SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2006» Feb  

Golaha kacdoonka difaaca Diinta iyo dalka oo looga dhawaaqey Muqdisho
»Mudo todobaad ah oo dib loo dhigay kalfadhigii Baarlamaanka
»Shariif Xasan “ma jiraan Qorshayaal ii qarsoon...
»Diinaari: isku imaanshaha Golaha Baarlamaanka waa yadadiilo
»Hargeysa sharci adag ka soo saartay af-lagaadada Diinta…
»Maxaabiis is weydaarsadeen labadii Kooxood ee Muqdisho…
»Nin lagu toogtay Fagaare ku yaala Ceeri-Gaabo…
»PL: Wasiirka qorshaynta & xiriirka caalamiga xilkii laga qaaday
»Ciidamada Itoobiya oo gacanta ku dhigay 70 Qori...
»Kenya oo looga shakisan yahay hargabka Shimbiraha
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji... Feb 28

Qaramada Midoobey oo aad uga daysrisay xaaladda Ogaadeenya.
iyo Guddoomiye ku xigeenka JWXO oo booqasho ku jooga Norway
Guji... Feb 28

Warbixin dheer oo ku saabsan khudbadihii laga jeediyay kulankii Baarlamaanka ee Baydhabo..
C/llaahi Yuusuf "Baarlamaanka waxaan ka codsanayaa in aanan isku koobin xilalka".. Cali Max’ed Geeddi "Mudadii aan kala maqneyn waxaan ku nooleyn xaalad laga naxo”" hadaladaas iyo wararkii Soomaaliya oo faahfaahsan ka akhri halkan.. Guji.. Feb 27

Qanyare, Muuse Suudi, Cumar Finish, Bashiir Raage oo Qabtay shir Jaraa’id
»Shiikh Aweys” Niman Ajnabi ah oo dalka jooga ma jiraan..
»Max’ed Dheere oo Warqad gaarsiiyay Isbahaysiga...
»C/llaahi Yuusuf oo uusan la socon Ra’isul Geedi oo gaarey..
»Roob ka da’ay shalay Magaalada Baydhabo…
»Xubno ka tirsan DFKM ah oo magaalada kismaayo..
»Finland oo dalkeeda dib u celinaysa dad Soomaaliyeed...
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji...

Xirsi Diini “Dagaalka Muqdisho dhex dhexaad lagama noqan karo ”
»160 Xildhibaan oo xalay ku hoyatay Magaalada Baydhabo..
»C/llaahi Yuusuf iyo Geeddi oo maanta ku sii jeeda Baydhabo
»London Star oo qaaday Koobkii qaboobaha ee Finland
»Dagaal xalay mar kale dhex maray Kooxaha ku dagalamaya
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji... Feb 25

Qaramada Midoobey oo ku baaqday in Geeska Afrika loo soo gurmado
Baydhabo oo kulanka Baarlamaanka isu diyaarinaysa Guji Feb 24

Ciidamada Isbahaysiga Dooxada Jubba oo kusii Jeeda Muqdisho
»Indha-Cadde: isbahaysiga Muqdiso waa  mid shareed..
»Saraakiil Itoobiyaan ah oo soo gaaray Gobalka Sh/Dhexe
»Max’ed Dheere oo deg deg ugu ambabaxay Nairobi...
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji... Feb 23

Shiikh Aweys oo sheegay in dagaalka uu socon doono ilaa ay ka toobad keenaan...
iyo
Xaabsade iyo Aadan Saransoor oo noqday Xubnihii ugu horeeyey ee Cidamadooda ka saara Baydhabo
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan Feb 22

Baaq ku wajahan dagaalada ka socda Muqdisho

Soomaalida Minnesota oo si weyn uga Qayb galay Bannaanbaxii Minneapolis
Warbixin iyo sawiro laga qaaday Bannaanbaxii lagu muujinayey Jacaylka Nebi Muxamed NNKH... Guji...

