SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SILSILADII DOODWANAAG

Doodwanaag@hotmail.com


 Silsiladda Doodwanaag


Inj.Cibaar:

DAWO | DADAAL | DULQAAD

Inj.Nabaddoon DADNIMO!
DAACADNIMO
DIMOQRAADI

Shiine:
DARYEEL

Stanza:
Da’yart iyo Abwaanada

Anwar:
DELEB |
DeeqEebbe | Dul-Ka-Xaadis

Xaraare:
DABAQABAD

Xiirane:
DEEGAAN |
DULMI-DIID

Bayid:
DAWLAD

Baarqab:
DAHAB

Cabdi-nuur:
DIGNIIN

Mowliid
DUCO

Kawtame
DAN-GUUD

Ibrahim Hawd
DAAWAD

Kawnayn:
DOONTII

kurweyne
DARAJO

Baarreey
DALJIR

Cabdi-weli
DUGGAAL

Xasan Bulxan
DALKA |
DANYAR

Siyaad
DAREENKA

Mataan
DADKAYGOOW

Dhagaafe
DANKAHADAL

| DAWAN | DIIWAAN

Dailaaf
DEEQA |
DENBILOOW

Axmed
DARWIISH

Guulwade
A
llow soo celi 

Cali-Khayr
DA'YAR

Cali-Mataan
DAYACDIID

Soofe
DAMIIRYEESHA

Bile:
DAMAL

Suldaan
DOONTII
 

Bahda Somalitalk, iyo bahda Doodwanaag waxay guud ahaan ummadda soomaaliyeed meel ay joogtaba u soo bandhigayaan silsillad suugaaneedkii  taabaqaaday ee Doodwanaag.

Silsillad - suugaaneedan cusub ee la magac baxday Doodwanaag, waxay ka mid tahay mirihii ka dhashay safarkii taariikhiga ahaa ee uu abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi ) ku maray qaybo badan oo waddanka gudihiisa iyo dibaddiisa ah, isagoo shacbiga soomaaliyeed ugu baaqayay nabad, iscafin, iyo in ay meel uga soo wada jeestaan danahooda, iyo sidii ay jiritaankooda u dhowran lahaayeen.


Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame  Hadraawi

Ujeedada laga leeyahay Doodwanaag, waa sidii dadka loogu baraarujin lahaa in ay ka gilgishaan, isla markaana xal u doonaan, xaalka sii xumaanaya ee ay maanta ku sugantahay guud ahaan ummaddii soomaaliyeed gudaha iyo debeddaba. Waxay suugaantan cusubi ummadda ugu baaqeysaa howl-qabad ku saleysan Alle- ka cabsi, daacadnimo, aqoon, karti, iyo dulqaad . waxayna uga digeysaa falalka aakhiro iyo adduunyo - beelka u horseedaya ee ay aqoondarridu aabaha u tahay sida; dagaalada sokeeye, sadbursiga, ma - shaqeystenimada, quursiga iwm.

Silsillad – suugaaneedkan oo ay ka qeyb qaadanayaan in badan oo ka mid ah suugaanleeyda soomaaliyeed waxay taageero u tahay guud ahaan inta halganka ugu jirta badbaadada umadda soomaaliyeed, ee ka damqaneysa musiibada maanta ku habsatay diintoodii, dadkoodii iyo dalkoodii.

Bahda Doodwanaag waxay aad u soo dhoweyneysaa maansooyinka waafaqsan ujeeddooyinka silsilladda laga leeyahay ee kor ku xusan. Waxay sidoo kale kale gacmo furan ku soo dhoweysaa wixii talo, tusaaleyn, amaba dhaliilo ah iyadoo lagu soo hagaajinayo Doodwanaag@hotmail.com .

