Dilidda Hogaamiye Dhaqameed oo La Dhaleeceeyey
Xarunta
SHHRFwaxay dhaleeco dusha uga tuuraysaa dilkii Nabadoon
Siciid Cumar Warsame & Mursal Nur Galow
Guji jun 30
Booskii Marxuum Xidig
oo loo magacaabay xaaji shabaab
»Kenya
oo kordhisay xiliga isdiiwaan galinta qaxootiga
»MDFKG
oo soo dhaweyntiisa looga Diyaar Garoobayo Bosaso
»Gudoomiyaha
Baarlamaanka FKMG ku laabtay Xamar
»Maamulkii
Idaacada STN iyo Wariyaal lagu xiray Bosaso
»WFP
oo dalbanaysa in la sii daayo markab lagu afduubay som
»Munaasadda
Kowda luulyo oo laga xusayo Somaliya...
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Guji.. Jun 30
Warar Ku
Wajahan Soomaalida Minnesota
»Dawladda Minnesota oo qarka u saaran in la
xiro
»Iska jir Masawir qaadooyinka wadooyinka Minneapolis
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Guji...
Culimo wacdi iyo muxaadarooyin ka bilowday meelo ka mid
ah G/Sanaag
Culimada ayaa
hawshooda ka bilaabay iney la kulmaan Duqa degmada
Badhan iyo odayaasha
Guji...
Jun 30
Governor-ka
iyo labada Mayor ee Minneapolis & St. Paul oo si rasmi
ah u aqoonsaday Usbuuca Soomaalida
Golaha dadka madow ee
Minnesota waxaa uu hambalyo u dirayaa Governorka
Minnesota iyo labada Mayor oo..
Guji
Ganacsatada Boosaaso oo Shaqa Joojiyey
Ganacsiga Magaalada
Boosaaso ayaa ahaa mid ay Albaabaha u laabanyihiin kadib
markii ay...
Guji... Jun 28
Dagaallo ciidammada cadowga Itoobiya lagu jabiyay
iyo Xildhibaan
Itoobiyaan ah oo dil ka badbaaday
Guji... Jun 28
Shirwayn oo qahira ka dhacay loogana hadlayay tacliinta
Puntland
Shirkaas oo ay ka soo qayb galeen
madaxda tacliinta iyo dadweyen Soomaaliyeed...
ka akhri halkan...
Nin
Soomaaliyeed oo Yemen Ku Gawracay Qof Dumar ah oo
Soomaaliyeed
Sahra Xilow oo 22jir ahayd
ayaa waxaa diley nin Soomaaliyeed oo lagu magcaabo...
Guji...
Jun 28
Taariikh Nololedka Maxamed Diiriye
Uurdoox:
Asaasihii Jabhada xoreynta wadaniga Ogaadeenya..
Guji...
MUNAASABAD LAGU XUSAY SANNADGUURADII 28
EE JABBUUTI
Khartoum, Sudan: Ururka ardeyda jamhuuriyadda Jabbuuti
ayaa wuxuu munaasabad qurux badan ku qabtay
Guji Jun 27
Kitaabka
Quraanka ah oo Mar Kale la sharaf dilay
..markii nin muslim ahi helay kitaabka quraanka ah oo lagu falaaday lana dhigay
guriga hortiisa, ninkaas oo...
Guji...
Waraysigii C/Laahi
Yusuf oo AfSoomaali loo Rogey
Waraysigaas oo ay dhowaan la yeelatay jariidada 26
September ee kasoo baxda Yemen..
Guji...
Bosaso:
800 Guri ayaa Ku Gubtey Dab Qabsaday Xaafada Buulo Eelay
iyo Magaalada Gaalkacyo oo lagu soo rogay
Bandow, waxaana Galkacyo lagu diley Nabadoon Siciid Cumar Tinle,
iyo warar kale oo googoos
akhri halkan..
