SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2007» NOV  

TAXANE
Siyaasiga Soomaaliga ah ammaan ma mudan yahay:
[
1] [2] [3] [4] [DM] [XL] [SL] [MDH] [[
SO]
SIIRADA
. Siirada Rasuulka Muxamed (scw)
Wq. Cusmaan Bilaad, Ohio, USA.
SAXAABADA
. HabNololeedkii Saxaabada
Wq. Ibraahim Saalax, Denmark.
QUR'AANKA
114 Suuradood ee Quraan: Maqal iyo Muuqaal.. Guji
TAFSIIRKA
. Tafsiirka Cumar Faaruuq
.
The Miracles of the Qur'an
SALAADDA
. Ahmiyadda Cibaadada Salaada
Maqal, muuqaal, sawir iyo qoraal ku bar carruurtaada Salaadda.
Prayer Times Prayer Times For 5 Million Cities Worldwide

Roob la’aanta xilliga dayrta oo sababtey in ay xoola dhaqata isaga qaxaan qaybo ka mid ah degmooyinka gobollada galgaduud iyo hiiran... Akhri Nov 30

Jaaliyadda Puntland gaar ahaan dadka  ka soo Jeeda Gobolka Bari oo Taageeray Go'aankii ay ka qateen Buruc Beesha Cabdikoonbe (janbeel)... Akhri Nov 29

Bayaan Beesha Ismaaciil Saleebaan ay ku taagerayso Raysalwasaaraha cusub mudane: Nuur Cadde

Minneapolis: Shir lagu taageerayo shirkii Boocame

Cadde Muuse "Lama kala sheegan-karo dhulka Puntland"

6 Askari oo Itoobiyaan ah oo Ilaalinayey Shirkad Shidaalka Baarta oo lagu diley aagga Cobolle

Hadaladii laga yiri Khudbadihii Col. Nuur Cadde, ra'iisul wasaraha DFKMG...
iyo hadalo kulul oo loo jeediyey Saraakiisha Amaanka iyo Mas’uuliyiinta Gobolada ee ku xadgudbey Saxaafada.. Dhegeysi/Akhri...

Wareysi Prof. Dhalxa "cidkasta oo ku xadgudubta Sharciga Baarlamaanku si xor ah ayuu ugu hadlayaa..."

Dagaallo lagu jabiyey ciidamada gumaysiga Itoobiya
Askari Itoobiyan ah oo isusoo dhiibay ciidanka Xoreynta

Afar qof ayaa ku geeriyootay, labo kalen wey ku dhaawacmeen dagalka Isniintii ka dhacay Matabaan

Muqdisho: Weriye Yaasiin faytin iyo Walaalkiis oo dhaawacmay
Mid Kamid Ah Ku Xigeenadii Hore Ee Hay,da UNDP ee Puntland Oo Dhaawac ahaan U jiifa Isbitaalka Madiine
Akhri.. Nov 26

Haweenka Majeerteen ee Minnesota oo Taageerey Baaqii ka soo Baxay Boocame

Shirkii Barwaaqo-sooranka oo la soo gaban-gabeeyay iyo £750m oo loo saxiixay Dowladda Uganda.

"Buruc Lagama Baari  karo Wax Macdan ah Xilligan"
botBeesha Cabdi Koombe ayaa Bayaan ka soo saartay in aan magaalada Buruc wax macdan ah laga baari karin xilligan.
Akhri Bayaankii Afhayeenka, Bootaan Barre Nov 25

Soomaalida oo Loogu Baaqay in ay Qaadacaan Diyaarada Ethiopian Airlines, iibsana Qaadka Itoobiya
Kulan Hadaladii ka Soo Baxay Loo Riyaaqay oo ka Dhacay Minneapolis, oo ay Soo Qaban qaabiyeen Ururka Midowga Qurba Joogga Soomaaliyeed.. Akhri... Nov 25

genevaBannaanbax looga soo horjeeday xasuuqa iyo Barakicinta ay Ciidamada Gumeystaha Itoobiya kula kacayaan Ummada Soomaaliyeed oo ka dhacay Magaalada Geneve UN-ka hortiisa. Akhri/Daawo

nur addeCol. Nuur Cadde oo La Dhaariyey
Kitaabkii lagu dhaariyey Ra'iisul Wasaaraha cusub ee DFKMG oo loo doonay Masaajidka iyo xubno ka tirsan baarlamaanka DF oo go'aan laga gaarayo..
Dhaartii halkan ka dhegeyso....

