Daabaco Boggan | Print
Cadde
Muuse oo ka hadlay mudaharadaadkii ka dhacay Garoowe dhegeyso halkan.
Daawo: Video-Bannaanbaxii Garoowe
DAAWO...

Xubno ka
tirsan Xiriirka
Soomaaliyeed ee
K/cagta oo ka
qaybgalay
Siminaarkii
Futsalka iyo
Beach Soccer-ka
ee dalka
Marooko.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Washington DC oo deeqdii ugu balaarneyd soo
gaarsiiyey dadkii ku waxyeeloobay dagaalada


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
|
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
|
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |

Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
|
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
|
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
|
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
|
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI

Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
|
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
|
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
|
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
|
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
|
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
|
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
|
:::TAARIIKH::: |
|
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
|
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |

Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
|
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
|
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |

Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
|
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
|
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
|
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
|
:::GABAY: GOBANIMO::: |
|
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
|
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
| |
Laba Harti waa hodmeen, inta kalana Hidaa u taal!!
W/D:
Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail
amiinkhasaaro@hotmail.com
Muqdisho, Soomaaliya
Tan iyo markii la galay Suuqa Bakaaraha waxay
inta badan dadku, ay iska dhaadhiciyeen in Bakaaraha wax dhibaatada ka wada
yihiin qabiilo gaar ah, waxaana markiiba soo baxay shirib ah (Labo Harti waa
Hodmeen, Inta kalana Hid aa u taal), shiribkaani waxa uu ka soo yeeray mid ka
mid ah Abwaanada Soomaaliyeed.
Shiribkaan waxa uu noqday middii ugu badnaa ee Magaalada gilgila
todobaadyadii ugu dambeeyey, qofkii sii dhuuxa shiribkaani waa uu fahmi karaa
ujeedada ka dambeysa, hase yeeshee dadka dibadaha, waayo waxaa ku jira eray
Itoobiyaan ah, iinta badan ay is isticmaalaan ciidamada Itoobiya.
Labada Harti waa Harti Abgaal iyo Harti Daarood, iyadoo mar
dhawaan la wareystay Abwaan Abshir Nuur Faarax uu sheegay in waxa Baakaaraha ka
taagan ay yihiin arrintaan,ayna keeni karto, sida ay dadku aaminsan yihin wixii
sanadkii 1991-dii, waxaa kale oo uu Abshir Bacadle sheegay in arrintu u eg tahay
tii Huutuu iyo Dudsi, haddii aan deg deg wax looga qaban.
Bakaaraha waxaya dadku inta badan aamineen in waxa Bakaaraha ka
socda yihiin arrin ay wataan labadaasi Harti, Itoobiyaanka uu ugu kaalmeynayo,
waayo Inta kale Hid aa u taal, macnaheedu waxa weeyaan inta kale Itoobiya ayaa
naga qabanayesa.
Ereyga Hid, waa eray af axmaari ah, waxaana inta badan
isticmaala ciidamada Itoobiya, haddii ay wado taagan yihiin oo ay damcanaa in ay
gaari celiyaan waxay yiraahdaan Hid oo ay macanaheedu tahay dib u hoqo, haddii
ay galaan Iskuul waxay yiraahdaan Hid, sidoo kale haddii ay galan Masaajid waxay
yiraahdaan Hid oo markaana ula jeedaan intaan baarneyno yaan na loo soo dhawaan,
