SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
BATROOLKA GEESKA AFRIKA
Daabaco Boggan | Print

awnuurMusharaxa Jagada Madaxweyne ee DGPL Axmed Saciid Awnuur oo sheegay in Dowladii uu ka tirsanaa ay Dhacday Dadkii Xoolahoodii kuna shubatay Bankiyo Dibadda. Akhri


aadanJabuuti:-Sheekh Aadan Madoobe "waxyaalaha madaxweynaha markii loo gudbiyo Baarlamaanku uu ku soo celinayo, ma aha kalsooni siin iyo kalsooni kala noqosho…" Akhri...


Mooshin Lagu Doonayo In Xilka Lagaga Qaado raysal-wasaare Nuur Cadde Oo Ka Bilowday Baydhabo

caddeGen. Cadde Muuse oo Mamnuucay Ololaha Doorashada Puntland ka hor November 1, 08
iyo in Tiknikada beeluhu haystaan ay dhammaanteed Dowladdu la wareegayso
Akhri

Galkacyo: Waraysigii Axmed Jaamac Qalyare ee Idaacadda Australia ee SBS... Dhagayso ama mp3


Xog ma ka Haysaa Shirkadda Consort Ltd?... Akhri

ibrahimBoosaaso: Dr. Ibraahim oo Xoriyadiisii Helay
Dr. Ibraahim G. Cali oo bilowgii bisha May la xiray isaga ka dhoofayey garoonka diyaaradaha ee Boosaaso ayaa laga sii daayey xabsiga....
Akhri....

dfkmg
DGPL oo eedaysay DFKMG Akhri

markabSoomaaliya: Markabkii reer Spain oo Laga Bixiyey $1.2 million oo Madax Furasho ah
Waxaa la siidaayey markabkii lagu haystey xeebaha Soomaaliya kaddib markii..
Akhri...

gaariCiidamada Badda Faransiiska oo ku Guuldareystey in 12 Burcad Badeed Soomaali ah ku baacsadaan Xeebta Soomaaliya - Sawirka gaarigii la gubey iyo waraysi Gudoomiyaha Jariiban.. Akhri...

gpxMuxuu ku dambeeyay sahankii macdan-baadhista TGS ee Somaliland?... Akhri

franceSawirro Muujinaya Diyaarad Faransiis ah oo Burcad ka taxaabeysa Puntland..

caddeNairobi: Gen. Cadde Muuse oo magaalada Nairobi kula kulmay Cali Maxamed Geeddi...

lacagWaraaqaha Laga Sameeyo Lacagaha Faalsada oo ka degey Dekedda Magaalada Boosaaso...Akhri...

Gen. Cadde  iyo Afqurac khilaaf soo kala dhexgalay oo ku saabsan Batroolka iyo Macdanta Puntland ...

nweek
NEWSWEEK: Itoobiya oo ku dhiiqatay Soomaaliya
Waraysi Zenawi: Q.1aad |
Q.2aad

Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Puntland oo Xilkii Laga Qaaday....
Gen. Cadde Muuse ayaa xilkii ka fariisiyey wasiirkii arrimaha gudaha ee DGPL...
Akhri...

riyaaleDaahir Riyaale oo Magacaabay Gobollo iyo Degmooyin Cusub...
16 Degmo iyo 6 gobol oo cusub oo kala ah..
Akhri


xaashi"Wixii xoog lagu qabsaday wax aan xoog ahayn laguma soo celiyo"..: Sidaas waxaa yiri afhayeenka Baarlamaanka Puntland, warkaas iyo Jibriil Cali Salaad (Maakhir) oo ka jawaabey hadalkii Daahir Riyaale... Akhri.


caddeNuur Cadde oo Sheegay in uusan Tegi Doonin Casmara.. Brussels: Nuur Cadde oo Xarunta Modoowga Yurub kula kulmay  Xoghayaha Guud ee Arrimaha Amniga Mr. Javier Solana: Waraysi/Dhegeysi

yusuf
Waraysi dheer oo Universal la yeeshay C/laahi... Daawo...


bosasoDEKEDDA BOOSAASO OO AY KU SOO FOOL LEEYIIN LABO DOONYOOD OO HUB SIDA.... Doonyahaas oo hubka ka soo raraya dalka Yemen ayaa waxaa wararku tibaaxeen in ay.... Akhri...