Ammaanka Caasumadda Puntland ee Garoowe oo sii xumaanaya
Shirkada Ilaalada Xeebaha Puntland oo shaqadii laga joojiyay kadib markii…
Akhri Nov 24

OLOLE-NADAAFADEED KA BILLOWDAY XARUNTA G/GADUUD EE DH/MAREEB.
iyo Hay'ada wadaniga ee Ileys foundation ayaa ku guulaysatay mudo 17 sano kadib inay dib u furto dugsiga sare ee Gobolka Galgaduud... Akhri Nov 24

Waraysigii Col. Nuur Cadde & Jawaabtii Isbahaysiga..
Waraysigii Radio Codka Maraykanka la yeeshay col. Cadde iyo isbahaysiga ku sugan Casmara Halkan Dhegeyo ama halkan

somaliaCNN oo Warbixin Naxdin leh ka diyaarisay Soomaaliya, Ciidamada Itobiyana ku tilmaamay "Ciidamo Kirishtaan ah oo ku jira Dhul Muslim"....
Halkan ka DAAWO/ dhegeyso

Khudbadii ugu Horeysey ee Ra'iisul wasaaraha Cusub ee DFKMG iyo waraysi safiirka DFKMG u fadhiya Shiinaha..
nuur
Col. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo uu maanta C/laahi Yuusuf u magacaabay ra'iisul wasaare ayaa khudbadiisii ugu horeysay ku balan qaadey inuu soo dhisi doono Xukuumad cusub oo... Akhris/dhegeysi...
.Madaxweynaha DFKMG oo akhriyey wareegtadii magcaabista
.Amp. Cawil “ dibada/gudaha waxaa naga haystey curyaamin
Akhris/dhegeysi: Sidii ay u dhacday xafladii magcaabista

yusufC/Laahi Yuusuf oo Xukuumadiisa ku Guubaabiyey sidii ay uga hor tegi lahaayeen Xawaaladaha iyo WFP... Akhris/cod..

Hay'adda Qaramada Midobey ee UNICEF oo carruurta Soomaaliyeed siisay Boorash Sumaysan
gaanixildhibaan Sharma'arke (Gaani) oo eedeymo adag dhakada kaga tuurey Hay’adaha Qaramada Midoobey ee Soomaliya ka hawlaga ayaa.... Akhri

Borama: Shirkada Telesom oo lacag guddoonsiisay Ururka Dhismaha Waddooyinka G/Adwal "ARNA"

"Ma jirto maxaabiis Muqdisho laga keenay oo la keenay Galkacayo..." - Jeer
Xisbiga Mucaaradka ee Ramaas ma waxa uu ku biiray Maamulka DGPL, mise waa....

Arrimaha Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen oo laga shiray..!!
Shir looga hadlayay Xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yemen ayaa...

Shirka CHOGM oo Kampala ka furmaya iyo Boqoradda Ingiriiska oo soo gaartay goobta shirka.

Madaxweynaha DFKMG oo khudbad Xasaasi ah  oo dhinacyo kala duwan taabaneysa ka jeediyey Baydhabo
yuusuf
gaar ahaan waxay khubadaasi ku saabsan tahay Xawilaadaha, Dugsyada Quraanka, Dh/dhexe, Jaamacadaha iyo hay'adda Qaramada Midoobey WFP..
Khubada oo ah Akhris iyo cod....

Dagaallo ciidammada cadowga lagu jabiyay.
.Diyaaradaha Itoobiya oo duqeeyay Baarta iyo Ananu.
.Dadwayne gumaysigu meelo kala duwan ku xidhxidhay.
.Idaacada Australia oo waraysatay G/kuxigeenka Jwxo.
Wararka oo dhan ka akhri halkan...

caliWasiirka Dalxiiska oo Heshiis la galay Suudaan
Waraysi arrintaas ku saabsan ka dhegeyso halkan...

Baarlamaanka DFKMG Soomaaliya oo laba Ajende uusan ka doodin wax ka yar 10-daqiiqo ku Ansixiyey
iyo Ajendihii Awood qaybsiga oo ay soo diyaariyeen Gudi hore loogu saarey oo dib loogu celiyey...
akhris/dhegeysi.. Nov 20

Taariikhda dugsiga sare ee Gobolka Gal-Gaduud
dugsiDugsiga sare ee degmada dhuusamareeb waxaa la dhagax dhigay bishii Augusto Sanaddii 1976-dii, Akhri warbixintii C/Kariim

Ogeysiis: Kulan Minneapolis ka dhici doona Nov 24...
mplsUrurka Midowga Qurba joogta Soomaaliyeed (United Somali Diaspora) waxay ogaysiinayaan dhamaan jaaliyadda Minnesota in... Akhri...

Ayaxa galaafanaya Dhirta Somalia dhankee ka soo duulay ?!!

Beesha Dishiishe oo Go'aansatay inay ka baxdo Gollaha Deegaanka ee Degmada Bosaso ilaa lagu saleeyo

Minneapolis: Shir Ujeedadiisu ahayd sidii Deeq Lagu gaarsiin lahaa dadka ka barakacay Laascaanood..

gaaniXildhibaan Gaani oo UNICEF ku eedeeyey ay Musuqmaasuqeyso $7 million oo doolar....
waxana uu yiri: "Hogaamiye kooxeedyada ka harey Soomaaliya waa Hay'adaha Qaramada midoobey" Waraysi

Dood kulul oo dhexmartey Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG.. Halkan ka dhegeyso...

