SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2005» AUGUST  

 


800 Qof oo ku Dhintay Ciraaq
Kumanaal qof oo u socdey siyaaro ayaa..
Guji... Aug 31

Axmed Cumar Jees walaalkiis oo lagu diley Muqdisho
»USA: Galeyr oo diyaarinaya soo dhaweynta Shariif Xasan
»Kulan cilmiyeed diini ah ka furmay Muqdisho....
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. Aug 31

$100 Million oo Reer Yurub u Qorsheeyeen Dib-u Dhiska Soomaaliya...  
oo u Xanibay Heshiis La'aanta Hoggaamiyaasha Soomaaliyeed,
sidaas waxaa caddeeyey...  Guji... Aug 31

Puntland iyo Terry oo Kala Saxiixday Heshiis Ku Saabsan Khayraadka Dabiiciga ah...
UAE: Hoteel ku yaal magaalada Dubai ayaa lagu kala saxiixday heshiis dhex maray DGPL iyo Terry oo ah Guji... Aug 31

Warar Googoos ah:::
»Beesha Mareexaan oo kalsoonidii kala laabatay DFKMG
»Eedeyn loo jeediyay  C/llaahi, Cali Geedi iyo Xuseen Caydiid
»Kulan dhex maray X. Caydiid, Qanyare, Muuse Suudi, Xaaf
»Wargeys Cusub oo Ciyaaraha oo Laga Furay Hargeysa
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Aug 30

Kulan ay isugu yimaadeen Jaaliyada Ogaadenya ee ku dhaqan Jarmalka
Ka akhri wararkii Radio Xorriyo... Guji... Aug 30

Reer Kenya oo Dalbaday in la soo daayo Bad-maaxiinta  lagu Afduubay Soomaaliya
Mombasa: Qaraabada dadka reer kenya ee afduubka loogu haysto aagga Xarardheere, Soomaaliya ayaa Guji... Aug 30

Ra'iisul wasaaraha Australia oo Ka Hor Yimid Soo Jeedintii Mamnuucida Khimaarka
John Howard ayaa ganafka ku dhuftay soo jeedintii in... Guji Aug 29

Puntland oo ka Jawaabtey Hadalkii Cali Maxamed Geeddi ee Shirkadaha Shiidaalka
DGPL ayaa raali gelin degdeg ah ka dalbatay ra'iisul wasaaraha DFKMG in uu ka bixiyo hadalkii uu dhowaan ka... Guji.... Aug 29

Shariif Xasan Sh. Aden oo helay Fiisada dal ku Galka Mareykanka
»C/laahi Yuusuf oo beeniyey in loo diidey Fiisihii USA
»Jaamac Aadan Dheere oo lagu xiray Jawhar...
»Wakiilkii warfaafinta ee maamulka Max’ed Dheere  oo la xiray
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Aug 29

Wasiirka Waxbarashada Australia oo Difaacey Khimarka Gabdhaha Muslimiinta
»Australia: Xildhibaano soo jeediyey in lamamnuuco Khimaarka
»Australia: Dadka soo gelaya diinta Islaamka oo aad u kordhay
»Kenya: Muran weyn oo ka taagan Dastuurka Cusub...
»Tirakoob: Muslimiinta Adduunka oo gaarey 1.6 billion....
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. Aug 29

Heshiiska shirkada Australia iyo Puntland waa "Sharci darro, aan la aqabali karin"
Sidaa waxaa yiri Cali Maxamed Geedi, asagoo si kulul uga hor yimid in wax heshiis ah ay shirkado shisheeye la.. Guji... Aug 28

»» Xaflad Lagu Soo Bandhigay Buugga "Xasuus Qor" oo Lagu Qabtay Minneapolis...

Ra'iisulwasaare Geeddi oo u Guuri doono Muqdisho Bisha Septembar
»Geeddi: Waxaan la kulmi doonaa Wasiirada mucaaradka
»Qahira: Xisbiga SYUP oo soo saaray warsaxaafadeed
Warka oo dhan ka akhri halkan.... Guji... Aug 28

Sh. Aways: "arrimihii Argagixisada waxay noqdeen Arrimo ganacsi iyo mid siyaasadeed"
»Muqdisho: Kulankii Baarlamaanka FKMG oo markale baaqday
»Wasiir: Sucuudiga waxaan iska kaashaneynaa Argagxisada
»Saddex qof oo u dhimatay saddex kun oo shillin Somaali ah
»"Eng. Muunye waxa uu bedalay 5 markab Magacyadooda"
»Sanad guuradii 3aad: Mu’asasada Banaadir ee tacliinta sare
»Kismaayo: Saxaafada Jubada hoose kama tirsana tan Xamar
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Aug 27

19-jir Soomaali ah oo Lagu Toogtey Minnesota
USA: Wiilka Soomaaliyeed waxaa la toogtey asagoo dhex fadhiya gaari taagan meel gaaska laga qaato oo... Guji... Aug 26

"Dalkaygu Waa Ubucda Argagaxisada" Sidaas waxaa yiri Wasiirka Arimaha Dibada DFKMG
»Madaxweyne C/Laahi Yuusuf oo ku soo laabtay Jawhar...
»Haya'd ka dayrisay Xaalada Soomaaliya (Caafimaad, Ammaan
»Q/Midoobey oo Weli Wada Dhexdhexaadinta Soomaalida
»Wasiir Soomaaliyeed oo Soomaaliya ku eedeeyey Argagixiso
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Aug 26

