SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print

Qaabka Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji



May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
 

:::GEEDDI & TERRA NUOVA :::
geeddiGeeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE:::
soofeGabay: Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine Akhri
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR:::
musuqmaasuq
dhegaweyneQormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri.....
:::KOOSHIN MAXAMED:::
koshinFadeexad Haysata Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka... Akhri
:::MAQAALKII HALDHAA:::
HaldhaaSOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A | B | C | E
:::MAQAALKII CAAQILKA:::
caaqilSidee Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri...
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH:::
YAAGABLAMI,YAASE GOOD DILI
somalia
Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi Spanish
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA
riigRiigga Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya Akhri...
:::Dr. CALI NUUR:::
calinuurGabha Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali Nuur
:::GABAYGII DR. C/LAAHI
drDoofaarta Raacdiyo Amxaar: Nin qabyaalad falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii Dr. C/laahi Spanish
:::GABAYADII XIIRANE :::
stGabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare... Akhri
:::GABAYGII: SHIINE:::
Gabay: GUUBAABO QARAN... Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey AKhri
:::TIFATIRKII LAFOOLE:::
LafooleAW JAAMAC CUMAR CIISE:: Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta- Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire: C/Risaq Lafoole

:::MURTIDA MAANTA:::
Meles Zenawi: Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama VISION-ka dhabta ah ee Dawladda... Akhri...
QAYBTA: 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 |
:::TAARIIKH:::
DHACDADII YARMUUK & KHAALID BIN WALIID
:::SHIRKII HAYB-SOOCA:::
somalia
Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay Minneapolis
, oo lagu magacaabay guddi... Akhri

calinuurDr. Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka.. Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY |Xuseen
:::MFA: WASAARADA A/D:::
ItoobiyaSiyaasadda Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya
Himilada iyo Siyaasadda Itoobiya... Akhri....
:::JAAMACADDA MUQDISHO:::
Jaamacad
Jaamacada Muqdisho oo La Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho
:::MAQAALKII ALLMAN:::
allmanBaydhabooy Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo Qore: Maxamed Allman
:::MAQAALKII M.BAASHE:::
maxamedbaasheHadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe
:::GABAYGII DHAGAAFE:::
dhagaafeQaadan Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri...
:::GABAY: GOBANIMO:::
Gobanimo: Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada, Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye... Akhri
::WARAYSI: FAARAX MACALIN::
SomaliTalk oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya Dhegeyo
:::MAQAALKII EELAY:::
eelayWAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf) Qore: Eelay. Guji...
:::GANACSIGA NASAREED :::
Hirut SemuWarbixin Gaar ah: Itoobiya - ganacsiga  Bariga ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji
 

WAA LADOOGIYEE YAAN LADACAROONIN

W/Q Maax Ibrahim
maaxbadan@yahoo.com

Marka hore waxaan salaamaya dhamaan mudadda Soomaaliyeed meel ay Joogtaba waxaana Tacsi u dirayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed ee gashay gacanta Gumaysiga.

Waxaan doonayaa in aan idinla wadaago qormadaan oo ah mid aan hayn waayay iguna qasabtay in aan idiin soo gudbiyo, markaad milicsato waa yadii hore iyo maanta marwaxaad odhan armaad ku jirtaa riyo marwana waad xaqiisan in aynan riyo ahayn eey dhab tahay, umadda Soomaaliyeed meel ay Joogtaba waxay caan ku ahaan jirtay in ay ilaaliso sharafreeda & dhaqanka muguuraaga ah een ka dhaxalay awawyadeen oo ku salaysnaa diinteena macaan ee Islaamka, waxaana faantan inoo ahaan jirtay in ay umadda Soomaaliyeed meel ay joogtabta dhaqan macaan lahaan jirtay waana mida keeni jirtay intuu qofka Soomaaliga ah safro isaga oo aan waxba haysanin meeshuu dan moodo u hoyan jiran qofkuu u soo hoydana ay si shafa ah u marti galin jiray.

Akhristoow aanan ku dheeraanin araarta Qormadayda oo ah mid huwan Tiraanyo & murugo markaan milicsado siday Soomaali ahaan jirtay & meesha maanta ay taalo waxaana in badan arintaas ku taamayay in ay god kuridaan cadowga umadda Soomaaliyeed ee soo jiraanka ah. Itoobiya & Kenya waxay maanta isu kaashadeen in aan dib dambe loo maqal wax ladhoho Soomaali oo Geeska Afrika ku nool, labadan wadan ee aan dariska nahay waxay gumastaan dad walaaladeen ah nin maah maahay baa yiri "hadii aan kaygii hore ka dagaalami lahaa kan ima haysteen" hadii ay umadda Soomaaliyeed ogaan lahayd cadaawada labadas dal maynan isu dhibeen.

