SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
XABSIGA - HARGEYSA
Daabaco Boggan | Print

Jirdilka Xabsiga Hargeysa loogu Geystey Sheikh Maxamed Shiikh Ismaaciil...

»Culimada Hargeysa ku Xidhan
»
Hubso: Ma jidhdil wadaad mise fidno abuur? | Cige

BAAQA CAALAMIGA EE XUQUUQDA AADANAHA OO AFSOOMAALI AH GUJI....

XABSIGA THAILAND:::
01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 |

PUNTLAND vs TERRY:::
01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 |

SAMSAM & XABSIGII HAREYSA:
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 |

JAWAABO:: HADALKII GEEDDI
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 |

IIBSIGII XAAFUUN EE 99 SANO:
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11

SUNTA KU DUUGAN SOOMAALIYA
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17


Kuwo Raali Galinta Alle Weyne Ka jeclaaday  Rali galinta Ethopia iyo Maraykan.
 
 
Jamaal Mahamuud Ahmed Shuuriye
Kenya_Nairobi

 

Waxaa  mudoo yinkii udanbeeyey Saxaafada Gudaha Somaaliya iyo Saxaafada Dibada ee aduunkaba is ka soo daba noqnoqonaayey Cajalad Video ah oo ku saab san Shiikh Somaaliyeed oo lagu magacaabo Sh.Maxamed Sh.Ismaaciil  oo lagu jirdilaayo Xabsiga Magaalada Hargaysa si naxariista kafog isagoona Shiikha Allaha garabkiisa galee Koronta lagu dhajinaayo  waa sida cajalka ka muuqataye. 

 
Sh.Maxamed Sh.Ismaaciil  Ayaa waxa uu umuuqday markuu ka jawaabayey Su’aalo laweydiinayey nin ku kalsoon Alle weyne Hadalkiisana kusalaynaya Quraanka kariinka isagoona aayado soo daliilsanayey,Shiikha ayaa Waxaa markii sii hore lagu soo xiray Amar kasoo baxay dawlada Federaalka Ethopia maamulka Somaliland Sidii lagu yaqiinayba iyada oo fulinaysa Amarka Xukuumada Ethopia Xabsiga ayey utaxaabtay Shiikh Maxamed Shiikh Ismaaciil. 
 
Wararka ka imanaya Somaliland Gaar ahaan caasimada Quruxda badan ee Hargaysa  ayaa  Sheegaya  in guddi ka kooban culuma'udiin iyo masuuliyin ka tirsan wasaarada garsoorka ee  Somaliland ay shalay gelinkii dame Abaarihii 10:45 ku soo booqdeen Sheekh Maxamed Ismacil xabsiga uu ku sugan yahay ee magaalada Hargeysa.

Wararku waxaa ay intaa ku darayaan in sheekh Maxamed uu diiday inuu ka jawaabo Su'aal guddigan waydiiday oo la xiriirtay in cajlada jirdilka ah ee lagu baahiyay qaar ka mid ah Internetyada Somalida ay xaqiiq tahay iyo inkale.

waxaase Sheekhu ku adkaystay inuu ka jawaabayo su'aashas kadib marka uu la kulmo qareenkisa Garyaqaan Maxamed Siciid Xirsi oo loo diiday hada in uu la kulmo Shiikha ayaa  haatan waxa lamodaa in uu udhaxeeyo Laba Digsi oo gubanaaya oo hadii uu cajalka Rumeeyana wax kasii darin waxii horay loogula kacay ayaa lagayabaa in lagula kaco ,hadii uu Beeniyana Waxaa adkaanaysa xaalkiisa xabsiga isagoona kusii nagaan doono. 
 
Warar Hosaad lagu kalsoon yahay oo kasoo baxaaya xarunta Somaliland ee Hargaysa ayaa Sheegaya in Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin uu Qadka Teleefonka kula soo xariiray Masuul katirsan dawlada wadanka Ethopia gaar ahaan Qaybta Ladagaalanka waxa loogu Yeero Argagixisada Masuulkaas ayaa Madaxweyne Rayaale kacodsaday in uu  kusoo wareejiyo Shiikha Maxamed arinkaas ayaa  Madaxweyne Rayaale kabiya diiday Balse ugu danbayn tii yeelay Sida wararka qeexayaan. 
 