Gen. Cadde Muuse oo Ciidamada Puntland u Magacaabay Hoggaan Cusub

Maraykanka: Itoobiyaan u ololaynaya qorshaha HR 2003.
Bannaanbax Itoobiya ka dhan ah oo ka dhacay Denmark.
Baarlamaanka Yurub oo ka hadlay denbiyada dagaal ee som
15-ka Nov sanadguuradii 2aad ee xasuuqii Q/daharre
Wararka oo dhan ka akhri halkan...

Banaaanbax ka dhacay Finland caasimadiisa Helsinki
oo looga soo horjeedo Xasuuqa waxshinimada ah ee ciidamada Itoobiya ay Ku hayaan soomaalida ... Akhri...

Mudaaharaad si weyn la isugu soo baxay oo ka dhacey Minneapolis, Minnesota

batrolGeeddi oo Qiray in Arrimaha Batroolku ay asaas u ahaayeen Khilaafka isaga iyo C/Laahi Yuusuf
"waxa kale oo dhan waxay ahaayeen arrimo yaryar oo ku soo biiray".. Dhegeyso waraysigii Codka Maraykanka

dalxa"Baarlamaanka DFKMG waxaa la fasaxi doonaa December 20, 2007"
Sidaas waxaa yiri Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Baarlamaarka Prof. Max’ed Cumar Dhalxa

Banaanbax looga soo horjeedo xasuuqa lagu hayo shacabka Soomaaliyeed oo ka dhacay Helsinki, Finland. 
iyo
Qaxooti Soomaaliyeed oo Dib Looga Celiyey Ugandha

"Dadka Fal-dembiyeedyada Dagaalka ka Geystey Soomaaliya waa in la soo taago Maxkamad Caalami ah"
Sidaas waxaa yiri Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabislan Soomaaliya, Ahmedou Ould-Abdallah... Akhri...

swissWarbixin ku saabsan shirkii jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya ee Switzerland

swedenSweden: Caasha Xaaji Cilmi oo Wacdaro ka dhigtay Jaamacadda Nordea African Institute

 

"Ra’iisul Wasaarihii Boorsada lagu wadey goormaa la magacaabi doonaa"
sidaas waxaa is weydiinaya dadka ku sugan Magaalada Baydhabo... Akhri

Wareysi aanu la yeelaney Prof. Buubaa iyo Tirada xilka doonista Wasiirka Koobaad oo sii kordheysa.

Wasiirka Warfaafinta DFKMG "Dowladu lama dhihi karo eeda iyadaa iska leh, ee eeda waxaa iska leh dadka
Wararysiga Madoobe Nuunow halkan ka dhegeyso

Ciidama iyo Gaadiid ka soo Goostay Somaliland oo ku biiray Puntland
iyo Madaxweynaha DGPL Cadde Muuse iyo Saraakiisha dhinaca amniga oo tagey Tukaraq... Akhri...

Dagaallo ciidammada cadowga lagu jabiyay.
.
Dad shacab oo ciidammada gumaysigu laayeen.
.Dad gumaysigu ku xidhxidhay meelo kala duwan.
.Shirar ka dhacay Birmingham iyo Manchester.
Wararka oo dhan ka akhri halkan...

Musharixii ugu horeeyey xilka Ra'iisul Wasaarenimada DFKMG oo noqdey Prof. Buubaa
Xilka ra'iisul wasaaraha ma leh beel keliya ayuu yiri, waxana uu u ololaynayaa soo celinta Somaliland
DHEGEYSO waraysiga Buubaa

Aqoon isweydaarsi ay soo qaban qaabisay wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta oo lagu qabtay Baydhabo.. DHEGEYSI/Warbixin

Garoowe: Burcadda dadka baarata habeenkii oo sii xoogaysatay

Dawlada Yemen oo shaacisey dagaal ka dhan burcad ah badeeda Soomaalida.

Ciidamada Itoobiya oo Muqdisho ku Xasuuqay ugu yaraan 40 qof oo shacab ah
.Khasaare Weyn oo Loo geystey Ciidamada Itoobiya...
.Bannaanbax ka dhan ah Itoobiya oo dhacay Muqdisho..

.C/laahi Yusuf oo uu la socdo Cali Mahdi oo gaarey Nairobi
.Barakac ka socda qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho..
Wararka oo dhan... AKHRI.. Nov 9

:::Ilaalada Madaxweynaha DFKMG oo Xad-Gudub Kula Kaca Weriyayaasha Jooga Baydhabo...

Bayaankii ay Soo Saareen Guurtida Beelaha Deggan Degmada Boosaaso..

norwayJaaliyada Beesha Majeerteen ee Dalka Norwey oo hogaan dooratay... Akhri....

OGEYSIIS: Mudaaharaad London lagu qabanayo..

Wafti Ka socdey Beesha Caalamka oo Gaarey Baydhabo, kuna laabtay Nairobi...
Hadalkii Madaxa Waftiga Beesha Caalamka iyo C/Laahi Yuusuf halkan ka dhegeyso Nov 9

HAA: Ra'iisul wasaaraha DKMG halaga keeno bannaanka
Dhegeyso: Qaabkii ay u dhacday doodii Baarlamaanka DFKMG ku ogolaaday in dawladda laga keeno baannaanka...