Madfac haboow ah oo ku dhacay Dugsi Qur’aan oo ku yaal Xaafada Buula Xuubey..
Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka socdey Agagarka Kuliyadda Ciidamada... Guji... Feb 21

Xaflad Sagootin ah oo ay qabsadeen Ardayda Soomaaliyeed ee India

Ra'iisul Wasaaraha Finland oo ka cudur ka bixiyey Sawir Gacmeedyadii lagu Aflagaadeeyey  Rasuulka. Feb 21

Maxamed Qanyare oo lagu soo warramayo in lagala wareegay gacan ku haynta Dayniile
Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in... Guji...

Yaa Gacanta ku haya Garoonka Dayniile
»Warar Degdeg ah oo ku saabsan dagaalka Muqdisho..
»30 qof ayaa ku dhintay dagaalka "isbahaysiga Argaggixida"
»Maxamed Dheere oo eedayn kulul dusha uga tuuray Qanyare
»Mudane Furux: isbahaysiga Ceebeed waa la dagaalameynaa
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Feb 20

Xildhibaan Seeraar: isbahaysiga muqdisho looga dhawaaqay waxaa ka danbeeyaan dowlada shisheeye...

Waxgarad ka tirsan bulshada Soomaaliyeed ee Minnesota oo si wada jir ah u soo saaray Bayaan

Wararka dagaalkii deegaanka Kuliyada Jaalle Siyaad ee Muqdisho...
iyo Dowladda Itoobiya oo soo dhaweysey Isbahaysiga looga dhawaaqey Muqdisho... Guji.... Feb 20

Soomaalida Minnesota & Stockholm oo Tacsi u diray Ehelkii Garaad C/qani Garaad

Mudaharaadkii Axadii ka Dhacay Pakistan. Akhri

Isbahaysi loogu Magacdarey La dagaalanka Argagixisada oo looga dhawaaqy Muqdisho
»Xubnaha 2da Gole ee Muqdisho oo u amababaxaya Baydhabo
»Baaqyo soo gaaraya kooxaha ku dagaalamaya Muqdisho
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji... Feb 19

Mudaharaad ka dhacay Nigeria oo ay ku dhinteen 15 qof...
»10,000 oo qof oo mudaharaad ku dhigay London, UK...
»Wasiirkii Ammaanka Liibiya oo shaqadii laga fariisiyey
»Wasiir Talyani ah oo Is-casiley ....
»Liibiya oo eedaysay dalka Talyaaniga...
»Qadaafi iyo Berlusconi oo Telefoon kuwada hadlay...
»Wasiirka A/Dibada Talyaaniga Booqday Masaajid Rooma.
»Madaxweynaha Talyaaniga oo soo saaray Qoraal...
»Sheikh Tantawi: hala sameeyo xeer caalami ah...
Wararka Mudaharaadyada ka akhri halkan... Guji... Feb 19

Qunsuliyada Talyaaniga ee Liibiya oo Dab la Qabasiiyey
»Pakistan oo u yeeratay Safiirkii u Fadhiyey Denmark
»Denmark oo xirtay safaaradeedii Islamabad, Pakistan
»Dukaanada Canada oo diidey iibinta magazine daabacay...
»Pakistan: Sheikh sheegay in $1-million la siinayo qofkii dila...
Wararka Mudaharaadada ka akhri halkan... Guji... Feb 18

Warqad furan oo ka soo baxday Maxwell (Isuduwaha Gargaarka ee Soomaaliya) Akhri [pdf]

Mid ka mid ah Masaajidda waaweyn ee Muqdisho oo an lagu tukan Salaadii Jimcada
»
60 qof oo ku geeriyoodey dagaalo Beeleed..
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan.. Guji... Feb 18

Pakistaan oo ay weli ka socdaan banaanbaxyada ka dhanka ah Denmark
Wasiir Talyaani ah oo soo xirtay funaanad ay ku sawirneyd sawiradii Nabiga lugu aflagaadeynayey shaqadiisana ku.. Guji

Madaxweynaha iyo m/xigeenka Puntland oo  lagala horjimi mudaharaad
Laascaanood: mudaharaad lagaga soo horjeedo booqashadooda soo daahday ee... Guji... Feb 17

70,000 oo Qof oo Mudaharaad ku dhigay Pakistan
iyo Baarlamaanka Norway oo soosaaray xeer mamnuucaya aflagaadada Diimaha iyo
Xildhibaanad reer Australia ah oo Raali gelin ka bixisay hadalkeed "Qaranka Islaamka" Guji..


