SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2005» MAY  

Shir wayn ay ONLF & OLF ku qabteen  Jarmalka
iyo Shir ku saabsan xadgudubyada xuquuqda aadnaha ee Ogaadeenya oo lagu qabtay Atlanta.. Guji...

Af-hayeenka Madaxweynaha: Dowladdu Wax Lug ah kuma Lahayn Dagaalkii  Baydhabo
»Bari-bari: Dawladu waa ka xuntahay Dagaalkii Baydhabo
»Maamulka Dooxada Jubba: Baydhabo ayaan geleynaa hadii...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. May 31

Warar Googoos ah:::
»Muqdisho: Aqoon isweydaasi ay qabatay SSUP
»Sweden: Hadal kasoo baxday gudiga sharcilaawayaasha
»Baydhabo: Baaq nabadeed ku wajahan baydhabo...
»Laanta Buur: Urur deeq gaarsiisey ciidanka laanta-buur
»Al-Islaax oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka
»Qaahira: Siminaar loo soo gabagabeeyey suxufiyiinta Afrika
Wararka oo dhan halkan ka akhri... Guji... May 31

Kulamo Ka Dhici Doona Holland iyo Minneapolis
»June 4 & Holland: Waxa laga ogyahay sunta ku duugan som.
»June 5 & Minneapolis: Tsunami ka dib iyo degaanka Somaliya
Goobaha lagu qaban doono kulamadaas ka akhri halkan... Guji may

Dagaal Xooggan oo  ka Dhacay Baydhabo
»Baydhabo: 15 qof ayaa dhintay & dhaawac 40 ah..
»Kismaayo: Saldhigii Booliska oo dadkii deganaa laga saarayo
Wararka oo dhan ka akhri halkan..... May 30

Jen. Cadde Muuse: Hay'adaha shisheeye waxay rabaan in Dalka Maamulaan
Waraysi dheer oo uu Madaxweynaha DGPL siiyey Telefishanka ETN ayuu shaaca kaga qaaday in... Guji.. May 29

C/Laahi Yuusuf oo Kusoo Laabtay Nairobi
iyo
Ergadii shirka dib u Heshiisiinta oo ku laabanaya dalka Somaliya Marxalado Adag ka dib... Guji.. May 29

Siciid Tumaal oo ku Baaqay in Sharciga la hor keeno cidii dishey Khadar Cismaan
iyo in
xabsiyada laga sii daayo dadkii mudaharaadyada lagu xir xiray... Guji.. May 29

Waraysi: Madaxweyne ku Xigeenka DGPL
»Galkacyo: Qaylo dhaan ka soo yeertay Ceelka Yamayska
»Garoowe: Xasan Abshir oo ka qayb qaadanaya caana shubka
»Muqdisho: Kulan looga hadlay qaadisat Isbaarooyinka...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 28

Warbixin: Natiijadii Codbixintii Qodobka 76aad ee Dastuurka Dalka Masar..
iyo Baydhabo oo ay ka jiraan xiisado siyaasadeed Guji May 28

UK: Banaanbax ka dhacay safaaradda Ethiopia
Banaanbaxan oo ay ka soo qeybgaleen dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Igiriiska ayaa.. Guji... May 27

Qaabkii loo dilay Dr. Abiib iyo dad badan oo lagu xidhxidhay magaalada Garbo
iyo Guddiga doorashada ee Itoobiya oo taladu gacantoodii ka baxday... Guji.. May 27

DENMARK: QAXOOTIGA SOOMAALIYEED CIDNA UMA MAQNA, CEELNA UMA QODNA
Xaaladda ay ku sugan yihiin Qaxootiga Soomaalida ee ku jira xeryaha ku kala baahsan dalka Denmark ayaa.. Guji May 26

Gen.Morgan oo u ambabaxay Mogadisho iyo doona kismaayo
»Weriye lagu Xiray oo Bosaso, oo lasoo daayey
»Weriye laguDhaawacay Magaalada Muqdisho
Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 25