markay qof celinayaan waxay yiraahdaan Hid, marka erayga Hid waxaa qabatimay
carruur Soomaaliyed, haddii ay cayaarayaan waxay is yiraahdaan Hid, haddii ay
dagaalamayaan waxay is yiraahdaan Hid, haddii uu gaari kaaga hor yimaado
Bakaaraha ninka wata waxauu yiraahdaa Hid oo an iga laabta ama wadada ii
baneeya, xitaa askarta Soomaalida marka ay baarayaan Xaafadaha waxay yiraahdaan
ama isticmaalaan ereyga Hid.
Nin odey ah ayaa wiil dhallinyaro waxa uu ku yiri isaga oo ku
socda jir qaldan Hid, odeygii ayaa yiri "Ma anigaa Hid i leedahay, hiddi ku
dishee, ma hadduu itoobiyaan isaga dhigayaa", sidoo kale Haweenay Soomaaliyeed
ayaa labo dhallinyaro ah iyada oo wadada mareysa waxay ku yiraahdaan Hid, ma
aysan fahmi ereygaasi, balse haweenay kale oo la socotay ayaa wiilashii ku tiri
"Adinkaa hid ah ee mar dambe ereygasi ha noo celina".
Xaaladda Bakaaraha markay cirka isku shareertay waxaa haddana
sii xoogeystay dadka lagala baxayo Guryaha, Masaajidda iyo Iskuulada, waxaana
inta badan arrintaani sameeyey Ciidamada Itoobiya, waxayna inta badan
uruuriyaan dhallinyarada ay da'doodu u dhexeyso 15-20 jir, waxaana soo xasuustay
sheeko hadda ka hore ka dhacday deegaanka Burco.
Nin waalan oo laga yaqaanay deegaankaasi ayaa waxaa ka
dhagaxyeyn jiray carruurta, carruurtaasi ninkaas waalan gacan uma qaadi jirin oo
xitaa jawaab ma siin jirin, hase yeehsee arriga ama riyaha ay la jiraan ayuu
madaxa jabin jirin, maalintii dambe ayaa waxaa la weydiiyey waxa uu xoolaha uga
aargosto, oo uu carruurta isaga dhicin waayey, waxa uuna ku jawabaay "Riyaha
ayaa carruurta loo lisaa, haddii aan loo lisi laheyna imaba
dhagaxyeeyeen", Marka Ciidamada Itoobiya waxay u dhaqmayaan sida ninkaasi
waalan, maxaa yeelay waxay aaminsan yihiin in odoyaasha ama ragga ay soo
dirayaan carruurta, haddii carruurtaas la qabtana xaaladdu ay iska degi doonto.
Markii uu afka kala qaaday Abshir Nuur Faarax arrintu ay u
ekaata mid qabiili ah, culeyskii Bakaaraha saarnaa waa uu degay oo dib ayaa
la isugu noqday, iyadoo la og yahay in Bakaaruhu yahay suuqa ugu weyn ee
Soomaaliya, waa sicirka rasahinka Bakaaraha marka uu kaco, waxaa laga
dareemayaa Gobalada Puntland iyo Somaliland.
Soomaalidu waxay tiraahdaa "God siree ha qodon ku dhici doontaa
ma ogide", waayo markii Bakaaraha cadaadiska la saaray ee ay dhibaataduka
dhacday oo uu ku sigtay in boob loo gaysto, meelaha qaarna la boobo, waxaa laga
dareemay Gobalada Puntland, waayo dadka qaarkii aaminsan yihiin haddii aan
Bakaaro la taaban laheyn in aysan Banaanbaxyo ka dhici laheyn Garoowe oo la
xiriir Sicir Bararka iyo waliba Maciishada, inkastoo ay dad badan oo reer
Puntlanad aaminsan yihiin in sicir bararku uu ka yimid lacago gudaha Puntland
lagu daabaco, hadda arrinta bakaaraha meesha kama marno.
Dowlad waxay ahaan jirtay mid xaggeeda loo cararo haddii ay
dadku arkaan Askari tuuteysan waxay ka cararayaan, waagii hore askartu qiimo
ayey lahaan jirtay oo xaggooda ayaa loo carari jiray, maanta arrintaasi ma
jirto, waxay ahayd in Dowladu ay shacabka u naxariisato, oo ay ka deyso
dhibaatooyinka ay maalin walba ka tabanayaan, waxay dadka qaarkiis aaminsan
yihiin hin haddii dadka guryaha laga baxo Masaajidda laga baxo, Iskuulaadka laga
baxo, waxay soo dedejinesaa kacdoon shacabka.
Isku soo wada duuboo, Soomaali waxaa la gudboon in ay gacmaha is
qabsadaan oo qabiilooyinka loo kala saarayo ay ka waantoobaan oo ay ka
digtoonaadaan ereyga Hid.
W/D: Amiin Yuusuf Khasaaro.
E-Mail:
amiinkhasaaro@hotmail.com
Safarkii Amiin Yuusuf Khasaaro ee dalka Marooko: 8-dii Bishan ayaan ka
ambabaxnay Muqdisho anagoo AkhriFaafin: SomaliTalk.com | July 29, 2007


|