Midowga Yurub oo waxba kama jiraan ka soo qaaday doorashadii Ogaadeenya
Ka akhri wararkii radio xoriyo... Guji... Aug 26

Khamri laga keenay Itoobiya oo lagu gubay Fagaaraha Tarabuunka
iyo Xuseen Caydiid oo yiri “Waxaan saddex sanno idin kaga maqnaa sidii aan uga takhalusi lahaa C/Qasim" Guji.. Aug 25

Khayraadka Puntland oo Loo Iibsanayo Si Qarsoodi ah
Wararka ka imanaya gobolada hadda loo yaqaan Puntland ayaa tibaaxay in uu jiro heshiis dhigaya in gebi ahaanba khayraadka Puntland ay... Guji.... Aug 25

Dr. Ghanim Alnajjar oo Kusii Jeeda Soomaaliya
Ergayga madaxa bannaan ee Qaramada midoobey u qaabilsan arimaah xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya ayaa.. Guji.. Aug 25

Saraakiil booliis Soomaaliyeed ah oo weli uu tababar uga socdo dalka Ugandha
Saraakiisha Soomaaliyeed oo ku labisan dharka lagu yaqaano ciidamada Booliiska Soomaaliya, oo uu ka dhex muuqday Taliyaha...
Guji... Aug 25

Beesha Cayr oo Madaxweyne Cabdulaahi Gudoon siisey Gaari aan Xabaddu karin
»Beelo Soomaaliyeed oo ku dagaalamaya degaanka Feer-feer
»Cabdulaahi: Sacuudiga waxaan ka dooneyna sidii....
»Warbaahinta Carabta iyo Safarka Madaxweynaha DFKMG
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Guji... Aug 24

C/laahi Yuusuf oo la kulmay Boqorka Sacudiga
»Ra'iisul wasaaraha DFKMG oo u dhoofay Talyaaniga...
»Xuseen Caydiid: Haloo tanaasulo xubnaha jooga Jawhar
»Qanyare: Waa caddaalad darro hadalka kasoo yeeray xusen
Warka oo dhan ka akheri halkan... Aug 24

Maxkamadaha Islaamiga ah oo la wareegay isgoyska Lambar Afar
»Soo laabashadii Barre Hiiraale Kismaayo oo sababay iska...
»Wajigii kowaad ee tadobadka xorriyada Hadalka oo la soo...
»Waxgarad iyo aqoon-yahano ka tirsan Beesha Tunni oo..
»Guddi qabanqaabo oo loo magacaabay shirweynaha SNU..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Aug 23

Sucuudiga oo Ballaarinaya Masjidka Nebi Muxamed (scw)
Boqor Cabdullaahi Bin CabdulCasiis ayaa lacag dhan 1.25 billion oo dollar u qoondeeyey in lagu ballaariyo dhismaha Guji Aug 23

Kismaayo: Barre Hiiraale oo kasoo laabtay Ceelwaaaq..
»Shariif Xasan: Haloo yeero Hogaamiyayaasha Muqdisho
»Bosaso: Cadde Muuse oo kasoo laabtay Jarmalka
»Qardho: Warbixin Shirkii nabadda ee kasocdey Qardho...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Aug 23

Jaaliyadda Sweden oo deeq soo gaarsiiyey Deeqa Maxamed Muuse
Jaaliyadda soomaaliyeed ee ku dhaqan  wadanka Isweden ayaa dhawaan deeq lacageed soo gaarsiisay gabar soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Magaalada Muqdisho laguna magacaabo Deeqo Max’ed Guji Aug 22

Madaxweynaha DFKMG oo ku Dhawaaqay in uusan Xoog wax ku maquunin Doonin
Madexweynaha Dawlada FKG-ah C/Laahi Yuusuf Axmed ayaa wacad ku maray in xal mooyee aan xoog hubka looga dhigi doonin Maleeshooyinka hubeysan ee jooga gudaha Wadanka Soomaaliya... Guji... Aug 21

Xafladii Abuubakar ee Xagaaga 2005 Loo Dhigay Dhallinyarada
Minneapolis: Xaflad lagu soo gabagabaynayey Mashruucii Xagaaga ee loogu talagay in dhallinyarada aqoontooda diineed kor loogu qaado ayaa xalay lagu qabtay... Guji... Aug 21

Ururka Muslimiinta Britain oo si Kulul u Cambaareeyey BBC-da
Barnaamij lagu magcaabo Panorama ayaa waxaa si kulul uga hor yimid ururka ay leeyihiin Muslimiinta dalka Britain ayagoo ku eedeeyey in.. Guji... Aug 21

50 Saraakiil Soomaaliyeed ah oo soo Gaaray Kampala, Uganda
iyo Dagaal culus oo ka dhacay Duleedka Xerada Hiilweyne oo kutaal nawaaxiga magaalada Balcad  ka akhri halkan... Aug 20