Dadweynaha Muqdisho oo ku ballamay in ay sii wadi doonaan banaanbaxyada
.Cali Mahdi iyo Gacma Dheere oo olole ka wada Baydhabo
.Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka ambabaxay Muqdisho
.Qarax lala beegsaday maqaayad ku taala degmada Yaqshiid
.Xubnaha Baarlamaanka oo sacbis ku ogolaaday go’aanadii
.Wafdi ka socday Q/Midoobey oo soo gaaray Baydhabo

Wararkii oo dhan ka akhri halkan... Nov 8

Mucaaradka Itoobiya oo sheegay in Soomaaliya haatan ka jirin Xukuumad ay la shaqeeyaan ciidamada Itoobiya
.
Gacma Dheere oo taageero ka raadinaya Beelaha Haweiye
.Ciidamada Itoobiya oo ka guuray dugsigii sare ee M.A. Cali
.Afar qofood oo mayd ah oo ay dileen ciidamada Itoobiya oo
.Shaaweeye “Aad baan uga xunnahay dilka muwaadiniinta
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Nov 7

Wariye Canadian ah oo booqasho qarsoodi ah ku tagay Jigjiga kana warbixiyey xaalada.
iyo Dagallo lagu wiiqay ciidamada gumaysiga Itoobiya.

Muqdisho Oo Laga Sii Barkacayo Islamrkaana Qarka U Saaran Inay Isugu Soo Haraan Dad HUbaysan Iyo Ciidamo Ethiopian ah... Akhri...

xashi"Muddo 3 maalmood loo qabtey Miisaaniyada Gobolada iyo Degmooyinka Gobolada dalka in lagu soo diyaariyo" Xuseen Xaashi...

Geedi oo lagu wado in uu soo gaaro Baydhabo
.
Weeraro lagu qaaday Fariisinka Ciidamada Itooobiya...
.Qaar kamid ah Xildhibaanada oo ka biyo diiday meel marinta
.Qaraxyo ka dhacay deegaanka xoosh oo gaystay waxyeelo
.C/llaahi Yuusuf iyo Cali Mahdi oo kulan ku yeeshay Baydhabo
.Dowladda Itoobiya oo uga digtay xildhibaanada isbahaystay
.Dowladaha Itoobiya iyo Ereteriya oo qarka u saaran dagaal
.Xuduuda Kenya/Soomaaliya oo ay gaareen dad fara badan
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Nov 6

Nairobi: Wariye C/xakiim oo si wanaagasan loogu soo dhaweeyay dalka Kenya....

Borama: Xubnaha Ururka Dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Awdal Sports Club oo sheegeen inuu gacan qabtay maamulaha shirkada Telesom ee Borama.!

Holland: Jaaliyada Holland oo qabtay Sportay lagu taageeray Magan Dahir & Sawiro

Daadka Qado Sharafyada Siyaasadeed ee Baydhabo
Daadka Qado sharafyo siyaasadeed oo is daba joog ah oo ay ku maashoonayaan Xildhibaanada Baarlamaanka... Akhri...

ardayWarbixin: Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacad ku taal wadanka Bangladhesh.... Akhri

Ciidamada Itoobiya oo bilaabay in ay si hoose u Gumaadaan Shacabka
.C/llaahi Yuusuf oo Ra’isul Wasaare la doonayo mid ka mid ah
.Qaraxyo lala beegsaday ciidamo itoobiyaan ah
.Ciidamo Ereteriyaan ah oo buux dhaafiyey xuduuda Itoobiya
.Wafdi ka socda Mareykanka oo ku soo fool leh Baydhabo
.Maamulka G/Banaadir oo mamnuucay banaanbaxyada...
Wararkii oo dhan halkan ka akhri... Nov 5

ONLF oo dishay 270 Askari oo Ethopian ah gobolka Somali Galbeed.
.Duqa d/Goldogob oo ku eedeeyay gudoomiyaha g/Mudug.
.Galkacyo: Aqoon is waydaarsi ku saabsan xadgudubyada
Wararka oo dhan akhri.... Nov 5

Meydadka Dadka Rayidka ah Oo Ay Dileen Ciidamada Ethiopia Oo Lagu Arkay Meelo Kamida Muqdisho.
.Ciidamada Xukuumada Ethiopia Iyo Mujaahidiinta Soomaali
.Musharaxa Puntland Colaad Oo Eedayn Kulul Dusha kaga
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Nov 5

Machadka naafada soomaaliyeed oo soo gabagabeeyay tirakoob uu ka sameeyay naafada - Muqdisho 

Jaaliyadaha Melbourne[Australia] oo ka qeyb qaadatey lacag ururinta dib u dhiska Dekeda Laasqoray

Soomaali Kor u Dhaafaysa 50 Oo Laga Soo Qabtay Dalka Turkiga Dibna Loogu Soo Celiyey Suuriya. 

