SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
SomaliTalk.com   » Archive» 2006» DECEMBER  

  XAAFID QUR'AAN
cFataxCabdul Fatax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey Guji
:::XAAFIDAD AH:::
somalitalkGabadhan da'da yari waxay ka jawaabeysa su'aal kasta oo laga weydiiyo Quraanka Guji
::: WAX QORIDA:::
Qaabka Loo Qoro Wararka, Faalooyinka iyo Ra'yiga... Guji..

Dhawrista Xuquuqda Qoraalada...

CUDURKA AIDS-KA
aidsWaraysi: Gabar Som oo Qabtey AIDS
ISGAARSIINTA
Taariikhda War Isgaarsiinta
Qore: C/fataax M. Cabdulle
CAAFIMAADKA
VITAMINKA LOO BAAHANYAHAY
Bogga Caafimaadka...
AIDS | KOLEERAHA | SONKOROW | JABTADA |WARAABOWGA
SARRIFKA | MONEY
Sarrifka Lacagaha Adduunka
Waa meeqa sarifku maanta
Guji
 TECHNOLOGY
Science & Technology News
& Macluumaadka
Engineering
:::C/WELI HAYBE:::
cweliSHILALKA BAABUURTA MAREYKANKA XILLIGA CIIDAHA: "hal qof ayaa ku dhinta shil baabuur 30-kii daqiiqaba" ka akhri warbixintii Cabdiweli Haybe..
MAQAALLO HORE
Maqaalada loogu akhriska badan yahay ka akhri halkan
GLOBAL EYE
» Eric Margolis - T.Sun
»
Eric Margolis Archive
»
Middle East News
»
Internet Newspapers
»
Big Eye Corner
»
Daily World News
WEBSITE-YO:
. Globat Hosting
. Freesoftwarewebsite
.
PayPal
.
WYENET HOSTING 
.
Host Index
.
Top Hosts
.
Host Search
.
Webhosts Online
 
 
TAXANE
Siyaasiga Soomaaliga ah ammaan ma mudan yahay:
[
1] [2] [3] [4] [DM] [XL] [SL] [MDH] [[
SO]
SIIRADA
. Siirada Rasuulka Muxamed (scw)
Wq. Cusmaan Bilaad, Ohio, USA.
SAXAABADA
. HabNololeedkii Saxaabada
Wq. Ibraahim Saalax, Denmark.
QUR'AANKA
114 Suuradood ee Quraan: Maqal iyo Muuqaal.. Guji
TAFSIIRKA
. Tafsiirka Cumar Faaruuq
.
The Miracles of the Qur'an
SALAADDA
. Ahmiyadda Cibaadada Salaada
Maqal, muuqaal, sawir iyo qoraal ku bar carruurtaada Salaadda.
Prayer Times Prayer Times For 5 Million Cities Worldwide
 

Kongo, Tansania & USA: Qaraarka Qabyada ah
Golaha Ammaanka: Isagoo xasuusanaya qaraarradiisii hore ee quseeyey xaaladda Soomaaliya...AKhri....

Qaraarkii Golaha Ammaanka ee Nov 29, 2006
Golaha Ammaanku Wuxuu Cambaareynayaa “Qulqulka Hubka ee sida weyn uga socda dalka Somalia... Akhri


Bayaan ka soo baxay Ururka Mideynta Beelaha Waamo ee ku nool Yurub & Waqoyiga Amerika

Garaad Jaamac oo Safarkiisii gobolada  America kusoo gabagabaynaya Atlanta

Banaanbax Lagu Taageerayo Dowlada Soomaaliya oo ka dhacay Minnesota
Waxa ka dhacay Minnesota gaar ahaan labada magaalo ee mataanaha ah banaanbax weyn oo..  Guji....

Soomaalida Minneasota oo Bannaanbax Ballaaran ku dhigay Minneapolis
banaanbax
Bannaanbaxaas oo looga soo horjeedo Duullaanka Itoobiya ku soo qaaday dhulka Soomaaliya, ayaa dadweynihii ka soo qaybgalay waxay baaq u dirayeen dowlada Maraykanka, iyagoo... Akhri..


saddamSaddam Xuseen oo La Daldaley
Taariikh kooban ee Saddam Xuseen... Akhri..