Masjidka Rooma oo Loogu Hanjabay in la Weerari Doono
»Denmark: Radio laga Joojiyey In uu Hawada Soogalo...
»Suciidiga oo Xajeyda Weydiin Doona Tallaalka Qallalka...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Aug 20

Madaxweynaha DFKG-ah oo ku sii jeeda Dalka Sacudiga
C/Laahi Yuusuf oo gaarey magaalada Nairobi, ugana sii ambabaxi doona dalalka.. Guji... Aug 19

Xaflad lagu xusay sanadguurada 21aad ee JWXO oo ka dhacdey Magaalada Musawac
iyo Xisbiyo magac u-yaal ah oo doorashada Ogaadeenya qaadacay...
Guji... Aug 19

Shirka Caux oo laga hadlay arrimaha Afrika Gaar ahaan Dalka Soomaaliya
Wasiiru dowlaha kalluumeysiga & kheyraadka badda ee DFKMG, Xildhiban Cali maxamed Faqi oo ka hadlay kulanka Guji Aug 19

Maxaad kala socotaa Dastuurka la isku heysto Wadanka Ciraaq?
Waxaa dhibka taagan yahay sidii loo saxiixi lahaa Dastuurka Ciraaq, hadaba maxaa la isku hayaa? ...Guji... Aug 19

Dhiirrigalinta Halabuurka iyo Ku-qorista Afka Hooyo | London, UK

Ra'iisul Wasaare Geedi oo u ambaxay Nairobi
Wafdi uu hogaaminayo Prof-Geedi ayaa duhurnimadii maanta u ambabaxay Dalka Kenya si uu...
Guji... Aug 18

Warbixin Kooban ee FSAU & Hadal Saxaafadeed
Warbixin Kooban oo ku saabsan Hubinta Cuntada iyo Nafaqada ee Hay'adda FSAU ee August 2005.... Guji Aug 18


Soomaalida Minnesota oo Cambaaraysay Qaraxyadii Ka Dhacay London, UK
Kulan ay kasoo qayb galeen Qunsulka Britain u fadhiya Chicago, Safiirkii Maraykanka u fadhiyi jirey Soomaaliya, Senator Coleman iyo Soomaali farabadan oo lagu qabtay Jaamacada Hamline ayaa... Guji..

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo u ambabaxay Magaalada Nairobi
Wafti uu hoggaaminayo Shariif Xasan ayaa..  Guji... Aug 17


Maalintii Xasuusta ee Suldaan Hurre oo ku beegan Aug 17 Guji

Masjid Saddex Dabaq ah oo Laga Dhisayo Laascaanood
Dhismihii hore ee masjid Al-Huda ayaa la dumiyey si looga dhiso masjid baaxad weyn oo ka kooban... Guji... Aug 16

UNHCR oo Qaar ka tirsan Qoxootiga Xerooyinka Dhabaab dib u celisay Soomaaliya
Qaxootigaas oo maanta dib loogu celiyey  Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso... Guji... Aug 16


Wafti Soomaaliyeed oo Ka Qaybgalaya Shir kasocda Switzerland
Shir ay ka qeybgelayaan 196 dawladood ayaa.. Guji... Aug 16

Dagaallo ciidammada gumaysiga lagu naafeeyay.
Ka akhri wararkii Radio Xorriyo...
Guji... Aug 16

Qoysaska soomaaliyeed ee reer Stockholm iyo Xagaaga Lama Ilaawaanka ah
Xagaabax wada jir ah oo loo sameeyey qaar ka mid ah qoysaska soomaaliyeed ee reer Sweden.. Guji... Aug 16

Kulankii Xuseen Caydiid iyo Shariif Xasan
Wasiirka Arimaha Gudaha DFKMG Xuseen Ceydiid ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka.... Guji... Aug 15

Faarax Cartan Beeldaaje oo ku Geeriyooday tuulada Dhaadaar, Qandala
Marxuumka oo ahaa ganacsade aad looga yaqaan Soomaaliya waxa uu shalay ku geeriyoodey....  Guji...

Shir Ku Saabsan Waxbarashada Masaafada ee Afrika oo Lagu Qabtay Jaamacada K/Afrika (UNISA)
Warbixintii Siciid Cabdi Fuuraa... 
Guji... Aug 15

Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Free Awdal Forum
Ayaa ku bilowday "
Doorasho ku sheega Waqooyiga" Guji Aug 15

Caydiid: Waxaan Xamar u imid Dhegeysiga Labada Kooxood ee Muqdisho iyo Jawhar
»Xuseen: waxan ahay dhexdhexaad u janjeera Madaxweynaha
»Xuseen Caydiid: Itoobiya dan kama laha weerar Soomaaliya
»Sh. Xasan oo magcaabay gudi soo magcaaba duqa Muqdisho
»Shariif Xasan oo isugu Yeeray Baarlamaanka FKMG...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Guji... Aug 14

Gabar Soomaaliyed oo Mindi Ku Dishey Wiil Soomaliyeed
Norway: Wiilka waxaa meydkiisa laga helay. Guji....

