SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2004»  SEPTEMBER  


Daawo: 96 Qof oo Lagu Diley Weerar Ciraaq | Doodii Bush iyo Kerry

»»FAAQIDAADII CIYAARAHA EE MAANTA:::::

Waraaqo uu Kujiro Hilib Doofaar oo Loo Diray Soomaalida NewZealand
Waraaqahaas oo xambaarsan nacayb iyo cabsi gelin.. Guji...


Booliska Scotland Yard ee Britain oo u kuura galay Gudniinka fircooniga ah: warbixintii Ridwaan..
C/RAXMAAN JAAMAC BARRE IYO TARTANKA  MADAXTI-NIMADA
Qaybtii 3aad ee  tartamayaasha madaxweynaha. Fahad... 

CUSMAAN JAAMAC CALI KALUUN: HADII LA I DOORTO WAXAAN RAACAYAA TASTUURKA
"waana ka fogaanayaa nin jeclaysi, waana ku dadaalayaa midnimada umadda Soomaaliyed".. Guji

HESHIISKA BEELAHA BIYO MAAL iyo CEYR
Waraysi Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibbi)...Guji...

MA AWOODAA IN AAD WIILKAN YAR U GARGAARTID... Akhri halkan


Xildhibaan Xasan C/lle Qalaad oo Geeriyoodey:
waxaa isbitaal ku yaal dalka Imaaraadka Carabta ku geriyooda Xildhibaan Xasan C/lle Qalaad, ahaan gudoomiyihii Gobolka Hiiraan. waxa uu u geeriyooday cudur kaga dhacay dhinaca wadnaha waxaana geeridiisa si weyn uga naxay dad weynaha ku nool Gobolka Hiiraraan waana Xildhibaankii labaad ee geeriyooda tan iyo markuu la dhisay Golaha Baarlamaanka, waxaa ka horeeyaya Xildhibaan faarax Xasan Cali, waxaana la filayaa ion Meydkiisa la keeno dalka, laguna aaso magaaladda B/weyne. qore: amiinkhasaaro, Muqdisho.

Ururka P.E.D.O oo Hogaan Cusub Doortey
Mustaqbal kasta ee ummadi ama bulsho leedahay waxa uu ku hora maraa Taariikhna ku yeeshaa waa... Guji.. Sept 29

Afhayeenka D/ Jubba oo warsaxaafadeed ka Soo saaray dagaaladii Jubada hoose
Warsaxaafadeedka oo daba socda kii Gen morgan ka soo saaray dagaaladii jubbada hoose ayaa... Guji Sept 28

»CRD oo qiimayn ku samaysay Baarlamanka Cusub ee Soomaaliya

Gen Morgan oo Warsaxaafadeed ka soo Saaray Dagaaladii Jubbada Hoose
iyo Kulankii Baarlamaanka oo lagu magacaabay guddiyo, sida G/nidaaminta doorashooyinka Guji..  sept 27

SHIR LOOGA HADLAYAY ABAARAHA GOBOLLADA DHEXE:
MUQDISHO
: Shirkan oo ay soo qaban qaabisay dalladda Towfiiq oo ay ku bahoobeen...  Guji.. Sept 27

Tabardarri dhinaca isboortiga ah oo soo wajahday Kooxda Kubadda Cagta Elman FC .. Qormadii Axada ee Amiin

RAJADA SHIRKA SOOMAALIDA:
Rajo Iftiin badan iyo xildhibaanada oo muujiyey in shirku noqon karo mid miro dhala.. Guji...

Nin Soomaali ah oo Loo Magacaabay Golaha Xuquuqda Aadana ee Magaalada Owatonna
MINNESOTA:: Siyad Maxamuud Cali ayaa... Guji...

Aqoonyahniin uu siminaar ugu Dhamaaday magaalada Nairobi
iyo C/ladhiif Afdhuub oo baarlamaanka ka dalbaday in ay u diraan wafdi deegaanka Dhoobley.. Guji...

Bayaan: Beesha Reer ismaaciil ee Carab Saalax
oo kalsoonidii suldaanimada kala laabanay suldaan.. Guji sept 26

Gen Morgan oo Lagu Soo Dhaweeyay Nairobi
iyo Kulankii baarlamaanka oo looga hadlay is diiwaan galinta musharaxiinta madaxweynahya...
Guji...