Allaa wayn ninkii Aaminaa awood leh!
Bahda Doodwanaag

Maansooyinka ay ka kooban tahay Silsiladdu waa:

  1. Dawo: w.t Maxamed Cibaar
  2. Dadnimo: w.t Cumar Nabaddoon
  3. Daryeel: w.t maxamuud shiine
  4. Dadaal: w.t Maxamed Cibaar
  5. Daacadnimo: w.t Cumar Nabaddoon
  6. Da'yartiyo: w.t Maxamed Stanza
  7. Deleb: W.t Anwar Maxamed Diiriye
  8. Daawad: w.t Ibraahin Yuusuf Axmed
  9. Dabaqabad: w.t C/qaadir Cabdi Xaraare
  10. Deeq Eebbe w.t Anwar Maxamed Diiriye
  11. Deegaan w.t Cali Maxamuud Xiirane
  12. Dawlad w.t Cismaan Cabdi Bayid
  13. Dahab w.t. umar Maxamuud Maxamed ( Baarqab)
  14. Digniin Culus w.t. Cabdinuur Aadan Faarax
  15. Duco w.t. Mowliid Xasan Curjin
  16. Dayn - qaran w.t. Yuusuf Aw-Xirsi Xuseen
  17. Dan-guud w.t. Cabdi khayr C/qaadir (Kawtame)
  18. Dul-Ka-Xaadis! w.t. Anwar Maxamed Diiriye
  19. DULMI-DIID w.t. Cali Maxamuud Xiirane

  20. DOONTII WAXBARASHADA w.t.  Yuusuf Sh. Cumar

  21. Dulqaad w.t. Ing. Maxamed Cali Cibaar

  22. Darajo w.t Cabdullahi Bootaan Xasan (kurweyne)

  23. Daljir w.t. Cali cabdi xasan (Baarreey)

  24. Duggaal W.T: Cabdi-weli Cilmi

  25. Dabiib W.T. Maxamed Bashiir Jaamac

  26. Distuur W.T. C/salaam Cismaan X. Cige (Cige)

  27. Dalka W.T. Xasan Bulxan Cali

  28. Dareenka Bulshada w.T. Siyaad Maxamuud Muuse

  29. Dadkaygoow! W.T.: Cabdicasiis Maxamed Cabdullahi (Mataan)
  30. Dan-ka-hadal W.T: Maxamed Dhagaafe Cilmi 
  31. Deeqa W.T. Daahir Dailaaf
  32. Darwiish W.T Axmed Cabdi Geelle
  33. Dawan W.T axamed Dhagaafe Cilmi
  34. Dimoqraadi Waa Kuma? W.T. Nabaddoon.
  35. Danyar W.T Xasan Bulxan Cali
  36. Denbiloow W.T. Daahir Dailaaf
  37. Dib allow u soo celi  W.T Inj. Axmed  “Guulwade”
  38. Miyaydaan ka diirayn? W.T: Siyaad Maxamuud Muuse
  39. Da’ yar W.t Cali Sh. Cumar Cismaan (Cali-Khayr)
  40. Diiwaan, W.T. Maxamed Dhagaafe Cilmi
  41. Dayacdiid, W.T. Cali-Mataan Xasan Barre
  42. DALIIL W.T: Axmed Cabdi Geelle
  43. Boqollaal Dambiile W.t: C/Nuur Maxamuud ( qurux )
  44. Damiiryeesha W.T: C/khayr  Sh. Xasan Sh. Soofe
  45. Damal: W.T: Cumar Cabdi Bile
  46. Doontii Badbaadada: W.t: Suldaan Ibraahim Cali shire

Maansada 1aad ee Silsiladda Halkan ka akhri... GUJI

Faafin: SomaliTalk.com | May 12, 2004 | Update August 2004 | Updated: Sept 2004 | Updated: Oct 2004 | Updated: Nov 2004 | Dec 2004 | June 05

 

MAANSADA XIGTA

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Greatt
MAANSADA DOODWANAAG
MAANSO QUBANE AH
Maansooyin Qubane ah oo ka baxsan Doodwanaag ka akhri halkan: GUJI HALKAN



HTML CD