Jun 26
Waraysi
Ku Saabsan Haweenka Kujira Baarlamaanka FKMG oo Laba Garab u Kala Jabay
Aqoon isweydaarsi markii ay u tageen K/Afrika ayaa waxaa loo adkaysan waayey
buuqii dumarka Soomaaliyeed oo u kala jabay laba garab, sidaasna dib loogu
celiyey Kenya.. arintaas waxa ay Mumtaz ka waraysatay
Eng. Ruqiya... Dhegeyso Jun
26
350
Qof oo Indhaha Loogu Fiiqay Kismaayo
Howshaas indha fiiqida oo si guul ah loo
soo gabagabeeyey waxaa ka qayb qaatay 2 dhakhtar iyo afar kalkaaliye oo kayimid
Kenya,
Guji..
Jun 25
KULANKII SANCA OO KU
DHAMMAADAY GUULDARRO
C/llaahi
yuusuf iyo Shariif Xasan oo wadahadaloodi ay fashilmeen maantana ku laabanaya
dalka Somaliya iyo Waraysi aan la yeelannay Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif
xasan.
ka akhri halkan.. Guji..
Jun 25
Safaarada Itoobiya ee
London, UK oo Dhiseysa Xisbi Gumeysi Raac ah
oo ay ugu
talagashay inuu ka caawiyo jahawareerinta dadwaynaha Soomaalida Ogaadeenya...
Guji... Jun
24
Oday dhaqameed
lagu xiray Nairobi
»Wafdi
Puntland ah oo Booqanaya Masar
»Bannaanabax
lagu qabanayo xarunta QM ee Nairobi...
»Baaq
Ku Socda Dhammaan Beelaha la hay-sooco..
»Haweenkii
BFKMG oo Natiija La'aan ku soo laabtay NRBI
»Shir-
weynihii Beesha Dhulbahante ee Wadanka Kenya
»Baaq
Ku Socda Beelaha Ku Dagaalamaya Soomaaliya
»Marwada
Riyaale oo Guri Qali ah ka Raadineysa Qaahira
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Guji... Jun 24
Denmark:
Qaxooti Soomaaliyeed oo Cuntada ka Soomay:
"4 sanno ayaan ku sugnahay xeryo kala
duwan ee dalka ku yaala, waxaan jiraa qiyaastii 70 sanno, wiilkaygii ayaa
sharciga degganaanshaha dalka ku leh, iima oggola inaan isaga la noolaado, sidoo
kalena iima oggolaanin inay sharciga laajinimo i siiyaan,..." sidaas waxaa tiri hooyo waayeel ah oo
kamid ah...
Guji... Jun 23
Gen: Cade Muuse oo
Diiday in ay Saxaafadu Warkiisa Baahiso
»Bosaso
- MDGPL: xirta waxa Qalab war lagu duubayo..
»14
Xubnood oo ak Socda DFKMG oo booqday Kismaayo..
»Warbixin:
Shaqo Joojintii Ganacsada Boosaaso...
»Brussels:
Shirkii golaha wasiirada ACP oo soo gabagaboobey
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Guji... Jun 23
18 Kamid ah Haweenka
ku jira BFKMG oo aqoon isweydaarsi ka helay South Afrika
iyo Marwada Daahir Riyaale oo u ambabaxday Qaahira
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Guji.. Jun 22
SHIRKA DIB-U-HESHIISIINTA EE SANCA
»Sanca:
Warbixin kusaabsan heshisiinta DFKMG...
»Kenya:
oo sheegtay shirkii Soomaalida kaga baxay hal Bilyan
»Beled
Xaawo: 8 Gaari oo u xayiran isbaaro ay dhaafeen
»Kismaayo:
Howlo indho fiiqid oo ka bilowday isbitaalka..
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Guji... June 21
Shaqo Joojin ay maanta
Sameeyeen Gaadiidlayda reer Kismaayo
Waxaa maanta gabi ahaanba shaqo joojin
ku dhaqaaqay gaadiid leyda leh baabuurta isaga kala gooshta..
