SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
 
Daabaco Boggan | Print

Faysal iyo Fudfudeedkiisa

samatarahmed@yahoo.com

Nov 26, 2004

 
Hadaan ka hadlo sababta igu kaliftay inaan soo gudbiyo fikradeeydan waxa weeyey qoraal aan ku arkay shabkadaha Internetka oo uu qoray ninka la yiraahdo Faysal Cali Waraabe  oo aan aniga u maleenayo in uu xoogaa ku fududaaday siyaasada iyo qabiilaysiga , waxaa uu ka hadalay C/lahi Yusuf iyo Majeerteen iyo Darood oo midba si gaar ah uga hadlay isagoo  uga dan leh in uu iska horkeeno Hawiye iyo dadkaas aan idiin soo shegay .
 
waxaan leeyaahay wiilakan yar ee fudud , hadaad siyaasi taahay sidaas uma hadasheen ee intaas waad dhaami lehed lakiin wax uurkaga ku jiray oo ah cadawad iyo xumaan aad u qabtid beel weynta daarood ayaa ilahay kaa soo saaray oo ad ku hayn weday laabtaada .
 
sida lawada ogsoon yaahay xukuumadii siyaad bare waxaa ku kacay soomali oo dhan iyagoo ka sheeganayay wax qabad la'aan haba ugu horeeyeen  daaroodka oo uu hor kacayay majeerteenka , ka hor imanshaha ayka horyimadeen daroodka xukuumadaas waxeey ku tusaaysa in  aysan aheen xukumad ka turjumeysaa daaroodnimo balse ay eheed xukuumad kaligii talis ah ,maxaa yeelay Siyad Bare sida lawad ogyahay waxba uma qaban beshiisa mareexaan iska daayee darood ,  waxa kaliya uu qabtay waxa weeye wadankii oo dhan in uu ka dhigay muqdisho kaliya taasna ay keentay in soomalidii kale ee an eheen reer muqdhisho kala horyinadaan diidmo iyo mucaaradnimo 
 
waxaanab la yaabay markii uu ku sigtayba in uu ogaadeen ka saaro soomaliya oo yiri waxeey wateen fikar ah in ay ogaaadenka ka saaraan qoxootinimada iyo dhulkooda yar ee keenta iyo hodka ah .
 
waxaas iyo waxyaabo badan oo uu meesha ku qoray oo aysan ila eheen qof siyaasi sheganayo in uu ku hadlo isagoo marmarka qaar aad arkeyso meel uu sileeyahay ku kici qabiilka hawiyaha aad arkeyso in uu yasayo iyaga oo ka dhigayo waxba yahayeey .
 
waxaan kaloo la yaabay waxa uu rabaa in uu ku doodo somaliland waa qabiilo isku tagay oo uu yiraahdo waxaa ka mida ah beelaha DHulbahante iyo Warsangali oo ah Daaroodka uu wax ka sheegayo marka sideey isku qabaneeysaa labadaa arimood in uu daarod wax ka sheego DHulbahante iyo Wawrssangalina yiraarhdo waa somaliland , marak waxaan u maleenayaa iyaga ugumaba jiraan tirada Daarood .
 marka oday wakaa xumaatay arinta rabtay ee eheed inad Daarood ugu soogabato c/lahi yusuf ama Majerrtenka ee waxa uurkaaga ku jiro waxaa fiican in aad iska qarsato oo aadan dadkakula dhex wareegin hadaad ka xuntahay c/lahi yusuf guusga uu gaaray waa mid ay soomali oo dhan u ogashahay iyagaana u doortay marka dadkaa waaya aragsan kaana il baxsan ee iska seexoo waxaadba ka badin la'dahay  hebal baa sidaa yiri iyo hebal baa xagan kasoo socda .
 