Mu'tamarkii 5aad ee Woqooyiga Ameerika
oo lagu qaban doono Minneapolis... Goorma.. Eeg halkan


Xafladii Lasoo Wareegida Xarunta Abuubakar
Halkan ka dhegeyso
| Minneapolis

Kooxda kubada cagta ee Goodir oo ku Guulaysatay Koobka Kooxaha Hargeysa
Waxaa lasoo gabagabeeyay tartankii kubada.. Guji...

Xisbiyada mucaaradka Itoobiya oo diiday natiijada doorashada
iyo Suxufi loo xidhay warar uu maxkamadda Itoobiya ka sheegay ... Guji... Aug 12

Soomaalida Maraykanka oo Loo Ogolaaday In ay dib u Xerayn karaan Sharciga TPS
Dowladda Maraykanka ayaan bishan August waxay dib u ogolaatay in dadka Soomaalida loo siyaadiyo.. Guji... Aug 12

Codsi Qabiileed: Jaggadda Danjirnimo ee Dalka Kenya

Madaxweynaha DFKMG oo Lagu Eedeeyay in uu Khiyaamo Qaran Galay
»Xasuuq ka Dhacay Magaalada Muqdisho....
»Xero ay ku jireen beesha Alyo oo dad shacab ah lagu laayey
»C/lahi Yusuf oo Kusoo Laabtay Magaalada Jawhar...
»Midowga Yurub oo $50 Malyan ugu Deeqay Dawlada DFKG
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Aug 11

Wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo Iskaashiga Caalamiga oo u kicitimay Magaalada Muqdisho
isagoo ka degi doona garoonka diyaaradaha ee Cisaleey oo ku yaal duleedka magaalada si uu usoo gudoomo... Guji... Aug 10

Wafti UN Kasocda oo Gaarey Kismaayo
»Waftiga DFKMG oo diyaarad kaga ambabaxay Jawhar
»Wafti Ballaaran oo ka socda UN oo Gaarey Kismaayo..
Wararka oo dhan ka akhri halkan..... Aug 9

Baaq Kasoo Baxay Urur la Magac baxay UWP
Baaqan oo uu ku saxiixan yahay Eng: Ali Ahmed Mohamed ayaa..
 Guji... Aug 9

Qaramada Midoobey oo ka digtay cudurka duumada oo khatar ah kuna soo fool leh itoobiya.
Warbixin Isniintii kasoo baxday xafiiska OCHA ayaa lagu sheegay in...  Guji... Aug 9

Waftigii Reer Canada oo Kusoo Laabtay Kenya Kaddib Markii ay Booqdeen Jawhar
»Wafti ka socda Midowga Yurub oo Booqanaya Soomaaliya..
»
UK: Hooyo Soomaaliyeed oo Kasoo Dhacday Dabaq 13aad
»Ireland: Ninkii Soomaaliyeed oo aan weli madaxiisa la helin
»Saraakiil ka socota Ugandha oo sahan ku tagaya Soomaaliya
»Qaramada Midoobay oo Xafiisyo ka furanaysa Jowhar...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Aug 8

ENGLAND: SOOMAALIDA FIRFIRCOON EE LEICESTER
Soomaalida ku nool magaalada muslimiinta badan deggan yihiin ee Leicester ayaa muddo gaaban ku muujiyay dadaallo iyo horumar aad u ballaaran, warbixin arintaas ku saabsan ka akhri halkan... Guji... Aug 7

 

Wafdigii ka socday Canada oo ka soo degay Garoonka Jowhar Airport
»6nin oo looga shakiyey fulin Qaraxyo oo lagu xiray Jowhar
»Markabkii lagu heystay Xarardheere oo lasii deynayo
»Wariye ku xiran Xabsiga Magaalada Jowhar...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Aug 6

Sharikad Norway ah oo ka noqotay abaalgud ay Zenawi siisay
iyo
Qaramada Midoobey oo Suudaan ka caawinaysa baadhista dhimashadii John Grang... Guji...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kampala oo la kulmay Hay'adaha Amniga Dalka ugandha
iyo
Dowladda Ugandha oo iskugu yeertay shir dag dag ah Madaxda Afrikada Bari... ka akhri halkan... Aug 5

Boqor Fahad waxa uu ahaa Saaxiib ku Wayn reer Ugandha
iyo Madaxweyne ku Xigeenku Isagaa Masuul ka ah Ismaandhaafka Siyaasadeed ee ka taagan  Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn  Ka Akhri halkan... Aug 4

Qaramada Midoobey oo u Kala Dab Qaadaysa Labada Garab ee DFKMG
»Laascaanood: 50 Dhuxul Shidayaal ah oo la xiray...
»London: Amiirka Qatar oo Laga mamnuucay Nightclub..
»Toronto: Diyaarad gubatey oo ay ka badbadeen rakaabkii
»Nairobi: UNDP oo warbixin ka soo saartay Soomaaliya
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Aug 3

DAREENKAYGII MARKAAN IMID LONDON
Warbixintii Ibraahim Saalax oo booqday UK... Guji... Aug 3

Canada: Shir Lagu Martigeliyey Wasiir Dowlaha Gaashaandhiga DFKMG
»Ururada Jaaliyada Toronto oo midnimo ku baaqay:
»Wafdigii ka socday Dalka Canada oo gaarey kenya
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Aug 2

Boqor Fahad Bin Abdul Aziz oo Geeriyoodey
Boqorkii dalka Sucuudiga,
Fahd bin Abdul Aziz Al-Saud oo 82 jir ahaa ayaa maanta geeriyoodey, waxaana la caleema saaray Boqor Abdullah oo .... Guji... Aug 1

John Garang oo ku Geeriyoodey Shil Diyaarad
Madaxweyne kuxigeenkii Sudaan,
John Garang, ayaa geeriyoodey kaddib markii ay la dhacday Helicopter uu ka raacay Uganda asaga iyo... Guji... Aug 1

WARARKII KALE EE JULY...