»Safarkaygii Oslo::: Warbixin Nolosha Soomalida Oslo

AF-HAYEENKA URURKA DARWISH PARTY FARACA KENYA
oo soo saaray warsaxaafadeed... Guji... Sept 24

Prof. Mahdi oo Isusoo Taagey Jagada Madaxweynaah Soomaaliya: Qoraalka musharaxa... Akhri

Xildhiban Sifir: Shacabka Soomaaliyeed waa ka Gudbey Kooxaysi
Xildhibaan Dr. Maxamuud Cabdulaahi jaamac Sifir ahna Shirgudoonka beesha Direed ayaa.. Guji Sept 23

Xildhibaanada dowlada Darmaan ee Muqdisho oo Loo qaybiyey Axdi…
Iyo wararkii kale ee uu isku soo dubaridey Amiin Yusuf... Guji

Prof. Dhalxa oo Loo Doortay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Baarlamaanka
Guddoomiye kuxigeenka labaadna waxaa loo doortay... Guji Sept 22

»MAGDHOW AAY BEESHA YAXYESAALAX WEEYDIISANAYSO ITALIA


Qareen Reer Canada ah ayaa sheegay in la hayo cadaymo kufilan si maxkamad Militari loo saaro Clayton Matchee oo loo haysto dilkii Shidane Arone oo 16-jir ahaa oo sannadkii 1993 lagu diley Soomaaliya, laakiin qareenkaasi waxa uu sheegay in ninkaasi uusan hadda maxkamad xamili karayn, balse dacwadaasi weli waa taagan tahay...  Daawo halkan... Guji
Gudoomiyaha baarlamaanka oo ugu baaqay dadka Soomaliyeed Nabad
Munaasabadan oo ay ka soo qayb galeen madax ka kala socotay Baarlamaanka KMG, Qaramada Midoobay iyo Guji

Xoghayaha Guud ee Dhaqdhaqaaqa Nabadda oo Soomaalida ugu baaqay Nabadda
Maalinta nabadda Adduunka awgeed... Guji... Sept 21

Biraha iskaraabka ah oo Laga Qaaday Xayiraadii, Lagana Dhoofinkaro Bosaso
iyo Shirweynihii Sanadlaha Shabakada WAWA oo lagu soo Gababeeyey Boosaaso... Guji...

Kulankii baarlamaanka oo ku saabsanaa Ku xigeenada Gudoomiyaha
Dood aad u kulul oo markii la isku mari waayey ayaa.. Guji

Maxaad ka taqaana habka wax barshada jaamacadaha Brussels : Warbixin kooban...  Guji.. Sept 20

Gudoomiyaha Baarlamanka oo ku baaqay in la Joojiyo Dagaalada K/Soomaaliya
dhinacyada ku dagaalamaya dalka gudahiisa waa in ay joojiyaan dagaalada ka socda kismaayo iyo... Guji..

Bayaankii Golaha Masaajida Soomaaliyeed
Golaha 14 masaajid oo kuyaal Maraykanka oo ay Soomaalidu maamusho ayaa soo saaray bayaan...
»Bayaanka oo Qoraal ah ka akhri halkan.. GUJI....

Kulan Diineedkii 4aad ee Soomaalida W/ Ameerika oo Ku Dhamaaday Guul
Caawa waxa si guul ah ku soo gabagaboobey mu'tamarkii saddexda maalmood ka socdey Minneapolis, kaas oo.. Guji...

Seekh Mustafa: dadka Soomaaliyeed wax bay qaban karaan: Sheekha Masjidka Oslo... Guji

Doorashadii Madaxweynaha Dowlada KMG ah oo Dib loo Dhigay
Shirkii maanta ee Baarlamaanka Soomaalida ee ku shiraya Kenya ayaa laga soo saaray in... Guji Sept 18

Wafdigii culimada oo soo gaaray Berbera
Safarka culimada ee Hargeysa, Boorama iyo Berbera... Guji

Ugu Yaraan 15 Qof ayaa Ku Dhintay Dagaallo Ka Dhacay Aagga Kismaayo
Dagaalkan oo dhexmaray Gen. Moorgan iyo isbahaysiga Dooxada Jubba ayaa... Guji....