Kismaayo: Maleeshiyo si Nabad ah looga saaray Xaafadda Guulwade
»Cali Max’ed Geedi oo la filayo in uu gaaro Adis –Ababa
»C/llaahi Yuusuf iyo Geeddi oo dib ugu soo laabtay Jowhar
iyo Warar Ku Saabsan Abaaraha Soomaaliya .. Akhri Feb 16

Xildhibaano DFKMG oo ka digay in shirka Baydhabo ay ka soo Qaybgalaan Saraakiil Itoobiyaan ah..
iyo Dagaalo ka dhacay Magaalada kismaayo… iyo Warar GooGoos ah.. Akhri Feb 15

Xaabsade iyo Shaatigadud oo si wadajir ah  u  gaaray Magaalada Baydhabo..
Shariif Xasan iyo wafdi la socday oo  gaaray Baydhabo
Wargelin: Xildhibaanadu haku soo xaroodaan Baydhabo
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji... Feb 14

Denmark: Qubuuro ay Muslimiin ku aasan yihiin oo La Jejebiyey
Waxaa la jejebiyey 25 qabri oo ay... Guji... Feb 13

»Warbixin & Tacsi: Geeridii Garaad C/qani Garaad

47-ruux oo Abaar ugu Dhintay Deegaano ka mid ah Gobolka Gedo
»Isbitaalka Dhimirka Qaranka oo laga furay Muqdisho
»Dil Xalay ka Dhacay Gudaha Magaalada Kismaayo
»C/lhi Yuusuf “K/Gaalkacyo waxay ka mid tahay Putland..
»C/Naasir Seerjito oo lagu dhaawacay agagaarka Maxkamada
»Musharax cusub oo ku soo biiray xiriirka kubadda Cagta..
»Abuu Xamza “Kenya waxay sameysey Xukun layaab..
»Jaaliyadda Gobalka Gedo ee Yurub oo deeq gaarsiiyey...
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji.. Feb 13

Xafladii Furida Jaamacadda Kismaayo...

MA HADHO!!: BUUG CUSUB.. GUJI...

C/llaahi Yuusuf, Shariif Xasan iyo Geedi oo kulan ku yeeshay Galkacyo..
»
Nin Talyaani ah oo shalay ku Islaaamay magaalada Muqdisho
»Cismaan Caato iyo Furux oo gaaray Magaalada Gaalkacyo
»Shaar-Guduud oo lagu qancinayo in uu ka qayb galo shirka..
»Maamulka Tooratoorow oo soo saaray warqad qoraal ah
»Sifir iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaarey Baydhabo..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Feb 11


Somalida Minnesota: Baro sida loo helo deeq waxbarasho

Qoraal ka soo baxay Ururka Israaca
Ururka Israaca Ummadda Soomaaliyeed oo ay xaruntiisu tahay Washington D. C wuxu soo.. Guji... Feb 10

Sannadguuradii 15aad ee kasoo wareegtay xasuuqii ka dhacay Dugsigii Sare ee Maxamuud Axmed Cali

ISKU SOO BIXII UGU WEYNAA EE MUSLIMIINTA KENYA OO DHACAYA JIMACAHA
»Turkiga:Joojinta Alaabada ka timaada Denmark & Norway
»W/Arrimaha Dibada Sweden oo la kulantay danjiriyaal
»Codsi ka soo baxay Wasiirkii hore Arrimaha Dibada Denmark
»Denmark oo diiday iney la shaqeyso Immaamyada Denmark
Wararka oo dhan ka akhri halkan....