Saddexdii Dhallinyarada ahaa ee ku xirnaa Thailand oo la soo daayey... 3-dii dhallinyarada ahaa ee katirsanaa Cidamada Daraawiishta Puntland ee saddexda sano (2005-2008) ku jirey xabsiga Thailand ayaa helay Xoriyadoodi, waxay hadda ku sugan yihiin..... Akhri...


Cali Maxamed Geeddi oo Lacagtii uu Qaatay Guri kaga iibsadey Los Angeles, USA.. Jariidada The Independent ayaa shaaca ka qaaday in magangelyo USA laga siiyey Geeddi oo uu... Akhri


yusuf vs Nuur CaddeMa Dhabaa In Khilaaf  Soo Kala Dhex Galay Madaxweynaha DFKMG Yuusuf Iyo Raysal Wasaare Nuur Cadde...



yusufPuntland oo Ganafka ku Dhufatay Heshiiska DFKMG La Gashay Shirkadaha Batroolka
Wasiirka Tamarta DGPL ayaa waxba kama jiraan ka dhigay heshiiskii Eng. Kaanje la soo galay shirkadaha KEC iyo Medco Akhri Aug 22

Hayadda batroolka SoomaaliyaDFKMG oo Heshiis u Saxiixday Shirkadaha Batroolka ee Kuwait Energy iyo Medco Energi...
Maadaama shirkadahaasi jaal la ahaayeen Geeddi ma lagu macnayn karaa in la soo celinayo Geeddi Akhri

PL: Xisaabxirkii Miisaaniyadda 2007 sidii loo maamulay
iyo Gudiigii Dhaqaalaha oo iscasiley (Ka Akhri Halkan) - pdf

Gen. Cadde Muuse oo Wasaaradda Batroolka u Magacaabay Saddex Agaasime iyo shirkadda Range oo shaaca ka qaaday lacagta caddaanka ay haysato... Akhri..

Gen. Cadde Muuse oo Magacaabay Wasiir Arrimaha Gudaha ee Puntland
iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimha Sool.. Akhri July 28

Maareeyihii Guud ee shirkadda Range Resources oo Jagadii ka degey iyo Liibaan Boqor oo Iska Casiley Range...

C/Laahi Yuusuf oo Gaarey Garoowe

Agaasimihii Guud ee Shirkadda Range Resources oo is casiley...
 Shirkadda Range oo batrool baarista ka wada Puntland agaasimaheedii ayaa isku casiley Hotel kuyaal Dubai kaddib markii... Akhri...

guriAustralia: Gurigii Xafiiska u ahaa Shirkadda Range Resources oo La iibinayo
Gurigaas oo ku yaal galbeedka Perth oo xafiis u ahaa dhawr shirkadood oo ay ka mid tahay shirkadda heshiiska kula jirta DGPL ayaa Akhri

shidaalKhilaafka Soo kala Dhex Galay Gen. Cadde, Liibaan, Aloore iyo Shirkadda IMC... Akhri..

yusuf iyo handuleSafiirka Soomaaliya ee Moscow oo wada-xaajood kula jira Shirkadda Ruushka ee Gazprom
Xaggeese Marayaa Heshiiskii C/llaahi Yuusuf iyo Shirkadda Militariga Faransiiska. Akhri

DGPL oo Jawaab ka Bixisay Baaqii Isimada Puntland
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiin, Dhaqanka & Dalxiiska ayaa jawaab ka bixiyey... Akhri...

Kalfadhigii 20aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo Ka Furmay Garoowe...
Gen. Cadde "Jirri ayaa tiriye Shaydaan baan la heshiinayaa si aan waddan kayga wax ugu soo saaro"  Akhri..

oilWarar is Khilaafsan oo ka soo baxay Somaliland iyo Puntland oo ku Saabsan Ajaanib Laga Qabtay Aagga Laasqoray...

TUB-RAACA AMNIGA PUNTLAND
Qoraal dheer oo kasoo baxay maamul Goboleedka Puntland ayaa jaaha saaray amniga DGPL... Akhri...

plAustralia: Xafiis Ku Yaal Perth iyo Xiriirka uu la Leeyahay Qisada Dahabka iyo Hubka... Akhri...

qaadGen. Cadde Muuse oo Amar ku bixiyey in Qof Qaadka Cuna aan Shaqo Laga Siin Shirkadaha Sahaminta Batroolka....
iyo Guddoomiyaha Degmada Ufayn oo caro ka mujiyey Cidda shaqada u qoreysa shirkadaha Sahaminta degaankaas... Akhri... June 2

aloreWasiirka Batroolka Puntland oo Jawaabo Kala Duwan ka Bixiyey Sababta Dib Loogu Dhigay Qoditaanka Ceelka Shidaalka ee Nugaal... Akhri...