Wasiirada A/Dibada IGAD oo ku sii jeeda Newyork
Si ay taageero ugu raadiyaan dawlada laga filayo shirka... Guji

WARAYSI:: C/LAHI AXMED CADDOW
"Looma baahna ciidamo shisheeye waayo dagaal waa laga daalay" sidaas waxaa yiri Caddow oo... Guji Sept 17

Foojignaanta Ciidamada Ammaanka ee Qaranka Suudaan oo La Kordhiyey [Warbixin kooban]

Shir looga hadlaayay barashada Soomalida iyo xaquuqda Aadmiga:  ayaa ku soo gabagaboobay maanta magaalada Oslo ee dalka Norwey Guji sept 17

Video: Janaraal Boykin oo laga waraystay CBS
Video:
Hadalkii Hore ee Gen.Boykin iyo Soomaalida

Baarlamaanka Kenya oo Taageeray Guddoomiyaha Baarlamaanka KMG ee  Soomaaliya
iyo Hambalyo & Tacsi loo diray baarlamaanka.. Guji...

Qaabkii ay u Dhacday Doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka KMG
Warbixintii Axmed Muuse.. Guji... Sept 16

Shariif Xasan Sheikh Aadan oo Noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka KMG
- Qaar kamid ah xildhibaanada oo doorashada ku tilmaamay musuqmaasuq iyo dagaallo ka dhacay Jubooyinka... Guji...

Mudane Baarlamaanka KMG ka mid ah oo ku Geeriyooday Nairobi
iyo Gudoomiyahii baarlamaanka oo la doortay.. Guji sept 15

"IGAD oo La Wareegtey Awoodii Beelaha Soomaaliyeed"
»Warsaxafadeed kasoo baxay guddiga xalinta khilaafaadka
»Isbahaysi Cusub oo laga sameeyey Nairobi, Kenya...
»Kulankii wasiirada arrimaha dibada ee IGAD oo
...
Dhammaan ka akhri halkan...

Liiska Shacabka ay Xabashidu Ku Laysay Dhulka ay Xoogga Ku Haysato  
Wararkii Radiyo Xoriiyo ee maanta...
 Guji  

Bahda saxaafada Sweden u hambalyeyneysa Ibraahim Maxamed-deeq

Barre Hiiraale oo Xasuuq iyo Miino  Ka Wada Kismaayo
Qoraal ka soo baxay Xooghayaha Warfaafinta SPM/SRRC ayaa Guji

WARARKII SEPT 14
. Axmed Naasir Macalin Cabdulaahi (Kenya) oo is casilay
. Weriye Axmed Caraale oo Xaaladiisa Caafimaad Liidato
. Xuseen Ceydiid oo sheegay inuu wali dood ka qabo Baarlamaanka
. Siminaar looga doodayo  saxaafadda iyo dib u dhiska dalka
. Hiloowle Iimaan oo laga codsaday inuu ka laabto Musharaxnimadiisa
. Somali Land oo si kulul uga jawaabtay qorshaha ay wado Jabuuti
Dhammaan ka akhri halkan...

»»Soomaaliya oo ka qayb galaysa tartanka Jaamacadda Carabta

Haweenka Shirka oo Qoraalo Cabasho ah u Gudbiyay IGAD
iyo Musharaxiinta Gudoomiyaha baarlamaanka oo maanta soo bandhigay waxa ay qaban doonaan marka la doorto.. Guji 13/9

Soomaalida Jarmalka oo soo dhoweeyay xaalada shirku uu marayo
Warbixintii Ridawaan Xaaji...
Guji... Sept 13

Diidis Dagaal iyo Doonis Nabadeed oo ku aadan Jubooyinka
Warsaxaafadeed ka soo baxay Gedo Intellectaul Group Guji

WARSAXAAFADEED: AFHAYEENKA GOLAHA SRRC EE W/AMERICA
Cabdi Barre Axmed ayaa si kulul u canbareeyey Col.Barre Hiiraale iyo Gen.Axmed Warsame iyo ganacsato.. Guji

Gen. Moorgan oo Sheegay inuu dib uga Laabtay Tagista Shirka Kenya
iyo Col. Barre Hiirale oo sheegay inay ka go'an tahay weerar uu ku qaado Moorgan... Guji... Sept 12

Suxufi Reer Somaliland ah oo Dhaawacyo Loogu Gaystay Nairobi
Waxaana arintaas lagu eedeeyey in... Guji... Sept 12

MUSLIMIINTA WADANKA AUSTRALIA IYO DOORASHADA SANADKAN (VOTE 2004)
Mudo kayar bil waxaa wadanka Australia kadhici doonta doorashadii guud ee ... Guji... Sept 11

Botaan Barre: Shirka Kenya Waa la Majara Habaabiyay
talada Shirkana dadka soomaaliyeed waa laga weeciyay Guji

Urur  Laga aas-aasay Gobolka Awdal
ururkaas oo lagu magcaabo "Free Awdal Forum" Guji Sept 11

Dagaal ka dhacay Waafdhuug oo gumaysiga lagu naafeeyay
wararkii Radiyo xorriyo ee maanta... Guji...