Guji...
Jun 20
Gudoomiyaha Golaha
Degaanka Boosaaso iyo Kuxigeenkiisa oo la doortay
»Khadar
& Xiito oo loo doortay gudomiye & kuxigeen...
»Gobolka
Bari Yuuduf Waceys: Xallinta khilaafka...
»Wasiirka
Diinta iyo Awqaafta: Boosaaso ka gudub khilaafka
»Wasiirka
Arimaha Gudaha oo ka hadlay doorashada...
»Qardho: Israsaasayn sababtay 1 qof dhintay iyo 3 dhaawac
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Jun 19
Geeddi oo soo
Bandhigay Howlgalka ugu Horeeyay ee DFKMG
Ra'iisul wasaaraha DFKMG oo maanta u safray Soomaaliya ayaa soo
saaray qoraal ka kooban...
Guji...
Jun 18
HAY'DDA
UNICEF OO MARKALE DIB HOWLAHEEDII UGA BILOWDAY BOOSAASO
iyo Madaxweyne Kuxigeenka DGPL oo gardaro ku tilmaamay shir ka dhici doona
yagoori...
Guji... Jun 17
Dagaallo ciidamada
cadowga Itoobiya lagu jabiyay
iyo weliba askar nolol lagaga qabsaday...
Guji... June 17
Nin Lagu Magcaabi
Jirey Eng. Cabdi Yare oo Lagu Diley Kismaayo
»Kismaayo:
Nin Musaafur ku ahaa magaalada oo la diley ..
»Prof.
Geedi: Kenya Tixgalin ha siiso dadka Soomaaliyeed ee..
»Bosaso:
Bambaanooyin Lagu Qarxiyey Bangiga iyo Qasnada..
»Dawlada
FKMG oo lagu heshiisiin doono Yemen...
»Gudoomiyaha
Baarlamaanka oo maanta u dhoofay Yemen..
»Madaxweyne
C/laahi Yuusuf oo iman doona Yemen..
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Guji... June 17
Daahir
Riyaale iyo Ku Xigeenkiisa oo Khilaaf Soo Kala Dhex Galay
Daahir Riyaale Kaahin iyo madaxweyne ku xigeenkiisa Axmed
Yuusuf Yaasiin ayaa...
Guji...
Jun 16
Xagguu ku dambeeyay
Gacan ku dhiiglihii dilay wariye Duniyo Muxidiin Nuur?!!
»Gudoomiyaha
nabadgelyada Afgooye: wuu baxsaday wiilkii..
»Afgooye:
Cabasho ka timid Ururka Ganacsatada Beeralayda
»Xamar:
Firimbi oo Beeshiisa ku eedeeyay Isbaarooyinkoodii
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Guji... Jun 16
Maxaa iska badalay
Qorshihii dowladu ku dagaysay Jowhar iyo Baydhabo
Waxaana soo baxaya warar u eg diidmo oo uu
Mas'uulka gacanta ku haya Magalada jowhar ku diidayo in..
Guji...
Jun 16
Boqorka
Swaziland oo isku diyaarinaya guurska Haweeneydii 12aad
Arday
Soomaaliyeed oo Qayb Ka ahaa Koox Ku Guuleysatey Tartankii Microsoft...
Tartan ay ka qayb galeen ardayda 9 gobol oo Maraykan
ah oo lagu qabtay New York ayaa waxaa guushii ku raacday..
Guji..
7 Qof oo laba Beri Gudohood Lagu Diley
Beerxaani
»Kismaayo:
Laba Qof ayaa Maanta lagu Diley Beerxaani
»Sweden:
kulan dhaxmaray
Xisbiga SSUP & Wasiirka Deeqaha
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Guji... June 15
Boosaaso oo Lagu
Dhaariyey Gudiga Degaanka Degmada oo ka kooban 27 Xubnood
Waxaana lagu dhaariyay Xarunta Madaxtooyada..