Faahfaahin ku Saabsan Dagaal ka Bilowday Agagaarka Jilib
.Dagaal ka Qarxay Woqooyiga Jilib....
.Qanyare: Dhalanteed in dawladu Maamusho Xamar
.Qanyare: Geeddi iyo Yuusuf waa niman aan wax garaneyn
.Geeddi: Dib uma soo laaban doonaan Qabqablayaashii...
.Cadde Muuse oo Cadaado kulan kula yeeshay...
.Muqdisho: Qarax Bam oo ay Dad u dhinteen...
.Geedddi oo xildhibaano soo hor dhigeen Khariidadii....
.Ra’iisul wasaare Geedi oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho
.Xaalada Magaalada Jilib oo ay kulaalayaan Ciidamo tigree
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Dec 31

"Taangiyada Itoobiya oo u Dhaqaaqay Koonfurta Soomaaliya"

.Melas Zanawi oo sheegay in uu soo gaari Muqdisho..
.Shariif Xasan: Waa ka xunahay faragelinta Itoobiya...

.Banaanbaxyo iska soo horjeeda oo laga dhigay Muqdisho
.Cabdulaahi yuusuf oo Afgooye kula kulam....
.Urur Goboleedka IGAD oo haatan u muuqda..
Wararka oo dhan ka akhri halkan....

Madaxweynaha DFKMG oo Dib ugu Baqoolay Baydhabo
. Kismaayo oo Si Weyn Looga Ciidey...
.Sidii looga ciidey magaalada Qardho...

.C/Lahi Yuusuf oo Kasoo Degey Afgooye...
.Afhayeenka Xisbiga Ramaas ee England oo la magacaabay
.Xisbiga Ramaas oo ku baaqay xabada joojiyaan...
Wararka oo dhan ka akhri halkan..... Dec 30

Xabeeb Hosbitaal Oo Soo Bandhigay Nin Madaxa Looga Jiro Oo dhaawac uu adeegsaday toorrey iska gaarsiiyay cunaha iyo caloosha iyo Baaq ay soo saareen ururrada bulshada.... Akhri...

Hay’add African Development Trust oo kalmooyin kala duwan gaarsiiyay gobolada dalka qaarkood   


.Wali Miyaanad Xajin !!! | Shiikh C/raxmaan Sh. Cumar

Muqdisho: Banaan baxyo Rabshado wata oo Lagu diidan yahay ciidamada Tigreega
. Video: Taayiro lagu gubey waddooyinka Muqdisho...
. Maxaakiimta: Dagaalka looga hojeedo ITO waa sii wadeynaa
. Madfac Lala Beegsaday Dekedda Muqdisho...
. Maxamed Qanyare oo dib ugu laabtay xaruntiisii Dayniile..
Warka oo dhan ka akhri halkan.....

 Sidee DFKMG Looga soo dhaweeyey Degaanada Afgooye iyo Muqdisho

DFKMG oo Reer Puntland ku amartay in ay Hubkooda Geeyaan Xerada 54aad...
Wareegto Ka soo baxday DFKMG oo Su'aalo Dhalisay oo Dadka Soomaaliyeedna Soo Xusuusiyey Hadalkii Cumar Carte Qaalib
Warka oo dhan ka akhri halkan...

Waa sidee xaalada Magaalada Muqdisho Ee Caawa ?

Guddi lagu magacaabay Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay Minneapolis

Aqoonyahano reer Hiiraan ah oo shir deg-deg ah ku yeeshay Qaahira.. Akhri...

Qaadkii oo kusoo Laabtay Muqdisho
. Doonyo oo ku degey badda Yemen & 140 Qof oo Lawaayey
.Maxkamadaha oo Iskaga Baxay Muqdisho...
.SNA oo la wareegtay xaruntii hore ee Villa Soomaaliya
.Dekadda oo ay la wareegeen maleeshiyooyinka Furux
.Hoteel Ramadaan oo saakay ka dhacday bililiqo baahsan
Wararka oo dhan ka akhri halkan...

