SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
XABSIGA - HARGEYSA
Daabaco Boggan | Print

Jirdilka Xabsiga Hargeysa loogu Geystey Sheikh Maxamed Shiikh Ismaaciil...

»Culimada Hargeysa ku Xidhan
»
Hubso: Ma jidhdil wadaad mise fidno abuur? | Cige

BAAQA CAALAMIGA EE XUQUUQDA AADANAHA OO AFSOOMAALI AH GUJI....

XABSIGA THAILAND:::
01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 |

PUNTLAND vs TERRY:::
01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 |

SAMSAM & XABSIGII HAREYSA:
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 |

JAWAABO:: HADALKII GEEDDI
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 |

IIBSIGII XAAFUUN EE 99 SANO:
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11

SUNTA KU DUUGAN SOOMAALIYA
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17


Daahir Dailaaf
daahirdailaf_3@hotmail.com
 
STOCKHOLM , Sweden

Daahir Dailaaf

Gabay: Sheikh lagu silac-dilyeeynayo Xabsiga Hargeysa

Waa gabay ku saabsan shiikha lagu silac dilyeeynaayo magaalada hargeeysa, waxaa tiriyey DAAHIR DEEYLAAF.


heelleeeyda haasaawe gabay   hirarka suugaanta
halabuur kolkeey joogto iyo       hogaha geeraarka
abwaannada la iskuma hayoo    kala hikaad roone
hadba kii uhiilliya xaqaa              laga halraacaaye
ha yo miim ragii meel haboon    mariyey haawraarta
hal abuurka miisaan ka dhigay   marinka hoooyaale
iyaguba hannaankii murteey       marin habeeyeene
aniguna hubaal maansadaan      marin halkoodiiye
adinkuna maqaalkaad heshaan   mariya heestiisa

intaa waa habkii maanso iyo        horudheceediiye
hadalwaa midkaan soo wadoo  hiill u gala shiikhe
hanti waa middaad leedahoo    hooy lagaa orane
dadna waa midkaad ku hiratood   isku halleeysaaye
dalwaa hilinka soomaali ooy   nabad kuheeystaane
hayeeshee sidaan doonayiyo   maaha heer sare
kufri iyo kuwo hoogeybaa     wada horboodaahe

jaahil quluu hugaanshaan wallee   abid hagaageeyne
handadaad waa kuwaa dadkii     ku haya joogtaahe
culamaa udiinkii hadeer           waa kuwaa hodaye
waa kuwaa hagardaama iyo    ku wada hiiraafe
waa kuwaa hogtii yuusuf iyo    ku ridey haadaane
saqdi dhexe habeenkii wataa   loo hanjabay shiikhe
haddi uu midkood yahay habraha     lama huruufeene
xabsi lagumaa haayeen inteey      hagardilyeeyaane
mooryaan lama hawl gelsheen      goor hamuumo ahe
hadya jeer ninkii liitabuu           nacas hujuumaaye

hoheey diin la aantii rageed      waa halaagsamaye
ninheeybtiisa mooyee cidkale   aan la hoyoneeynin
dhaaxuu martidoo harkii         hinqatay dhaay xoorleh
isagoo hamuun qaba cidlada   sii hutubiyaaye

ninqabiil u heegani bulshada  waa ka harayaaye
qeeyrkiisa oo hodon noqdoo  heeybad sare yeeshay
oo haad sideedii cirkiyo     samada heehaabi
oo hawadaa cabbirana hayuu    u hundhuraa hoose
qarannimaba daay iyo halkaa   loo hanweeynyahaye
inuu heli wuxuu doonayaa     hadal ka joogaaye

dhulka laga hayaamiyo banaan  amase meel haawdleh
hareeraha aduunyadan qarriban    ee lakala haadey
ninkastaba halkuu doono iyo    hayska dego meele
diintiyo hidihiyo dhalyiyo      midabka hiirkaaba
waa haljilib soomaalidu dhammaan  waana la hubaaye-

balse gabal hallaabaa jiroo   aadan ka heleeyne
dad hungurigu qaadoo ba,oo  diinta ka huleelay
waxkastana hambanayaa dunida   haatan soo baxaye
gaalada ninkii daba hogtee     yeelay hadalkooda
huuraale Buush iyo Amxaar     kii ka hariwaaya
habaarqabe intuu nagu raftoo  uusan na halleeynin
intaanuu hargeeysiyo burciyo   tan iyo hiilweeyne
intuu harar u iibgeeysto aan   goorxun la is heeybin
inhaddeer lahor joogsadaa   weey haboontahaye

Daahir Dailaaf
daahirdailaf_3@hotmail.com

AFeef: ARagtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 8, 2006


DHEGEYSI: Halkan ka dhegeyso Gabayga Bacadle ka tiriyey Jirdilka Xabsiga Hargeysa

DHEGEYSO: Gabay kale oo uu tiriyey Abshir Bacadle...

AKHRI: Abwaan Bacadle Oo Gabay Ka Tiriyay Tacadigii Sh. Max’ed Sh. Ismaciil

Gabaygan la yiraahdo (Hungo) oo soo baxay 05/10/2006, waxaa tiriyey Cali Maxamuud Xiirane oo jooga UK, London.



Fuustooyinka Sunta ee ku Duugan Jidka Garoowe-Bosaso
TV-ga Rai ee Talyaaniga ayaa soo bandhigay baaritan cusub oo cadayn u ah sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya, baaritaankaas oo afar qaybood ah oo af Talyaani ah ka daawo halkan: Qaybta 1 | Qaybta 2 | Qaybta 3 | Qaybta 4
Video-ga si aad u daawatid soo rogo barnaamijka windows media player
Akhri: Cilmi Baaristii Sunta ku Duugan Soomaaliya | 2000 | Dr. Bashir


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com




HTML CD