Guddoomiyaha JWXO oo dhanbaal hanbalyo ah u diray madaxwaynaha iyo dadwaynaha Eritereya
iyo
Shir ballaadhan oo ka dhacay dalka Norway. Xoriyo

Xafiis Qaabilsan Dhowrida Anshaxa Suuban oo Laga Furay Bosaso
»Laascaanod: dadweynaha SSC iyo baaqii isimada..
»Hargeysa: Siilaanyo & Riyaale iyo garabsiinta saleebaan G..
»Maamulka Hargeysa iyo Wasaaradaha Riyaale...
»Dhibaatada Roobabkii iyo Biyo La'aanta hargeysa..
»Badhan: Warbixin Dugsiga Yube/Sanaag...
»Kismaayo: Siminaar lagu baranayay maamulka...
»Jilib: Robab lixaadleh oo ka da’ay G/jubbada dhexe...
Wararka oo dhan halkan ka akhri.... Guji... May 24

BAAQ NABADEED IYO HESHIIS DEG DEG AH.
Anagoo ah Salaadiinta,Culumaa'udiinka,Aqoonyahanka iyo wax garadka beesha reer Biciid yahan ee.....
Guji May 23

Waraysigi Gudoomiyaha ONLF Gen. Maxamed Cumar Cimaan oo siiyey RSTV halkan kadaawo
Ujeedadayadu waa halgan gobonimo doon ah, oo dalka lagumaysto ee Soomalida ogaadeenya in laga xoreeyo Gumaysig Itoobiya.Waxaan isu diyaarinaynaa in aan magaalooyin iyo tuulooyin qabsano oo....Guji May 23

Qaar kamida dhaawacyadii Yamaaruglay oo lasoo gaarsiiyey Gaalkacayo..
»Madaxwaynaha ku xigeenka PL oo Booqasho ku yimid......
»Mdaxwaynaha PL oo digreeto kasoo saaray Madaxtooyada...
»Baaq Nabadeed Beelaha ku dagaalamaya Yamaaruglay...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 23

Baaq: Dhibta Haysata Beesha Gabooyuhu Waa Maxay? Maxaase Inagu Waajib ah?
Iyada oo aynaan xaashiyo yar kusoo koobi karin dhibaatada culus ee beeshaas haysata hadana bal aynu.. Guji... May 23

Waraysi: Garaadka Beesha Gabooyaha
Nin u Dhashay Beesha Gabooyaha ayaa Hargeysa Lagu Diley, Dadkii Arintaas Ka Mudaharaadayna Xabsi ayaa la dhigay, waxaana arintaas ka waraysanay Garaad Axmed Diiriye Geylan... Guji...

Geeddi oo lagu casuumay shir sanadeedka xoolaha oo ka furmaya Paris, France
»Qanyare oo ka horyimid magacaabista Taliyaha booliiska..
»Kismaayo: Laba qof oo ku dhintay tacshiirad...
»Kismaayo: Bannaanbax looga soo hor jeedo Maraykanka
Wararka oo dhan ka akhri halkan...

HAFZA oo ku adkaysaneysa Heshiiskii Xaafuun iyo DGPL & DFKM oo aan war cad kasoo saarin
Ciise Maxamuud Dholowaa oo ay SomaliTalk waraysi la yeelatay ayaa waxa uu DGPL ugu baaqay in ay war cad ka soo saaraan arinta shirkada Xafza maadaama shirkadaasi ku adkaysaneyso heshiiskaas Guji.. May 20

Dad xabsiga Jigjiga madax-furasho looga sii daayay
iyo Ururadda Mucaaradka Itoobiya oo sheegtay inay doorashada ku guuleysteen... Guji... May 20

Madaxweynahii hore ee dalka Zambia oo booqasho ku yimid Somaliland
Mid ka mid ah madaxweynayaashii ugu mudada dheeraa qaarada africa oo ah madaxweynahii Zambia ayaa Guji.. May 20

Warar Googoos ah:::
»Sweden:Qaxooti Somaliyeed oo maalintii labaad banaanbaxay
»Amaandarrada ka imaan karta doorashooyinka maamulka SL.
»Hargeysa: Jawigii Fagaaraha beerta xoriyada..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. May 19