Dowladda Itoobiya oo Codsatay in ay Sugto Ammaanka kulanka Baarlamaanka Soomaaliya
»Cismaan Caato oo u ambabixi doona Gobolada Dhexe..
»Iska hor imaad shalay ka dhacay Muqdisho..
»C/llaahi Yuusuf iyo Geeddi oo kulan ku yeeshey Gaalkacyo...
»Xarunta Shirkadda Dalsan ee Boosaaso oo weerar lagu qaadey ...
»Maamulka degamada Qansax-Dheere oo ka soo yeerte Qayla dhaan..
»CIIDAMO MILATARI AH OO LAGA QORAYO W.BARI KENYA...
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji.. Feb 9

Abwaan Abshir Bacadle iyo gabaygiisii Roobdoon

Nin reer Denmark ah oo dacwad ku soo oogay wargeyskii Aflagaadeeyey Rasuulka NNKH
Ra'iisal wasaaraha Denmark oo sheegay in Xoghayaha arrimaha dibada midowga Yurub  u dirayo dalalka Islaamka Guji Feb 8


»Duq Ibliis Copenhagen bay Daash ku leedahaye
»Gefka loo geystey Nabiga (NNKH) waa Xaniinya taabadkii ugu..
»
Denmark oo muslimiinta ku dhex nool ku eedeyneysa..
»
Fikirkiisa Guracan baa dunida dab ka dhaliyey!!
»OGAAN IYO ULAKAC | Inj. Nabaddoon
»
HADDII NABIGII ALLE LOO GAFEY MAXAA KULA GUDBOON?

Max’ed Dheere “Xildhibaano Digil iyo Mirifle oo aan xoog ku Haysto ma jirto..
Guddoomiyaha Baarla-maanka iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaarey Baydhabo. iyo warar GooGoos ah Feb 8

Mudaharaadyadii Looga soo Horjeedey Aflagaadadii loo Geystey Rasuulka NNKH oo Cirka isku shareeray
Afar qof ayaa ku dhinatay Afganistan, hal qofna waxa uu ku dhinatay Soomaaliya kaddib markii dad mudaharaadayey
Guji

Banaanbax balaaran oo roob doon ah oo ka dhacay magaalada kismayo
iyo Warar Googoos ah oo ku saabsan Soomaaliya Akhri.. Feb 7

Maamulka Jowhar  oo digniin ka soo saaray in aan laga dhigi karin Banaanbax
iyo Dowladda Federaalka oo aan weli ka hadlin gefkii loo gaystay Nabiga NNKH... iyo Warar GooGoos ah... Guji.. Feb 6

Ciraaq oo Joojisey Qandaraasyadii dalalka Denmark iyo Norway
»Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Lubnaan oo is casiley
»Baadari Talyaani ah oo lagu toogtey Turkiga
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Feb 6

Safaradii Denmark ee Lubnaan oo Dab la Qabadsiiyey
iyo Iiraan oo u yeeratay safiirkii u fadhiyey Denmark
Guji Feb 5

Dhegeyso Hadalkii Geeddi uu Ku Taageeray Shirka Baydhabo (R/Garowe)

Safaaradaha Norway & Denmark ku leeyihiin Suuriya oo Dab La Qabadsiiyey
Muslimiin caraysan ayaa dab qabadsiiyey.. Guji...

Khilaaf soo kala dhex galay Itoobiya iyo Ra’isul Wasaare Geeddi
Cali Max’ed Geedi iyo Max’ed Dheere oo si kadis ah uga degey Jowhar iyo Max’ed Ibraahim Xaabsade oo sheegay in Ciidamadiisa ay ku filan yihii amaanka.. Guji... Feb 5

Muslimiinta Denmark oo ka Digey Gubitaanka Kitaabka Quraanka
Kuwa Xag-jira ee Denmark haddii ay gubaan Kitaabka Quraanka waxaa... Guji... Feb 4

Dunida Islaamka oo Maalintii Jimcadii Muujiyey Jaceylka Nabi Muxamed (NNKH)
Kumanaan Muslimiin ah ayaa daafaha dunida ku dhigay mudaharaadyo ay kaga soo horjeedaan aflagaadadii wargeyka Denmark u geystey Rasuulka...
 Warbixin iyo Faallo.. Akhri  Feb 4


HADDII NABIGII ALLE LOO GAFEY MAXAA KULA GUDBOON?
YURUB: OLOLAHA KU-XADGUDUBKA RASUULKA (scw) OO BALLAARTAY
iyo Baaq Gabay... Ka akhri halkan... Guji... Feb 3