gacamayTaliyihii Iscasiley ee Booliska Puntland oo Eedayn Kulul u Jeediyey Wasiirka Amniga
"Waxaan qabaa wasaaradda Amniga in ay tahay Wasaaradda dhibta keentay, waxaan aamin sanahay dhib kale oo wadanka ka jirta in aysan jirin... Akhri...

sahaminBoosaaso: Weerar Lagu Qaaday Gaari ay Leedahay Shirkadda Sahaminta...
.Guddoomiyaha G/Bari oo qiray weerarka gaari Booyad ah
.Qarax kale oo ka dhacay Bosaso.......
.Su'aalo la weydiiyey Wasiirka Macdanta iyo tamarta DGPL
.Boosaaso: Basaska oo Shaqo Joojin ay Sameeyeen....
Akhri Wararka sahaminta Shidaalka iyo Puntland

Sahaminta 2008 ee Ufayn iyo Kobdhexaad maxay kaga duwan tahay tii Qarnigii Hore...
.Sahaminta Macdanta oo ka bilaabaneysa Dooxada Dharoor
.Eng. Kaanje Goorma ayuu is casili doonaa...
Akhri warbixinta sahaminta shidaalka Puntland...

afqurac"Ilaa La Soo Celiyo Gobolka Sool ma Suurta Gelayso in Shidaal La Soo Saarayo"
sidaas waxaa yiri Madaxweyne Xigeenka DGPL. Akhri

caddeGen. Cadde Muuse oo ku Laabtay Itoobiya
Madaxweynaha DGPL ayaa markale ku laabtay Addis Ababa, iyo warar kale oo GoosGoos ah. Akhri.. May 3

Video: La Dagaallanka Burcadda Badda Soomaaliya:
Barnaamij Aljazeera baahisey oo ku saabsan badda Somalia

C/Laahi Yuusuf oo Saxiixiisa ku biiriyey Shirkadaha Gen. Cadde ugu Yeero Jirrida
Xafiiska Gen. Cadde Muuse ayaa faafiyey warqad uu C/laahi Yuusuf saxiixay taas oo ka hor imaneysa hadalladii Sh. Aadan Madoobe iyo Eng. Kaanje, waxana uu ogolaaday Akhri

oilC/Laahi Yuusuf Saxiixii Looga Waayey Garoowe iyo Nairobi ma Lagaga Heli Doonaa London...
Dalka UK waxaa kulan ku dhex maray Gen. Cadde Muuse iyo C/laahi Yuusuf.. Akhri..

batroolFadeexaddii Ganacsi ee ka Dhacday Australia iyo Xiriirka Batroolka Puntland... Akhri..

Black Gold of PuntlandWarbixin dheer oo laga qoray shirkadaha Batroolka DGPL Akhri

Xafiiska Gen. Cadde Muuse oo u Hanjabey  SomaliTalk iyo Garoweonline...

qaasimWasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland oo Lagu Eedeeyey Laaluush in uu ka Qaatay Shirkadaha Batroolka..

unErgeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo Qiray Shirkado Batrool oo Been-Abuur ah in Soomaaliya laga siiyey Xuquuq (Shidaal Baaris)

rangePuntland oo Shirkadda Range u dirtay Warqaddii ay ka sugeysey.
iyo DGPL oo Markii ugu Horeysey Qirtay Lacagta laga Qaatay Shirkada Batroolka in Siiyey DFKMG... Akhri
:Aar: Aragtidayda ku aadan soo saaridda Macdanta
:
Ansixinta Sharciga Patrolka iyo macdanta dalka, yaa xaq u leh?