Caasimadaha Addis-ababa iyo Muqdisho oo diiday Xukunka Zenaawe

Madaxwaynaha Soomaaliya oo Markii 3aad Baaritaan Caafimaad lagu samaynayo
UK: Dhakhaatiirta Cisbitaalka Cromwell ee ku yaala koonfur galbeed London ayaa baaritaankii 3aad waxaa ay Guji May 18

Qaxooti Soomaaliyeed oo ku hor banaan-baxday Baarlamaanka Sweden
Magaalo madaxda Sweden ee Stockholm waxaa ka dhacay banaanbax si weyn loo soo qorsheeyey oo.. Guji... May 17

Hawlgallo millatari oo ciidammada xoreynta Ogadeenya fuliyeen
Keligii taliye Zinawi oo mamnuucay in wax bannaanbax ah la qabto...  Guji... May 17

Siminaar Loo Furay maamulka & ciidanka nabadgalyada Airpor-ka kismayo
Siminaarkaas oo socon doona muddo 7 cish ah waxaa... Guji

Isimada Sanaag, Sool Iyo Cayn oo Beeniyey hadal Aysiideysey L/Afka Soomaaliga ee BBC
»Kismaayo & Galkacyo: Munaasabado lagu xusay SYL
»Boosaaso: Cadde Muuso oo kormeeray xarumaha dawlada
»Balcad: Degmada Hodan oo ka badisay degmada Balcad...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 15

Gudoomiyaha BFKMG oo u Safray Muqdisho
iyo Ra'iisulwasaaraha Dowlada FKMG oo soo saaray Wareegto Xilal kala badalid Dowladiisa
Guji... May 15

Bayaan kasoo baxay Wasiiru-Dawlaha Madaxtooyada
»Baaq ku Socda Madaxda Sare ee Dowladda Somaaliyeed
Wararka oo dhan ka akhri halkan.. May 14

Shirkii ugu Dheeraa oo ku dhamaaday in Somaliya loo gacan galinayo Itoobiya | Mumtaz

»Dowladda Soomaaliya waxay u dhow dahay inay dhaqso u dhiciso: – Robert Oakley

Zenawi: Soomaaliya waa Argagixiso, C/laahi iyo Geedi:  Itoobiya waa saaxiibadeen!
Zenawi ayaa Markale Soomaalida Ku Sheegay "Argagixiso" kaddib markii ay waraysatay AP... Guji

»SPI:: SIMINNAAR KU SAABSAN XALLINTA KHILAAFAADKA

Doorashada Itoobiya iyo ONLF
iyo Xukuumada Itoobiya oo lagu eedeey inay ururada mucaaradka ah cadaadiso.. Guji....

Xildhibaano Cambaareeyey Shirkii Baarlamaanka
iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan oo Axadda u ambabaxaya Mogadisho shirna ku qaban doona Guji

Warsaxaafad: Dhaqdhaqaaqa Nabadda Soomaaliyeed
Waxaan la yaabannahay isla markaana beenineynaa hadalkii ka soo yeeray hoggaamiyaha Itoobiya Guji.. May 13

USA: Tartankii Kursiga bariga London & Warbaahinta USA | Aden

Yaa Baarlamaanka Isugu Yeeri Kara Shir? | Osman A.

Taageero Go'aankii Xubnaha Baarlamaanka FKMG ku Ansixiyeen Labada Qodob...
Minneapolis: Qoraal kasoo baxay qaar katirsan Jaaliyada Soomaalida ee deggan Minnesota ayaa...
Guji... May 12

Ciidamo ka socda Afrika oo Mogadishu ka bilaabi doona howlgalkooda ugu horeeya
»BFKMG oo ansaxiyay in dowladu dagto Baydhabo & Jowhar
»Puntland oo Beenisey in Ciidamo u Dirtay Gobolo kale
»Kismaayo: Colaado Lagu soo afjaray tuulada kaanjiroon
Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 11

Is-faham daro ka dhex taagan mas'uuliyiinta ugu saraysa labada Gole
iyo Muqdisho oo si weyn looga xusay maalinta LaanQayrta Cas iyo Bisha Cas ka akhri halkan May 11

