SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2005» FEBRAAYO  

Gaalkacyo Sidii Loogu Soo Dhoweeyey Waftigii DFKMG
Waftiga Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha DFKMG oo ka degey Galkacyo ayaa... Guji... Feb 28

Puntland oo Laga Dalbaday Siideynta Xildhibaan C/llaahi sh. Xasan
Mas'uuliyiin ka socday labada gole ee DFKMG ayaa baaq dalbasho ah ka soo saaray xabsigii boosaaso loogu gaystay C/llaahi sh Xasan... Guji... Feb 28

BAAQ AY SOO SAAREEN AQOONYAHANNO SOOMAALIYEED
Baaq cinwaankiisu yahay "Iska Jir Cadowga kula jira" oo ay soo saareen 39 aqoonyahan oo Soomaaliyeed ayaa Guji Feb 28

Waftigii DFKMG oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Boosaaso
Waxaa maanta Isku soo bax aad loo soo Abaabulay oo lagu soo Dhawaynaayo Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha DFKG ay ka Dhacday Magaalada Boosaaso Guji... Feb 27

Beesha Hawiye oo Kulankoodii Maanta Ka Soo Saaray Go'aamo
Xubnaha Labada Gole ee DFKMG ee Beesha Hawiye ayaa shir Sedex cisho Socday ka dib waxay soo saareen shan qodob oo ay beesha wada saxiixday oo uu kamid yahay qodob ah "In caasimadda ay ka saaraan maliishiyaadka iyo hubkooda." Guji Feb 27

Maxkamada Somaliland oo Go'aan Ka Gaadhay Dacwada Doorashada Golaha Wakiilada
Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland ayaa dacwad uu sooqoray madaxwayne rayaale oo ... Guji... Feb 27

»Muxaadarooyin Ka dhici doona Minnesota

"Xukuumada (FKMG) ayaa ku kala Qaybsan Keenitaanka Ciidamada Shisheeye"
Sidaas waxaa yiri afhayeenka isbahaysiga dooxda jubba oo ay SomaliTalk maanta ku waraysatay Kismaayo.. Guji...

"WAXAAN U ARAGNAA SHIR QOOL KA DHAN AH CAASIMADA MUQDISHO" Sidaas waxaa yiri Cali Maxamed Nuux "timo jilic" oo.. Guji

Adduunka oo Hadda Kusoo Baraarugey Halista Sunta Lagu Duugey Soomaaliya
Warbixin ay soo saartay Hay'adda Qaramaad Midoobey u Qaabilsan degaanka ayaa shaaca ka qaaday in..
Guji...

Wafdigii DFKMG oo Booqday Garoowe
Watigtiga DFKMG oo Jawhar uga sii safray Baladweyne, Kadibna garoowe iyo Dr.C/qaasim oo sheegay in Keenis Ciidamo Safka hore waa ay abuutreyso dagaal sokeeye
Warka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. Feb 25

Warar Googoos ah::: Feb 24
»Xildhibaano ka biya diidsan in Geddi u safaro jowhar
»Golaha Wakiilada DGPL oo Magacaabay Guddi Joogta ah
»Muxiyadiin Darbo Weyne oo siro Isboorti daaha ka rogay!
»Cabdi Xoosh oo sheegay in loo doortay kursigii Gaani
»Nin dablay ah oo oo rasaas la beegsaday dayaarada qaadka
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Feb 24

Waraysi: Maxamed Cabdi Xaashi
SomaliTalk oo Madaxweynihii hore ee Puntland ka waraysatay waxa uu kala socdo sheegashada shirkadda Hafza ee ah in ay ijaaratey Xaafuun muddo dhan hal Qarni..
ka Dhegeyso halkan... 