"Itoobiya oo Ilaalinaysa Meelaha Shidaalka Laga Baarayo ee Puntland"?
iyo khilaaf xooggaan oo soo kala dhex galay DFKMG iyo DGPL oo ku salaysan shirkadaha ay Puntland heshiisyada la gashay iyo xeerka batroolka iyo hadallo ay is.... Akhris/Dhegeysi

Shirkadda Range Resources oo Hakad Gelisey Saamiyadeedii Suuqa Ganacsiga Australia (ASX)....

caddeQoraal ka soo baxay Gen. Cadde Muuse... ayaa shaaca ka qaaday in Puntland aysan xilligan ka mid ahayn DFKMG ilaa..... Akhri....

kaanjeWasiirka Macdanta ee DFKMG: Sharciga Batroolka Ansixintiisa Waxba kama khuseyaan Puntland
iyo wasiirka Batroolka ee DGPL oo sheegay in uu dhaqan gelinayo shaciga muranka dhaliyey Guji

kaanjeWasiirka Batroolka ee DFKMG oo si cad uga horyimid Sharciga Batroolka Puntland iyo Baarlamaanka Puntland oo Ku kala Qaybsamay Ansixinta Sharciga Batroolka Puntland.. Akhri

Golaha Wasiirrada DGPL oo Ansixiyey Sharciga Macdanta iyo Batroolka... Akhri...

oilPuntland oo Wada Dastuur Cusub oo Xasaasi ah....?
Waxaa beryahan Puntland si xawli ah uga socda qorshe ballaaran oo ay madaxda Puntland ku doonayaan in ay ku dhaqan geliyaan "Dastuur Cusub ee Puntland" oo... Akhri...

oilHeshiis kale oo ku saabsan Khayraadka Puntland oo Dhexmaray Ex-CANMEX iyo Shirkad reer Singapore ah..... Akhri...

hargeysaSomaliland oo Xaqiijisay in Xiriir Dhexmaray Shirkadda Batroolka ee Lundin Oil: Waa maxay xiriirka ka dhexeeya Lundin iy Africa oil Akhri

nuur caddeKulan Ku Saabsan Batroolka oo Addis Ababa uga socda Yusuf, Cadde Muuse & Nuur Cadde: G/Sare Nuur Cadde Ma aqbali Doonaa heshiiska Range iyadoo aan Baarlamaanka Baydhabo ansixin Sharciga Batrool DFKMG.. Akhri...

cise dholawaaWaraysiyo Ku saabsan Qaraxyadii ka dhacay Boosaaso: Raadiyaha Australia ee SBS ayaa waraysi ku saabsan qaraxyadii Boosaaso waxa uu la yeeshay Maamulaha Cisbitaalka Boosaaso, duqa Magaalada Boosaaso iyo tifatiraha wargeys ka soo baxa Boosaaso... Guji

Booliiska Federaalka Australia oo Baaritaan Xooggan ku haya Shirkado Macdanta ka Baarta Dunida Saddexaad.. Akhri...

somaliaCashuurta Puntland oo la kordhinayo 10% si loogu ilaaliyo Shirkadaha Batroolka.. Guji..

oilShirkadihii Shiidaalka oo Maalgelin toos ah ku samaynaya Cabudhinta Shacabka Puntland. Warbixinta ka akhri halkan...

Waraysi Radio Australia SBS ee Bile Qabawsade iyo C/shakur Mire Aden  audio ka Dhegeyso Halkan ama Halkan (mp3)

farooleCabdiraxman Faroole: Heshiiskii 2005 ee Khayraadka Dabiiciga, Cadde Muuse sharci uma lahayn in uu saxiixo...

Hadalladdii Dr.C/raxmaan Faroole iyo Cali Awaare...

consortYaa leh Shirkadda 'Consort ltd'?: Saamiyada Range Resources boqolkiiba 15% waxaa leh 'Consort ltd', Waxaana Consort wax ku leh...

Yemen oo Batrool ka Baaranaysa Badda Soomaaliya?, halisna ku ah ammaanka DGPL
gen
DGPL oo u jihaysatey Gooni isu Taag.... iyo DFKMG oo sheegtay in khayradka dabiiciga ah ee dalku uu hoos tago DFKMG iyo Qoraal dheer oo ay qortay shabakada Upstream oo ku saabsan batroolka  Maakhir, Darwiish iyo Puntland iyo sharciga batroolka Akhri..

aloorePuntland oo Loo Sameeyey Wasaarad Cusub ee Batroolka iyo Macdanta oo Aan Lahayn Wasiir-ku-xigeen... Akhri...

oilWasiir Puntland iska casiley, sida loo maamulay Khayraadka Dabiiciga awgeed (badda, macdanta, batroolka).. Akhri

caddeGen. Cadde Muuse oo Tabco Hordhigaya Col. Nuur Cadde, ra'iisul wasaaraha cusub: Wafti ka socda shirkada Africa Oil Corp ayaa Gen. Cadde kula kulmay Garoowe... Akhri...