Ciidammada itoobiya oo odayaal ku xidhxidhay degmooyin Doollo ka tirsan
iyo ONLF iyo OLF oo bayaan wadajir ah soo saaray Guji May 10

Rayaale oo Kabadbaaday Maamuus kaxayuubin
Shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland ayaa kudhawaaqay in goluhu galayo fasax mudo 45 cisho ah, kaas oo Guji.. May 10

Cadde Muuse oo Dalka Dib ugu soo Laabtay
»
Raashin dhacay oo lagu gubey Gaalkacyo oo muran dhaliyey
»Roobab Lixaad leh oo ka da'ay Magaalada Gaalkacyo
»S/Galbeed: Dagaalo ka Dhacay Degaanka Bali Haraale...
»Galkacyo: Nin Rasaas Ku Furay Ehelkiisii asagoo qarwaya
Warka oo dhan ka akhri halkan... Guji... May 10

Afar Qof ayaa Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Aagga Kismaayo
»Hay'ada SED oo Cabmaaraysay Dagaalaada Jubooyinka
»Reer Kismaayo oo hadal Haya Baaqashadii Safarkii Geedi
»Guddoomiyaha Kubadda Cagta ee Sh/Dhexe oo is casilay
Wararka oo dhan ka akhri halkan.. Guji... May 9

»MAXAA DAWLADDA CUSUB U QABSOOMAY? | Xildhibaan Ibraahim

Geedi oo Kusoo Laabtay Nairobi
Waftigii uu hogaaminayey Prof. Cali maxamed Geedi ayaa kusoo laabtay Nairobi kaddib markii... Guji... May 8

Mucaaradka Itoobiya oo canbaareeyay Sheekh Al-Camuudi
iyo Askar Wayaane ah oo Eritereya isu dhiibtay Guji May 7

C/Laahi Yuusuf iyo Xuseen Caydiid oo u Safray Jabuuti
»Waftiga Somaliya oo ka qayb galaya Caleemo saarka Geelle
»Ganacsato Soomaaliyeed oo ku xiran Xabsiga Mandhera
»Maraykanka oo beeniyey in ciidamadiisu galeen Soomaaliya
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Guji... May 6

Gaari Tekniko ah oo uu Leeyahay C/Qaasim Salaad oo Weeraray guriga Barre Hiiraale
»Kismaayo: Labo qof oo ku dhaawacmay weerar maleeshiyo
»Marwada Madaxweynaha Kenya & Siyaasada dalka kenya
»Safarkii R/wasaaraha DFKMG ee kismaayo oo dib u dhacay
»
Muqdisho: Prof Geedi oo la kulmay Haweenka Banaadir...
»Shariif Xasan oo Tacsi u diray dadkii ku dhintay Qaraxii...
»Khudbadii uu Jeediyey Geedi Qaraxii Muqdisho ka dib...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. May 5


Yaa ku guuleysan doona doorashada Ingiriiska? | c/risaq
War Saxaafadeed ku saabsan qaraxii Bamka ee Muqdisho
»Geedi oo Booqday Dadkii Dhaawacu kasoo gaarey Qaraxii..
»Shir looga hadlayey ammaanka oo lagu qabtay Laascaano
»Hay'ad cusub oo maanta laga dhisay Garoowe..
»Xildhibaanada PL oo booqday Garoonka Galkacyo..
Warka oo dhan ka akhri halkan... Guji... May 4

Baaq ka soo Baxay kulan cilmiyeedkii Boosaaso
Baaq ka kooban 27 qodob oo ay saxiixeen 24 kamid ah culimaa'udiinka iyo aqoonyahanka Soomaaliyeed ayaa... Guji..

Dagaallo lagu jabiyay ciidamada cadowga itoobiya.
ka akhri wararkii radiyo xoriyo...  Guji...

Sawir Muujinya wax yar ka hor intii aysan degin doontii..