Zakeriye Xaaji: Beesha Caalamka ayaa la soo xiriirtay Isbahaysiga Dib u xoraynta Soomaaliya..
.Macallin Xaashi “Waxaa la helay daawada Taangiga Itobiya”
.Xaad “Ciidamada Itoobiya ballantii ayay nooga baxeen”..
.Maydka Afar qof oo ay Ciidmada Itoobiya soo dhigeen..
.Banaanbax looga soo horjeedo joogitaanka Itoobiya...
.Max’ed Dheere oo ku eedeeyey Ereteriya in ay ka dambeyso
.Iska hor imaad shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
wararkii oo dhan ka akhri halkan.... Nov 4

Dagaallo si wayn loogu jabiyay ciidammada gumaysiga
iyo
Waxyeelloyin gumaysigu u gaystay dadwaynaha..

Warsaxaafadeed: Xaaladda Bini’aadnimo ee Muqdisho oo ka sii dareysa

C/Laahi Yuusuf oo Qado u Sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG...
Hadal uu kulankaas ka jeediyey ka dhegeyso halkan....

Warar dheeraad ah oo ku saabsan dagaalkii shalay ka dhacay Muqdisho
.Banaanbax shalay galab dhacay qaybto ka tirsan Muqdisho
.C/laahi Yuusuf oo kulan la qaatay Xubnaha Baarlamaanka
.Ciidamada Uganda oo la  geliyey heegan buuxa
.Odoyaasha Beelaha Hawiye oo kulan ku yeeshay Hoteel..
.Baydhabo: Xildhibaanad lagu weeraray Hoteel...
.Muuse Suudi, Qanyare, C/llaahi Sheekh oo ka maqnaa
.Xaaladda Nabadgelyo ee Baladweyne oo laga dayrinayo..
Wararkii oo dhan ka akhri halkan... Nov 3

:::VIDEO: Somalia "on brink of collapse"

yemenSenator Coleman iyo safiirka Yemen ee Washington DC oo ka wadahadlay xaaladaha qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen iyo qaracanka gacanka cadmeed

Deeqo lacageed oo la gaarsiiyay Indhoolayaal, Agoon, caruur derbiyo jiif ah iyo ..... 

Gen. Cadde Muuse oo sheegay inuusan dadka usheegidoonin inuu khayraad soosaarayo..

Qarax waxyeello sababay oo Arbacadii ka dhacay warshadda Baastada
iyo Shir nabadeed oo ka furmaya deegaanka Muqo-kori ee gobolka Hiiraan.... Akhri... Nov 1

WARARKA KALE OCT 2007

 

 

:::WAXBARASHADA SWEDEN:::
cabdirisaqSweden: Maxaa Keenay Guuldarada Ardeyda Soomaaliyeed: Waxaa diyaariyey  macallin Soomaaliyeed Akhri..
:::GOLAHA AMMAANKA:::
Tallaabada la filan karo in uu Golaha Ammaanku ee Qaraamada Midoobey uu ka qaato Soomaliya.. Akhri
:::DARFUR, SUUDAAN:::
Qaddaafi: Batroolka ayaa Sabab u ah Dhibaatada Darfur
Qaddafi
Qaddaafi ayaa reer Galbeedka ku eedeeyey in ay la wareegaan khayraadka Sudaan iyagoo adeegsanaya UN-ta Guji
:::SOOMAALIDA DENMARK:::

Shir looga arinsanayo arimaha Somalia laguna taageeraayo ku dhaqanka shareecada oo ka dhacay Denmark.. Guji...
:::HAAMO SOO CAARIYEY:::

Hay’adda DBG oo soo Bandhigtay Khatarta 15 Haamood oo ku soo
Caariyey Xeebaha Soomaaliya
::WAXBARASHADA PAKISTAN::
boqor Caqabadaha kaladuwan ee ardayda Soomaaliyeed ku qabsada wadanka Pakistan Qore: Cabdi Boqor. Akhri
Cisbitaalka Carafaat oo lagu soo gabagabeeyey hawl indho fiiq ah
:::WIIL KU DHIBBAN KANADA::
Canada
Wiil Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan dalka Canada.
Guji
:::DUGSIGA AL-BILAAD:::
Dugsi
Ardayda Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Al-bilaad, Muqdisho Guji
:::HANTI LUNSASHO :::

Madaxweyne Cadde  oo eedeeyey Gaagaab... Akhri
:::WARBIXIN:::

Warbixin iyo sawiro laga soo qaaday ninka reer Thailand ee ay gacanta ku hayaan Puntland Tigers.... AKHRI....
:::SOOMAALI: AF XASILI LA'::
Waxaa la hubaa in afka soomaaligu yahay af hodan ka ah... Qore: C/fitaax Cabbaas
:::MAALMO MUHIIM AH:::
Maalmo Muhiim ku ah Jadwalka Islaamka 1427-1428.. AKhri
:::GARGAAR AADAMINIMO:::
gargaar
Naciimo Cusmaan Sabriye waxay codsaneysaa in... Guji...