Ceelasha Batrool ka Laga Baaray ee Xeebaha Banaadir, Maxaa Lagu Arkay?.. Eng. Abdulkadir Abiikar

Shirkad Shiine ah oo Diidey in ay Batrool ka Baarto Dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya Gumeysato...
Itoobiya ayaa shirkadda Batroolka ee Shiinaha ka dalbatay in ay hawshoodii sahaminta shidaalka bilaabaan laakiin shirkadaasi ayaa diidey iyadoo sabab arrintaas uga dhigtay in.. Akhri Warbixinta...

batrolGeeddi oo Qiray in Arrimaha Batroolku ay asaas u ahaayeen Khilaafka isaga iyo C/Laahi Yuusuf "waxa kale oo dhan waxay ahaayeen arrimo yaryar oo ku soo biiray".. Dhegeyso waraysigii Codka Maraykanka

NEWSCeelasha Batrool ka Laga Baaray ee Xeebaha Banaadir, Maxaa Lagu Arkay?.. Eng. Abdulkadir Abiikar

xaraareQaybtii 2aad: Waraysigii Wasiirka Batroolka; C/llaahi Y. Xaraare: "Baloogyada Soomaaliya loo qaybiyey inta diyaarsan waa 46-Baloog oo dhulka ah, iyo xeebaha oo ah 13 Baloog" Akhri waraysiga oo dhan...

Waraysi: Wasiirka Batroolka DFKMG:
C/llaahi Yuusuf Xaraare: "Shirkadihii hore haddii ay ku imaanwaayaan, go'aan ayaa laga gaaridoonaa.." Akhri waraysiga

Range oo Sheegtay in ay Lacag dhan $591,000 siisay Garoonka Garoowe sannadkan 2007
Waxa kale oo ay sheegtay in ay sannadkan Puntland ku bixisay $6 million, laakiin.... Akhri....
Oct 16

Itoobiya oo Gen. Cadde Muuse u sheegtay in ay Qunsuliyad ka Furaneyso Garoowe/Boosaaso
Wararka ka imanaya Addis-Ababa ayaa tibaaxay in....

GarooweRange oo Sheegtay in ay Lacag dhan $591,000 siisay Garoonka Garoowe sannadkan 2007 - Waxa kale oo ay sheegtay in ay sannadkan Puntland ku bixisay $6 million, laakiin.... Akhri.... Oct 16

Gen. Cadde Muuse oo Addis Ababa Kula Kulmay Safiirka Maraykanka u Fadhiya Itoobiya....

Shirkadda Medco oo Shaaca ka qaaday in ay $1 million oo doolar ku bixisay helitaanka Saamiga Hay'adda Batroolka Soomaaliya

batrolWasiirka Batroolka: "Inta aan ahaa wasiirka Betrool wax heshiis ah oo ay wasaaradu saxiixday ma jirto, - heshiisyadii horena weli way jiraan, Buugga weyn iyo waxyaalaha kale ee ku xiran masoo gudbin wasaaradu

Range ma waxay Liibaan Boqor ku sasabtay $190 kun

GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA OO LOO GUDBIYAY QORAAL KA DHAN AH SHARCIGA BETROOLKA
“yaa doonaya dambiile Qaran ah, ma xubnaha baarlamaankaa oo ansixin doona sharcigan”... Akhri...

GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA OO LOO GUDBIYAY QORAAL KA DHAN AH SHARCIGA BETROOLKA
“yaa doonaya dambiile Qaran ah, ma xubnaha baarlamaankaa oo ansixin doona sharcigan”... Akhri...

Cadde Muuse oo Shaaca ka qaaday in ku "daalay" Madaxweynanimada
"waa waqtigii aan nasan lahaa.. anigu waan daaley.." Sidaas waxaa yiri Madaxweyanaha DGPL oo u waramayey idaacada Codka Maraykanka, waxa kale oo uu ka hadalay Batroolka..

cadde

Cadde Muuse oo caddeeyey in uu Xumaan Doono Xiriirka DFKMG iyo DGPL Haddii la ansixiyo sharciga Batroolka DFKMG iyo buuq ka dhashay sharciga batroolka oo sababay in la xiro baarlamaanka Akhri/Dhegeysi

Cadde Muuse: (Baarlamaanka DFKMG) Hadday mariyaan wax (Sharci bartool) aanaan ogeyn iyaga ayey jirtaa.
iyo wasiirada DGPL oo gunno-xileed loo siinayo laacag dhan $11,000 doolar... Akhri

xandulleMacdanta Yuraaniyumka iyo Dahabka Soomaaliya oo la sinayo dalka Ruuska
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Moscow ayaa sheegay in shirkadaha Ruuska ay... Akhri..

