Wafti Reer Canada ah
oo Booqanaya Jawhar
Waftigan
oo xaqiiqo raadis ah waxaa hoggaaminaya xildhibaan katirsan baarlamaanka dalka
Canada, waxayna booqan doonaan magaalada...
Guji... July
31
Warbixin:
Kulan Cilmiyeedkii Qardho
iyo Baaq Ka soo baxay Kulan Diineedkii
magaalada Qardho
Guji
Mr. Xussein
Waa Ethiopian Dalka Britain Kusoo Galay Dukumiinti Soomaali ah oo Macmal
ah
Hussain
Osman oo markii hore lagu sheegay Soomaali waxaa soo shaac dalka Britain ku
galay dukumiinti Soomaali oo "fake" ama macmal ah...
Guji....
July 31
Shiikh
Maxamed Mumin Haruun oo ay Dabley Ku Toogteen Muqdisho
»Cambaareyn Gacan ku
dhiiiglayaashii Dilay Sheekh Muumin
»Warbixin
weerarkii
masjidka Salmaan Alfaarisi ee Muqdisho
Wararka oo
dhan ka akhri halkan... July 30
Masjid
Abuubakar oo Lasoo Wareegey Dhulkii Mudada Dheer Loo Raadinayey...
Minneapolis: Qoraal kasoo baxay masjidka ayaa ku
bilowday sidan: "Maanta oo ah maalin guul wayn noo soo hoyatay waxaan ugu
bishaaraynaynaa dhamaan umada islaamka ah gaar ahaana Soomaalida in aan lasoo
wareegnay maanta (7/29/05) Xaruntii Abubakar oo...
Guji... July 30
Dab Xoogan oo Xalay
Fiidkii Qabsaday mid ka mid ah suuqyada Soomaalida ee Nairobi
Dabkan oo qabsaday suuqa Soomaalida ee
lagu magacaabo New Gaarisa Two ee wadada 7-street ayaa...
Guji.... July 30
Ururka
Suxufiyiinta Gobolka Sool,Sanaag iyo Cayn Ayaa Soo Saaray Bayaan
Ay Ku Qaadacayaan
Siminaar Lagu Qabanayo Magaalada Garoowe...
Guji...
July 30
JWXO oo baaq
ka soo saartay heshiis ku saabsan batroolka Ogaadeenya
»Mucaaradka
Itobiya oo diiday natiijadii doorashada Guji
July 29
Warsaxaafad:
JWXO, Garabka Baadbaadada
Iyada oo Maskaxda lagu hayo soo jireenkii dheeraa ee Halgankan ayna
ujeedaddiisu ahayd in...
Guji...
Safarka Barre
Hiiraale ee Ceelwaaq iyo Garbahaarey
»Safarka
guddoomiyaah Dooxada Jubba ee G/Gedo...
»Dhaqaatiirta ka socotey Hay'adda
Samafalka ee Al-Manhal oo soo geba-gebeeyey mashruuca ka hortaga Indho
la'aanta ee gobolka Sh/hoose...
Guji...
July 28
Shir
Kusaabsan Xadgudubyada Lagu Sameeyo carruurta ee Bariga iyo K/Afrika
oo Somaliland ka qayb gashay...
ka akhri
halkan...
Nin Lagu
Sheegay Soomaali oo la Qabtay
London: Ninkan oo looga shaki qabo qaraxyadii.
Guji...
July 27
C/Laahi Yuusuf oo
kasoo Degey Jawhar
»Madaxweynaha
DFKMG oo kasoo duulay Gaalkacyo...
»Kismaayo:
Shahaadooyin la guddoonsiiyey ardayda...
»Markab
Talyaani ah oo Lagu Weeraray Badda Cas...
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... Guji..
Labadii Nin
ee Booliska London Magacaabeen oo Lagu Sheegay Eritrean iyo Soomaali
Wararka ka imanaya dalka Britain ayaa
sheegay in
Guji.. July 26
Dagaallo
Ciidammada Gumaysiga lagu Naafeeyay
iyo Bayaan ay JWXO ka soo saartay
doorasho ku sheegta Ogaadeenya iyo qaraxyada...
Guji...