Maxkamadaha Islaamiga oo Shir Jaraa'id Ku Qabtay Muqdisho
.Xaaladda Muqdisho oo ku sii siqeysa fordadii hore..
.Ciidamada Itoobiya oo hubkii dib ugu celiyey beelihi hore u..
.Ururada Caalamiga ah oo ka hadlay Dagaalka Soomaaliya..
.Wararkii ugu dambeeyey dagaalka u dhexeeya....
.Maamulka Somaliland oo si aad ah uga Horyimid Hadalkii..
.Ra’isul Wasaara DFKMG Geeddi oo sheegay in aysan..
.Dadka Soomaaliyeed ee ku nool Dibadaha oo ka walwalsan..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Dec 28

Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta oo ku Baaqay in Itoobiya la baxdo Ciidamadeeda
.Maxkamadaha oo Dib uga soo gurtay Jawhar
.Wasiirkii Dib u Heshiisiinta Dawladii NRBI oo Xilkii laga qaaday
.Saadaalin Dagaal Ka Bilowda Addis Ababa...
.Wakiilkii Shirkadda Jabuuti Airlines oo lagu diley Kismaayo..

.DFKMG oo aad uga xumaatay soo nooleynta qabqablayaashii
.Buubaa oo ku hamiyaya in gumeystayaashu Qaadka fasaxaan
Wararka oo dhan ka akhri halkan...

 

Masar oo Ka Digtey Cawaaqibka ka Dhalan Doona Dagaalka Soomaaliya
Maxkamadaha oo dib uga soo gurtay goobo ay fadhiyeen... Akhri... Dec 26

Wararka Dagaalka ay Itoobiya kusoo Qaaday Soomaaliya
Ciidamada Itoobiya oo Duqeeyey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Itoobiya Kusoo Qaaday Soomaaliya.. Guji.. Dec 25

Dagaal kharaar oo ka qarxay Bandiiradley
Wararkii ugu dambeeyey ee ayaa sheegay in... Akhri...

Wararkii ugu Dambeeyay ee Dagaalka u dhexeeya Itoobiya iyo Maxkamadaha
.Addis-Ababa oo laga dareemay dagaalka Soomaaliya
.Ciidamo daacad u ahaa Max’ed Dheere oo ka soo goostey..
.Khilaaf soo kala dhex galay DFKMG iyo Saraakiisha Itoobiya..
.Dood ku saabsan Afka Soomaaliga oo uu qabtey Naadiga..
.Bosaso: 70 dhalinyaro oo ah oo la qabqabtay...
.Bosaso: Qaxooti dib ugu soo guryo noqday dalkooda ...
.London: Kasmo oo ku Guuleystay Abaalmarin...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Dec 23

Wararkii ugu Jimacadii ee Soomaaliya
.Wararka Dagaalladii ka dhacay Gobolka Bay
.Waa sidee xaalada deeganadii daagaalku ka dhacay...
Wararka oo dhan ka Akhr Halkani... Dec 22

Louis Michel iyo Xasan Dahir Aweys oo Wadahadlo ku yeeshay Muqdisho

Aragtiyo kala duwan oo ay shacabku ka bixiyeen Digniintii ay ka laabteen Maxkamaduhu
.Minnesota: Booqashadii Garaad Jaamac Inver Hills College
.Gabar lagu kufsaday Garoowe oo xiisad halkaa ka abuurey..
.Xiisada ka taagan Degmada Baardheere..
.Banaanbax ay dhigeen dadka degan deegaan Warshadda...
.Ciidamo mar kale ka goostay xerada Manaas..
.Wafdi ka socda Midowga Yurub oo maanta ku wajahan
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Dec 20

Maxaa ka soo baxay kulankii C/llaahi, Geedi iyo Cadde Muuse..
.Mudahadaraad ka dhacay Denmark
.Ma dhabbaa in Miles Zenawi uu yimid Magaalada Baydhabo.. 
.Xerada Manaas oo u muuqata mid ay sii faaruqinyaa..
.Sheekh Shariif oo gaaray wadanka Imaaraadka Carabta..
.Qiimaha sarifka doolarka puntland oo hoos u dhac ku yimid.
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Dec 18

Xamaas iyo Fatax oo ay xiisad ka aloosantay

Ciidamada Itoobiya oo khamri fara badan soo geliyey Magaalada Baydhabo
.Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Baydhabo oo dil iyo...
.3-kun oo Loor oo Bur ah oo shalay lagu gubay…
.Ciidamada Itoobiya ee ku sugan dalka oo uu..
.Dowladda Canada oo walaac ka muujisay..
.Aqoonyahano soomaali-yeed oo Dowladda..
.Abwaan Abshir Bacadle oo loo doortey Gudoomiyaha..
.Dufcaddii 38-aad oo ka qalinjabisay Machadka Al-Cimra..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Dec 17

Warbixinta Raashin Qaybinta Sh/Hoose
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Norway iyo Holland oo deeqo lacageed soo gaarsiiyey Guddiga Farahaadaha.. Guji...