 

::MACHADKA SOMALI PEACE::

Siminaar kusaabsan xallinta khilaafaadka oo uu qabtay Machadka SPI... Guji...
::IBRAHIM MAXAMED-DEEQ MP::
MAXAA DAWLADDA CUSUB U QABSOOMAY Qaybtii 2aad ee qormadii Xildhibaan Ibraahim Maxamed Deeq.. Guji
:::UGAAS MAXAMED WALI:::
Waraysigii SomaliTalk ee Ugaas Maxamad Wali: Ugaaska Beesha Mareexaan, ahna afhayeenka salaadiinta beesha Daarood Guji
:::CALI MAXAMED GEEDI:::
Khudbadii uu Ra'iisul wasaaraha DFKMG jeediyey kadib qaraxii ka dhacay garoonka ciyaaraha Muqidhso.. Halkan ka dhegeyso..
:::FAALLADII ASAD:::
Jamhuuriyada Soomaaliya Laba Dal Ma Noqon Karto.. Soomaali maxay ahayd Ingiriis iyo Talyaaniga ka hor?: Asad
:::FAALLADII QODAX:::
Geeska Afrika Mayeelan Doonaa Laba Dawladood oo Jaar ah oo ah Somaliland iyo Soomaaliya?: Faalladii Aadan Yuusuf Qodax
:::MAXAMED CISMAAN MAYE:::
Waraysi dhinacyo badan oo SomaliTalk la yeelatay Wasiirka Deegaanka ee DFKMG, ka Dhegeyso halkan
:::SAFARKII DHOOLAWAA:::
Qaybtii 4aad ee waraysigii SomaliTalk ee Safarkii Ciise Maxamud Dhollowaa Guji halkan  
::HAY'ADA COSSOB::

Muqdisho: Hay’adda Samafalka Cossob iyo wax qabadkeeda Guji
::DAGAALKA CUSUB::

Aan la dagaalano Anshax xumida: sidaas waxa laga sheegay shir ka dhacay Boosaaso oo... Guji...
::XAALUFINTA DHIRTA::

Waa geed Cambe ah oo qoyan oo la jarayo si looga shido Dhuxul. Akhri wararka maalinta dhirta Guji
:WAA KUWAA HAAMIHII SUNTA:

Barroooow waa kuwaa haamahii: "kusoo Caariyey Xeebaha Gobolka Jubbada Hoose ee Somalia" Guji
:::Dr. CUMAR RAABEH:::

Waraysigii Dr. Cumar Raabeh ka dhegeyso halkan ama halkan
CIYAARAHA | SPORTS

AXAD | TALAADA | KHAMIIS
:::EMPIRE COMPUTERS:::
computers
Computers & Graphic Design, Toronto, canada
:::SOOMAALIDA CANADA:::
Waraysigii Sh. Jamaal Daahir:
Sh. Jamaal Daahir waa macallin Khaalid Bin Waliid ee Toronto ka dhiga "Barnaamijka "Youth shariica" kana dhiga madarasada  Guji..

Waraysi: Xoghayaha Guud ee hay'adda "Tools For Humanity"
Maxamed Maye oo SomaliTalk ku waraysatay magaalada Toronto Canada...
Guji...

»Bogga Dhallinyarada Ku Barbaartay Qurbaha | Youth

::SUNTA SOOMAALIYA::

Meelaha ay Soomaaliya kaga duugan tahay Sunta Halista ah: Jamaame, Baraawe, Marka, Bardaale, Baydhabo, Muqdisho, Jawhar, Mareeg, Hobyo, Xaafuun, Boosaaso, Wadada isku xirta Garoowe & Boosaaso, iyo xeebaha Soomaaliya... Guji...

»Warbaahinta Adduunku Waxyaabihii ay ka Qoreen Sunta Soomaaliya

:::AKOONADA SAMSAM:::
Samsam Axmed Ducaale
Xawaaladda: Dalsan
Account #: RK 9695

Xawaalada: Dahabshiil
Acc No: D 00583

Jaaliyadda Soomaalida Seattle oo Caawinadii ugu Horeysey u Dirtay Samsam
:::IJAARSHADA XAAFUUN:::

Waraysi: Maxamed Cabdi Xaashi

SomaliTalk oo Madaxweynihii hore ee Puntland ka waraysatay waxa uu kala socdo sheegashada shirkadda Hafza ee ah in ay ijaaratey Xaafuun muddo dhan hal Qarni..
ka Dhegeyso halkan...
XAAFUUN::: 00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08
"Heshiis Saddex Geesoole ah oo Lagu Gatay Xaafuun Muddo 99 sanadood ah"
:::FAALLADA BISHA:::

Faallada Billaha  ee SomaliTalk ka akhri halkan... Guji
HESHIIS LAGU SIRAY REER PL
Akhri warbixin Xiiso leh. Guji
CARRUURTA SOOMAALIYEED

Caruurta ku Dayacan Wadooyinka oo soo Kordhaya.. Guji...
MADAXDII QARNIGA 20 & 21
Waa kuma Saddam Xuseen... Guji...
 