Guji... Jun 14
Odeyaal dhaqameedyo
reer Ogaadeenya ah oo dawlada Itoobiya canbaareeyay
iyo Xukuumadda itoobiya
oo xabsiyada ku haysa kumanaan qof..
Guji... June 14
Cabdullaahi Yuusuf oo
Ka Dhoofay Kenya
Khudbad hor dhac u ah geediga dawladu u guureyso Soomaaliya
kaddib madaxweynaha DFKMG waxa uu.
Guji Jun 13
Dood:: Xaalada Siyaasadeed
ee Soomaaliya
Dood Gaar ah
oo lagu qabtay London, UK oo ay ka qayb qaateen..
daawo halkan
Madaxweynaha DFKMG oo
baarlamaanka kala diray kadib markii la soo xiray kalfadhigii 1aad
»Dawlada
KMG oo ka guureysa Magaalada Nairobi, Kenya
»Madaxweyne
C/Laahi uu u safraya Qadar, kadib Soomaaliya
»Warqad
uu qoray Sh. Xasan oo lagu qaybiyey Baarlamaanka
»Madaxweynaha
Kenya oo sagootinaya Dawlada FKMG
Waraka oo dhan ka
akhri halkan... Guji... Jun 12
Wasiir ku xigeenka
W/Horumarinta R/Miyiga ee DFKMG oo ka furay Xafiis Dhahar
Sanaag: Saciid Xasan Shire waxa uu sheegay in..
Guji...
Jun 12
Waa
Kuma Terry, Muxuuse Puntland u Joogaa?
Ninkaas oo ah reer Australia waxaa gobolka
lagu arkay sannadkan 2005 horraantiisii ilaa hadda, waxana uu sheegtaa in uu...
Guji... June 12
Boosaaso oo laga furay
Warshada Coca-Cola, Fanta iyo Cabitaano kala Duwan...
Eng. Cabdicaziiz Bilaal oo ka warbixinaya wershedaas waxa uu
sheegay in...
Guji... Jun 12
Madaxweynaha DGPL oo u
Safray UAE & NRBI
»Cadde
Muuse waxaa Nairobi ku Casumey MDFKMG
»Ciidamo
ka tirsan I/Dooxada Juba oo ku sii jeeda C/Waaq
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Guji.. Jun 11
JWXO oo Bayaan ka soo
saartay xaaladda murugsan ee Itoobiya
»Madaxda
mucaaradka Itoobiya oo guryahooda lagu xabisay
»Mac-hadka
Saxaafadda Adduunka oo Itoobiya
»Barnaamijkii
muxuu yidhi abwaanku iyo Idaajaa
Warka oo dhan ka akhri
halkan... Guji... Jun 10
Magacyada Guddiga Dib
u Heshiisiinta ee uu Magcaabay Geeddi
Cali Maxamad Gedi ayaa magacaabay xilal kala
duwan iyo guddi dib u heshiineed oo ka kooban 27...
Guji..
Warbixin: Dagaalka Ka
Dhacay Baladweyne
»Waxaa
laga dayriyey khasaarooyinka dagaalka B/weyne
»Talyaaniga:
Muhiimad gaar ah ma siineyno Soomaaliya
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji..
Jun 9
Addis Ababa: 22 Qof
ayaa la Diley, Boqolaal Kalena Waa la Dhaawacay
»Labada
Gole ee DFKMG oo Laga Saaray Hotel 680, Nairobi
»Isbaarooyinkii
Muqdisho oo Qaarkood oo dib loo soo celiyey
»Soomaalida
oo ka qeybgashay dood ka dhacday B/Sweden
»Wadahadalladii
Beledxaawo & Mandera oo la gabagabeeyey
Wararka oo dhan ka akhri halkan...Guji
Jun 8
Dagaal Ka Dhacay
Shilaabo dusheeda
iyo
Idaajaa oo ku baaqay in JWXO la taageero
Guji...