July 26
Dugsi wax Lagu Barayo
indhoolayaasha oo laga Furay Muqdisho
»Yemen:
Shidaal Soomaliya loo tahriibinaayey oo la qabtay.
»Ra'iisul
Wasaare Geedi oo Dhambaal tacsi ah u Diray Britain
Wararka oo dhan ka
Akhri Halkan.. Guji.. July 25
COLUMBUS: Kaah oo heshay Sharciga/License-ka
Gobolka Ohio
ABUUBAKAR:
Boqolkii Kun ee Ugu
Dambeeyey oo Lagu Jiro Ururinteeda Kooxda
Norway oo ku Guuleysatay Koobkii Eurosom
Warar Googoos ah::
July 24:::
»Kulan
cilmiyeedkii labaad oo ka furmay magaalada Qardho
»Nuuro
C/llaahi Xaaji oo ka warbixisay kulankii S.Human Rights
»Muriidigolf
oo u mahad celiyey Beelaha Banaadiriga...
»Laascaanood:
Ururka Naafada oo sameeyey Xaflad...
Wararka oo dhan ka
akhri halkan... July 24
Dadka
Ku Dhintay Qaraxyadii Masar oo Tiradoodu Gaartey 83
Qaraxyadii xiriirka ahaa ka dhacay
magaalada Sharm El Sheikh ee dalka Masar ayaa lagu soo waramay in...
Guji..
July 23
Booliiska
London oo Soo Bandhigay Sawirada
Afar Nin oo Loo Raadinayo
Qaraxyadii London iyo Booliska London oo Dilay nin la Tuhunsan Yahay...
Guji
July 22
Baaq Nabadeed Kasoo
Baxay Culimaa'udiinka Soomaaliyeed ee dalka USA
Baaqa oo ku wajahan beelaha Soomaaliyeed ee ku dagaalamaya meela
ka mid ah killilka 5 aad, gaar ahaan Iimeey, Raaso, Sallaxaad iyo nawaaxigooda..
Guji July 22
Xisbiyada
mucaaradka oo ka digay dagaal Itoobiya ka dhaca
ka akhri wararkii radio Xorriyo...
Guji...
July 22
Waraysi Sh. C/Raxmaan
Sh. Cumar
Warbixintii ugu dambeysey ee
mashruuca Masjidka Abuubakar iyo Waraysigii ay Sh. C/Raxmaan
ka
dhegeyso halkan... July 21
Xaflad Loogu
Ducaynayo Cabdul-Qadir Yahye
oo Lagu Qabtay Hotel-Hiliton Ee
magaalada Nairobi..
Guji July 21
London oo ay Markale ka Dheceen Qaraxyo
London xarrunta dalkan Ingiriiska ayaa
Guji
July 21
»Magaalada
Qardho oo Lagu Qabanayo Kulan Cilmiyeed
Culumada ku dhaqan gobolada waqooyi bari
ayaa horaantii bishaan waxay...
Kulan Guji...
Ugaaski 11aad ee
Beesha Cayr oo La Caleema Saaray
»Caleemasaarka
oo lagu qabtay magaalada Guriceel...
»Xisbiga
S.Y.U.P oo Warsaxaafadeed kasoo saaray Qaahira
Wararka oo dhan ka
akhri halkan.... Guji.. July 21
Baaqii Jabhadda
Waddaniga Xoreyta Ogaadeenya
JWXO waxay mabda’ ahaan rumaysan tahay in habka
wadaxaajoodka nabadeed uu yahay wadiiqaha ugu
Guji..

"QARAXYADII
LONDON OO JAWAAB U AHAA DUULLAANKII BRITAIN EE CIRAAQ"
Baaritaan ay
daabacday wargayska The Guardian ee Uk ka soo baxda ayaa wuxuu qoray in
weeraradii 7-da bishaan luulyo lala beegsaday London ay...
Guji... July 20
Xaruntii Abuubakar oo
Gabagabo ku dhow ha ka harin
Qaabka aad Online deeqda ugu bixin kartid...
Guji... July 20
Wariye Amiin Yuusuf
oo Buurhakaba Waraysi kula yeeshay Mayow Teesiyow
Mayow Cabdi Maxamed oo loo
yaqaan (Mayow Teysiyoow) oo dhawaan ka soo tagay degmada Xudur, markii
Guji.. July 20
Dowladda Liibiya oo
ka qeyb qaadan doonto Qorshaha ay DFKMG ku dooneyso $ 94 milyan
Warkaas oo aan ka helay xafiiska Ra'iisul
wasaaraha Soomaaliya ayaa...