::: SOOMAALIDA SWEDEN :::

XAGAABAX LAMA ILLAAWAAN AH
Qoysaska soomaaliyeed ee reer Stockholm, Sweden...
Guji...
::HOOYO GARGAAR U BAAHAN::
Hooyo Soomaaliyeed oo Indhaha beeshay oo idinka codsanaysa Kaalmo dag dag ah.
::QUURSIGA / TAKOORKA:::
MAXAA KA JIRA XAQIIQADA QUURSIGA?
Qaybtii 2aad:
Yuusuf Shabac...
Guji...
:::Dr. ZAKI BADAWI:::
Dr.Zaki Badawi oo dumarka Muslmiintu ay ka soo horjeesteen hadalkiisii ahaa in haweenku ay iska dhigi karaan xijaabka hadii uu dhib u keenayo.. Guji..
:::WARAYSI::
DOWLADAHA SHISHEEYE FARAHA HAKALA BAXAAN ARIMAHA SOOMAALIDA. Waraysi hore oo Madaxweyne Geelle uu la yeeshay Fahad..
:::SH. AXMED DEEDAT:::
Sh. Axmed Deedat oo Ku Geeriyoodey 87-jir
Daacigii caanka ahaa, dood-yahankana ahaa, ayaa ku geeriyoodey K/Afrika.. Guji..
:::ZAINAB AL-GHAZALI::
Zainab Al-Ghazali oo Ku Geeriyootey 88-jir: Zainab oo aad looga yaqaan Masar waxay 1917 ku dhalatay Al-Baxiira... Guji...
:::C/RAXMAN XARIIRI:::
Jawaab: "Khudbadii Madaxweynaha": Khudbadaadii mala awaalka ahayd waa la xafidayaa ilaa laga helayo cidii... Guji...
:::DUULIYE: XAAJI DHAGAX:::
Dhambaal ku socda C/Risaaq Xaaji Xuseen oo uu qoray Duuliye Sare Xaaji Dhagax ayaa ku bilowday sidan: Bal Garwaaqso, Warankaad Gantiyo Gadaha Aad Joogto.. ka Akhri halkan... Guji...
:::ASAD CADDAANI:::
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka C/laahi oo wafti Balaadhan Oo Uu Horkacayo Bush Ku Soo Dhaweeyey Garoonka Muqdisho.. Caddaani
:::ABSHIR BACADLE:::
Muxuu Abwaan Abshir Bacadle ka yiri Maqaalkii "Khudbaddii Madaxweynaha" Soomaaliya ka akhri halkan... Guji...
::TALOOYIN: WAALID & ARDAY::
Macluumaad  dheer oo muhiim u ah waalidiinta iyo ardayda Soomaaliyeed ee Maraykanka  wax ku barta W.D: Wardheere
:::CIYAARAHA EURO-SOM:::

Kooxda Norway oo ku Guuleysatay Koobkii Eurosom Guji
::MAANSADA DOODWANAAG:::

Diiwaan:  maansadii 40aad ee DoodWanaag | Dhagaafe | Guji..
::BAAQ (Gabay)::
Inj. Nabaddoon oo ka maansooda xaaladda dalka gaar ahaan dhanka nabadgelyada iyo jiritaanka qarannimo ayaa Guji...
::AIDS/HIV::

Ururka SYSTO Oo Qabtay Aqoon-Is-Weydaarsi Ku Saabsan Cudurka Hiv/Adis-ka.. Guji...
::COKE  & Dr. HAROON DINDAR::

K/Afrika: Dhakhtar Muslim ah oo Coca-Cola ka Helay Alcohol.. Guji
::JAWAAB KU:  C/RISAQ XAAJI::
Mudane Isxaaq  eeg cidda aad ka daba hadleyso | M. C/llaahi
Jawaab Ku Socota mudane C/risaaq Xaaji
dadbadani waxay ka rajaynayeen inuu dhex dhexaad ka...
Guji...
»Abdirisaaq Haji Husein Geesi ku Mintiday wadaniyad | Diiriye
:::QORAALKA XASAN JAAMICI::

Waa Xaaraam wax ka qorista mashaariicda Islaamka iyo Culumada ka shaqeysa
Waxaa maanta Imaam ka mid ah imaamada masaajidaha Minneapolis ii sheegay markale inuu.. Guji

:::SUNTA KU DUUGAN SOMALIA:::

::WARAYSIGII BAHALLOW::
Cabdi Sheikh Bahalow "Kenya waxay u Burburineysa Somaliya si aan looga hadlin NFD: Cabdi Bahalow waxa uu ka tirsan yahay xisbiga haya talada kenya, waxana uu madax ka yahay ururka nabad raadinta geeska afrika. Waraysiga waxaa qaaday Mumtaz: dhegeyso
Bahallow Waxaa lagala xiriiri karaa: Tel: 254-722-724-828
::VIDEO: SOOMAALIDA UK::