Burburkii umadda Soomaalia wax farxad u noqotay cadowgii Soomaaliya, waxayna Soomaaliya u liicday cadawgii ay iska caabin jirtay ee ay ka adkaan jirtay waxayna bilaabeen (Itoobiya & Kenya) in ay kala gataan kana faa'iidaysataan fursadan ay maanta heleen oo ah Soomaaliya oo bur-burtay. 16 sano waxay baa biyeen dhamaan dareenka shacabka Soomaaliyeed waxayna samaysteen kuwa Dabaqoodhi ah oo meeshaydonaan u dirsadaan ilaa ay dhisaan shaati huwan magac dowladeed oo ay Itoobiya soo dhistay Kenyana marti galisay markaas ayaa loo dhameeyay shacabkii Soomaaliya ee xorta ahaa.

Mudadii ay Soomaaliya dagaalka ehliga ah ku jirtay waxaan xusuusana in nimanka Dagaal ooga yaasha ah ka shidaal qaadan jireen Itoobiya cashirana lasiin jiray markii dambana ay gobol gobal u qabsadeen oo qaar horaan ay Itoobiya si dadbadn u haysatay kuna lahayd wakiilo, waxaa kale oo aan xusuusanaa in Soomaaliya markay shir isugu timaado ay Itoobiya bur burin jirtay markay ka waydo kuway wadatay.

Caasimadii Soomaaliya Muqdisho waxaa maanta gacanta ku hayo ciidamada Itoobiya oo qofkay rabaana la shiraya qofkay rabaana xidhaya kayrabana dilaya waxaana shacabkii Soomaaliyeed ku dhacay dhabana hays & dhakafaar wuxuu qofwalba qaadan la yahay in ay Itoobiya maanta haysato Soomaaliya Muqdishana dagan tahay. Safaarada ay maanta ka furatay Xamar waa midii ay kamaamuli lahayd Soomaaliya, waxayna Itoobiya dhaqan u leedahay in ay qabiilka kala gadato oo qof walba uu walaalkii isagu soo xidho ama qaabkii lagu xidhi lahaa ay u maleegto si ay ukala shakiyaan.

Waxaa aniga ii muuqata ifafaalo aad u wanaagsan oo ah in ay Soomaaliya ku midoobayso arintan maxaa yeelay waxaan ognahay dagaalka ka socdo Ogaadeenya ee shacabkaasi doonayo in uu ka hoosboxo gumaysiga Itoobiya in aynan dadka Soomaaliya dan ka lahaan jirin lakiin maanta ay dhibaatadu wada taabatay halmarna la dareemi doono cadaawada Itoobiya. Dagaalka ka socda Ogaadeenya ee ay wado Jabhadda ONLF waxaan maanta ka aragnaa shaashadaha saxaafada caalamka waana guul u soo hoyotay dhamaan umadda Soomaaliyeed meel ay jogaanba waxaana shaki ku jirin in uu Tigreegu markii uu u babac dhigi waayay xooga ONLF in uu ka jarayo shacabka aan waxba galabsanin taasina ay keentay in shacabka Ogaadeenya isku tashadaan oo ay noqdaan ul iyo diirkeen waana mada isku xidhay gude iyo dibadba Mudaaharadyo, Shirar aan kala go'lahayn ayaan meel walba oo aduunka ah ka socdo shakina kuma jiro in ay Tigreegu ka huleeli ciida Ogaadeenya & mida Soomaaliyaba.

Waxaan umadda Soomaaliyeed ee caafimaadka qabta kula talinayaa in ay iska iloobaan wax yaalaha yar yar ee dhexdooda ah una guntadaan sidii ay cadowga uga saara lahaayeen dhulka Soomaaliyeed kuwa u adeegayan waxaan kula talin lahaa WAA LADOOGIYEE YAAN LADACAROONIN qof waloowba waxaad gaysot waad heli aduun & aakharaba , waxaan idinkula talinyaa in aad umadiina u danqataan aad ku laynaysaan Tigreega aan u naxaynin ee u haliilaya sidii uu u gumaadi lahaa dadkiina.

Maax Ibrahim
maaxbadan@yahoo.com

 

Faafin: SomaliTalk.com | July 10, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com