Muqdisho: Howlo isugu jirta indho fiiqid qaliin daaweyn

Garaad Jaamac Garaad Cali oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Minneapolis

Kulankii Engineerada Soomaaliyeed
Kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah Engeneeerada Soomaaliyeed ee Dalka ku sugan ayaa..  Akhri...

Fatahaadda Webiga ee Degmada Afgooye Yaa U maqan?

C/llaahi Yuusuf oo sheegay in ay xirmeen Albaabadii waan waanta
.Maxkamadaha oo si kulul uga jawabay hadalkii Mareykanka..
.Sheekh Fu’aad “Mareykan, Ingiriis iyo Itoobiya waan ka..
.Maxaa ka soo baxay kulankii ka dhacay Nayroobi...
.Geeddi oo Magaalada Nayroobi kulan kula yeeshey Saraakiil..
.Maxkamad Islaami ah oo looga dhawaaqay Caabutwaaq
.Dallad ay ku mideysan yihiin Toban Dugsi looga dhawaaqay

Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Dec 16

Eritrea: 8 Askari oo ka fakaday Itoobiya
.Norway: Qoyska Soomaaliyeed ee Yurub iyo loolanka..
.Baraawe:Goob uu ka jirey Xus oo la burburiyey...
.Deeq Raashiin ah oo la gaarsiiyay Baraawe iyo Afgooye...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Dec 15

Fariin socota  jaaliyadaha Warsangali dalka gudihiisa iyo dibadiisa

Ogeysiis: Denmark- Bannaanbax looga soo horjeedo Qararkii UN-ta

Golaha Baarlamaanka oo Ganafka ku Dhuftay Qorshe uu watay Madaxwaynaha DGPL
Garoowe: Golaha Wakiilada DGPL ayaa cod aqlabiyad aad u badan ku diidey in... Akhri...

HOWLAHII OLOLAHA CIRIBTIRKA DABAYSHA OO LA SOO GABAGABEEYEY

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Ramaas, Daahir Ciiro, oo shir jaraa'id ku Qabtay Garoowe...

Zimbabwe oo diiday iney soo dhiibto keligii taliyihii Itoobiya ee Mengistu Haile Mariam

Maxaa ka soo Baxay kulankii C/llaahi Yuusuf iyo Geedi
.DFKMG oo isku khilaaftay in la hor fariisto Maxkamadaha...
.Sahan katirsan Maxaakiimta oo gaarey Degmada Tiyeeglow
.Geeddi: Hadalka ka soo yeeray Maxaakiimta waa mid Riyo ah
.Yemen oo dhex dhexadineysa Maxkamadaha iyo DFKMG..
.Dood ku saabsan sidii shacabka u heli lahaayeen Biyo Nadiif
.Maxaakiimta oo dagaalkii ugu balaarnaa ku haya Qaadka…
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Dec 13

Afhayeenka Xisbiga RPP oo Canbaareyay Go'aankii Barlamanka DGPL, una digay Itoobiyaanka... Akhri

SHEEKH YUUSUF INDHACADDE “HADDII 7 MAALMOOD GUDAHOOD AY CIIDAMADA ITOOBIYA UGA BIXI WAAYAAN SOOMAALIYA

Dagaallo lagu Jabiyey Ciidamada  Cadowga Itoobiya

Faallada Maanta: Xukuumada Puntland ma mid Gaalada u adeegtabaa mise waa mid Muslim | C/Risaaq Aadan

Dowladda oo ka walaacsan Isbalaarinta ay wadaan Maxaaakiimta..
.Qadaafi oo wada qorshe uu isugu keenayo DFKMG iyo..
.Ciidamada Itoobiya oo laga yaabo in ay dib uga gurtaan
.Ciidamo ka tirsan Maxaakiimta oo u dhaqaaqey Deegaanka
.DFKMG oo si kulul u beenisay Kharriradii ay soo Bandhigeen..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Dec 12

Xukuumada Puntland oo wada qorshe lagu dhimayo shaqaalaha Dowladda

Ciidamo cusub oo hor leh oo ka soo goostay DFKMG

Xubno ka mid ah Soomaalida Minnesota oo ka munaaqashoodey xaaladaha Horyaal Soomaalida
.Senator Coleman oo warqad u direy Koonfur Afrika
.Sen. Coleman oo difaacay Ellison inuu ku dhaarto Quraanka
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Dec 11

dfkmgXildhibaannada Muqdisho ku sugan oo soo Bandhigay Khariidad  Muujinaysa
in Ethiopia ay Soomaaliya Dalkeeda ku Darsatay. Waxana ay xildhibaanadu cambaareeyeen Qaraarkii UN ee...
Akhri...

