu wado in ay soo gaaraan Muqdisho
»Kullan Muqdisho ku dhexmaray Cali Mahdi iyo Xildhibaano
»Xildhibaano Xamar kula Kulmay Cumar Maxamed Finish...
Ka akhri wararkii Muqdisho iyo Maanta...
Apr 5
Booliiska
Hargaysa oo Xoog Kugalay Xarunta Xisbiga kulmiye
»Muuse
Suudi oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Nairobi
»Gaari
markii Saddexaad Ku Gedoomay Aagga Kismaayo
Warka oo dhan
ka akhri halkan... Apr 5
Shir oo ay iskugu yimaadeen ururka haweenka
Ogaadeenya ee London, UK
Ka akhri wararki radio Xoriyo...
Guji...
Apr 5
Ethiopia oo Hub & Saanad Soo Gaarsiisey Maamulka G/Hiiraan
»Wadada
isku xirta G/banaadir & Sh/hoose oo dib u furantay
»Shirkii lagu Taageerayay Go'aankii
DFKMG oo La soo Celinayo
»USA
oo taageertay go'aamadii W/Arrimaha dibada ee IGAD
»Wadamo
islaam ah oo ka hadlay geerida Pope-ka labaad
Wararka oo dhan... Guji...
Apr 4
Shir lagu
yagleelayo maamul u sameynta J/hoose..
oo ka bilowday magaalada Kismaanyo
Ka Akhri
halkan Apr 3
Kulan
Dhexmaray Sh. Aweys iyo Xildhibaanada ku Sugan Muqdisho
iyo Waftigii madaxweynaha &
Raysulwasaaraha DFKMG oo Booqday Wabiga Sanaaciga ah ee Liibiya.. ka
akhri halkan Apr 2
Xubno ka
tirsan Labada Gole ee DFKMG oo Baaq kaa soo saaray Nairobi
Warsaxaafadeedka oo ka kooban lix
qodob oo...
Guji...
Apr 2
Kulan Muqdisho
ku Dhexmaray Saraakiisha Ciidamada iyo Xildhibaano Ka Tirsan DFKMG
»Malaaqyada
beelaha digil iyo mirifle oo laga digay xudur
»Xildhibaano
Jooga Xamar oo eedeeyey xasan abshir faarax
Warka oo dhan
ka akhri halkan... Guji... Apr 2
Wasiirro
Soomaali ah oo saraakiil Itoobiyaan ah la kulmay
ka akhri wararkii radio Xorriyo ee maanta...
Guji.. Apr
1
Odayaal
Dhexdhexaadin ah oo Maanta Gaarey Hobyo
Odayaashaan oo saakay kasoo ambabaxay
magaalada gaalkacyo ayaa waxaa ay soo mareen...
Guji...
April 1
Warbixin:
Soomaalida Deggan Dalka Jarmalka
Socdaalkii Hassan Cookaar(Salahuddin)...
Guji...
Apr 1
Koobka
Ciyaaraha ee Soomaalida Norway::
Waxaa baryahan magaalada Oslo ee dalka
Norway ka socday koob loogu magac daray..
Guji
Apr 1
WARARKII MAARSO... GUJI..
|