Garsoorayaasha Maxkamadaha DGPL oo Loo Soo Gabagabeeyey Tababar
Tababarkaas oo ka socdey Garoowe ayaa.. Guji... Sept 10

QOXOOTI-DOON SOOMAALI AH OO LAGU QABTAY XEEBAHA JASIIRADDA MALTA
Dad Soomaaliyeed oo ka kooban 29-ruux ayaa Guji.. Sept 10

WARARKII SEPT 9:::
»Dhaqdhaqaaqa Al-Islaax oo Taageeray Shirka Kenya
»Diirshe oo Taageeray C/Qaasim in Loo doorto Madaxweyne
»Guusha Nugaal University
Dhammaan ka akhrui halkan... Sept 9

Bishan 12 keeda ay ku egtahay Qabashada Araajida Jagada Gudoomiyenimada
Kulankii baarlamaanka ee maanta ayaa looga hadlay in la dardargaliyo doorashada madaxweynaha.. Guji..

Xaaladda Magaalada Kismaayo
Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xaalada magaaladaasi ay... Guji...

BulhanDowlada Soomaaliyeed waxaa la dhisi doonaa bishan dhamaadkeeda
Sidaas waxaa yiri Gudoomiyaha Baarlamaanka ee KMG oo u warameyey... Guji...

Baaq ku Wajahan Warkii Amb Kiplagath ee Gen  Morgan
Haddii Kiplagath Ku Adkaysto Hanjabaadiisa Waxaan Qaadicidoonaa Dowlad Lagu soo Dhiso Kenya... Guji... Sept 6

500 oo arday oo Seminaar loogu soo Gabagabeeyay  Laascanood
Waxaa siminaarka lagu soo gabagabeeyay machadka Al-imaam Al-shaafici ee magaalada L/caanood... Guji.. Sept 6

Riyaale Wuxuu  Sanadkii Mushahar u Qaataa 0.5 Million
Sidaas waxaa yiri...
Guji...

Soomaalida Minneapolis oo $160,000 ugu Deeqay Mashruuca Abuubakar
Soomaalidii xalay isugu timid mu'tamarka ka socda Minneapolis ayaa mashruuca Abuubakar u ballan qaaday in.. Guji... Sept 6

Warsaxaafadeed ay IGAD ka soo Saartay Arrinta Gen. Morgan
kulan ay iskugu yimaadeen Guddiga fududeynta shirka ee IGAD ayay... Guji... Sept 5

SOOMAALIDA LAGU LAAYEY QURBAHA: Ogoosto/Sept:::
»
34-jir lagu Diley K/Afrika:: Marxuum: C/shakuur Sh. Xasan
»16-jir lagu Diley K/Afrika:: Marxuum: Abdikadir Garanage
»61-jir lagu Diley Minneapolis:: Marxuum: Abdullahi Dalmar Ali
»Lix Soomaali ah oo Lagu Diley Nairobi [September 2004]
Dhammaan ka akhri halkan...

»Mamnuucidii Khimaarka Gabdhaha Muslimiinta ee France

Doorashada ururka ardeyda Soomaaliyeed oo ka dhacday Khartoum
Warbixintii doorashada ardayda...  Guji... Sept 5

Urur Dhalinyaro oo laga dhisey Belgium
Faallo ku saabsan ururka..
Guji... Sept 5

Baarmaanka oo Doortay Guddi Xeer Hoosaadka
iyo Xuseen Caydiid oo la dhaariyeyey... Guji

URURKA KOONFURTA SOMALIYA BEESHA MEHERI EE CARAB YAXYE SAALAX USC/SNMC oo digniin u diray IGAD... Guji...

Dhul Soomaalida iyo Oromadu isku haysteen oo afti loo qaadayo
iyo wararkii kale ee Xorriyo.. Guji Sept 3

KAL FADHIGII KOOWAAD EE GOLAHA BAARLAMAANKA
oo ka furmay magaalada Nairobi, Kenya.. Guji Sept 2

» MAGACYADA XILDHIBAANADA OO DHAMEYSTIRAN

WARBIXIN: SOOMAALIDA AUSTRALIA
Waa sidee noloshooda, waxbarashadooda, shaqadooda  iyo... Guji

Lix Qof oo Soomaali ah oo Lagu Dilay Nairobi
Dad gaaraya lix qofood ayaa lagu dilay meelo kala duwan oo ka mid ah xaaffadda soomalida ee islii...
Guji...