Bombaano Lagu Qarxiyey Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo uu Ka Khudbaynayey Geedi
iyo
Reer Kismaayo oo Diyaar Garow ugu Jira Soo Dhoweynta Ra'iisul wasaare Geedi. Guji.. May 3

Waraysigii SomaliTalk ee Ugaas Maxamad Wali
Ugaaska Beesha Mareexaan, isla markaasna ah afhayeenka salaadiinta beesha Daarood oo ka waraysanay Khilaaf ka Taagan Jagada Taliyaha Ciidanka Booliiska...
Guji

Geeddi oo sheegay inuu u tanaasulay xubnaha labada gole
»Qaramada midoobey oo soo dhoweynaysa nabada Muqdisho
»Sudan: "USA wuxuu raadinayaa si uu ku weeraro Somaliya"
»Geedi oo booqday Goobo Muhiim ah oo kamid ah Muqdisho
»Jini Boqor: "Geedi waxa uu ka baqayaa C/laahi Yuusuf"
»Guddoomiyaha Swidish Somali Institute oo  wareysi bixiyey
Wararka oo dhan ka akhri halkan...Guji...

Nin Jarmal ah oo Diley Xaaskiisii oo Soomaali ah, Laba Carruur ah iyo Labadiisii waalid.
»Madaxweynaha Soomaaliya oo Tegi Doona Muqdisho
»Kulanka Raisulwasaraha & Xildhibaanada ku sugan Muqdishu
»Geedi oo Booqday Xaruntii Vila Soomaaliya ee Madaxtoyada
»
Qaramada Midoobey oo baaq u dirtay labada gole ee DFK
»Gudoomiye_Xigeenka Midnimada Africa oo Gaadhay hargaysa
»Ugaas Max’ed Wali “C/llaahi Yuusuf isaga iyo cadaaladda...
»C/qaasim “Dowladeedii waxaa hor yaalay isbaaro laakiin…..
Warka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. May 1

Digniin Ku Wajahan Dadka Dega Hareeraha Webiga Shabeelle
Qaylodhaan ka soo yeertay Hay’adda wadaniga ee CCS Guji

WARARKII APRIL 2005... GUJI..


Gabar Yar oo Gargaar Caafimaad oo Degdeg ah u Baahan
Maryama Maxamed Faarax Cawad waa 9-jir  kunool magaalada Muqdisho oo... Guji..


torontoShirweyaha 6aad ee Dhallinta Ku Barbaartay W.Ameerika
Shirweynahan oo si habsami ah uga soo gabagaboobey Toronto Guji...

Mu'tamarka Oslo, Norway:::
Tacabka ama Kasabka: Xalaal & Xaraam [Sh. Mustafe]
Fadliga Dhisida Masaajida : Sh. Maxamed Idriis
Ladhaqanka Bulsho Gaalo ah: Dr. Cali M. Saalax
Nadwo Dacwada R/Galbeedka [Towfiiq.net]
»
Mu'tamarka Dayrta, Oslo, Norway: 24-28.03.05

 

WARARKII APRIL 2005... GUJI..

 

::JIHAAD AYUU KU DHINTAY::

"Jihaad uu ugu Jirey Qoyskiisa ayuu Ku Dhintay marxuum Hassan M.Yussuf" waxaa yiri Imaamka Masjidka Edmonton.. Guji..
::DENMARK & ISLAAMKA::

Boqoradda dalka Denmark ayaa tiri " Waa in aynu Islaamka Hor istaagnaa!".. Guji...
::SOOMAALIDA DENMARK::

DENMARK: Si maamuusid Leh ayaa Loogu Gurmaday Soomaalidii Lagu Dhibaateeyay Langeskow.. Guji...

Maxaa Dawladda Cusub u Qabsoomay? 
Qormadii Xildhibaan Ibraahim Maxamed Deeq... Guji... |
Q.1aad | May 1

Qaybtii 3aad ee Waraysigii Ciise Dhoolawaa
Waraysiga oo ku saabsan safar uu Dholowa ku tagay Hargeysa iyo Bosaso, arintaas oo SomaliTalk.com kala yeelatay waraysi meela badan taabanaya Guji

:::WAAN KUU SHEEGAY:::
Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo mar-labaad soo diray warqadiisii furnay ee uu qoray  2004.. Guji..
::SOOMAALIDA & SACUUDIGA::

Waraysi Nin 15 sano deganaa Sacuudiga... Guji...
 