Guji... JUly 20
Bayaan ay JWXO kaga jawaabtay baaqii wadahadalka ee
Itoobiya
iyo
Bayaan ay JWXO kaga jawaabtay baaqii wadahadalka
ee Itoobiya...
Guji... July 20
Tuulada
Qudhacdheero oo lagu soo af jaray shaqaaqooyin laysku hayey ceelal
Ceelashaas oo ay laba
beelood wada qoteen ayaa la duugey kaddib markii...
Guji... July 19
Soomaalida ku jirta
Xerada Nikafali ee Ugandha oo UN-ku Qaadayso
Xeradan qaxootiga oo magaalada Kampala u jirta 280
KM aya amarkii ugu horeysey waxay UN-tu...
Guji... July 19
Hoggaamiyayaasha
Muslimka oo Sugaya Tijaabooyin Dheeraad ah oo Lagu Sameeynayo Coca-cola
K/Afrika: Kaddib markii uu dhakhtar Muslim ah uu
dhalo Coca-cola ah ka helay Alcohol ayaa waxaa...
Guji... July 18

Kooxda Al-Hijra oo 5
Gool Faraqa u Gelisey Kooxda Göteborg
Sidaasna ay Kooxda Göteborg ku noqotay
kooxdii ugu horeysay ee boorsooyinkooda ka laa laabatay koobkii ciyaaraha
Soomaalida Yurub...
Guji... July 18
Keyse
Jaamac oo Laga Sii daayey Xabsiga
Siideyntaas oo lagu xiray shuruud ah in
Guji..
July 17
Ra'iisul wasaare Geedi oo ku Guuleystay in uu Xabsiyadda Liibiya ka sii daayo 30
Soomaali ah
Libiya: Geedi oo la kulmay wasiirka amniga iyo
caddaalada
Kismaayo: Wafti ka socda UNDP oo booqday Kismaayo..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... July 17
7-Soomali ah oo lagu
xiray xabsiga Nairobi
dadkan oo loo xirxiray lacagihii hotelada iyo
raashinkooda, haatana ayan ka dhoofi Karin Nairobi...
Guji... July 16
Kooxdaha Göteborg iyo
Liecester oo maanta guul darro soo wajdahay
Tartanka Ciyaaraha Kubada Cagta 7aad Ee Uro-Som Oo Si Habsami Ah Uga Furmay
Magaalada London ayaa...
Guji... July 16
Wararka Magaalada
Laascaanood....
  »Isku
shaandhayn daraawiishta..
»Waraysi:
Garaad Abshir Saalax..
»Waraysi:
Siiciid Jaamac Qoorsheel..
Wararka oo dhan...
Guji.... July 16
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Booqasho Ku tegey
Caasimada Liibiya
»Golaha
Amaanka oo xooginaya Cunaqabataynta Hubka Som.
»Dagaalo
ka dhacay Aaga Raaso ee Soomaali galbeed...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... July 15
Dagaallo lagu
naafeeyay ciidammada gumaysiga Itobiya
ka akhri wararka raadiyo Xorriyo..
Guji... July 15
WFP
oo 48 Saacadood u Qabatay in lagu Siidaayo Markabka Lagu Afduubay Somalia
Waxana ay WFP ku eedaysay
DFKMG wax ka qabasho la'aanta siideynta markabka mucaawinada u sidey dadkii ka
badbaadey...
Guji... July 14
Gen. Cadde Muuse oo
Ogolaaday in Keyse Jaamac Lagu Celiyo Puntland
Madaxweynaha
Dawlad Goboleedka Puntland ayaa qoraal ku ogolaaday Keyse Jaamac oo ilaa 1999 ku
xirnaa gobolka Minnesota, USA in lagu celiyo dalka Soomaaliya...
Guji...
July 13
Canbaarayn kuwii
geystay falka fulaynimada leh ee lagu diley marxuum Abdulqadir Yahye
Ururka Xalka iyo Midnimada Soomaaliyeed
waxuu canbaarayn dusha kaga tuurayaa...