Wararka Hargaysa kasoo Baxaaya ayaa intaas waxa ay kusii darayaan in Madaxweyne Rayaale uu Sheegay in aan Si deg deg ah iyo si fudud toona aana lagu gudbin Karin Shiikha waayo Ayuu yiri Madaxweynuhu hadii ay arinkaan Shacabku Maqlaan Qatar weyn ayaa  ka imaan karta, Balse Masuulkii katirsanaa dawlada Ethopia ayaa Madaxweynaha usheegay in loo baahan yahay in sida ugu Dhaw loo soo gudbiyo Shiikh Maxamed Shiikh Ismaaciil.
 
Arinkaan ayaa  lagayabaa in ay suura gal noqoto oo Shiikhaan Muslimka ah loo gacan galiyo Dawlada Ethopia ,Horay waxaa maamulka Somaliland ay u Gacan galiyeen dawlada Ethopia Rag Wadaado  ah oo tiradoodu gaarayso 28 kuwaas oo aan ilaa iyo haatan meel lagu sheegin iyadoona la sheegayo in qaarkood ay Dhinteen kadib markii Koronto lagu qabtay halka qaarkalena ay Gubteen oo naftu dirqi uga baxday  markii laami kar karsan lagu riday wadaadaas ayaa  dhammaantood kasoo jeeday Gobolada Kilinka Shanaad ee Ethopia Gumaysato. 
 
Arinkaan Shiikha lagula kacay waxa uu cadeynayaa in Ay Hargaysa Tahay meesha lagu Jirdilo Culumada Muslimka ah iyadoo argagixiso lagu Tilmaamayo Sidoo kale Madaxda Usaraysa  Somaliland ayaa  waxa ay umuqdaan kuwo Raali Galinta Alle weyne kadoorbiday raali galinta Ethopia iyo Maraykan Madaxdu miyey hilmaameen Awoodi  alle weyne (Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar) Guud ahaa Shacabka Somaliland Gaar ahaan Culumaa’udiinka ayaa waxaa lagudboon in sida ugu Dhaqso badan ay Xoriyadiisi Dib ugu Soo cesheen Shiikhaas sida xun loola dhaqmay iyo hadiiba ay jiraan Culumo kale oo ayana aan la ogayn Balse xabsiga Hargaysa lagu qalanaayo. 
 
Gabi ahaan Dadka Muslimiinta ah ee ku kala nool Dunida dacaladeeda  ayaa waxa ay aad ula wadayaabeen in dawlad iyo dad Muslim ah oo Sooma Salaadana ay  nin wadaad Si naxariista kafog ujirdilaan Korontana ku dhajiyaan  iyagoo raali galinaaya Gaalo, Culumaa udiinka Muslimiinta ah ayaa waxa ay  kacodsadeen Madaxda Somaliland in ay Allahood usoo laabtaan  kana tawbadkenaan falalka noocaas ah kuwaas oo keeni karaaya in Masiibo ka dhacdo Gobolada Somaliland.
 
Shacabka Somaliland yeysan isku qaldin Diinta iyo qadiyada Somaliland Diinta islaamku waa diin Muqadis ah hadaa raacdana waad ku libanaysaa,Qof kasto oo reer Somaliland yuu san eegin cadawga Somaliland sida uu ugu farxaayo Arinkaan ee ha eego Carada ka imaanka karta Dhanka Alle weyne, Qofkasta oo reer Somaliland ahow Dib udhigo arimihii qadiyadaada marakan isku hawl sidii loo sii dayn lahaa Shikhaas Muslimka ah ee Gaalada loo gacan galin rabo habayn kastana Sida uu san Alle raalida ka ahayn loola Dhaqmaayo.
 
Jamaal Mahamuud Ahmed Shuuriye
Kenya_Nairobi
 

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 4, 2006




Fuustooyinka Sunta ee ku Duugan Jidka Garoowe-Bosaso
TV-ga Rai ee Talyaaniga ayaa soo bandhigay baaritan cusub oo cadayn u ah sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya, baaritaankaas oo afar qaybood ah oo af Talyaani ah ka daawo halkan: Qaybta 1 | Qaybta 2 | Qaybta 3 | Qaybta 4
Video-ga si aad u daawatid soo rogo barnaamijka windows media player
Akhri: Cilmi Baaristii Sunta ku Duugan Soomaaliya | 2000 | Dr. Bashir


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com




HTML CD