Shirkadda Range Resources oo Si Kulul u Cambaaraysay Geedi iyo Sharciga Batroolka..
RangeQoraal Range u dirtay suuqa Australia ayaa sheegay: in aan loo dul qaadan doonin ficil kasta oo uu ku dhaqaaqo Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo lagu carqaladaynayo Akhri

caddeCadde Muuse iyo Cali Max'ed Geeddi kee hadalkiisu meel mar noqon doonaa marka laga hadlayo Batroolka Soomaaliya..
Madaxaweynaha DGPL aaya sheegay in heshiisyadii PL aan waxba iska bedeleyn..

"Puntland oo Xiriirka u Jareysa DFKMG haddii Baarlamaanku Ansixiyo Sharciga Batroolka"
Waraysi ay Reuters la yeelatay Madaxweynaha DGPL iyo madaxa waaxda macdanta Puntland ayaa cadeeyey in.. Akhri

Dhulka Soomaalida ee Shidaalka laga baarayo miyaa ka riqiisan dhulka Afrikada kale, mase Madaxda...

Shirkadda CANMEX oo magaceedii u bedeshay "Africa Oil Corp." Laga bilaabo Agoosto 20, 2007

Sawirka & qoraalka loogu hadal haynta badan yahay ASX

Geeddi: Dooda Sharciga Batroolku Waxay Baydhabo ka Bilaabaneysaa Sabtida- Waana haystaa taageero 85%

Shirkadda KuwaitEnergy oo Ganafka Ku Dhufatay Hadalkii Wasiirka Batroolka ee ahaa in 100% Shirkada Batroolka ay yeelan doonto Dawladda Soomaaliya.
Radio Australia ayaa waraysi la yeeshay Sarah Akbar &lataliyaha MDFKMG Dhegeyso

Faahfaahin kooban: Heshiiska batroolka ee ay DFKMG iyo shirkaduhu wada galeen

DFKMG oo Baabi'ineysa Heshiisyadii Batroolka ee ka dambeeyey 30kii Disember 1990...
iyo Shirkadda Chevron oo Sheegtay in aysan Dhaqso ugu laaban doonin Soomaaliya.... Akhri...

batroolQaybsigii Batroolka Soomaalida
Qoraalkii lataliyaasha shirkadaha KuwaitEnergy & MedcoEnergi ay  DFKMG magaalada Malindi ugu usoo bandhigeen June 12, 06, ee qaybsiga Batroolka Soomaalida, oo ku qoran:
PowerPoint ama PDF.

oil Xaqiiqada Dhabta ah ee ka dambaysa "Sharciga Batroolka Soomaaliyeed" Waa duudsin Khayraadka Shacabka Soomaaliyeed muddo 70-ka sano ee soo socota.. Waxaana la is weydiinayaa in Baarlamaanka DFKMG uu xeerkaas ansixin doono.... Akhri [Xog iyo warbixin]....

NEWSMaqaalka Asbuuca: Hoggaamiyayaasha Muslimiinta Maanta iyo Khasaarintooda Maalka Dadweynaha...Akhri.....

"Ciidamada Afrikaanka ee Nabad Ilaalinta Soomaaliya ma waxay u Adeegayaan Danaha Batroolka iyo Gaaska ee Reer Galbeedka"
Xiriirka u dhexeeya dagaalada Soomaaliya iyo batroolka... Akhri..

Puntland oo aan Sharraaxaad ka bixin $20 million oo lagula kala wareegey Consort
.Maxaa Sababay Khilaafka Cadde Muuse iyo Gaagaab?
.
Range oo la wareegtey 100% saamiyadii shirkaddii Consort
Akhri Faallada Maanta.....

. Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
.
Lacag $3 million - $7 million oo ay kala Qaybsanayaan Range iyo DGPL
.Heshiiskii  CANMEX iyo Range Resources oo mar Saddexaad dib-u-dhac

.Abaabul looga soo horjeedo shirkadaha macdan
..DGPL oo Wasiirkiisa Maaliyadda ku eedeeyey Hanti Lunsasho...
..Wararka: Macdanta Puntland iyo Shidaalka. GUJI
.
DAGAALKA, BATROOLKA IYO SOOMAALIYA


 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH