SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2005» JANAAYO  

Kismayo: Waraysi Somalitalk ee Jaamac Aadan Dheere
Gudoomiyaha "golaha nabadgalyada & midnimada qaranka" Guji

Wefti uu hogaaminayo Daahir Rayaale Kaahin oo soogaadhey K/Africa
iyo Dalka Norway oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Xasan Waraabacade Guji... Jan 31

"Qaadkii" oo Ku yaraaday Kismaayo
» Kismaayo: Cashuur Dheeraad oo lagu Soo rogey Qaadka
» Labo qof  oo habeen hore lagu dhaawacay kismaayo
» Beesha Gabooyaha oo Mar Labaad Ka Qaday Dawlada PL
» Beesha Tanade oo Warqad Furan u Diray Gen. Cadde
Warka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. Jan 30

Wasiiradda Haweenka & A/Qoyska oo ka qayb galaysa Shir lagu qabanayo Jabuuti

Cabdullaahi Yuusuf oo u Dhoofay Nayjeeriya
Madaxweynaha DFKMG ah, Gudoomiyaha baarlamaanka Iyo wafdi ay  hogaaminayaan oo ka Ambaxay Nairobi.. Guji.. Jan 29

Samsam oo CID Hargeysa ay markale Xabsiga kala Baxeen
»Wafti Ka Socda UN-ka oo Hargeysa u tegaya Arinta Samsam
»Samsam hooyadeed oo la jir diley kadib markii ay...
warka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. Jan 29

Cisbitaalkii u Horeeyay ee Dhimirka oo Boorama laga Furay
G/xigeenka Gobolka Awdal ayaa Boorame xadhiga kaga  jaray isbitaalkii u horeeyay ee xanuunka maskaxda.. Guji.. Jan 28

Cadowga Itoobiya oo dad ku laayay gobolka Doollo
ka akhri wararkii radi Xorriyo...
 Guji.. jan 28

Liis lagu Aruurinayo Saraakiishii Xoogga Dalka
» Nairobi oo ay kasocoto liis lagu ururinayo Saraakiishii XDS
» Wasiiro iyo Xildhibaano baaq u diray Sacad iyo Suleebaan
» Dil ka dhacay Mogadishu oo ay ku dhinteen laba qof
Wararkan oo dhan ka akhri halkan... Guji... Jan 27

Urur ay Magacaabeen Ardayda Somaliland ee Karachi
Warbixintii Maxamed Diridhaba... Guji... jan 27

Ra'iisul wasaaraha DFKMG oo magacaabay Guddi
» Shir ay leeyihiin Wadamadii ku waxyeeloobay Badgariirkii
» kulan dhex maray Geeddi iyo Culusoow..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Jan 27

Maxaabiis la isku weydaarsanayo Damale Xagare
» Warbixintii Maxamed Gaaxnuug ee Damale Xagare
»
Wasiirada DGPL oo lagu dhaariyey Garoowe
» Doorashadii ugu Horaysay ee Ururada Ardayda Puntland
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. Jan 27

MDGPL oo Magacaabay Golahiisa Wasiirada
Liiska magacyada wasiirada iyo wasiir xigeenada 16- wasaaradood ka akhri
Guji... Jan 26

Co.Barre Hiiraale: "Waan Xariirnay Moorgan Lakiin..."
»Barre Hiiraale oo Waraysi siiyeyey Somalitalk
»Wasiirka A/Dibadda oo wareysi siiyey Sharq-Alwsat
»Kulankii Golaha Wasiirada ee Maanta
Wararka oo dhan halkan ka akhri... GUJI... Jan 26

Ajandaha Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya
Maxamed Qanyare Afrax ayaa ka hor jeediyay Kulankii Golaha Wasiirada Soomaaliya ee ku saabsanaa Qaabka Soomaalida Hubka looga dhigayo... Guji... Jan 25

Wararkii Qowmiyadaha Ku Hoos Nool Gumeysiga Itoobiya: Ka akhri radio Xorriyo... Guji...

samsam

Axmed Yaasiin oo Is-hor-taagey Maxkamada Rafcaanka oo la Saari lahaa Samsam
Axmey Yuusuf Yaasiin oo sababtiisa xabsiga loogu taxaabay Samsam Axmed Ducaale ayaa dalbaday in...
Guji... Jan 25

Caydiid: Soomaaliyeed uma baahna Ciidamo Shisheeye
 
Dadka Soomaaliyeed iyaga ayaa ka tashanaya Arimahooda, Aduunka waxa ay uga baahanyihiin.. Guji.. 24

 

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arimaha Dibadda DFKMG oo u ambabaxay Abuuja
»Sareeye Guuto Yuusuf Saranle oo Lagu Diley Muqdisho
»
Fanaankii Cabduqaadir Shiikh Cali Sanka oo geeriyoodey
»Baarlamaanka KMG oo Walaac ka Muujiyey Tegitaanka Xamar
»Yalaxow: "Geedi ma ahan nin Cadaana waa nin Soomaaliya"
»Shaati Gaduud: "ciidamo shisheeye waa lagama maarmaan"
»Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed ee 21 Jannaayo
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji...  Jan 23

C/llaahi Yuusuf oo Booqday Qubuurihii Ciidamadii Talyaaniga ee dagaalkii 2aad...
iyo Prof:Geddi oo Dalka Talyaaniga ka raali galiyay soo saaridii lafahii ka haray maydadkii talyaaniga.. Guji.. Jan 22

»Ethiopia: Zanawi oo AU ka Codsaday in Somalia lagu taageero Ciidamo

»Soomaaliya: Caruurta ku Dayacan Wadooyinka oo soo Kordhaya: Guji

"Waxaan Idinka Ballan Qaadayaa in aydan Magbixin oo Qofkii qof dilaa Ladilayo"
Gen. Cadde Muuse oo Ka Hadlay Munaasabadii Salaada Ciida iyo wafti ka kala socda DFKMG iyo Koonfur Afrika oo tegey Bosaso Guji.. Jan 20

Magaalada Nairobi oo si wayn Looga xusay Ciidal Adxaa
iyo
Madaxweynaha DFKMG ee Soomaaliya oo Hambalyada ciidal Adxaa u diray... Guji... | Jan 20

2-Million oo Muslimiin ah oo Arbacadii isugu yimid Carafat
» Marabtaa labo Sano ee Dembi dhaaf ah
» Caado Soomaali Dumisey Ciid-Al-Axdaa
Dhaammaan ka akhri halkan Jan 19


Imtixaanaadkii Iskoolada Puntland
iyo kuwa Shahaadada Sare ee Caalamiga ah oo lagu soo Gabagabeeyey Boosaaso
...
Guji...

Cadde Muuse oo Soo Saaray Wareegto
» MDGPL oo booqday magaalaad Boosaaso...
» Waanwaan Nabadeed: Beelaha Wada Dega Damalo-Xagar
» Xafiis Jaaliyadda Somaliyeed oo Furay Kiruna, Sweden
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. Jan 19

Cadde Muuse oo La Weydiistey in uu Codsi Siideynta Samsam ah u diro Riyaale
» Codsi: soo Deynta Samsam
» Codsi: Saacidaadda dhibaatada Sunaamida
Warka oo Faahfaahsan ka akhri halkan.. Jan 19

Labo Dagaal oo ka Dhacay Aaga Ceerigaabo iyo Mudug
»Aagga Cerigabo: Dagaal ka bilowday Qaad, 17-qof dhimasho
»Mudug: Dagaal ay ku dhinteen ugu yaraan 16 qof
»Baaq kasoo baxay Jaaliyada Kuwait ee kasoo jeeda SSH
»Baaq Nabadeed kasoo baxay Jaalayada Sanaag Bare ee UK
Wararka oo dhamaystiran ka akhri halkan... Guji.. Jan 18

»Xukumada Riyaale Daacad ma ka tahay in la qabto Doorshada Baarlamaanka.... [Warbixintii Qodax & Kaahiye]

Soomaalida Norway oo Lagu Eedeeyey Dhaqan Xumo...
» Soomaalida Norway oo Lagu eedeeyey Dad-dilmo
» Saxaafada Norway iyo ka hadalkooda Soomaalida..
Warka oo faahfaahsan ka akhri halkan.. Guji.. Jan 18

Madaxwaynaha Soomaaliya oo sheegay in uusan tagayn Muqdisho
»Muqdisho: Xarunta Ra'iisul wasaaraha & Baarlamaanka
»Marrunbaa in Jabuuti aqoonsatay Somaliland?
»Cadde Muuse oo Kedis ku Tegey Deegaanka Adhi cadeeye
»Wafti oo la socdo Maxwell oo Booqday Soomaaliya
Wararka oo dhamaystiran ka akhri halkan.. Guji... Jan 17

War Saxafadeed Beesha Samaroon  (Gadabuursi) ee Kanada
Ka dib wararka la halmaala saami qaybsiga kuraasta Baarlamaka ee Soomaliland, waxaan halkan... Guji...

Ciidul Axdaa oo Ku Beegan Khamiista Jan 20
» Maalinta Carafo oo ku beegan Janaayo 19keeda
» 2-million oo xujey ah oo Sannadkan xajka yimid
» Ogyesiis reer Minnesota: shir ay yeesheen masaajidu
Dhammaan ka akhir halkan...

Ra'iisul Wasaare  Geedi oo u Safraya Muqdisho
iyo Wafti ka socda dawladda FKMG oo booqanaya Gobal ka mid kuwii laga qaadacsanaa iyo golaha wasiirada oo... Guji...

NewZealand: SHEEKH MAXAMED HAADI XAAJI OO GEERIYOODEY

Canada: Wasiirad Isku Casishey Arin La Xiriirta Pizza

Wasiirro ka Socda DFKMG oo Ka Degey Garoowe
iyo Gudi Loo xilsaaray Magacaabista Golaha Maxakamada islamiga ah Ee Dagmada Guraceel oo...
Guji...

Warar Googoos ah [Qubane 14/01/2005]
»Norway: Nin Soomaaliyeed oo diley Xaaskiisii oo 9-bilood ah
»DFKMG: Wafti loo diray Muqdisho inta aysan dowladda tagin
»Muqdisho: Shineemo lagu qarxiyay xamar.
»Wiilka uu dhalay Amiirka Ingiriiska & fadeexada midabtakoor
»Khartoum iyo Maanta | Warbixin
»Maradona Iyo Muuqaalkiisa Maanta
Wararka oo dhamaystiran ka akhri halkan... Guji Jan 14

Dowladda FKMG ah oo Heshay Kalsoonida Baarlamaanka
Ra’iisul wasaare Cali Maxamad Geddi oo si aad ah uga faraxsanaa in dowladiisa ay hesho kalsoonida iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa.. Guji.... Jan 13

Beelaha qaadacay Golaha Wasiiradda
Baaq ay soo saareen waxgarad ka kamid ah beelaha qaadacay dhismaha golaha wasiiradda ee.. Guji... Jan 13

Qaylo Dhaantii Culimada Iyo Waxgaradka Ee Waxyeeladii Badgariirka
Warbixin iyo sawiro laga soo qaaday Xaafuun..
Guji Jan 13

USA: 8,000 oo Soomaali ah oo ay Dhici Karto in  Loo Tarxiilo Soomaaliya
» Maxkamada USA: Soomaaliya dadka waa loo tarxiili karaa
» Canada: Dhoofintii Nin Soomali ah oo La Baajiyey
» Newzealand oo Laga Waayey Calanka Soomaaliya
Dhammaan ka akhri halkan.... Guji.. Jan 13

»Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo laga dalbaday in ... [Khamiis]

Beesha Shiikhaal oo Qaadacday Golaha Wasiirada DFKMG
Nairobi: Shir ay iskugu yimaadeen Xildhibaanada, Aqoonyahanka, Ganacsatada beesha sheeqaal oo Guji... Jan 12

Golaha Nabad galyada & midnimada Somaliya
Kismaayo: Warsaafadeed uu soo saaray Jaamac Aadan Dheere oo ah... Guji... Jan 12

Yemen: Filan waa iyo Rajo Xumo
Soo Wajahdey Macalimiinta Soomaaliyeed... warbixin Jan 12

Warsaxaafadeed: Free Awdal Forum
Fashilaada Hargaysa: Ummada somaaliyeed waxay u dhuun dalooshaa isbadalada siyaasadeed ee... Guji Jan 12

Warsaxaafadeed: Xisbiga SSUP
Mowqifka siyaasadeed ee ku wajahan Siyaasadda Guud ee Soomaaliya..
Guji.. Jan 12

Warsaxaafadeed: Sultan Hurre Human Rights
Waa in Wax Laga bartaa Khaladaadkii hore.. Guji... Jan 12

Dhambaallo Ku Socda Cadde Muuse
»Digniin iyo shuruudo ku socda General CADE MUSE
»Hambalyo Iyo Bogaadin Hogaanka cusub Ee PL 
ka Akhri halkan... Jan 12

Basaas itoobiyaan ah oo lagu qabtay  Guriceel
iyo
Dagaallo ciidamada gumaysiga itoobiya lagu jabiyay, ka akhri wararkii Radio Xorriyo Jan 11

 

TACSI: MAXAMED XAWAADLE MADAR

Dowlada iyo Mucaaradka Suudaan oo Nairobi ku gaaray heshiis buuxa
Heshiiskan ay labada dhinac ku gaareen Nairobi waxa uu ka dambeeyay shir mud laba sano ka badan uga socday Guji... jan 11

Muslimiinta Indonesia oo Ka Digey Carruurta Muslimiinta ee Laga Bedelayo Diintooda
Koox Muslimiin ah oo ku dhaqan gobolka Banda Aceh ee ay aafadii badgariirku halakaysay ayaa...
Guji...  Jan 10

Booqashadii Culumada ee Xeryaha Qaxootiyada ee Kenya
iyo Sida loo Gaalaysiiyo Qaxootiga Soomaaliyeed
xeryaha Ifo, Xagardheer iyo Dhadhaab ayaa waxaa booqday Sh. Maxamed Idris, Sh. Maxamad Umal, Sh Mohamed Kassim, Sh Hassan Ashgar iyo...
Warbixintii Sh. Maxamad Idris... Guji... Jan 9

Baaq Kasoo Baxay Xildhibaanada Beesha Isaaq
iyo Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo Maanta la kulmay Hogaamiyaasha Siyaasada Ee Magaalada Muqdisho
Guji.. Jan 8

Gen. Cadde Muuse oo ku Guulaystey MDGPL
Doorashadii madaxweynaha DGPL oo maanta lagu qabtay Garoowe ayaa martay saddex wareeg.. Qaabkii codadka loo helay
ka Akhri halkan.... Jan 8

Magacyada Golaha Wasiirada DFKMG ee Cusub
Gollaha Wasiirada Dowladda FKMG ah ee Soomaaliya oo Maanta lagu dhawaaqay iyo Khudbadii uu jeediyey Cabdullaahi Yuusuf, MDFKMG... 
Guji... Jan 7

Ergooyinkii Soomaaliyeed ee ku Xirnaa Nairobi
oo Jimcada wadankooda u dhoofaya kadib markii ay bixiyeen lacag ay maxkamadi xukunta... Guji... Jan 6

Warar Googoos ah
»Ganacsade caan ka ahaa lagu diley Gaalkacyo
»Prof Geddi:oo loo ansixiyay tirada golaha Wasiiradiisa. »Madaxweyne C/llaahi Yuusuf:oo xildhibaanimadiisi wareejiyay »Cawad Cashara:Inta C/llaahi Yuusuf Madaxweyne Yahay..
»Dowladda Kenya: ha baxaan Baarlamaanka Somaliya..
»Ergadii u baxaysay somaliya oo wali ku xirxiran Kenya
»Faadumo Jinni Boqor: waa in la iska ilaaliyaa AIDS.
»Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim: Kenya uguma dulqaadan
»Waraysi Xildhibaanad Caasho Geelle oo ah Musharax MDGPL
Dhammaan ka akhri halkan... Jan 5

Ergooyin Soomaaliyeed oo Lagu Xiray Kenya
»Ergada oo ku laaban lahaa dalkoodii Soomaaliya
»Kulankii ugu horeeyay ee Baarlamaanka cusub ee Puntland
»Dr. Black: Qof walbo haddii dawlad la helo doobkiisu ku dhargi
»Kaalmo loo direy Jaamacadda Nugaal University 
»Casho sharaf loo sameeyey koox kas ocotey Norway
»Wafti ka socda J.W.X.O oo soo gaarey Minnesota
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji..

Maamulka Sh/Hoose oo Gubey Hub Laga Soo Ururiyey Burcad
iyo Yusuuf Indha Cade oo sheegay in Dowlada lagu dhisay Nairobi aysan ayaga lasoo xiriirin oo... Guji...

Madax Sare Oo Ka Tirsan QM oo Gaaray Bosaso
Gobolada Bari oo ah meelaha ugu daran ee ay soo gaartey aafada bad gariirka ayaa waxaa.. Guji... Jan 1, 05

DFKMG oo Ka Warbixisay Dhibaatadii Aafada Bad Gariirka
»Prof. Geedi oo ka baaqday Safarkii Soomaaliya
»Prof. Dalxa oo Soomaalida Sannadkan uu rajeeyey Nabad
»Weriye Kaafi oo ka waram Afduubkii Loo Geystey
»
Waraysi Madaxweynaha Maamulka Gobolka Hiiraan
Dhammaan wararkan ka akhri halkan... Guji... Jan 1, 05

Safarkii Faysal Siyaad ee Gobolka Sh/Hoose
Faysal oo katirsan bahda SomaliTalk ayaa ku safray wadada layaabka badan ee Kismaayo, ilaa uu gaarey G/Sh/Hoose oo ah meel.... Warbixin Faahfaahsan...  Janaayo 1, 2005

WARARKA KALE EE  DECEMBER 2004.. GUJI 

::GOLAHA WASIIRADA DFKMG::

Magacyada Wasiirada DFKMG
:::SHIRKA INDHOOLAYAASHA:::

Shirweynihii Koowaad ee Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Dhacay
| Warbixin
:::SHEEKH AWEYS:::
Sheekh Xasan Daahir Aweys "Wanaagga dadka Soomaaliyeed ayaa igala muhiimsan danahayga gaarka ah"... Guji...
CAAWINAAD

MA AWOODAA IN AAD WIILKAN YAR U GARGAARTID... GUJI
»»»::WARARKA AAFADA BADGARIIRKA::
Shiinaha oo Soomalida Tabaalowdey ugu Deeqay $100,000
iyo Qaramada Midoobey oo Sheegtay in Soomaalida aafadu saamaysay ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah oo gaaraya $13 million...
Guji... 


Soomaaliya: Gargaar Degdeg ah -  Aafada Badgariirka
»Dahabshiil oo bixisay $5000 ee ugu horeysey Mucaawinada
»Dalsan mucaawanada la bixiyo waxay ku dari doontaa 2%
»Amal, Dalsan iyo Dahabshiil: Khidmo la'aan ku dir caawinaada
Dhammaan ka akhri halkan, kana qayb qaado mucaawinada
 

:WAFTIGA REER CALI SAMATAR:

Wafti ka socda Reer Cali Samatar oo booqasho ku maraya magaalooyin ka tirsan Maraykanka oo hadda soo gaarey Minnesota ... Guji...

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.