Mohamed Abdulle Hassan ; Shaqsi naadir ah; waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jabuuti... Guji..
:::SIR FAKATAY:::
Lacag
Soomaalida Deggan Woqooyiga Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"... Guji
:::QAADKA & MARAYKANKA:
qoraal
44 Qof oo Lagu Eedeeyey in ay Qaad Soo Geliyeen Maraykanka
QORAALO KALE OO XIISO LEH... GUJI
 
:::FILIM:: XORAYNTII 77:::

xorriyo
Daawo Filim laga duubay: Xorayntii Soomaali Galbeed & Soomaali Abow ee 77.. Daawo

:::OTTAWA ISLAMIC SCHOOL:::
iskuul
Waraysi maamulaha Ottawa Islamic School, Maxamed Sh. Axmed.... Halkan Guji...
::: DOOD-CILMIYEED:::
dood
Aqoonyananno Soomaaliyeed oo ka hadlay isbedelka iyo kacdoonka ka dhacay Soomaaliya Halkan ka dhegeyso...
qoraalHooyo Faadumo “Wiilkayga kama quusane, Qiil gargaar ma ii haray" Akhri...
::: XAFLAD MAHADCELIN AH:::
qoraal
Minneapolis: Masjida Dar-alHijra oo qabtay xaflad mahad celin ah
:::MUQDISHO:::
qoraal
Aayadaha Qur’aanka Maxay Galabsadeen | Qore: Amiin Yusuf

:::ISBEDELKA CUSUB EE SOM:::
somSOOMAALIDA DIBADDA IYO ISBEDELADA CUSUB!:: Qormadii Sh. Xasan Jaamici... Guji..
:::WARAYSIGII SH. SHARIIF:::
Sharif Wareysigii Sheekh Sharif Sheekh Ahmed ee June 22 oo Af-Soomaali lagu tarjumey... Akhri..
::ARDAYDA SOMALIDA INDIA::
qoraal
Xaflad  Qalin Jebin Ardayda Wax ka barata  Hindiya... Guji..
:::BILICDA BOOSAASO:::
bilic
Warbixintii Yusuf Gaduudow.. Guji
:::WARAYSI: DR. FAROOLE:::
farooleC/Raxmaan Maxamed Faroole oo u Waramay Idaacada Australia... Guji..
::GARYAQAAN C/LAHI FARAX::
qoraalWajiga Labaad ee Kacdoonka  Muqdishu:
ha la taageero rabitaanka iyo kacdoonka Shacbiga reer Muqdisho...
Guji...
::MAQAALKII ASAD::
Maxkamaduhu Maka Faa'iideysan Doonaan Guulaha, MIse Saliid iyo Baladxaawo Kama Duwana | Asad
:::WARAYSI:: QAADKA:::
qoraalWaraysi ku saabsan Qaadka oo Radio Australia SBS la yeelatay  Eng.Ismail Said Aw-musse... Guji
:::M. C. YUUSUF:::
yusufMaxaad ka taqaan Mudane Maxamed Cabdi Yuusuf: Waddaniga aan Daalin!.... Guji...
:::CIBITAALKA MANHAL:::
qoraal
Manhal Specialty Hospital waa cusbitaal Hargeisa laga furay
Bandhigga "Ibn Khaldun"
Spain iyo dunida Islaamka...
::: ISGAARSIINTA::::
qoraalTAARIIKHDA WAR-ISGAARSIINTA Q.10aad
Qaybtani waxa ay ku bilaabaneysaa heerarkii uu soo maray Raadiyaha. Akhri..

Qoraale kale ka Akhri halkan....  

:::682 QOF OO LA DILEY:::
Soomaaliya: Magacyada iyo meelahii lagu diley 682 qof oo rayad ah muddadii u dhexeysey July 22, 05 - July 20, 06.. Akhri...
::GABAYGII INJ.CIBAAR::
cibaar
:::HARGEYSA:: GARGAAR:::
Xamse Axmed Xuseen waa wiil yar oo ay haleeleen xanuun rabaani ahi una baahan in lagula daalo dhakhtaro... Akhri...
:::MAQAALKII CILMI:::
cilmiGardarada garabka og iyo gobanimadoonka go’doonsan: WQ. A.D. Elmi.. Akhri
OLOLAHA NADAAFADA XAMAR:
hamar
Garoonka Muqdisho: Wejiga hore ee ololaha nadaafadda iyo bilicsamida Muqdisho.. Akhri..
:::GEEDDI & BAARLAMAANKA:::
geediGeedi oo Gowska Dambe  ka Qosley: waayo 90% waxay filayeen in Geeddi uu dhacayo. Qore: Amiin
:::GAROONKA GAROOWE:::