 

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 26, 2004

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga kus axiixan


:::MAQAALLADA DADWEYNAHA:::
»Yaa ku Abaal sheegan kara bulshadan baa’baday?! [A/yare]
»XAQIIQADII OGAANNAYE, XALKA MA U ISTAAGNAA?? [Nabaddoon]
»SL IYO PL WAXAA LA GAARAY WAKHTIGII MIIS LA ISKUGU diridhaba
»
Aqoonyahanka yaan la Gumaadin! [Mohamed Haji]
»Isbahaysiga Shimbiraale iyo Guwantanamo [Obsiiye]
»Jawaab "MADAXWEYNE C/LAAHI: LAGU DOORAYEE  HA DILIN "
»
Dhalinyarada Soomaaliyeed:  Uguntada Badbaadinta Qaranka
»CALOOSHII WAX BOOBTA DIBBAY CIRIB XUMAATAA [Garaad]
»Gaashaanle Sare Aljazeera [Obsiiye]
»Ciil Kama Kore [Qoraalkii Maxamed Hirad]
»Mustaqbalkii Ubadkeena oo  la Marooqsaday [Hashi]
»DHIBAATADA KA TAAGAN DHISMAHA GOLAHA WASIIRADA |a/risaq
»Sideey isu qaldeen walaalaha Hargeysa ee hada soo miyirsanaya| dirir
»Guushii xuriyada iyo fashilkii qaranimada [C.C.Shafici]
»Gacan Yarayaasha Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo..  [A.Mohamed]
»WADDANKAYGA SHARCI KAMA JIRO! [cabdinuur]
»14+5+2=21 sano oo qaran la aana [Xasan]
»Soomaalyeey Ciidamada shisheeye ma inoo danba? [Mire]
» MAQAALADII HORE EE DADWEYNAHA... GUJI... 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim

Warbixin :xafladdii soo dhawaynta dowlada cusub ee somalia oo ay qabteen jaaliyadda somalida ee dalka Malaysia.  Guji..
Free Awdal Forum oo Dhambaal u Diray Madaxweynaha
"Hadaan nahay reer Awdal waan ogsoonahay in koox yari afduubtay waqooyi iyagoo ku majaro habaabiyay"... Guji...
Somali Concern Group (SCG) waxey soo dhoweyneysaa dhameystirka shirka Somalida oo muddo  labo sano ah ka socday waddanka Kenya iyo doorashadii bisha 10 keedii lagu doortay madaxweynaha.. Guji...
AFRIKA OO AQOONSATAY NATIIJADII KASOO BAXDAY SHIRKII SOOMALAIDA
Iyo Madaxweynaha DFKMG oo ka qaybgalay kulankii u horeeyeye ee caalami ah... Guji...
Guddoomiyaha ururka DDP: Taageero madaxweynaha:  Wixii talo ah ee aad u baahatidna diyaar ayaan kuula nahay. Waana kuu ducaynaynaa.. Guji...
MUSTAQBALKA SUGAYA MADAXWEYNE CABDILAAHI YUSUF AXMED Faalladii Yusuf Shabac.. Guji...
101_0172Xaflad Lagu Soo dhawaynayo Dowladda cusub ee Somalia oo Ka Dhacday Pakistan
Waxaa kasoo qayb galay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Islamabad iyo Guji

Soomaalida Toronto ee Taageertay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
Xaflad dabaal Deg iyo Hambalyo ah oo ay dhigeen Soomalida Melbourne
»Waxaana xafladaas ka soo qayb galay Jaaliyadda Som..
»Xaflad lagu soo dhoweynayo Dawlada oo lagu qabtay MPLS
»Soomaaliyeed Sweden oo soo dhaweeyay dawladda cusub.
 Dhammaan ka akhri halkan... Guji..

bosasoSidii Boosaaso Looga Soo Dhoweeyey Doorashadii Madaxweynaha DFKMG
Iyo madaxweyne Kuxigeenkii oo PL oo lagu wareejiyey Xilka MDGPL...
Guji...

Ma Hungowday Himiladii Hargaysa?
Faalladii Asad Cadaani Ibraahim... Guji..
Somaliland Dal Dhisan iyo Dad Jihaysan
Faalladii
(diridhaba)... Guji..

 



HTML CD