::DUMARKA MA TUKIN KARAAN::
Aamina Waduud iyo Aragtida Dunida Muslimka
Toddobaadkii hore ayey ahayd markii ugu horeysey ee salaadda Jimce ay New York ku tujisey....
Guji...

Fatwa::: Haweenku Ragga Ma Tukin Karaan

:::DELL & SOOMAALIDA USA:::
Shirkada Dell oo Shaqadii Dib ugu Celisey 31 Muslimiin ah
Tennessee, USA: Shirkadda Computerada ee Dell ayaa waxay shaqadii... Guji...
::WARARKA BOORAMA::
Aqoon isweydaarsi kusaabsan ilaalinta xuquuqda carruurta oo lagu qabtay Boorama... Guji...
GABAYGA BACADLE ee ZAMZAM

»"Gob cunsuri ahoo waxaa tihiin ficil gumeed yeeshay"| Abshir Bacadle
Gabaygii Hore: Dhegeyso

:::NATIIJADII CODKA:::

Natiijadii Codbixintii labadii toddobaad ee la soo dhaafay... Guji...
:::FAHAD & ISNIINTA:::
QAYBAHAAN AYAA DALKII DAYACAY
:::DUSGSIGA SARE EE MAA:::
Sannadguuradii 14d ee kasoo wareegtay xasuuqii ka dhacay Dugsigii Sare ee Maxamuud Axmed Cali... Guji...
:::RA'YI/GABAYO/MAQAALO :::
Daahir Riyaale oo ka Xanaajiyey Qaar ka mid ah Soomaalida Minnesota
Waxa uuna kala hadlay idaacadda...
Guji...

 

Faallo: Madxada Dowladda Oo Labo qeybood oo Hubaysan Iskaga hor Imaan doonta.
Maqaalkii C/Shakuur Cali Mire... Guji...

Warqad Furan: Hoggaamiye Kooxeedyada Xamar
Qoraal dheer oo Inj. Maxamed Cali Cibaar u diray Hoggaamiye kooxeedyada Muqdisho ayaa.. Guji...

Gabaygii Xiirane: Dhoob-Dhoob
Waa gabay ku saabsanyahay colaadda nagu raagtay iyo dhibaatooyinka ay sababtay.. Guji...

Faalladii Aadan Qodax::: Haregysa & Maanta
Maxaa Sababay in ay Burburto Kalsoonidii Shacbigu u Hayeen Xukuumada Madaxweyne Rayaale?..
Guji..

 
:::SHIRKA INDHOOLAYAASHA:::

Shirweynihii Koowaad ee Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Dhacay
| Warbixin
:::SHEEKH AWEYS:::
Sheekh Xasan Daahir Aweys "Wanaagga dadka Soomaaliyeed ayaa igala muhiimsan danahayga gaarka ah"... Guji...
CAAWINAAD

MA AWOODAA IN AAD WIILKAN YAR U GARGAARTID... GUJI
»»»::WARARKA AAFADA BADGARIIRKA::
Shiinaha oo Soomalida Tabaalowdey ugu Deeqay $100,000
iyo Qaramada Midoobey oo Sheegtay in Soomaalida aafadu saamaysay ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah oo gaaraya $13 million...
Guji... 


Soomaaliya: Gargaar Degdeg ah -  Aafada Badgariirka
»Dahabshiil oo bixisay $5000 ee ugu horeysey Mucaawinada
»Dalsan mucaawanada la bixiyo waxay ku dari doontaa 2%
»Amal, Dalsan iyo Dahabshiil: Khidmo la'aan ku dir caawinaada
Dhammaan ka akhri halkan, kana qayb qaado mucaawinada
 

:WAFTIGA REER CALI SAMATAR:

Wafti ka socda Reer Cali Samatar oo booqasho ku maraya magaalooyin ka tirsan Maraykanka oo hadda soo gaarey Minnesota ... Guji...

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.