Guji... July 13
Bayaanka gabagabada
kulan cilmiyeedkii koowaad ee laascaanood
waa wajib in la joojiyo dagaalada dhiiga aan xaqa
ahayn lagu daadinayo..
Guji... July 12
C/casiis xildhibaan
“Waxaa naxdin nagu noqotay dilkii
marxuum C/qaadir Yaxye Sh. Cali Cibaar oo dabley
hubeysani ku toogteen gurigiisa...
Guji... July 12
Mucaaradka Itoobiya oo diiday natiijada doorashada ee la
soo bandhigay.
iyo Duuliyayaal kale oo
Itoobiya ka goostay..
Guji.. July 12
Waraysi: Taliyaha
Ciidanka Booliska Soomaaliya, Gen. Cali Madoobe
Taliyaha oo ka ambabaxayey Kismaayo asagoo kusii
jeeda gobolada ay kamid yihiin Gedo ayaa....
Guji.... July 11
C/Qaadir Yaxya Cali
oo Lagu Diley Muqdisho
Niman hubaysan ayaa xalay waxay toogasho ku dileen
C/Qaadir Yaxya oo ahaa...
Guji... July 11
Baaq kasoo Baxay
Xarrunta Suldaan Hurre
Guluf Colaadeed Laguma Khayro..
Guji... July 11
"228
Gabdhood oo Lagu Kufsaday Gobolada Jubbooyinka - 1dii Janaayo ilaa 8dii July"
Sidaas waxaa shaaca ka qaaday hay'adda Xuquuqda
aadamiga u dooda ee Faanoole, taas oo intaas ku dartay in sannadkan Jubbooyinka
lagu diley ugu yaraan 64 qof ayadoo...
Guji...
BAAQ KU WAJAHAN NABADDA SOOMAALIYA
Baaq ka yimid
ururrada haweenka ee Webi Shabeele, Muqdisho, Afgoye,
Jowhar, Marka iyo Hiiraan...
Guji... July 10
Booqashadii Waziirka Arimaha dibadda ee Somaliland
kutimid K/Africa
Edna Adan Ismail ayaa booqasho 3 maalmood ah kutimid
wadanka K/Africa iyada oo kasoodegtey...
Guji... July 10
Geedi iyo Waftigii Uu
Hogaaminayay Oo Dib ugu Laabtay Jowhar
Kaddib markii ay magaalada Galkacyo kulan albabadu u
xiran yihiin ku yeesheen madaxweynaha iyo Ra'iisul
wasaaraha DFKMG ayaa...
Guji... July 10
Prof. Geeddi iyo
Maxamed Dheere oo Galabta Ka Soo Degay Garoonka Galkacyo
Wafti
ballaaran oo uu hoggaaminayo ra'iisul wasaaraha DFKMG, Prof. Cali Maxamed Geeddi
uuna weheliyo Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ka soo degey Galkacyo
halkaas oo.. Guji...
July 9
Wafti uu Hoggaaminayo Madaxweynaha DFKMGS Oo Soo Gaaray Galkacyo
Wafti
ballaaran oo uu hoggaaminayo madaxweynaha DFKMG C/Laahi Yuusuf oo uu weheliyo Madaxweynaha DGPL oo ay
galbinayaan ciidamo iyo tigniko ayaa soo gaarey Galkacyo halkaas oo...
Guji...
July 8
Beelihii
Khilaafka ku kala dhex galay Dooxada Dharoor ee Gobolka
Bari oo la xaliyay
Waxaa soo xaliyay oo kala
dhex galay khilaafkaa Xaaji Cusnaan X. Nuur X. Yuusuf.
Khilaafkaa oo ahaa mid ka dhashay..
Guji... July 7
Qaraxyadii
Ka Dhacay London, Daawo Halkan
| CBC
Warbixinta shirkii 32-aad ee Wasiiradda Arimaha dibada
ee Dalalka Islaamka
Prof.Mahdi Abuukar oo ka
warbixinaya go'aanadii ka soo baxay..
Guji... July 8
Yemen: Nin
loo haysto Dilkii Sahro Xilwo oo Laqabtay
Wararka ka imanaya gobolka
ku yaal koonfurta Yemen ee Laxaj ayaa shaaca ka
qaaday in...
Guji...
July 8
Mareykanka oo ka digay dagaalo dhex mara siyaasiyiin
Soomaaliya
War maanta laga soo
saaray safaarada dowalada Maraykanku ay ku leedahay
Nairobi ayaa lagu sheegay in..
Guji...
Dil Jabuuti loogu geystay Xubin Beesha Gabooye ka
tirsan
»
Cambaarayn: Gubistii Xaafada Buulo Eelaay Boosaaso
»
Masjid weyn oo laga furay xaafadda Guulwade
Kismaayo
»
Baaq nabadeed oo ku wajahan dilalka Mudug...
Wararka oo dhan... Guji.... July 6
Wararka Hargeysa ee Maanta:::
»
Musharaxii labaad ee xisbiga Kulmiye oo is sharaxay
»
Jirde oo ka hadlay Taariikh Nololeedkiisii....
»
Horumarka Somaliland Ee Xagga Warshadaha
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... July 6
Todobaadka dhaqanka iyo isbortiga Stockholm 2005
Dadweynaha Soomaliyeed ee degan Yurub iyo agagaarkiis
waxaa la ogeysiinayaa in la qaban doono..
Guji.. July 6
»Munaasabadii 26 June iyo Daahfurkii Buugga NABADHSE
| pdf
Ciyaaraha
Kubada Cagta iyo Kubada Koleyga ee ka Socda Minnesota
Kubada cagta oo ay ku tartamaayeen 16
kooxood ayaa hada waxaa ka..
Guji..
Kulan cilmiyeed ballaadhan oo ka furmay laas
caanood
Waxaa ka furmay
masjidka weyn ee al huda (laascaanood) kulan cilmiyeed
balladhan oo ay ka soo qayb
Guji..
July 5
AU "Soomaaliya hala Qaado Cunaqabataynta"
Ururka Midowga africa ayaa
dalab rasmi ah ugudbiyay UN si cunaqabataynta hubka
looga qaado dalka somalia
Guji July 5
Askar gadoodsan oo jidad-gooyo ku sameeyay magaalada
Addis Ababa.
Ka akhri wararkii Radio Xorriyo...
Guji... July 5
Gabdhaha
Soomaaliyeed ee Deggan Holland oo Gargaar Lacageed Gaarsiiyay Xaliimo Hirre
Xaliimo
Hirre waa laba jir ay ku taal buro weyn. Gabadhan ayaa Aabbaheed ka keenay
halka ay dagganaayeen ee Godey, kaddib markii hooyadeed dhimatay,
asagoo ula soo boqoolay Muqdisho oo ay hadda ku sugan yihiin. Haddaba
gabdhaha Soomaalida Holland oo..
Guji...
»Codsi
KuSocda Ummada Soomaaliyeed
| Umubakar
Waftiga Ra'iisul wasaaraha DFKMG oo Ku Sugan Liibiya
Raisul Wasaaraha Dowladda
Federaalka KMG ee Soomaaliya oo uu wehliyo
Wasiirka Qorsheynta ayaa
Guji... July 4
Cabdi Sheikh Bahalow "Kenya waxay u Burburineysa Somaliya si aan looga hadlin
NFD:
Cabdi Bahalow waxa uu ka tirsan yahay
xisbiga haya talada kenya, waxana uu madax ka yahay ururka nabad raadinta geeska
afrika. Waraysiga waxaa qaaday Mumtaz:
dhegeyso
Kismaayo:
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed oo kulamo la
yeeshay saraakiil ka tirsanaan jirtay dowladii hore
Wafdi ka
socda DFKMG ah oo soo garay
kismayo iyo
Dalka Kenya oo soo dhaweeyay hindisaha G8...
ka akhri halkan...
July 3
Ciidamo Ka Socda Dunida Islaamka oo Nabad Ilaalin ah oo
Loo Dirayo Soomaaliya
»Qodobo
kasoo baxay kalfadhigi 32aad ee dalalka islaamka
»Hargeysa:
Eng. Cismaan Hindi oo isu soo taagey doorshada..
Warka oo dhan ka akhri halkan.. Guji July 2
WARARKII BISHII
JUNE... 2005
|