Faarax Weheliye  "Haddii Muqdisho laga weeciyo Caasimadda ha loo diyaar garoobo bur-bur"
Warkaan iyo Waftigii Xaqiiqo raadinta oo Gaalkacyo uga sii ambabaxay Garoowe... ka akhri halkan... Feb 23

Kalfadhigii ururka Isbahaysiga Soomaalida Sweden ee 2005
Warsaxaafadeed kasoo baxay ..... Guji.... Feb 23

»Wararkii Maanta ee Gobanimo Doonta Ogaadeenya

Wafdigii Xaqiiqo Raadinta oo ku sugan Gaalkacyo
Waftigas oo
isugu jiray AU, IGAD, League of Arab States, iyo Dowlada FKMG ayaa... Guji.. Feb 23

"Madaxweynuhu ma tagayo Muqdisho iyadoon hubka la uruurinin"
Sidaas waxaa yiri
Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga, Dr. Gacmadheere oo u waramayey... Guji..Feb 23

Kismaayo: Raashin Loo Qaybinayo Dadkii ay Soo gaartey Aafadii Badgariirku
Waxaana raashinkaas qaybinayahay'adda... Guji... Feb 22

Wafti Kasocda DFKMG oo Sahan ugu Bixi Doona Puntland
Waftiga oo uu hogaaminayo
wasiirka badda iyo kaluumaysiga waxaa kamid ah... Guji...

Yuusuf Baribari: "Anigu ma oran Caasimadu waa Baydhabo"
"Cidii aan ku iri ama u sheegay Bulshada iyadoo Cod ah ha maqashiiso" sidaas waxaa yiri afhayeenka Madaxweynaha DFKMG oo... Guji... Feb 20

Hay'adda 'HAPA' oo Kadigtey Ciidamo Lageeyo Soomaaliya
Hay'adda Nabad Raadiyaasha Geeska Afrika ayaa sheegtay in ciidamo la geeyo somaliya ay .... Guji... Feb 20

Waftiga Baarlamaanka FKMG oo Booqday Vatican-ka ee Rooma
oo ah xarunta looga taliyo Masiixiyadda, waxaana waftiga halkaas booqday hogaaminayey... Guji... Feb 19

Shirkada Amal oo Tababar Kusoo gabagabaysey Minesota
Tabarkaas oo ku saabsanaa la dagaalanka lacagaha sharcidarada ah...
Guji... Feb 19

Islaan Maxamed Islaan Muuse oo ku geeriyooday Garoowe
Waxaana tacsi u diray madaxweynaha DFKM iyo... Guji Feb 18

Waraysi: Cusmaan Caato
Waraysi dheer oo
Axmed Yaasiin Maxamed Sooyaan oo ka tirsan IQRA uu la yeeshay Cusmaan Caato ayaa... Guji.. Feb 18

Bom Lagu Qarxiyey Muqdisho::
»Ugu Yaraan labo Qof ayaa kudhintay & lix dhaawac ah..
»Kismaayo Hal qof ayaa dhintay, hal dhaawac ah...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. Feb 17

Wafdi ka socda DFKMG ah oo booqanaya Jowhar iyo Baladwayne
iyo Xaflad ay ardeyda Soomaaliyeed ku qabteen magaalada Karachi ee waddanka Pakistan ka akhri halkan... Guji... Feb 16

Ciidamada Wayaanaha oo dad badan Xabsiyada u taxaabey
Ka akhriwararkii radiyo xorriyo...
Guji... Feb 15

Wafti Xaqiiqo Raadin ah oo ka Degey Muqdisho
»Wafti ka socda AU  iyo Jaamaca Carabta oo gaarey Xamar
»Shariif Xasanoo Baarlamaanka Hor dhigay Warbixin...
Warka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. Feb 14

Cabdullaahi Yuusuf oo Xamar ka Degi Doona Siddeed Maalmood Guduhood...
Madaxweynaha DFKMG ayaa sheegay in uu ka degi doono muqdisho asagoo aan... Guji.... Feb 13

Wafti Kasocda Baarlamaanka Soomaaliya oo u Dhoofay Talyaaniga
»Waftiga BFKMG oo la kulmi doona Baarlamaanka Talyaaniga
»Koxda Ciyaaraha Soomaaliya vs Jorday
»Warbixin Ururka Ardayda Puntland ee India 
Warka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Feb 13

Ciidamo diiday inay Ogadenya ka dagaallamaan oo xidhxidhan
Ka akhri wararkii radio xorriyo ee maanta... 
Guji...

Wafdigii baarlamaanka ee Muqdisho tagay oo Qaarkood oo kusoo laabtay Nairobi
Baarlamaanka ayaa lagu wadaa in ay shir iskugu yimaadaan iyagoo ka wada hadli doona arrinta ciidamo keenista Guji...

Meydkii Gabar Soomaaliyeed oo Laga helay London, Ontario, Canada
Faisa Cabdulqadir waxaa meydkeedii laga helay.. Guji.. Feb 10

Sannadguuradii 14d ee kasoo wareegtay xasuuqii ka dhacay D/ Sare ee Maxamuud Axmed Cali
Shacabkan la xasuuqay waxay ahaayeen dad kasoo qaxay dagaalladii ka socday magaalada Muqdisho ee.. Guji... Feb 10

Heshiis Aagga Kismaayo Ku Dhexmaray Beelaha Ogadeen iyo Gaaljecel
Iyo Gogolal wadahadal oo loo fidiyey beelaha ogaadeen iyo sheeqaal... Guji... Feb 10

Waraysi: Wasiirka Daryeelka deegaanka iyo ka hortaga aafooyinka
...sababta saxaafadda aduunka ugu aamustay in ay ka hadasho sunta lagu shubayo badda Soomaaliya ayaa Guji..

DFKMG oo Dalbatay $77 Million oo Doolar
»Ra'iisul wasaare Geddi oo la kulmay Deeqaha Bixiyayaasha
»Ciidamadii xooga dalka oo dhoola tus kus ameeyey Galkacyo
»Dr. Rice oo ka gaabsatay in ay Soomaaliya ka hadasho
»Weriye lagu diley magaalada Muqdisho
Wararka oo dhan ka akhri halkan... GUJI.. Feb 9

DFKMG oo 21ka Febraayo Geeddi' u ah Xamar, Sida uu Sheegay Geeddi
»Kenya oo sheegtay in aysan Ciidamo u diray Soomaaliya
»AU Ansaxiyay in IGAD ciidamo gayso Soomaaliya...
Wararka oo dhan ka akhri halkan..... Feb 9

Ardayda Dugsi Quraanka Dhigata oo ku badan XafuunWarbixin ku Saabsan Xaafuun Badgariirkii Kaddib
Warbixintii Cabdifataax Jaamac oo booqday magaalada Xaafuun oo kamid ah meelihii ay dhibaatadu ka soo gaartey aafadii badgariirka... Guji... Feb 8

Baabuur cadowga lagaga gubay duleedka Dhagaxbuur
Ka akhri wararkii Radio Xorriyo...
Guji... Feb 8

SomaliTalk oo Waraysatay Samsam Axmed Ducaale
SomaliTalk waxaa u suurta gashay in ay khadka telefoonka toos ugula xariirto Samsam Axmed Ducaale ayadoo joogta gobolada Puntland... Guji...

Madaxweyne Yuusuf oo ku adkaysanaya in dowladda la sii dajiyo Baydhabo
Golaha wasiirada DFKMG oo ka dooday halkii dawlada la dejin lahaa iyo waftiyo loo diray Soomaaliya si ay... Guji... Feb 7

WARARKII MUQDISHO: Feb 6:
»Kulan dhex maray Maxkamahada & Wafdigii Xildhibaanada
»Wafdigii Muqdisho hore u joogay oo kormeeray goobo Muhiim
Warka oo dhan ka akhri halkan... Feb 6

Wafti uu Hoggaaminayo Gudoomiyaha BKMG oo u ambabaxay Muqdisho
»Hargeysa: Xeerka Doorashada Golaha Wakiillada oo la ansixiyey
»Muqdisho: Kaalmo loogu yaboohay Faadumo Macbuud Cabdi
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Feb 6

»Jaammacadda Cammuud oo Waddo cusub loo Sameeyey

Golaha Wasiirada DFKMG oo Ansixiyey in Soomaaliya La keeno Ciidamo IGAD
»DFKMG oo Loogu Deeqay $6-million oo doolar
»Xaalada Kismaayo oo cakiran...
»Qaadwalayaasha oo Kismaayo fowdo ka bilaabay...
Warka oo dhan ka akhri halkan... Feb 5

Kenya oo La Ciirciireysa Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo Shaqo ka rajeynaya DFKMG
Aqoonyahanadaas oo ka kala yimid qurbaha iyo gudaha dalka Soomaaliya ayaa buuxiyey xafiisyada araajida ee... Guji... Feb 4

Itoobiya oo Qas Ka Abuurtay G/Gedo
»Dagaallo ciidamada cadowga Itoobiya lagu jabiyay
»"Xasuuqii Gambella waa in Itoobiya tallaabo ka qaado"..
Warka oo dhan ka akhri halkan... Feb 4

Warmurtiyeed kusaabsan Soomaaliya oo laga soo saaray shirkii abuja
» Lix Qof oo kudhintay Dagaal ka dhacay Kismaayo
» Guddoomiyaha Baarlamaanka KMG oo warqad ka helay UK
» Xuseen Caydiid oo la kulmay Safiirka Jarmalka ee Kenya
 Warka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. Feb 3

Samsam oo Soo Gaartey Garoowe
» Samsam oo soo gaartey Woqooyi Bari...
» Samsam oo shuruud la'aan lagu siidaayey...
...
Warka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Feb 3

Madaxweynaha DFKMG  Kusoo laabtay Kenya
»C/lahi Yusuuf & Wadigiisi oo dib ugu soo laabtay Nairobi
»Wafdigii balaaran oo DFKMG ah oo dib ugu laabtay somaliya
»Cashuur Ururin & Tirokoob si hagaasan uga socda Kismaayo
»Gudiga Xiriirinta & Dabogalka Somaliya oo  ku kulmay Nairobi
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Feb 2

Gothenburg oo Noqotay meel aan fanaaniinta Soomaaliyeed kusoo dhiiran karin
iyo Wafti ka socda DFKMG oo tegey Muqdisho Guji.. Feb 2

Dood kulul oo ka Dhex Taagan Golaha Wasiirada DFKMG
Doodaas oo ku aadan Qaabkii Soomaaliya Nabad galyo loogu soo dabaali lahaa.. Guji... Feb 1

Video Xaafuun: Daawo  dialup | broadband [VOA]

Dad rayad ah oo Ogadenya lagu xidhxidhay
Ka akhriwararkii Radio Xorriyo... Guji... Feb 1

 

WARARKII JANAAYO, 2005. GUJI..

::GOLAHA WASIIRADA DFKMG::

Magacyada Wasiirada DFKMG
:::SHIRKA INDHOOLAYAASHA:::

Shirweynihii Koowaad ee Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Dhacay
| Warbixin
:::SHEEKH AWEYS:::
Sheekh Xasan Daahir Aweys "Wanaagga dadka Soomaaliyeed ayaa igala muhiimsan danahayga gaarka ah"... Guji...
CAAWINAAD

MA AWOODAA IN AAD WIILKAN YAR U GARGAARTID... GUJI
»»»::WARARKA AAFADA BADGARIIRKA::
Shiinaha oo Soomalida Tabaalowdey ugu Deeqay $100,000
iyo Qaramada Midoobey oo Sheegtay in Soomaalida aafadu saamaysay ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah oo gaaraya $13 million...
Guji... 


Soomaaliya: Gargaar Degdeg ah -  Aafada Badgariirka
»Dahabshiil oo bixisay $5000 ee ugu horeysey Mucaawinada
»Dalsan mucaawanada la bixiyo waxay ku dari doontaa 2%
»Amal, Dalsan iyo Dahabshiil: Khidmo la'aan ku dir caawinaada
Dhammaan ka akhri halkan, kana qayb qaado mucaawinada
 

:WAFTIGA REER CALI SAMATAR:

Wafti ka socda Reer Cali Samatar oo booqasho ku maraya magaalooyin ka tirsan Maraykanka oo hadda soo gaarey Minnesota ... Guji...

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.