Dhaqdhaqaaq aad u xoogan oo laga dareemey aagga Baydhabo
.
Miles Zenawi oo looga digay in uu yimaado Baydhabo..
.Magaalada Baydhabo oo aysan ku sugneyn Saddexda..
.Soomaaliya oo laga xusay maalinta Baaqa Caalamiga..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Dec 11

Munaasabad lagu xusay 58 Guurada Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamiga oo lagu Qabtay Muqdisho

Ciraaq oo aarsiga Suniga iyo Shiicada oo gaaray heerkii ugu xumaa

Wasaaradda Maaliyadda DGPL oo Joojisey Lacagaha Caafimaadka ee Askarta Puntland...
Askari ku sugan magaalada Garowe oo ka gaabsaday in magiciisa la shaaciyo ayaa...  Akhri...

Ciidamada Maxaakiimta oo Qorsheynaya in ay Weerar ku Qaadaan Baydhabo
.Geesood oo iska barraxey rabshadii Bosaso
.Kulan xasaasi ah oo dhexmaray labada Gole ee Maxkamadaha
.Warbixin ku saabsan dagaal ka dhacay deegaanka Iidaale..
.Guddoomiyihii Baay oo xilka laga qaaday..
.ONLF: Ciidamada Itoobiyo oo tacadiyo ka geystey...
.Sh/dhexe oo laga mamnuucay duubista Cajaladah Heesaha..
.Garowe: DGPL oo tababar u furtay 22 qof oo la barayo...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Dec 10

Madaxweyne Bashiir: "Haddii maxkamadu magac Islaamka ku lifaaqnaan laheyn waa la aqbali lahaa"

Warar dheeraad ah oo ku saabsan dagaalkii ka dhacay Agagaarka Diinsoor
.Ciidamada Itoobiyaanka oo qorsheynaya inay Balidoogle...
.Banaanbax looga soo horjeedo go’aankii Qaramada midoobey
.Xaaladda Magaalada Boosaaso oo shalay kacsaneyd markii.
.Beesha Dirisame Gaajecel oo Dooratay Gudi Aqoon yahan..
.Beesha Qubeys oo heshiis ku gaartay in ay taageeraan..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Dec 9

Iska Hor-imaad ka Dhacay Boosaaso
Iska hor imaad dhexmaray Ciidamada Booliska iyo Dad ku jiray masaajid kahor khudbadii salaada jimcaha Akhri... Dec 8

"Maamulka Puntland oo ka Shaqaynaya isku Dhac kadhaca Degaanka Nugaal"
Sidaas waxaa yiri afhayeenka xisbiga Ramaas... Akhri...

»Gabar yar oo la xanuunsan Biyo Caloosha uga buuxa

Midowga Maxkamadaha oo Ganafka ku Dhiftay Go'aankii Golaha Ammaanka..
»C/llaahi Yuusuf oo Ka Walwalsan Xiriirka Geeddi & Zenawi
»Xeeladaha Qaadka lagu soo geliyo Muqdisho...
»Ciidamadii Itoobiya ee joogey Bandiiradleey oo laga soo..
»Dowladda Kenya oo la filayo in ay xayirada ka qaado...
»Suudaan oo uu ka socdo Shir looga arrimaha soomaaliaya..
»Xarunta Ismaaciil Jimcaale oo siminaar u soo gabagabeysey..
Wararkii oo dhan ka akhri halkan... Guji... Dec 7

Golaha maxaakiimta oo Beeniyey Qabsashada Diinsoor ee uu sheegay col. c/risaaq afguduud
iyo Geeddi oo mar kale ku celiyey inay lama huraan tahay in soomaaliya dagaalo sokeeye ka dhacaan... Akhri...

Nairobi: Masjidka Islii oo $60,000 Looga Ururiyay Dadka ku Tabaaloobey Fataahada
Waxaana loogu baaqayaa dhammaan mujtamaca Soomaaliyeed in ay ka qayb qaataan tabarucaadka... Akhri...