Daawo video: Jamaac Cali Jaamac, Jinni Boqor, C. kalluun iyo xubno ka tirsan DFKMG oo ka hadlay London, UK..Daawo
::WARAYSI::: NAIROBI::
Waraysi: Canab Axmed Ciise oo Ka Mid ahayd Ciidamadii Qalabka Sidey ee Soomaaliya  Dhegeyso
::DENMARK & QAXOOTIGA SOM::

Qaxootiga Soomaalida ee ku dhibaataysan dalka Denmark
Guji
:::BOGGA CILMIGA EE ABSHIR:::

»Qaabka iibasnaysiga computer?
»Waa maxaay hacker?
:::XAFLAD QALINJEBINTA::

Xaflad loogu hambalyeynayey ardayda Soomaaliyeed ee ka qalinjabisay dugsiyada sare Guji
:::DAREENKA NABADDA:::

Barnaamijka Dareenka Nabadda: ka Dhegeyso halkan... Guji...
::XAFLAD LOO DHIGAY ARDAY::

Arday Soomaaliyeed oo reer Minnsota ah oo Ku Guuleystey Tartankii Microsoft ee Lagu Qabtay New York.. Guji..
::BOQOTOOYADA SWAZILAND::
Boqorka Swaziland oo isku diyaarinaya inuu guursado Haweeneydii 12-aad muddo ka yar saddex todobaad Guji
::TAARIIKHDA ISGAARSIINTA::
Taariikhda War-Isgaarsiinta: Qaybtii 8aad oo ku saabsan Tijaabooyinkii Gudbinta Korontada... Guji
::: WAA KUMA TERRY :::
Waa Kuma Terry, Muxuuse Puntland u Joogaa?
Ninkan oo ah reer Australia waxaa PL lagu arkay 2005..
Guji..
:::IIDHEH:: SALOON HARGEYSA::
:::BAABUURTA WAAWEYN:::
Waqooyiga Ameerika iyo Wadida Baabuurta Waaweyn: Qaybtii Labaad : W.D:Yuusuf Shabac...
::XAMAR IYO ISBAARADA::
Ma suurtagalbaa mise dhici doontaa in Hogaamiye-kooxeedyada Xamar ay Isbaarada qaadaan: W/D: Ing. Nabadoon
::: COLEMEN & SOM. OGADEN :::
Xubno ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida  Ethiopia (gobolka Ogaden) oo cabasho u gudbiyey Senator Coleman.. Guji..
::WARBIXIN SHIRKII HOLLAND::
Warbixin: Shir-cilmiyeedkii ka dhacay Holland ee looga hadlay ee  sunta loo dhofiyo dalka Soomaaliya.. Guji
 
:CAANA SHUBKII ISLAAN CIISE
caana shub
Caana Shubkii Islaan Ciise ee lagu qabtay Garoowe... Daawo sawirada... Guji..
:: SUNTA KU DUUGAN SOMALIA ::
:::FAALLADII AADANQODAX:::

Weerarkii Wakiiladu la Beegsadeen Riyaale, Difaacii Xukuumada, iyo Riyaaqa Xisbiga Kulmiye .. Guji
::: MACHADKA AL-CIMRA :::

Dufcadii 25-Aad Ee Saxaafad Ah Oo Ka Qalin Jabisay Machadka Al-Cimra.. Guji..
:::UGAAAS MAXAMED WALI:::
YAA MAALI JIREY?: Waa faallo uu qoray Ugaas Maxamed Wali, Ugaaska Beesha Mareexaan ahna afhayeenka.. Guji...
:::BANNAANBAXII UK:::

"Marwadii Suldaan Hurre oo Ingiriiska ugu baaqday in la xiro madaxweynaha Soomaaliya"..
:ISBAARADU WAA CANSHUUR: 
Xamar inta isbaaro dhex taal waxay noqdeen afartan iyo seddex (43 isbaaro) oo gaadiidka iyo dadkaba lacag..Guji
SULDAAN DAAKIR: BUUHOODLE
Suldaan cusub oo ay doratay beel ka mida beelaha la hayb sooco: shir ballaaran oo lagu abaabulay magaalada Buuhoodle ayaa. Guji
:DUGSIGA PREMIER EDUCATION:

Waa dugsi caruurta lagu barayo Technology-yada casriga ah Guji
::HADIMADII GUMEYSIGA::
::SOMALIA: TAARIIKH KOOBAN::
::SILSILADDA TAARIIKHDA::

Silsiladdii Taariikh Islamka::
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11

Qoraale kale ka Akhri halkan....

::CIYAARAHA:: NORWAY & UK::
Warbxintii Mahad Turbashaash, Gudoomiyaha Somali Sport  Culture ee dalka Norway iyo Tartanka kubbada Cagta ee EUROSOM 05 London
 
:JIHAAD AYUU KU DHINTAY::

"Jihaad uu ugu Jirey Qoyskiisa ayuu Ku Dhintay marxuum Hassan M.Yussuf" waxaa yiri Imaamka Masjidka Edmonton.. Guji..
::DENMARK & ISLAAMKA::

Boqoradda dalka Denmark ayaa tiri " Waa in aynu Islaamka Hor istaagnaa!".. Guji...
::SOOMAALIDA DENMARK::

DENMARK: Si maamuusid Leh ayaa Loogu Gurmaday Soomaalidii Lagu Dhibaateeyay Langeskow.. Guji...

