SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - XARFO
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print

Qaabka Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji



May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
 

:::GEEDDI & TERRA NUOVA :::
geeddiGeeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE:::
soofeGabay: Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine Akhri
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR:::
musuqmaasuq
dhegaweyneQormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri.....
:::KOOSHIN MAXAMED:::
koshinFadeexad Haysata Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka... Akhri
:::MAQAALKII HALDHAA:::
HaldhaaSOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A | B | C | E
:::MAQAALKII CAAQILKA:::
caaqilSidee Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri...
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH:::
YAAGABLAMI,YAASE GOOD DILI
somalia
Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi Spanish
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA
riigRiigga Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya Akhri...
:::Dr. CALI NUUR:::
calinuurGabha Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali Nuur
:::GABAYGII DR. C/LAAHI
drDoofaarta Raacdiyo Amxaar: Nin qabyaalad falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii Dr. C/laahi Spanish
:::GABAYADII XIIRANE :::
stGabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare... Akhri
:::GABAYGII: SHIINE:::
Gabay: GUUBAABO QARAN... Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey AKhri
:::TIFATIRKII LAFOOLE:::
LafooleAW JAAMAC CUMAR CIISE:: Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta- Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire: C/Risaq Lafoole

:::MURTIDA MAANTA:::
Meles Zenawi: Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama VISION-ka dhabta ah ee Dawladda... Akhri...
QAYBTA: 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 |
:::TAARIIKH:::
DHACDADII YARMUUK & KHAALID BIN WALIID
:::SHIRKII HAYB-SOOCA:::
somalia
Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay Minneapolis
, oo lagu magacaabay guddi... Akhri

calinuurDr. Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka.. Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY |Xuseen
:::MFA: WASAARADA A/D:::
ItoobiyaSiyaasadda Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya
Himilada iyo Siyaasadda Itoobiya... Akhri....
:::JAAMACADDA MUQDISHO:::
Jaamacad
Jaamacada Muqdisho oo La Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho
:::MAQAALKII ALLMAN:::
allmanBaydhabooy Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo Qore: Maxamed Allman
:::MAQAALKII M.BAASHE:::
maxamedbaasheHadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe
:::GABAYGII DHAGAAFE:::
dhagaafeQaadan Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri...
:::GABAY: GOBANIMO:::
Gobanimo: Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada, Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye... Akhri
::WARAYSI: FAARAX MACALIN::
SomaliTalk oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya Dhegeyo
:::MAQAALKII EELAY:::
eelayWAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf) Qore: Eelay. Guji...
:::GANACSIGA NASAREED :::
Hirut SemuWarbixin Gaar ah: Itoobiya - ganacsiga  Bariga ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji
 

Weriye Yusuf Guduudow oo Booqasho Gaaban ku jooga Degmada Xarfo ee gobolka mudug oo aan wareystey.

Bulxan: weriye yusuf gaduudow waxaad nooga warantaa xaalada deegaanka aad hada ku sugan tahay?

Weriye Yusuf Guduudow: aad baad u mahad san tahay marka hore marka xigta deegaanka aan ku suganahay ee degmada xarfo oo ka tirsan gobolka mudug xaaladiisu waa ok wax dhib ahna kama jiraan deegaankan.

Bulxan: Waxaad yusuf nooga warantaa wax horumar ah ma gaartey degmada xarfo sanadyadii ama bilhii ugu danbeeyay?

Weriye Yusuf Guduudow: haa horumar weyn oo lagu faano karo ayay degmadu gaartey sida iiga muuqatey degmada xarfo markii aniga iigu danbeysey iyo hada sida ay tahay farqi weyn baa u dhaxeeya waayo hada waxa ay degmadu yeelatey koronto iyo isgaarsiin iyo waliba ceelal aad u fara badan oo xaga biyaha ah

Bulxan: Yuusuf waxaad nooga warantaa xaalada waxbarashada ee degmada xarfo?

Weriye Yusuf Guduudow : dhanka waxbarasha degmada aad bay u horumartey ayaa la dhihi karaa sanadyadii ugu danbeeyay waayo degmadu hada ka hor ama markii aniga iigu danbeysey ma lahayn degmadu wax dugsiyo ah oo wax lagu barto kuwo yar yar mooyaane haatanse degmadu waxa ay yeelatey dugsiyo waa weyn oo ay wax ku kala bartaan gabadhaha iyo wiilasha degmada waxaana xusid mudan bulxan in ay wiilasha iyo gabadhuhu ay kala gooni yihiin oo dugsi u khaas ah gabdhaha uu jiro wiilashana sidoo kale waxaa sidoo kale degmada kusoo kordhey private yada khaaska loo leeyahay oo luuqadaha sida Englishka Carabiga iyo Xisaabta lagu barto.

Bulxan" dhanka caafimaadka degmadu waa sidee yusuf?

Weriye Yusuf Guduudow: dhanka caafimaadka degmadu aad uu u horu marsan yahay waayo sida la ii sheegey dhawaan waxaa laga hirgaliyay isbitaal weyn oo dadka bukaanka ah ee tuulada lagu dabiibo wixii uusan isbitaalku wax ka qaban karin waxaa loo gudbiyaa sida la ii sheegtey magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug.

Bulxan: Waad mahad san tahay yuusuf

Yusuf: Adigaa mudun

Waxaa diyaariyay oo wereysiga qaadey

Maxamed X. cabdi Bulxan DEGMADA XARFO

La xiriir: yusufguduudow@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | July 9, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com