$250,000 Range Resource Sheegtay in ay u dhiibtey Isimada Garoowe Halkee ku Danbaysey...
:::MAQAALKII INJ. CIBAAR:::
cibaar Maqsuud: Maashaa-Allee Sow Muqdisho Lama Mushaaxaayo!
isbeddelladii dhowaan ka dhacay  Muqdisho
Akhri...
:::MAQAALKII ASSAD:::
AssadDimishiq Caasimaddii Umawiyiinta, Taariikh Qotodheer, Warbixin:.. AKhri... (pdf)
:::HORYAALKA YURUB:::

Isku Aadka Horyaalka Yurub
 
:::GARGAAR AADAMINIMO:::
gargaar
Naciimo Cusmaan Sabriye waxay si bini'aadamino ku jirto u codsaneysaa in... Guji...
:::XANNAANADA XOOLAHA::
qoraalBarnaamijka Wacyigelinta Sharciga xanaanada Xoolaha ee Puntland
Q.1aad  |  Q.2aad | Q.3, 4, &  5aad | Q.6, 7, 8, 9, 10, 11, & 12aad

(PDF - waxaad u baahan tahay Acrobat  Read)
 
:::MAQAALKII CILMI:::
Dowladdii cidla joog, maxay curatoo dalka keentay?. WQ. A.D. Elmi.. Akhri
:::ASAD AADAN TURAABI:::
Haddii Banaanka laga helay, miyuusan u baahneyn gacan bini’aadannimo iyo Gargaar... AKHRI...
:::SOMALIDA KENYA & POOL:::

Soomaalida Deggan Nairobi Maxay Kala Kulmeen "Pool"

Waa "Quixtarka Kenya" Guji
:::DHACDO NAXDIN LEH:::
Cabdi Cali Siyaad “Argagixiso ayay igu tilmaameen, laakiin waxaan ogaaday in argagixisadu ay tahay  Dadkii falkaas ku kacay... Akhri...
:::SAFARKII MINNEAPOLIS:::
SOOMAALIDA MINNESOTA: Safarkii Ibraahim Saalax... Guji
:JAWAABO: HADALKII GEEDDI
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 |
::SH. MUXAMAD IDRIS::
SOOMAALIYA MAANTA IYO BERRII!
Ilaahay aan barino! WQ. Sh. Maxamed Idris
(XISBIGA) AAMUSANE GOORMUU AFKIISA FURI DOONAA!! :
SOCDAAL: 1 | 2 | 3 | 4 | 5
CALOOL XUMO: 1 | 2 | 3
MALAYSIA: 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 |Shukran dhamaantiin
:::SOOMAALIDA W/AMEERIKA::

Soomaalida W/Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"...Guji..

Qaybta: 1| 2 | 3 | 4 |
Daawo: video: Barnaamijkii NBC
:::TURXAAN BIXINTA AFKA::
Afka soomaaliga sidee looga dhawri karaa erayda doolka ah?.. Qore: C/fitaax Cabbaas (pdf)
:::MAQAALKII DIRIDHABA::
Cadde Muuse Ma Sidaasi Ayey Ka Ahayd? kol haddii dubbiyo waran duunkayga.. Guji..
:::MADHOODHOW::
Xaggee ayuu ku Dambeeyey Madhoodhow Sannadkii 2004 waxa uu ku Casheynjirey Ciidda, Haddase..
:::FAHAD & ISNIINTA:::
WAR WAX QOROW, ADIGU WAX MA'AKHRIDAA?: Maqaalkii Isniinta ee Fahad Yaasiin Guji...
:::CODSI GARGAAR:::
Labo bilood gudahood haddii uusan helin qalliin deg deg ah wuuxu.. Akhri...
:::UGAAS MAXAMEDWALI:::
Allow sahal Libaax seexday bay niman salaaxeene: Haddii aad noolaato maalinba maalinta ka dambeysa, waxaad la kulmeysaa ayaado waaweyn oo uu ku cimro qaato.. Guji...
::: AF-SOOMAALIGA :::
Magac & Muuqaal: Mayricidda Hab-dhigaalka Magac Soomaaliga!. Maqaalkii Anwar...
::: SUUQA BAKAARAHA :::

Us$100-kii = 1,370,000 Sh.So.
Qiimaha badeecada... Akhri..
::MUQDISHO, SOOMAALIYA::

Hay’adda Fatxa oo faahfaahin ka bixisay howlaha ay u qabato Bulshada Soomaaliyeed... Guji..
::XASKIISII AYAA GUBTEY::
Dhibaatooyinka ka dhalata biyaha kulul ee loo adeegsado ragga marka ay dumarku masayraan... Guji...
::ABAARAHA GOBOLKA GEDO::
Faalo: Abaaraha ka Aloosan Gobalka Gedo. Kaalinta Lama ilaabaanka ah ay Jaaliyadaha dibadda ka qateen Gurmadka Abaaraha: Qore C/risaq Jeesteeye
::XADAARADDA ISLAAMKA::
London oo lagu soo badhigay carwo soconeysa Maarso 8 ilaa June, carwadaas oo ku saabsan xadaaradda Islaamka iyo horumarkii ay adduunka kusoo kordhisey Guji..
Akhri Qormadii Jariidada Guardian
 
YASER ARAFAT
Taariikh Nololeedkii Yassir Arafat
Hoggaamiyihii reer Falastiin oo  ku geeriyoodey France, loona duuliyay Qahira, laguna aasi doono
Guji...
NELSON MANDELA
Taarikhda Neson Mandela
Madaxweynihii Madowga ahaa ee ugu horeeyeye ee K/Arika si xor ah u soo doortaan
Guji...
 WAQTIGA:::
Maalinta oo Lagu daro ama Laga dhimo Saacad Guji..
 