Maxaa Dawladda Cusub u Qabsoomay? 
Qormadii Xildhibaan Ibraahim Maxamed Deeq... Guji... |
Q.1aad | May 1

Qaybtii 3aad ee Waraysigii Ciise Dhoolawaa
Waraysiga oo ku saabsan safar uu Dholowa ku tagay Hargeysa iyo Bosaso, arintaas oo SomaliTalk.com kala yeelatay waraysi meela badan taabanaya Guji

:::WAAN KUU SHEEGAY:::
Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo mar-labaad soo diray warqadiisii furnay ee uu qoray  2004.. Guji..
::SOOMAALIDA & SACUUDIGA::

Waraysi Nin 15 sano deganaa Sacuudiga... Guji...
 
::DUMARKA MA TUKIN KARAAN::
Aamina Waduud iyo Aragtida Dunida Muslimka
Toddobaadkii hore ayey ahayd markii ugu horeysey ee salaadda Jimce ay New York ku tujisey....
Guji...

Fatwa::: Haweenku Ragga Ma Tukin Karaan

:::DELL & SOOMAALIDA USA:::
Shirkada Dell oo Shaqadii Dib ugu Celisey 31 Muslimiin ah
Tennessee, USA: Shirkadda Computerada ee Dell ayaa waxay shaqadii... Guji...
::WARARKA BOORAMA::
Aqoon isweydaarsi kusaabsan ilaalinta xuquuqda carruurta oo lagu qabtay Boorama... Guji...
GABAYGA BACADLE ee ZAMZAM

»"Gob cunsuri ahoo waxaa tihiin ficil gumeed yeeshay"| Abshir Bacadle
Gabaygii Hore: Dhegeyso

:::NATIIJADII CODKA:::

Natiijadii Codbixintii labadii toddobaad ee la soo dhaafay... Guji...
:::FAHAD & ISNIINTA:::
QAYBAHAAN AYAA DALKII DAYACAY
:::DUSGSIGA SARE EE MAA:::
Sannadguuradii 14d ee kasoo wareegtay xasuuqii ka dhacay Dugsigii Sare ee Maxamuud Axmed Cali... Guji...
:::RA'YI/GABAYO/MAQAALO :::
Daahir Riyaale oo ka Xanaajiyey Qaar ka mid ah Soomaalida Minnesota
Waxa uuna kala hadlay idaacadda...
Guji...

 

Faallo: Madxada Dowladda Oo Labo qeybood oo Hubaysan Iskaga hor Imaan doonta.
Maqaalkii C/Shakuur Cali Mire... Guji...

Warqad Furan: Hoggaamiye Kooxeedyada Xamar
Qoraal dheer oo Inj. Maxamed Cali Cibaar u diray Hoggaamiye kooxeedyada Muqdisho ayaa.. Guji...

Gabaygii Xiirane: Dhoob-Dhoob
Waa gabay ku saabsanyahay colaadda nagu raagtay iyo dhibaatooyinka ay sababtay.. Guji...

Faalladii Aadan Qodax::: Haregysa & Maanta
Maxaa Sababay in ay Burburto Kalsoonidii Shacbigu u Hayeen Xukuumada Madaxweyne Rayaale?..
Guji..

 
:::SHIRKA INDHOOLAYAASHA:::

Shirweynihii Koowaad ee Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Dhacay
| Warbixin
:::SHEEKH AWEYS:::
Sheekh Xasan Daahir Aweys "Wanaagga dadka Soomaaliyeed ayaa igala muhiimsan danahayga gaarka ah"... Guji...
CAAWINAAD

MA AWOODAA IN AAD WIILKAN YAR U GARGAARTID... GUJI
»»»::WARARKA AAFADA BADGARIIRKA::
Shiinaha oo Soomalida Tabaalowdey ugu Deeqay $100,000
iyo Qaramada Midoobey oo Sheegtay in Soomaalida aafadu saamaysay ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah oo gaaraya $13 million...
Guji... 


Soomaaliya: Gargaar Degdeg ah -  Aafada Badgariirka
»Dahabshiil oo bixisay $5000 ee ugu horeysey Mucaawinada
»Dalsan mucaawanada la bixiyo waxay ku dari doontaa 2%
»Amal, Dalsan iyo Dahabshiil: Khidmo la'aan ku dir caawinaada
Dhammaan ka akhri halkan, kana qayb qaado mucaawinada
 

:WAFTIGA REER CALI SAMATAR:

Wafti ka socda Reer Cali Samatar oo booqasho ku maraya magaalooyin ka tirsan Maraykanka oo hadda soo gaarey Minnesota ... Guji...

Puntland iyo ka Ganacsiga Tahriibayaasha
Faallada bishan waxay ku saabsan tahay sida looga tahriibo xeebaha badda cas ee Soomaaliya, gaar ahaan aagga Boosaaso iyo sida looga ganacsado dadka tahriibta ah.. Guji...


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.