Maxaakiimta Islaamiga oo Ballan Qaaday inay Dhisi doonaan Garoonka Garoowe
sidaas waxaa shaaca ka qaaday Afhayeenka xisbiga RPP ee Yurub, C/Naasir Guure Faarax [jeer], oo... Akhri...

Soomaalida Minnesota oo $20,000 u ururiyey
Dadka Soomaaliyeed ee ku tabaaloobey fatahaada iyo daadadka ka dhacay webiyada iyo xeryaha qaxootiga Akhri...

Soomaalida Minnesota oo Taageeray Musharaxnimada Faarax Macallin Dawaara
Dawaare
"Nabadda Geeska Afrika waxay ku xiran tahay xorriyad la siiyo gobolada la Gumeysto" Sidaas waxaa yiri.... Akhri....


IGAD oo ku Baaqday in Soomaaliya laga soo saaro Dhammaan Ciidamada Shisheeye
»Dagaallo Lagu Naafeeyey Ciidamada Wayaanaha
»Siminaaro loo qabtay qaybo ciidammada xoreynta..
»Dhibaatooyin uu gumaysigu u gaystay dad rayad ah..
»Gudoomiyaha JWXO oo la kulmay ururka ardayda Ogadenya
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Dec 6

Raashiya oo diiday iney dhiibto ragg lugu tuhmayo dilkii basaasaha ee London lugu khaarajiyey

Sheekii Qoray Kitaabka Al-Raxiiq Al-makhtuum oo Geeriyoodey
»BANNAANBAX BALAARAN OO KA DHACAY MUQDISHO.
»Garowe: Madaxwaynaha puntland ayaa dib ugu soo laabtay
»Boston:Xaflad soodhawayna oo loo qabtay Garaad Jaamac
»South Africa: Tuugii ugu waynaa South Africa oo la qabtay
»Maamulka Jaamacadda Muqdisho oo Mucaawino gaarsiiyey
»Ganacsatada Gobolka banaadir oo Soo Dhaweeyey..
»Hooyo soomaaliyeed oo u baahan in laga daweeyo TB-da
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Dec 5

Heshiis Dhex maray Maxkamadaha iyo Wadamada IGAD oo dhan
iyo warar Googoos ah Akhri.... Dec 4

Sarkaal ka warbixiyey xaalada Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee Baydhabo...
»Labo degmo oo ka tirsann G/Baay oo gacanta u galay...
»Dowladda Itoobiya oo warqad qoraal ah u dirtay USA
»Ciidamo uu horkacayey Barre Hiiraale oo ay la socdaan..
»Mareykanka oo looga digey in Soomaaliya laga qaado..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Dec 3

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya oo la sheegey in ay Qabaan Cudurka AIDS-ka
»Warar dheeraad ah oo ku saabsan qarixii Baydhabo..
»Itoobiyaanka ku sugan Baydhabo oo laga diidey lacagtooda..
»Hawlgal ay Xamar ka sameeyeen Ciidamada Maxaakiimta..
»Sheekh Xasan Daahir “Cudurka AIDS-ka waxa looga hortagi
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Dec 2

Ingiriiska oo hadal heyntii ugu badneyd noqotay sunta Radioactive-ka ee ludilay basaase Ruushan ahaa

Qarax dad fara badani ay ku dhinteen oo ka dhacay Magaalada Baydhabo
iyo Siminaar ku saabsanaa ka hor taga gudniinka Fircooniga ah oo lagu qabtay xarunta Hay’adda SUUBIYE... Akhri...

WARARKA KALE EE NOVEMBER 2006

 

:::WARAYSI:: WARDHEERE:::
qoraalSomaliTalk.com oo wareysi ku saabsan doorashooyinka MN & USA la yeelatay Maxamuud Nuur Wardheere-: AKhri..
:::GABAYGII MURSAL SICIID::
gabayGABAY::: HURGUMO:
Wax
hargaysa laga sheegayaa waa hurguma wayne ... Guji.
:::MAQAALKII DALBOON::
somaliAmerica, Dii Aan Arkay!!Meesha aan ka waramayno waa waqooyiga America gaar ahaan Minnesota.. Guji..
:::MAQAALKII XARIIRI:::
xariiriKhudbadii Gaalkacayo ee Cadde Muuse: Markaan Dhegeystey Khudbadii Madaxweynaha DGPL Guji
:::PUNTLAND PROTECT GROUP :::

PuntlandGov iyo Qoraalka uu arrintaa ka Diyaariyey SomaliTalk: Akhri Qormadii PPG
 