KHUDBADAHA JUMCADA OO SI WEYN LOOGA HADLI DOONO AFLAGAADDADII LOO GAYSTAY RASUULKA (SCW)
»Jumcada maalinta Alle dartii loo caroonayo...
»TV-ga Al-Carabiya oo Waraystay Ra'iisulwasaaraha Denmark
iyo Warar dheeraad ah ka akhri halkan... Guji Feb 3

Dalada Culumada W/bari oo ugu Baaqday dowlada Kenya  in ay Denmarka laga soo laabato safiirkeeda
Warbixintii Mumtaz...
 Akhri.. Feb 3

Cali Max’ed Geedi  iyo Max’ed Dheere oo deg deg ugu ambabaxay Ethiopia
»C/llaahi Yuusuf oo si kedis ah ku tegey Gaalkacyo..
»Maxwell Geylard: Ma dalxiis mise Daraasad!...
»Dr.Khalid Omar Cali oo shir jaraa'id ku qabtay Nairobi..
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji.. Feb 3

Muslimiinta oo la Weydiistey in ay Rasuulka (scw) ka Difaacaan Aflagaadada
»Su’aalihii la weydiiyay Ra’iisal wasaaraha Denmark
»JP oo raalli gelin wax u eg siisay muslimiinta...
»"Masjid Muslimiinta ha loo dhiso" Herpert Pundik
»Wargays kale oo aflagaaddeeyay Rasuulka (scw)
iyo Warar ku saabsan wargeyka JP ee Denmark.. Guji.. | Feb 2

C/llaahi Yuusuf oo Nairobi dhawaan kula kulmi doono wasaiirtada hubeysan..
»Beesha Caalamka oo soo cara celiyey Raiisul Wasaare Geedi
»Kismaayo: Waddo 3km oo la dayac tiray...
»Cismaan Caato oo deg deg ugu ambabaxay Nairobi..
»Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ambabixi doono Baydhabo
»Max’ed Dheere oo weli ka biyo diidsan kulanka Baydhabo
»Qaylodhaan ka soo yeertay Maamulka Degmadda Qoryooley
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji... Feb 2

Xubnaha labada Gole ee ku sugan Muqdisho oo soo Dhoweeyey Kulanka Baydhabo
»Ra’isul Wasaare Geeddi oo ka hadlay arimaha baydhabo
»Banaanbax lagu taageerayay in Baydhabo lagu qabto kulanka
»Francios Fall oo dhex dhexaadinaya Geedi iyo...
Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji Feb 1

WARARKII JANAAYO 2006

 

 

 

 

::: GEEDDI vs HADALKIISII:::

Hadalkii (Codkii) Geeddi, Xasuuqii Qabridahare & Fooljeex, iyo hadallo googoos ah oo muujinaya Gefkii Geeddi:
Dhegeyso:::
Waqtiga Codka: 28:40
::: WIIL U BAAHAN GARGAAR:::

Muqdisho: C/Samed Axmed Cabdulle waa 4 1/2 jir gargaar aadaminimo u baahan... Guji..
:::MAANSADII DOODWANAAG:::

DALIIL:: wt. Axmed Cabdi Geelle: Maansadii 42 ee doodwanaag
::: MAGDHAW  :: UK :::

Maxamuud Saalax Jaamac oo Magdhaw Waydiisanaya Dowladda Britain.. Guji...
:::COLUMBUS, OHIO:::
:::TAARIIKHDII CABBEEY:::
Taariikh Nololedkii Marxuum Cabbeey Daahir Rooble: Ciyaar yahankii Xulkii qaranka Somaliya, una cayaari jirey naadigii Dawladda hoose ee Minashiibio... Guji...
:::SANCA, YEMEN:::

Rasaas lagu Furay Qaxootiga Somaliyeed ee dalka Yemen oo weli horseexda Xarunta UNHCR-ka .... Guji...
 