Ururka SOJON oo Doortay Agaasime iyo Guddoomiye
Xaflad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa Guji Sept 2


» ISKU AADKA HORYAALKA KUBADDA CAGTA SOOMAALIYA  

Mid kamid ah Xarumihii Ganacsiga Soomaalida London oo Albaabadda loo laabay
Suuqan Albaabada loo laabay waxaa uu saamayn ku keenayaa soomaali badan oo... Guji... Sept 1

Baarlamaanka oo Kulankoodii ugu Horeeyey Yeelan doona Khamiista
War ka soo baxay maanta galinkii dambe Guddiga fududeynta shirka ee IGAD ayaa.. Guji... Aug 31

Munaasabad Ku Saabsan Sannad Guuradii 2aad ee Dilkii Hurre oo Lagu Qabtay Nairobi
Hoteelka 680 ee magaalada Nairobi ayaa...
Guji... Aug 31

Wararka Radio Xorriyo ee Ogaadeenya
Dagaallo cadowga lagu naafeeyay iyo dad la xidhxidhay
Guji

Hogaamiyayaal ku Hanjabay in ay ka Baxayaan Shirka
Xuseen caydiid, Mowliid macaane, C/raxmaan Diinaari iyo kuwo kale ayaa doorashadii baarlamaanka ku tilmaamay in..  Guji...

»»61-Jir Soomaaliyeed oo Lagu Diley Minneapolis
& Qofkii 24aad oo Soomaali ah oo lagu diley K/Afrika
Guji 30/8

Dhamaystirka Baarlamaanka K.M.G
Qaar kale oo Kamid ah Xildhibaanadii ka Dhinaa Baarlamaanka Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya ayaa la Dhaariyey, waxaana ka.. Guji...

Waraysi:  Engineer Xuseen Xasan Soyan
Musharaxa ugu Dhalinta yar ee Shirka Nairobi Guji

Kooxda Somali-Belgium oo isku diyaarinaysa tartanka EuroSom
Kooxda Kubadda Cagta oo waayadaan ku jirtay diyaar garaw ay..  Guji...

Wararka Qowmiyadaha Ku Hoos Nool Gumeysiga Itoobiya
UNICEF oo qalab ugu deeqday Ogadenya & Gobolka Oromada oo xaaladdiisa laga dayriyay...
Guji..

»BEEN ABUURASHO LAGU SAMEEYEY BEESHA MAXAMED SUBEER

Khilaafkii Beelahii ka Dhimanaa Baarlamaanka oo La soo Afjaray
Waxaa la sheegay in la dhaarin doono... Guji

KHUDBADII SALEEBAN GAAL... [Diridhaba]

Waraysi: Ismaaciil Buubaa
..Aniga waxaan ka mid ahay inta qabta midnimadii dalka soomaaliyeed iyo in sina aanu dalku u kala go'i karin Guji 28/8

Dugsiga Hoyga Xamar: 116 Arday oo La Guddoonsiiyey Abaal marino
Agaasimaha Dugsiga C/raxmaan Yuusuf ayaa..
Guji

Baaq uu soo saaray Ururka H/G/J/Hoose ee Canada
Waxaan Diidanahay Wixii Kasoo Baxa Shirka.. Guji

Carqaladda cusub ee shirka dib u heshiisiinta Soomaalida
Qoraal ka soo baxay  Xuseen Cali Cilmi ayaa..
 Guji

Qofkii ugu Da'yaraa & Kii ugu Da'weynaa ee Ciyaaraha Olympic [Osman Sool]

Magacayda dadkii ku dhintay Tahriibkii Talyaaniga-Liibiya Bilawgii August
Magacyada 31 qof oo kamid ah dadkii bishan aan kujirno ku dhintay badda Mediterranean-ka.. ka akhri halkan Aug 27

Cabdi Cali Sonkor oo Suldaanimadii Laga Qaaday
Qoraal ka soo baxay beesha Maxamed Suber ayaa...
Guji

WARARKII KALE EE AGOOSTO 2004...

 

.. 


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.