XAJKA CIIDDA IYO AXKAAMTEEDA | Xoday



KITAABKA XAJKA::: Akhri ama soo rogo kitaabka xajka iyo cumrada oo ka kooban 84 bog... | pdf (Waxaad u baahan tahay pdf reader..)
Xajka iyo Axkaamtiisa
Ma uso cotaa Xajka? marabtaa adoo diyaarsan oo bartay sida loo guto Xajka inaad tagto?, halkan ka dhagayso Muxaadaradan cusub ee kaa kaafin doonta Axkaamta Xajka iyo Cumrada insha alaah oo uu inoo soo diyaariyey Shiikh Cismaan Xaaji Maxamed
Dhegeyso
XAJJKA1aad | 2aad | 3aad | 4aad5aad6aad7aad  | Video Xajjka
:QORMADII MAX'ED XAAJI::
Maxaa ka jira in CIA-du Xamar ku Dishay Ganacsade iyaga u shaqeynayey? | Qore: Maxamed Xaaji... Guji
:::ABAARAHA SOOMAALIYA:::
Baaq Abaaraha Soomaaliya Heysta: Soomaalida Joogta Qurbaha, Soomaalida Gudaha Dalka joogta, & Dowlada Federaalka... Guji...
:BANNAANBAXII MINNEAPOLIS

Soomaalida Minnesota iyo muujinta jacaylka Nebi Muxamed NNKH... Guji
::CODSI GARGAAR DEGDEG AH::
Calasey “Ninkaygii oo Kawaanle ahaa baa sidaan ii galay oo aan ku waayey labadeydii Gacmood” Guji...
:::GABAYGA ABSHIR BACADLE::
Abwaan Abshir Nuur Faarax {Bacadle} ayaa Gabay iyo geeraar ka tiriyey Aflagadadii loo geystey Nebi Muxamad NNKH GUJI
:::TACSIDA GARAAD C/QANI:::
Maxamed "Abgaalow" oo Tacsi u diray eheladii Garaad Cabdi-qani Garaad Jaamac.. Guji
:::FAALLADII C/SHAKUUR::
Faallo Shirka Baydhabo Ninba Timo Xamar: Bishaaan 26-keeda waxaa la filayaa in magaalada Baydhabo ay... Akhri
:::MAQAALKII CABDI-MAHDI:::
Aqoonta iyo aqoon-yahanka: waxaan is hordhigeynaa su`aasha oranaysa,  waa kuma aqoonyahan?.. Akhri
:::MACHADKA GAROOWE:::

Booqashadii Kuliyada Waxbarshada Macalimiinta Garoowe & Isbitaalka Garowe Guji
:::DUGSIYADII MUQDISHO:::
Warbixin Dugsigii Hoose/Dhexe ee 1da Maajo ee magaalada Muqdisho... Qore: Jiisow... Guji..
:::MAMNUUCIDA QAADKA:::
Britain oo Mamnuucaysa Qaadka: Akhri Qaadka iyo London
:MAQAALKII CUSMAAN AXMED:
Khudbadii Ciida ee Cade Muuse oo ay u Riyaaqeen Shacabka reer Puntland... WQ. Cusmaan Axmed.. Guji
::KASHAWIITO & TALAADADA::
RIYADU MA RUNBAA?: Xiliftan  Siyaasadeed - Waa sheeko mala-awaal ah - Qaybtii 9aad ee Maqaalkii Kashawiito.. Guji
::COLUMBUS, OHIO::
Kumanaan Soomaali ah oo Bannaanbax ku Dhigay Columbus, Ohio. USA: Bannaanbaxa oo Soomaalidu ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin dilkii... Guji
::GUURKA QURBAHA::

GUURKA SOOMAALIDA EE SHISHEEYAHA 
Cabdinaasir Farah Cilmi Shidde waa 26 jir. Wuxuu dalka Norwey yimid isagoo 13 jir ah..
Guji...

::JAAMACADA BARIGA AFRIKA:

Ardaydii ugu Horaysay oo ka qalin jabisa Jaamacada Bariga Afrika oo la gudoonsiiyay Shahaadadii Guji
::TB-da & SOOMAALIYA:
Dr. Axmed Yuusuf Guuleed oo sheegay in Cudurka Qaaxadda uu si aad ah ugu fidayo Soomaaliya.. Guji
:::XABSIGA BOORAME::
Xabsiga Boorama  Iyo Maalmihii Xadhigayga| Gobolka Awdal - Qalinkii Wariye C/Raxman Mohamed Habane.. Guji
 

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.