QISADII HODON & AIDS

Dhegeyso Qisadii Hodon (cod)
[Waxaa duubay SomTV]
:FINLAND: SAFARADII DFKMG::
Khudbaddii Gacmadheere uu Ka Jeediyey Finland (cod)
Waftigii Shariif Xasan (cod) (Radiowarsan)
:::QORMADII IDAAJAA::
Yamyam: Gabyaa Laqmaday!
Waa
"Idaajaa" oo ka waramaya taariikhdii C/Qaadir Xirsi Yayam Ka Akhri halkan
:::MARKA MAGAALO YAAB LEH::
Marka, Magaalo aan La Yaabay...
Soomaaliya xittaa xayaawaanku waxay dhigtaan Isbaaro... WQ: A.D. Elmi
:::DUKAANKA AFRICAN STORE:::
::DENMARK::::


Jariidad Deenish ah oo Aflagaadeysay Nabi Muxamed s.c.w ... Guji

::VIDEO::::


Video ay soo bandhigtay shabakada aftonbladet.. Guji

:: DHUXUSHA J/HOOSE::

U.N. oo Warbixin Kasoo saartay Maamulka Col. Barre Hiiraale iyo ka Ganacsiga Dhuxusha... Arab bilooda dakhligii ka soo baxay dhuxusha waa  $5.8... Guji...
:: DAROOGADA SH/HOOSE::

Qaramada Midoobey oo Shaaca ka Qaaday Beeraha Daroogada ee Sheikh Yuusuf Indhacadde in uu Sannadkii ka helo $600,000 Guji
:: KHUDBADII CADDE 30/8/05::
GaagabKhudbadihii Gen. Cadde Muuse iyo Dr. Gaagaab ay Jediyeen Habeenkii ay Terry magaalada Dubai ugu Saxiixayeen Qandaraaska.. Guji
::WARQADII C/RISAAQ XAAJI::
Qoraalkii uu 2002 C/Risaaq Xaaji ka qoray faragelinta ay Itoobiya ku hayso Soomaaliya.. Guji
:WARAYSIGII DR.RAABEH::
Waraysigii Dheeraa ee Dr. Cumar Cusmaan Raabeh.. Halkan ka dhegeyso.. Guji
:MAQAALKII C/SHAKUUR::
Qancin Qoraalkii  Cadaani: Assadow Darawal Diyaarad Ma Duullin Karaa? Guji...
:MAQAALKII ASAD CADDAANI::
Raysal wasaaraha dawladii dhawaan Kenya lagu soo dhisay Cali Maxmed Geedi ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo haddii Somaliland la aqoonsado.. Guji..
 
::: WARBIXINTA UN :::


Warbixintii Qaramada midoobey ay ka qortay Soomaaliya Oct 5, 2005, oo ka kooban 60 bog oo ku qoran Af Ingiriisi..
[PDF]


Tarjumaada qoraaladan waa soo dhoweyneynaa..
::: WARBIXINTII I.C.G:::


Warbixintii Ururka "Crisis Group" ay 11kii July 2005 ka qoreen Soomaaliya oo ka kooban 28 bog oo ku qoran Af Ingriisi
[PDF]

::: PUNTLAND & DFKMG :::

Puntland oo Markale Lagu kala Baayacayo Suuqyada Australia
Shirkada cusub  ayaa iibsatey samiga ugu badan
Guji...

:::HARGEYSA & MAANTA:::
Doorashadii golaha wakiilada somaliland ,guusha mucaaradka ee aqlabiyada golaha iyo dareenka shacbiga Faalladii Qodax
::: DATELINE: AUSTRALIA :::


Weriye kasocda Australia SBS Dateline, Thom Cookes, iyo Ciise Faarax (Dholawaa) oo booqday Jowhar... Daaw Halkan..

SomTV: WARAYSI Sharif Xasan


Waraysi Video ah: Guddoomiyaha Baarlamaanka FKMG...
Daawo

::GALKACYO: CUMAR SAMATAR::


Xafladda Abaalmarinta Maamulka & Macallimiinta Dugsiga Sare ee Cumar Samatar... Guji...

::BURCO: MARKASKA SHAAFICI::


Furitaanka Markaska Imaamu Shaafici ee magaalada Burco Guji

 
::SOO DHOWEYNTA SOOMKA:::

»HORDHAC SOOMKA| Ibrahim
»AXKAANTA SOOMIDDA C/Fatax
»Kahortagga Khilaafka |
Ufayn
»Soo dhoweynta Soomka Ibrahim

:: MIDOWGA AFRIKA ::


MIDOWGA AFRIKA: MIDNIMO KATALIN MISE MINDIYO AFAYN?