:::MAGAC & MAAHMAAH:::

Meelaha laga dalban karo ama laga heli karo buugga...Guji....
:::MAQAALKII CALI SHUKRI:::
Qaybtii 3-aad: Waxbarashada Sare(Jaamacadaha): Hindiya Jaamacadeheeda ayaa waxay ka badan yihiin ilaa 229 Jaamacadood kuwaas oo 15 ka mid ah ay yihiin Akhri
::MAQAALKII YUUSUF SHABAC::
shabacNIN SIGTAY MA NOOLA; Isku deygii dilka Madaxweynaha.. .Gacan shisheeya inta ay na dhex taalona taladeena.. GUJI..
:::SH. MAXAMED IDRIS:::
qoraal
SOOMAALIYA 2006 - Q. 1aad
Qore: Sh. Muxamed Idris
:::XABISGA HARGEYSA:::
Jirdilka loo geystey Sh. Max'ed::
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 |
:::QORMADII CALI GUULEED:::
Waa nasiib darro in uu KULMIYE isagu noqdo ka difaacaaya xukuumada looga bartay been abuur iyo jidhdilba.... Guji.. 
»Fadlan walaalkay iyo walaashay Muslim ah 10 ka danbe ee Ramadaaan ka Faa'iidayso.
»Nin Diley Caruurtiisii !! - Maxaa ka Qaldan Soomaalida Qurbaha?
»Xaaladaha Argagaxa leh ay ku sugan yihiin Soomaalida Koonfur Afrika
»AXKAANTA SOOMIDDA BISHA RAMADAAN NEWSRAMADAN NEWS:::  
»SAXAABADII RASUULKA | SIIRADII RASUULKA
:::GARGAAR BINI'AADAMINO:::
wiilWuxuu dhashay isagoon lahayn Marinkii Saxarad.  Akhri halkan...
diridhabaDiridhaba Waxaanu La Jecelnahay Wanaag Waxana Aanu Leenahay NABADGELYO... Guji...
Diridhaba: "is Casilid Shaqadii Aan Ka Hayey Shabakadda Somaliland: Waxaa Ka Mid Ah Sababaha Aan Isku Casilay AKhri
DAMAANSHAAD: Gabaygii Xiirane: Tixdu waxay taageero buuxda u tahay ku dhaqanka Diinta Islaamka...  Akhri..
dhCiise Dholawaa oo Waraysi dheer la yeeshay Maxamed Yaasiin Ismaaciil:.. Qaybtii koowaad ee Waraysiga...
 
:::FILIM:: XORAYNTII 77:::

xorriyo
Daawo Filim laga duubay: Xorayntii Soomaali Galbeed & Soomaali Abow ee 77.. Daawo

:::OTTAWA ISLAMIC SCHOOL:::
iskuul
Waraysi maamulaha Ottawa Islamic School, Maxamed Sh. Axmed.... Halkan Guji...
::: DOOD-CILMIYEED:::
dood
Aqoonyananno Soomaaliyeed oo ka hadlay isbedelka iyo kacdoonka ka dhacay Soomaaliya Halkan ka dhegeyso...
qoraalHooyo Faadumo “Wiilkayga kama quusane, Qiil gargaar ma ii haray" Akhri...
::: XAFLAD MAHADCELIN AH:::
qoraal
Minneapolis: Masjida Dar-alHijra oo qabtay xaflad mahad celin ah
:::MUQDISHO:::
qoraal
Aayadaha Qur’aanka Maxay Galabsadeen | Qore: Amiin Yusuf

:::ISBEDELKA CUSUB EE SOM:::
somSOOMAALIDA DIBADDA IYO ISBEDELADA CUSUB!:: Qormadii Sh. Xasan Jaamici... Guji..
:::WARAYSIGII SH. SHARIIF:::
Sharif Wareysigii Sheekh Sharif Sheekh Ahmed ee June 22 oo Af-Soomaali lagu tarjumey... Akhri..
::ARDAYDA SOMALIDA INDIA::
qoraal
Xaflad  Qalin Jebin Ardayda Wax ka barata  Hindiya... Guji..
:::BILICDA BOOSAASO:::
bilic
Warbixintii Yusuf Gaduudow.. Guji
:::WARAYSI: DR. FAROOLE:::
farooleC/Raxmaan Maxamed Faroole oo u Waramay Idaacada Australia... Guji..
::GARYAQAAN C/LAHI FARAX::

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.