Cali Geddi oo ka Dagay
Jowhar
Ra'iisulwasaaraha dowlada FKMG ah
iyo xubno uu hogaamiyo uuna ka mid yahay Wasiirka ..
Guji Jun 7
Warsaxaafadeed:
Gudoomiyaha KMG ee SAMO
Maxamed Mukhtaar Maxamed "Taarey"
ayaa...
Guji
Jun 7
Maxay isku Khilaafeen C/laahi iyo Cali Geeddi
Khilaafkan
oo hadda la soo afjaray, kaas oo u dhexeeyey Madaxweynaha DFKMG, C/llaahi Yusuf
iyo Ra'iisul Wasaare Cali Geeddi ayaa guntiisu ahayd kaddib markii..
Guji...
Saxafiyad Soomaaliyeed oo Lagu Diley Wadada Afgooye
Duniyo Muxudiin Nuur waxaa la diley ayadoo
Guji
Maalinta
Dhirta oo si Weyn Looga Xusay Galkacyo
"Yaynaan Dhaqan Wareegine Kaca Aan Dhir
Beeree": waa hal-ku-dheggii munaasabada Galkacyo...
Guji...
Geeddi oo Mogadishu u Magacaabay Saddex Guddoome Ku-Xigeen
Ra'iisulwasaaraha dowlada FKMG ah ayaa magacaabay
ku xigeenada duqa magaalada Mogadishu ee..
Guji..
Wareysi::
Maalinta Deegaanka
Maanta, 5 June waxay ku beegntahay
munaasabada maalinta Bii'ada Adduunka, hadaba anaga oo ka..
Guji.. Jun 5
Soomaalida Reer Minnesota oo Helay Xaruntay Raadinayeen
Khudbaddii Jimcaha ayaa shaaca looga qaaday in
lahelay Xarun in mudo ah ay raadinayeen Soomaalida reer Minnesota, taasoo lagu
iibiyey lacag dhan $1,700,000..
Guji.. Jun 4
Saddex Qof ayaa Ku
Dhaawacmay Iska Hor Imaad ka dhacay Kismaayo
iyo Nin dhaawac ah oo lagala baxay
Isbitaalka magaalada kismaayo kadibna la toogtay...
Guji... Jun 4
Dablay Itoobiyaan ah oo
dad ku laayay Dalka Kenya
iyo Shir haweenka Ogaadeenya ay ku qabteen Danmark oo
marwada guddoomiyuhu ka qayb gashay..
Guji... Jun 3
Waraysi:
Dr. Qaasim Xirsi Faarax
Xoghayaha joogtada ah ee wasaarada
deegaanka iyo maaraynta aafooyinka oo dhowaan safar ku tegaya xeebaha
Somalia oo ay waraysatay Canab Mumtaz
ka dhegeyso
halkan...
Saddex Qof ayaa
Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Cabdalla Biroole
Tuulada C/biroole oo 65 km galbeed kaga
aadan Kismaayo ayaa waxaa...
Guji.. Jun 2
Kenya oo sheegtay in dowlada Somaliya ay u guurayso Baydhabo iyo Jowhar
Wasiirka Iskaashiga gobolka iyo xiriirka caalamiga
ah ee dalka Kenya Mr.John Koech ayaa sheegay in...
Guji.. Jun 1
Sannad-guuradii
45aad ee 26 Juun & Daahfurka buugga NABADSHE
Tacsi: Baashe Xaaji
Xasan oo ku geeriyooday magaalada Widhwidh
»Duuliye
Col. Mohamed Calibashi Kenadiid oo Ku Geeriyoodey Kenya
»Salaad
Cali Hogato oo Ku Geeriyoodey Degmaad Carmo...
»WARARKA
KALE EE MAY
WARARKA
KALE EE MAY
|