::MUXAADAROOYIN:::

Muxadarooyinkii Kulankii 5aad ee Soomaalida Minnesota
17 Muxaadaro iyo tartankii wiilasha iyo gabdhaha oo cod ah oo  laga duubay kulan diineedkii 5aad ee W/ Ameerika, oo loo duubay si fasiix ah  dhegeyso

::MUQDISHO: SHIRWEYNE:::


Talooyinka ka soo baxay shirweynaha 1aad ee Xallinta  dhibaatada soomaaliya
iyo xalka islaamiga ah ...
Guji..

:FARTUUN SHEIKH : MINNESOTA:

Fartuun Sheikh oo soo gaartey Minnesota , waxaana garoonka kusoo dhoweeyey.. Guji
::GOOBTII BALCK HAWK DOWN::

Weriye booqday goobtii 1993 lagu soo ridey diyaaradii "Black Hawk Down" ee Maraykanka ayaa la kulmay qaar kamid ah dadkii ay dhibaatadu maalintas soo gaartey. Video Daawo Halkan
Sidoo kale weriyaha oo ka waramaya waardiyayaashii la socdey. Video
Daawo Halkan

Si aad u daawatid video-yada sare waxaad u bahan tahay FLASH PLAYER, haddii uusan computerka kuugu jirin isagoo bilaash kasoo rogo halkan

:::MINNEAPOLIS:::

Minneapolis::: Shirkii Lagu soo dhawaynayey Wasiirka Horumarinta Reer miyiga DFKMG Guji...
:::WARAYSI:::
Waraysi: Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga DFKMG, Maxamed Maxamuud (Gacma-dheere)... Dhegeyso
:::MAALINTA NABADDA:::


Muqdisho: Machadka Nabadda Soomaaliyeed oo xusey Maalinta Nabdda Adduunka.. Guji

::MAANSADA DOODWANAAG:::

Diiwaan:  Maansadii 41aad ee DoodWanaag | Cali-Mataan| Guji
:::WARAYSI:::

Waraysi: Dr. Sifir, Xildhibaan Sakariye, Xildhibaanad Caasha iyo Xildhibaan Daryeel... Dhegeyso
RAFAADKA MULIMIINTA BURMA

Muslimiinta Burma oo Sadex Sano Loo Diiday Guurka... Guji
::WARAYSI:: C/LAHI CADDOW:::
DFKMG iyo tii Carta waxay ku kala duwan yihiin in tan hogaamiye kooxeed-yadu ay doorteen Madaxweyne C/Laahi Yuusuf.. Guji
::DUGSIYADA LAASCAANOOD:::

Dugsiga Sare ee Nugaal iyo Dugsiga Hoose ee Al-Manhal ee Laascaanood.. Guji...
:::AFDUUBKA XARARDHEERE:::


Markabkii mudada lagu haystey Xarardheere oo loo dhaqaajiyeye dhanka Ceel-Macaan... Guji..

::: WAFTIGA SHARIIF XASAN:::


Waftiga afhayeenka baarlamaanka DFKMG ee booqashada ku maraya USA waxaa kamid ah... Guji

::: DIGAAGGA & MACDANTA:::


Shirkadda Shiidaalka oo Boosaaso keeneysa Digaag... Guji...

::: ABWAAN JIRRAB :::


Abwaan Axmed Nuur Ow Maxamuud (Jirrab) Halgamaa la hilmaamay oo u baahan gargaar..

::: YUSUFALI-A TROJAN :::


Barnaamij Virus ah oo xanibaya websiteyada qaawanaanta, soona saaraya Quraan... Guji...

::: AUSTRALIA & QAADKA :::


Ragga Soomaaliyeed oo xaasaskooda ku dayaca ruugida Qaadka... Guji

:::MU'TAMARKII MINNEAPOLIS:::

Kulankii 5aad ee Soomaalida Minneapolis... Guji..
 

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.